Sign in to follow this  
Kashafa

Tigrays get another butt-whoppin' by the G-haadis of Somali-Galbeed

Recommended Posts

Kashafa   

Dagaaladan mid ka mid ihi waxa uu ka dhacay 10/7/07 Badhtamaha Dagmadda Dhamaan, ee gobalka Godey, dagaalkan ayay Mujaahidiintu weerar kadis ah waxay ku qaadeen xero ay ka daganyihiin Ciidmada Tigreegu dagmadda Dhamaan waxayna halkaa ku dileen tiro badan oo ka mid ah ciidmada Wayaanaha, iyagoo halkaa ku gubay Sedex ka mid ah gawaadhida Ciidamada Itoobiya

Dagaalkan kale ayaa isna ka dhacay jidka u dha xeeya Dagmadda Barmiil iyo tuuladda Gudhis, ee gobalka Nogbeed, dagaalkan oo ahaa mid dhabo gal ah oo cutub ka tirsan kuutadda Sayid Maxamed Cabdulle Xasan ay jidka ugaaleen Laba baaur oo ay wateen ciidmadda gumaysiga Tigreega ayay sheegeen inay halkaa kaga dileen 26 ka mid ah ciidmadda wayaanaha ayagoo halkaa kaga dhaawacay tiro intaa ka badan

Cutubkan ayaa sheegay Alle mahadii in uuna xagooda kasoo gaaadhin wax khasaare ah haba yaraadee si nabad galiyana ahna ay ugu laabteen goobihii laga soo qorsheeyay howlgaladan Barakaysan.

Of course our dhabo-dhilif contingent will mourn the losses suffered by our beloved friend and ally: the burnt armoured trucks, the dead soldiers, and all(feel free to express your feelings and commiserate with the killed 'gacal' soldiers).....but the rest of us Somali-Somalis can rejoice in another victory, or to put it in af-Soomali, 'dharbaaxo-kulul' handed to the Tigray colonial occupier.

 

Forward march, Men of the Muqaawama.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this