Sign in to follow this  
Jacaylbaro

“THE HORN OF LOST TRIBES”

Recommended Posts

u_2d_2008-3-23-23-24-34f_boog.BMP

 

 

Buuggan waxaa Qoray MAXAMED CALI AXMED (Khamriile)oo ah xildhibaan ka

tirsan Golaha Deegaanka ee Magaalada Hargeysa. Waa qoraa caan ah oo

maqaalo iyo bugaagba ku soo saara wargeysyada madaxa banaan ee kasoo baxa

magaalada Hargeysa todobaad walba. Waxa uu hadda soo saaray buuggan oo ah

taariikh Magaciisuna yahay

 

1. THE HORN OF LOST TRIBES — GEESKII QABIILOOYINKA LUMAY.

 

Buugan taariikhda ah ee “ THE HORN OF LOST TRIBES”. Wuxuu si kooban uga

hadlayaa Somalidu halkay ka timid taariikhdeeda, dhaqankeeda, Taariikhda

Geeska Afrika iyo shucuubta ku nool.

 

 

MAXAMED CALI AXMED (Khamriile

 

Hargeysa, Somaliland

 

 

ADDRESS:-

Hargeisa, Somaliland

Phone: +252 22 310218 E-mail: raabisoma@hotmail.com

Cell: +252 22 4425854 P.o box: DHL Hargeisa, Somaliland.

Share this post


Link to post
Share on other sites
BOB   

He's known as Khamriile? :D:D:D Somalis and their crazy nicknames....

 

 

Peace, Love & Unity.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

JB, saa u socotayna ma Khamriile baa noosoo xareysay? Sheekoy kunacay!

 

Buug uu Khamriile qof naaneystiisa tahay qoray, Ilaahaa nalehee yaa gadanaayo? Sheeko...

 

Tolow muxuu sameeyay to get this nickname? Kaaga daranteed buuga muuba kusoo qortay, oo wuuba isla quman yahay? Xashac... :D:D:D:D

 

Mayee Alkuliiste Umbarayaako Aasasiino!!! Abtirisi uuba u egyahay kan... icon_razz.gif

 

Mise Khamriile waxkaley utaagantahay? :confused:

Share this post


Link to post
Share on other sites

Nin baa jira halkan jooga oo lagu naanayso GW ..... if you only you can figure out what that stands for ,,,, :D:D

 

Most ppl don't know the meaning and they keep calling him this name specially the women ,, :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

Well cid dhan oo layaaqo oo Xamar daganaa baaba la dhihijiray, so nothing new with the 'GW' nick...If that stands for the same 'GW'...lol...Warbal arka ninkaan, ma wax laga hadlaa la waayay...

 

Again, wax waalan...

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this