Sign in to follow this  
General Duke

PM of Somalia calls for dialogue, will the defeated groups listen?

Recommended Posts

Ra'isal wasaare Cade oo mar kale ugu baaqay kooxaha mucaaradka ah in ay wada hadal la galaan DFKMS

Last Updated::2007-12-02 16:08:56

 

Ra'isal wasaaraha cusub ee Somaliya Nuur Xasan Xuseen ayaa markale waxaa uu sheegay inuu diyaar u yahay inuu---

wada hadalo la galo kooxaha Islaamiyiinta tah ee ka soo horjeeda ah DFKMS si loo soo afjaro rafaadka dhibaatada ay dagaaladani badeen shacabka Somaliya

 

Ra'isal wasaare Cade ayaa waxa uu ku yiri waraysi uu baahiyay telefishanka NTV news ee dalka Kenya "Anagu diyaar ayaanu u nahay inaan waan waan la galo kooxaha Asmara waa hadii ay iyaguna diyaar u yihiin in ay wada hadalo nala yeeshaan"

 

Dhanka kale maamulaha ururka xuquuqda Aadanaha ee Elman Sudan Cali Axmed ayaa shaaca ka qaaday in 5960 qof oo ra'yid ah ay ku dhinteen dagaaladii sanadkan ka dhacay magaalada Muqdhisho halka 7980 ay ku dhaawacmeen dagaaladan ,halka sidoo kale 700,000 oo qof lagu qasbay in ay ka barakacaan degaanadoodii

 

Faysal wakaalad

wakaalad@hotmail.com

HorseedNet.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this