Sign in to follow this  
Che -Guevara

Internationalising the Somali conflict

Recommended Posts

Would it help or hurt the Somali cause.

 

 

Kooxda Al Shabaab oo sheegay in ay Weerari doonaan Caasimadaha dalalka Itoobiya Burundi iyo Ugandha

Last Updated::2008-01-18 18:38:20

 

TopStoryMuqdisho(HRNet):-Kooxda la baxday Al Shabaab ee ka dagaalanta magaalada Muqdisho ayaa warbixin ay ku daabaceen Website islaami ah ku sheegay in ay weeraro ku qaadi doonaan

caasimadaha dalalka Ciidamada usoo diray dalka Soomaaliya ee xubnaha ka ah Midowga Afrika.

 

Warbixintan lagu daabacay Bog qoraalada ee websiteka http://ek-ls.org ( oo laga leeyahay Florida, dalka Maraykanka)

 

Ayaa lagu sheegay in Ciidamada AMISOM ee ku sugan dalka Soomaaliya gaar ahaan Caasimada Muqdisho ay qeyb ka yihiin dhibaatooyinka ka dhacaya magaalada Muqdisho.

 

Waxayna kooxdan sheegtay in ay ka aargoosan doonto dowladaha iyo dalalka ay kasoo jeedaan ciidamadan.

 

"...khasaaro walba oo ka dhaca Muqdisho waa in ay la qeyb sadaan dadka ku dhaqan Caasimadaha Itoobiya, Burundi iyo Ugandha..." ayaa lagu yiri qoraalkan ka yimid kooxda Al Shabaab.

 

Waxay Sidoo kale kooxda dhaliiceyn dusha uga tuurtay Kooxda Asmara oo ay ku sheegeen kuwo aan matalin mawqifkooda isla markaana ah basaasin loo soo diray, waa sida ay hadalka u dhigeenee.

 

Kooxdan ayaa sheegtay in ay xaq u leeyihiin in ay dhibaato u geystaan cid alaale oo ayaga dhibaato u geysta, waxayan sheegeen in ay fulin doonaan hawlo ka dhan ah dalalka hada ciidamada ay ka joogaan magaalada Muqdisho.

 

Waa markii ugu horeysay oo ay kooxda si toos ah u sheegto in ay weeraro ka fulin doonaan dalal ka baxsan dalka Soomaaliya.

 

Maxamed Cabdi

HorseedNet.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
me   

Kuwani ma gaastey cabaan?

 

I think this is xabash propaganda, but if its true, its even dumber then indhacades jihad comments.

Share this post


Link to post
Share on other sites

They are nothing more than bullies who are now being bullied, hence all the different causes.

 

Che, again you provide great news. They can not hold Mogadishu, thus they will attack Addis & Kampala. Great stuff.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this