Sign in to follow this  
me

Sheekh XasanTurki oo sheegay in ay xoog ku soo furanayaan Sheekh Max'ed Ismail

Recommended Posts

me   

Sheekh XasanTurki oo sheegay in ay xoog ku soo furanayaan Sheekh Max'ed Ismail

 

News oo ku xiran Xabsiga Hargeysa

 

(Hargeysa)3.10-06Hogaamiyaha Ciidanka MMI Sh Xassan Turki ayaa waxa uu wacad ku maray in shan farood iyo calaacal kaga soo dayn doono maamulka la baxay Somaliland oo sida arxan darada ah u jirdila Sheekh Max'ed Ismail oo hada ku xiran xabsiga Hargeysa.

 

Sh Xassan Turki oo u waramaya warbaahinta maxaliga ee Muqdisho ayaa sheegay in aan loo dulqaadan kari jirdilka loo geystay Sheekh Max'ed Ismail oo ah mid arxan daro ah.

 

Sheekh Xasan Turki ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay in ay duulaan ku yihiin Magaalada Baydhabo taas oo meesha ka saaraysa eedaymaha raisulwasaaraha DFGM Pro.Geedi oo ku eedeeyey MMI in ay is balaarinayaan

 

Sh Xassan Turki ayaa sheegay in ay taageerayaal badan ku leeyihiin Puntland iyo Hargeysa waxa uuna intaa ku daray in diinta alle ay cidna horistaagi karin.

 

News Desk WidhWidh Online

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this