Sign in to follow this  
Che -Guevara

The barber and Da Gal

Recommended Posts

Originally posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar:

Waraa timojarre Soomaali meesha maku yaalo miyaa.

 

Timodhise gabar anjnabi ayaaba u tagee. Waraa dhoore ha nagu noqon nooh.
:D

 

Give the few dollars aa ku spend gareysay to masaakiinta Soomaalida familkooda masruufto, regardless stylekaa rabtid inay u jaraan or not.

^^ What about if masaakiinta soomalida ay qaad ku cunaan?

:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Su'aal fiican waaye, kuwa jaad cuno waa jiraan. Jawaabta waxee tahay, I would at least spend, if knowing, haduu jaad ku gadanaayo than mid awalba Soomaali ahayn, and perhaps who knows spends my paid money on qamri iyo wax ka daran jaad.

 

Aniga aqiyaar badan oo aan is naqaano ayaa jiro ka cararo timojarre Soomaali, giving the lamest excuse that style aan u jarano ma yaqanaan oo beentooda ah or waa isku wareernaa, especially since this city of Koronto oo ku yaalo kuwa badan.

 

Waxaan xasuustaa magaalo oo aan saas u weyneen aan deganaan jiray la dhihi jiray Windsor oo xuduudka Mareykanka ku taalo. Timojarre Soomaali kuma yaalin, badanaa Soomaalida dhalinyaradana madoow u tagi jiray, laakiin aniga duq Talyaani aa u tagi jiray oo isku wareernay the initial months. Finally waa is baranay.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Tyjwania.... Apart from monetary rewards, the place is a Mecca for young professionals, and believe me, they ain't balding, or greying, little greasy maybe.

 

MMA....Timojare Soomaali mucho qararac waaye. They never gave wat you want. Warsaan aa fiican kugo hayaan...I don't care sida fiican. Just give me wat I want. Don't mind supporting Mali bunisses, but atleast listen to the customer.

 

Devil...Ceeb Jee, I don't wear them. I just take them of bodies ;)

 

Rahima....You show it off to everybody.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this