Sign in to follow this  
Hunguri

President Yuusuf Rejects Dismembering of Great Somalia, where Rayaale welcomes

Recommended Posts

Hunguri   

I dont have no doubt, that all of them have links with Ethiopia. However, the old man does not listn to every crap, and non-sense. Bal odaygii Rayaale ahaa iyo S-land tii eega :D . Allah kariim. Who is a reall stooge???

 

WARDHEER NEWS

 

Itoobiya oo wada qorshe hoosaad lagu kala qaybinayo Soomaaliya

WardheerNews, 31 Oct, 2007 ( WDN) - Qoraal uu soo gadhsiiyay wardheerNews wariye Tamrat Nega oo uu fadhigiisu yahay magaalada Addis Ababa ee xarunta Itoobiya, ayaa uu ku sheegay in ra’iisal wasaaraha Itoobiya Md. Meles Senawi uu wado qorshe lagu aqaansanayo maamulka Somaliland. Qorshehaasi oo ka danbeeyay hawlgal uu Md. Meles uu u diray khabaro uu hormuud ka yahay wasiiru dawlaha arimaha dibada ee Itoobiya Dr. Alemu Tekede in ay daraasaad ku sameeyaan sidii xal looga heli lahaa siyaasada cakiran ee ka taagan Soomaaliya, iyaga oo ka duulayo danaha Itoobiya ee Geeska Afrika.

 

 

 

Khabaradaasi ayaa la sheegay in ay u gudbiyeen Md. Senawi talooyin ku aadan xalka Soomaaliya, kuwaasi oo ka koobnaa sadex qodob:

 

Inay Itoobiya aqoonsato maamulka Somaliland, isla markaana ay qaado olole ay ku raadinayso aqoonsiga Somaliland.

In Soomaaliya loo qaybiyo afar maamul goboleed. Kuwaasi oo kala ah 1) Puntland, 2) Hawiyeland, 3) Rahenweynland iyo 4) Jubaland.

Maamulka Sooomaalida Itoobiya oo xooga la saaro sdii loo xadidi lahaa xidhiidhka uu la leeyahay Soomaaliya.

Warkaasi ayaa intaasi ku daray in Md. Meles uu wadahadal ku aadan qorshahan la yeeshay madaxweynaha maamulka Somalind Md. Rayaale, madaxweynaha DFKMG C/laahi yuusuf iyo raiisal wasaarihiisii hore Geeddi.

 

Md. Rayaale ayaa la sheegay in uu si aad ah u soo dhaweeyay arintaasi, halka uu C/laahi Yuusuf gaashaanka ku dhuftay. Qorshahan kala qaybinta Soomaaliya ayaa la sheegay in macaaradka Itoobiya in ay si aad ah u soo dhaweeyeen.

 

WardheerNews

 

 

 

Copyright © 2007 Wardheernews.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Md. Rayaale ayaa la sheegay in uu si aad ah u soo dhaweeyay arintaasi, halka uu C/laahi Yuusuf gaashaanka ku dhuftay

Eesh calaa gaashaan :D

 

Tolow gaashaan intee le'eg buu ahaa ?? :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Hunguri   

:D Dee sow millitery man maaha. Waad ogtahay inuu hawada isku laba rogee ;) Magaciisa ma garanaysaa. Waxa la yidhaahdaa...

 

Dabin-Kabood :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Hunguri   

:D Hore ayaan kuugu sheegay. Ninkan magiciisu waa Dabin-Kabood. This may seem impossible to you, laakiin he will stick to his decision. Laga yaab Odayga smile.gif Halyeey iga dheh..

 

PS:-

 

Sheekha Jacaylka smile.gif , Barigii Abdillahi Yuusuf Puntland madaxwaynaha ka ahaa. Ma xusuusataa Xildhibaanada Sanaag iyo Sool. Waxay daraja Rayaale ku waydiisan jireen. Waar Korneelkii ayaa Xuduudihii Puntland oo dhan soo xidhayee lacagta iyo darajjada kordhi smile.gif Haddana waad aragtaa waxa ka danbeeyey. Somalidaa tidhaahda. ( Meel Aar ka kacay Attoor Sakaaro Fadhiisay) Niyow nagadaa wax intaa ka baddan masii wadi karnee smile.gif Baaqiga Aabaa yaabay ayaynu kaga wada hadli doonaa!

Share this post


Link to post
Share on other sites
:D:D ............ haayoo halkanba berigii Ina Cigaal waatii soomaali oo dhami yaabtay ee qiblada halkan ka soo dhigatay ,, imikana dee waad arkaysaa ....... atoor fadhfadhiisay iga dheh :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this