Sabriye amp co.

Nomads
  • Content Count

    386
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Sabriye amp co.

  1. Is it me or is one of them demoting “Somaliland” (which some may argue is a separate nation ) yet promote “Cayn” (which few would argue its a province part of SOMALIA)..Which one of them really exists and to who do they exist? I Honestly don’t see how this demonstration can be taken seriously..
  2. Somali Reunification Party (SRP) oo ay London uga dhawaaqeen aqoon yahano reer Somaliland ahi. The Qaranka online Muqdisho 11 Jan. 08 - Dhowaanahanba waxaa magaalada London ka socdey shirar is daba joog ahaa oo kuwoodii ugu horeeyey ee qaban qaabada ahaa laga soo bilaabay magaalada Hargeysa sanadkii ina dhaafay ee 2006. Shirarkaasi oo ay aqoon yahanada reer Somaliland kasoo jeedaa kaga arinsanayeen sidii dib loogu eegi lahaa aayaha Somaliland & guud ahaan soo noolaynta qaranimadii Soomaaliyeed ee in mudo ahba gebiga ka laalaaday. Arintan oo saaxada siyaasada ee Somaliland si weyn loogu hadal hayey mudooyinkan danbe ayaa maanta oo taaiikhdu tahay 11 December 2007 lagu soo gebagebeeyey shir ay kasoo qayb galeen aqoonyahanada reer Somaliland ee mabda'a dib u midaynta aaminsan intooda ku sugan qaarada Yurub, waxaa sidoo kale shirkaasi khadka telefoonka kaga qayb galay aqoonyahano doora oo arinkan ka wada gudaha[somaliland] kuna kala sugan magaalooyinka Hargeysa & Burco. Iyadoo isla markaasina halkaasi maanta lagaga dhawaaqay xisbi la magac baxay Somali Reunification Party (SRP) xisbiga dib u midaynta Soomaaliyeed . Sidoo kale waxaa isla maanta xisbigaasi hogaamiye u doorteen aqoon yahanka lagu magacaabo Mohamed Yassin oo degan cariga ingiriiska kana soo jeeda reer Somaliland, iyadoo mar aanu wax ka weydiiney waxa uu xisbigoodu ka tari karayo dib u midaynta jamhuuriyadii Soomaaliyeed uu sheegay "inuu xisbigoodu soo maray marxalado badan oo sida maanta ka adag oo ay xitaa adkayd inay shir isuguba iman karaan, balse Illaahay mahadii ay maantaba marayso in shirar kala duwan aanu ku qabsanay Hargeysa, Burco, & London-ba, in badan oo shacbiga reer Somaliland ahina gaar ahaan dhalinyarada & aqoonyahanku ay hada u bisil yihiin sidii qaranimadii Soomaaliyeed dib loogu soo celin lahaa, iyadoo loo marayo ugu horeyn wacyi gelin shacabka la wacyi geliyo, maamulka jirana lagu dhiiriyo inuu wada hadal u diyaar garoobo oo aanu noqon mid meesha iska fadhiya oo aan shacabkan wax lagu qufuley aan garaad dhaamin". Mar aan wax ka weydiiyey hadii maamulka & axsaabta mucaaridka ahi afkaarta xisbiigina ka hor yimaadaan, maxaydin yeeli, waxa uu ku jawaabay " Shacbigu waa naga dhexeeyaa, wadankuna waa naga dhexeeyaa, cid gooni ah oo uu meel ugu xidhnaanayo, oo afduub u haysanaysaana ma jirto ee waa laysugu imanayaa, waayo dalka & dadkuba xisbiyadaas aad sheegtay waa naga dhexeeyaan, fikirka & mabaadiida ayuunbaanu ku kala duwan nahay oo halka ay iyagu la soo taagan yihiin gooni u go'ida Somaliland waa muqadas ayuunbaanu leenahay hadii wax muqadas ahi jiraan midnimada Soomaaliyeed ayaa caqliga saliimka ah & islaamkuba muqadasnimo ku sifayn karayaan". Mar aan wax ka weydiiyey Koonfur dhib badan baa maanta ka taagan horena uga jirey, sidee baa Somaliland wax ula qaybsanaysaa, wuxuu hogaamiyaha xisbigani ku jawaabay mar kale "Dhibaatada Koonfur ka taagan waxyaabo badan oo is biirsaday ayaa u sabab ah, oo aanan waraysigaagan ku soo koobi karin, waxaanan qabnaa xisbigayagu inay dhibka qayb weyn ka tahay gooni u bixidan gobolada woqooyigu(Somaliland), oo aad moodo wixii aanu caqli, talo & xikmad ku kordhin lahayn umadayadaa dhibaataysana aanu la maqan nahay, taasina wax meesha qabta ma aha, waana nasiib wanaag inaanu maanta wixii ka danbeeya u diyaar garowno sidii aanu hawshaa u guda geli lahan, wixii duruufo adag ee ku xeerana aanu Illaahay ka rajaynayno inuu noo fududeeyo". Ugu danbeyntii oo aan wax ka weydiiyey sida uu u arko colaadaha cusub ee gobolka Sool sida uu xisbigoodan cusubi u arko ayuu sheegay " in ay ugu horayn aad uga xun yihiin dhibaatada shacabka laascaanood loo geystey ee lagu bara kiciyey maato aan waxba galabsan, waa gobol Soomaaliyeed mana geyo waxaa ka dhacay, wax aanay Burco & Hargeysa geyin in Laascaanood loo quudhona meesha ma qabato, Laascaanoodna magaalo dadkeedu u madax banaan yihiin ha noqoto ayaanu leenahay oo cidina aanay wax u yeedhin, inta Soomaali midnimo buuxda helayso". Waraysiga hogaamiyaha xisbigan cusub oo dheeraa intaasaan idinka soo qaaday. Xigasho: Alldalka.com Mohamed_amiin@yahoo.com fadlan wixii talooyin siyaasadeed oo wax ku ool ah u gudbiya xoghaynta xisbiga(SRP) Somalireunificationparty@hotmail.co.uk
  3. Since you've presented your misconception passionately.. Let me introduce ... Federalism to you.. Federalism is the solution of Somalia... This means each region which its inhabitant can co-exist peacefully should make a regional authority.. To contribute towards the Ending of Civil war and start a fresh beginning where Somalis can focus on rebuilding and improving their life’s in Somalia. Somaliland is a good example of what you can achieve when peace is promoted. About the qabiil issue.. GalMudug does not discriminate against Any clan that lives in its regions.. It welcomes all Somalis and its working towards securing the land that connect the North with the south. I hope I’ve answer your question/accusation.
  4. The impressive Villa side groomed up into a force to be reckoned with in only into the second season of MON... Do you think they can keep up their impressive form? or will they miss out like Reading did last year.. What do you guys think?
  5. Hi everyone... I've been a member here for a while but I’m hoping to become an active one... I'd like to discuss with my fellow Somalis ..what their views are towards GalMudug State and hope to be of use as I’d happily clear any misconceptions.. I was thinking about writing an essay regarding the topic title but changed my mind half way through and decided to start sort of like an answer/ question session and of curs topic is open for discussion..
  6. I wouldn't expect an alcoholic drink to do well in terms of sales in the horn of africa weither its made with Qaat or not.