Sign in to follow this  
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Meeqo saac waaye

Recommended Posts

Salaan...

 

Sida dhul shisheeye loo yimid saacadaha maku wareertaa? Are you able to different between "afar saac habeenimo" iyo "4 p.m." I have a friend who is notorious not being able to differentiate the Soomaali way of time-keeping and the other.

 

He is always confused, and every time he wants to say "hal saac habeenimo," he says, "1 p.m." which is afternoon. He isn't alone. Dad badan ayaa ku wareero, oo markee sheekeysanayaan saacada aan isticmaali jirnay rabo inay isticmaalaan, but others confuse it to the newly adapted one in qurbaha. That is why Soomaalida badankood u isticmaalaan in qurbaha now "seven p.m.," oo af ajnabi lagu sheegaayo, instead of "hal saac," which could be 1 o'clock p.m.

 

Ours time-keeping is a natural, straight, unique in this world of "p.m. and a.m." We may use aroornimo, galabnimo iyo habeenimo to distinguish, still waa unique.

 

I wonder meeshaan ka keenay. I don't think Carabta inay this way saacadaha u sheegaan, nor do Talyaanigii iyo Ingiriiskii gurigeena inoogu yimid. One interesting fact might have to do since our country happens to be right in the centre of Equator, right in the circle of Earth. Thus, our seasonal time changes little, and always qoraxda soo baxdo at 6 [laba iyo toban saac hiraabtii] and sets at 6 [laba iyo toban saac fiidnimo], safe few minutes plus or minus.

 

I know in northern regions in the "p.m." and "a.m." formula laga isticmaalo, which I think was influenced by the British. Waana the way BBC Soomaali isticmaasho.

 

Same with the way we name nights. "Friday night" Soomaalida waxee u taqanaa "habeenka Sabtida soo galeyso." Waxaan xasuustaa waagii Kiinya loo soo qaxay, dad badan ayaa ku wareeray oo markuu mukhalaska balamiyo "habeenka Isniinta ayaa baxeysaa" u qaadan jiray inuu ka wado "habeenka Isniinta soo galeyso," which is Sunday night. So one night kahor ayee garoonka diyaaradaha iska xaadiri jireen, awalba iyagoo eager iska ahaa. Dad badan ayaa saas kusoo noqday. Of course, the mukhalas meant Monday night, instead.

 

So, waligaa maku wareertay?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Nephissa   

Ka waran the military time? The 24 hour time system. It was confusing as he|| at first. Took me some donkey months to understand that 1 thru 12 is for the 1st time round (AM) and 13 thru 24 is for the 2nd time round (PM.)

Share this post


Link to post
Share on other sites

^Waxaan aad ula yaabaa markeey dumarka dhexdooda isugu wacayaan erayga Naa, ama Naayaa, laakiin aysan ogoleyn in raga ay sidoo kale ugu yeeraan. Tusaale, maalin anoo u imid cid qaraabada ah, ayaan gabar yar oo jikada ku jirta, da'deeda ugu yaraan 12 sano jir camal, waxaan ku iri Naa ma joogaa hebel? . Markaas beey igu tiri, " Naa ha iigu yeerin yaah, aniga naa ma i dhihi kartide! " Midhaa hadeey gabar weyn ahaan laheyd wajiga ay iga fiiqi laheyd xanaaq dartiis. :D:D

 

Fajac ayaa iga soo haray, oo hoos baan ka iri war cunugtaan yarna yaa baray waxa laga wado naa iyo naayaa. Marka aniga waan la yaabanahay eraygaan descrimination-ka ku socdo, qaarna loo ogolyahay, qaarna loo diidan yahay inay dhahaan.

 

Maskiin, raali ahow saaxiib sheekada meel kale ay nala aadee, ehehehehe :D Aniga wali qaabkii soomaaliya aa igu qufulan, oo 1 ilaa 12 uu iigu xisaabsan yahay gabbalka markuu dhaco ilaa waaga ka baryo, iyo dabcan maalintoo dhan.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this