Sign in to follow this  
Sky

New Governor of Mudug

Recommended Posts

Sky   

Its about time. Now let the corrupt mayor of Gaalkacyo follow and Mudug is a lot better off. The new governor of Mudug is a wadaad this time. One of the important members of Sheikh Baardheere's xero in Heema, Bacaadweyn area, Gaalkacyo district. In Cadde Muuse's administration, there are more wadaads than ever before. The whole ministry of Religion is exclusively led by wadaads.

 

-----------------------------------

 

Gaalkacyo: Madaxwaynaha Puntland oo guddoomiye cusub u magacaabay Gobolka Mudug.

- Saturday, July 23, 2005 at 09:07

 

Gaalkacyo(AllPuntland)- Madaxwaynaha dawlad goboleedka Puntland ayaa maalintii shalay ahayd soo saaray Dikreeto Lambarkeedu ahaa 99 hase ahaatee saxaafadda lasoo gaarsiiyay maanta Sabti ah ,oo uu guddoomiye cusub ugu magacaabayo gobolka Mudug.

 

Guddoomiyaha Cusub ee loo magacaabay gobolka Mudug ayaa lagu magacaabaa , Sheekh Daahir Jaamac Nuur , Guddoomiyihii hore ee gobolka Mudug Maxamed Warsame C/lle Jabhad ayaa lagu sheegay Dikreetada inuu xilsuge ka haaan doono wasaaradda arimaha gudaha iyo amniga Puntland.

 

Madaxwaynaha ayaa xilkan magacabay kadib markuu arkay dastuurka Puntland, markuu arkay sida loogu baahanyahay tayaynta maamulka gobolka Mudug , markuu tixgaliyay waaya aragnimadiisa .

 

CCC Farayaamo

 

AllPuntland

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this