Sign in to follow this  
Jacaylbaro

Somalia Recognizes Kosovo

Recommended Posts

Soomaaliya oo aqoonsatay Kosovo

 

 

Burco(Togdhnews)- Dowladda KMG ee Soomaaliya ayaa si rasmi ah u aqoonsatay Xornimada iyo Qarannimadda Jamhuuriyada Kosovo ,

 

 

 

sida lagu sheegay warbixin ay soo saartay Wasaaradda arrimaha dibbedda ee Kosovo.

 

Qoraal diblomaasiyadeed ay shaacisay wasaaradda arrimaha dibbeda ee Kosovo ayaa lagu cadeeyay in wasaaradda arrimaha dibbada ee Soomaaliya ay xaqiijisay go’aanka ay dowladda Jamhuuriyada Soomaaliya ku aqoonsatay xornimadda iyo Qarannimadda Jamhuuriyadda Kosovo.

 

Qoraalka diblomaasiyadeed ayaa daba socda go’aan horey oo codsi aqoonsi rasmi ah oo uu gudbiyay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Kosovo Fatmir Sejdui .

 

Jamhuuriayadda Soomaaliya ayaa sheegtay in ay dareensan tahay sida ay lagama maarmaan u tahay taageeradda Jamhuuriyada Kosovo ee xasiloonida iyo nabad ku wada noolaanshaha wadamadda Balkaniska leysku yiraahdo sida lagu shaaciyay warbixinta jamhuuriyadda Kosovo.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this