Cabdow

Nomads
  • Content Count

    635
  • Joined

  • Last visited

Posts posted by Cabdow


  1. BTW, Canka xaaji, there's a lot more to Toronto than Dixon iyo Jane/Finch, yaah...

    Naga daayee..I know that KK, I was just trying to qash-qashaadooying caaliyo. Untill that is, you decided to become il-fuur :D

     

    About the bajaq thingy (Am not in anyway trying to promote the word, nor am i trying to offend bajaqyaasha kasoo horjeeda) But out of curiousity, since when ey kalmada bajaq caay noqotay?

     

    Ps. I feel like Tuug inaan wax uqorooyo kulaha, tuug beel...


  2. Originally posted by AAliyah416:

    ^^do u think Toronto is either dixon or Jane & finch :rolleyes:

    Miss416, are you saying there is more to Tdot then the mentioned areas, maba dhici karto...Anyways, caadi iska dhig nooh (or should i say dee :D )

     

    Canjeex, bajaqyaasha? You must be a male bajaq to know this hee marka?

    BTW, I luv your nick...Very original...

    Walaaley bajaqyaasha comment i made wasn't directed to you personally, ee why ani bajaq iigu wacee bajaqyahay (kaftan carbeed lee waaye :D )

     

    Btw, thanx...Nick-kaaga xitaa caadi ma aha.

     

    Abdinuur, i got it sxb.


  3. If you wanna share your feelings sxb, go to the women section. Am sure bajaqyaasha there would welcomke you with open hands, No?

     

    P.s. As someone earlier said, we (as men) can talk about sports, politics or even religion. Sorry duqa, but to share more then that amongst ourselves waa qarjac qaniisnimo waadix ah.

     

    Hi miss416. Dhixon see lagu ahaa? :D


  4. ^ La carar maa tiraahdaayee, buur kala bood hadaa rabtid :D ...Nice signature btw, Guuuuul

     

    canjeex you are romantic

    Thanks walaalo, you're so sweet.

     

    wali waxa laga raba in aad amaanta so badisid see camal, and bring a chocolate and rose to go with it

    That is a reasonable request miss 416, is that all? mise intaa waa only the tip of the ice-berg icon_razz.gif


  5. Timahaaga dheere by Giriig

     

    been laguma dhaartee

    dhan loo dayaba gabaryay

    jacaly iga dhab weeyee

    timahaagan dheeree

    dhabarkaaga joogee

    ilaahay dhameeyee

    ilkahaaga dhuuxiyo

    dibnahaaga dhuxushaa

    dhakafaar ka qaadee

     

    waxa aad u dhigantaa

    dhibicdiyo cadceedo

    isu soo dhawaadee

     

    dhaqan kaama luminoo

    dhismahaa ma liicine

    waqti kuma dhirbaaxine

    sidii aad u dhalatay

    dheehii u leeyiin

    wali dhabanadaaduye

    anna waxa ii dhaawacay

    dhaayaha u rooney

    dhoola ka qosolkaagee

     

    waxa aad u dhigantaa

    dhibicdiyo cadceedo

    isu soo dhawaadee

     

    sida dhool gu' oo kale

    ama dhicirta hawdoo

    geed sare ku taalaa

    qurux loo dhameeye

    dhalankaagu waa ubax

    aan la kala dhantaaline

    anna labada dhinac baan

    kaa dhuganayaaye

    kuma dhaafi karayee

     

    waxa aad u dhigantaa

    dhibicdiyo cadceedo

    isu soo dhawaadee

     

    Hablaha soomaliyeed maxaa amaan loo dhameeyey... Mexey kuku taalaa laakin waa ungratefull creatures, oo hadhow oran somali men are not romantic :mad:


  6. Originally posted by Legend of Zu:

    Soomali iyo qurux? walee anaga iyo bahashaas waxbaa na kala haysta - Soomaalida faanka unbaan ku nacay "Sidan aa nahay iyo sidaas" kolay umad arlada ku nool oo naga liita ma jiraan!

     

    Cheers

    Odaygan gaaban ee indhayarta baa war saxa sheegey...Qaurux maxey natari, hadaan waxba yahay eheen, amxaarna kuu talinayo, qaxootinamana kuu dheertahay...Tolaayeey

     

    Btw, since when ragga talk about qurux, isn't that xalimo thingy! No?


  7. am sure our men still love us just the same

    We sure do (alle la aantiin nama dhigo icon_razz.gif ) But, at the same time, we also care about your health....Also waxaa maqaal igu ah (run iyo been waxey tahay garanmaayee) haweeneyda markay buurantahay waajibaadka qaarkiis yey ka caajistaa to the point ey in the middle of waajibaat baasto iska cuneyso :D


  8. ^ Anakii baa teena u yaaban, adiguna you decided to vent your frustrations on us. Yaaaaaaab, waa aduun la-isku lunsanyahay kii yiri been ma sheegin icon_razz.gif

     

    Weysiiso labo rakaco qac kasii and you should be ok walashiis, and if that doesn't help waa laguu yaqaanaa waxaad ubaahantahay! :D


  9. Inform us when there is a real somali passport sxb, in the mean time get that (as pragon put it) E-thiopian passport out of our somaliweyn faces.

     

    P.s. Inanta inaba caadhi mo'oho :D She was sent for dhaqan celis purpose, and she is obtaining passport aan loo dirsan. Yaab aduunkan wallee :rolleyes: