Sign in to follow this  
Liibaan

Wefti Puntland Ka Soo Baxay OO Lagu Soo Dhaweeyey Buuhoodle, SSC

Recommended Posts

Liibaan   

gfhtrttt.jpg

 

Buuhoodle, SSC Somalia

 

 

Wefti Puntland Ka Soo Baxay OO Lagu Soo Dhaweeyey Buuhoodle

 

Buuhoodle(Riinji.com)Weftidan ayaa ka qayb qaadana nabadaynta labada dhinaca ee ku diriray Kalshaaler,weftidan ayaa waxa ka mid ah,Boqor Cabdilaahi AxmedDabagooye,Garaad Cabdilahi Cali Ciid,Garaad Maxamed Cilmi Shirwac,dhinaca Siyasiyiintana waxaa hogaaminaya G/kuxigeenka Baarlamaanka PL Yaasin Xaaji Diriye

 

Weftidan oo isugu jira Isimo iyo Siyaasiyiin ah ayaa lagu soo dhaweeyey Magaalaa Buuhoodle ee xarunta Gobolka Cayn. Wararku waxay intaasi ku darayaan in isimadu ay u gudbayaan Kalshaale oo la isugu keeni doono labada dhinaca ee xabad joojinta aqbalay. WIXII SOO KORDHA KALA SOCO RIINJI

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this