Laba_Xiniinyood

BAAFIN: Duqeydii SOL

Recommended Posts

ASC Waad salaamantihiin Dhamaan marwooyin iyo mudaneyaal:

Baafin: Laba_Xiniinyood wuxuu baafinayaa duqeyda magacyadoodu hoos ku xusantahay. Fadlan waxaa laga codsanayaa ciddii meel ku sheegta ama maqashay meel ay jaan iyo cidhib dhigeen inay ila wadaagto. Inay noolyihiin ama xijaabteen, inay SOL ku dhaqayoobeen ama ka dhaqaaqeen markay dhiriqowdey, in xoog-xaraashnimadii ay waaya badan la xarbinayeen xaglaha goysey oo loo haatan loo xoolagooyo iyo in kale, ciddii xogtooda haysow, warka ila soo gaar.

 

  • General Duke (tolow Cabdullahi yusuf miyuu raacay)
  • Xiinfiniin
  • Isseh/Jamaal-11/Paragon
  • Sophist
  • Baashi
  • Nin Brown
  • Northerner
  • Shehrezade (Ayaanley aqal ma weydo, tolow mala guursadey)
  • Kashafa (tolow ma is qarxiyey)
  • Ducaysane
  • NG [just words on a screen]
  • AT&T
  • Emperor
  • Oodweyne (tolow ingiriisku ma aqoonsadeen)
  • Nuune
  • Nuur
  • Mujahid RedSea
  • Miskiin Macruuf Aqyaar (MMA – waa ku salaamay)

============== = 

Ninba sadada meel baa llaah uga sameeyaaye

Anse taydu waxay saaran tahay sudiyo geelwaabe

Senge dhabarkii saymiyo colbaan saami ku' lahaaye

Sahlanaa ammurtaydu sow lalama sooyaamo.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Waa kaa qaaday, widaay. Waayo waayo ayaa i soo xasuusisay. Dadkaa baafineysid qaarkood Facebook fadhiyaan sida Nuunka iyo Garabtuujiye. Kuwa kale magacooda waa iska ilooway.

Dhankaaga wax walba bash bash ayaa u rajeynaayaa.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.