Sign in to follow this  
Jacaylbaro

Tartanka Foolxumada

Recommended Posts

files.php?file=ugly2_495026469.jpg

 

Tartan loogu magacdarray ma fool xun tahay, ayaa lagu qabtay dalka Shiinaha, oo noociisu ahaa kii ugu horreeyey ee lagu qabto Shiinaha, ayaa loogu talogalay in lagu doorto boqorka iyo boqorada Shiinaha ugu fool xun.

 

 

Sida la moodayey ma noqon, waxa u dareeray inay ka qaybgalaan tartanka dad aad u fara badan, kuwa ku guuleysta ayaa loogu talogalay in lagu doonsiiyo 10,000 kun oo lacagta Shiinaha ah. Qaar ka mida dadweynaha Shiinaha ayaan jeclaysan tartankan, iyagoo ku sheegay inuu meel kaga dhacayo shakhsiyada dadnimo, taas oo raad ku yeelan doonta noloshooda dambe, iyaga oo isla markaana dadka kale ka takoori karta.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Laba-X   

waxaa garabkaaga taagan waa Mujahid red Sea uma jeedid miyaa? Serenityna waa taa soo gowsa weyn...Ngongaa idiinku sita laakiin, siduu u kala dheeryahaa i dishey, Isseh iska daa warkiisa Alla haw gargaaree!

 

Dhegdheer Dhucduc meeday?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Laba-X   

Maya, ninkii idin kala hagayaan ahay, siidhiga miyaadan u jeedin? Dadka intaa le'eg oo hadana sidaa aad aragtid u yaal sow in laka hayo maaha?

 

Qaadigiina waan ahay... ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this