
Jacaylbaro
Nomads-
Content Count
44,142 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
1
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Jacaylbaro
-
Hargeysa International Book Fair - 2008 What? The idea of The Hargeysa International Book Fair, 2008, is to launch it the first time as a pilot project, but in the future to try and maintain it as a major yearly cultural event in Somaliland. We invited several Somali-speaking and non Somali-speaking authors to present their latest books in Hargeysa. We (insha'allah) will take there about 200 titles, books published in the Somali language that are currently in commercial circulation. We will also take there for display other books in foreign languages. These books are currently available from several distribution channels, so people will be able also to buy them during the event. We will also take there, only for display, books about Somaliland that are out of print, written both in Somali and in foreign languages. We expect approximately 1000 visitors a day mainly from the young generation. When? 21-22/08/2008 The book fair period will be two days, 21-22 August, the place is the "Guriga Shaqaalaha", the city center of Hargeysa. The Program: Not to be missed events Panels 21/08/2008 10.30 - 12.30 Panel: Higher Education Offer in Somaliland: Challenges and Opportunities Panel Chair and Coordinator: Abdi Haybe Elmi, University of Hargeysa Participants: Amoud Unversity, University of Buroa, Berbera College of Fishers and Marine Studies, Edna Adan Maternity and Teaching Hospital, NU, IHU. 22/08/2008 10.30 - 12.30 Panel: Readers: vis-a-vis with writers Panel Chair and Coordinator: Boobe Yuusuf Ducaale, APD Authors, poets, play-writers, readers (a selected group of young readers) Plenary speakers 21/08/2008 09.00 - 10.00 Abdishakur A Jawhar, Article 32, Toronto, Canada Presenting "Gobannimo bilaash maaha", Jaamac Muuse Jaamac, 2007 22/08/2008 08.30 - 09.30 Edna Adan Ismael, Edna Adan Maternity and Teaching Hospital What the Youth Can Do To Support Their Country 22/08/2008 14.30 - 15.00 Iqbal Jhazbhy, UNISA, Johansberg, SA "Somaliland's Post-War Nation Building and International Relations" Language, Science and Technology related workshops (parallel sessions) Kaligaa is bar kombiyuuterka - Casharro arag iyo maqal ah oo aad kaligaa ku barato aqoonta kombiyuuterka, Cabdalle Cismaan Shafey Adeegsiga Ubbo - Higgaadsaxe afsoomaaliga kuu sahla. Tababar, Jaamac Muuse Jaamac Communication Overview - Non Standard problems and the Interconnection Issues, Mustafe Shukri Jaamac other events 21/08/2008 15.30 - 15.45 Assigning literary award "sheeko iyo shaahid" 21/08/2008 14.30 - 15.30 "Darandoorri: ila dheh adna na dhegayso". Reading together "Aanadii Negeeye". 22/08/2008 17.00 - 17.45 "Darandoorri: ila dheh adna na dhegayso". Reading together "Ladh". a guided tour for visitors by HRC - several times a day. Author's angle: meeting with the author.
-
Anigu dadka qaar waan ka yaabay ,,,,
-
Good morning crazy trollers ......... where is everybody ???
-
Somalia: 'Al Shabaab' gathering outside Somaliland town, says Minister
Jacaylbaro replied to Hassan6734's topic in Politics
hadhwanaag 2008-08-10 (Hadhwanaagnews) Hargeysa(HWN):-Xisbiga Mucaaridka ah ee KULMIYE ayaa ku tilmaamay eedaynta Wasiirka Arrimaha Guduhu u jeediyey Gudoomiye Ku-xigeenkii Hore ee Komiishanka doorashooyinka Somaliland Xirsi Cali X. Xasan,gef iyo meel-kadhacweyn oo loo geystay Muwaadinka reer Somaliland oo Somaliland sumcad xumo-weyn u soo jiidaysa, isla markaana Wasiirku wax Caddeyn ah u haynin hadalkaas ka soo yeedhay. Sida waxa uu ku sheegay Xisbiga KULMIYE, warsaxaafadeed uu ku saxeexan yahay Gudoomiye Kuxigeenka 2-aad ee Xisbiga Mucaaridka ah ee KULMIYE C/raxmaan C/qaadir Faarax oo nuqul ka mid ahi Soo gaadhay maanta soo gaadhay Xafiiska Shabakada Wararka ee Hadhwanaagnews.com ee Magaalada Hargeysa, Waxa kale oo Warsaxafadeedka uu ugu jawaabayo hadalka ka soo yeedhay Wasiirka Arrimaha Gudaha waxa uu ku sheegay in aanay Somaliland dhaq-dhaqaaq siyaasadeed iyo mid ciidan ku lahayn Al Shabaab. Warsaxafadeedkii oo dhameystiran waxa uu U dhignaa Sidan:- “Annaga oo tixraacayna Waraysigii ay laanta af Somaliga ee BBC-du la yeelatay dhawaan wasiirka Arrimaha Gudaha Md. C/laahi Cali Ismaciil (Cirro) ee ku saabsanaa xadhiga Md. Xirsi X. Cali Xasan oo dhawaan laga soo xidhay Gobolka Togdheer. Xisbiga KULMIYE wuxuu u arkaa eedaynta lagu soo oogay Md. Xirsi ee ah inuu mid yahay Ururka Al-Shabaab oo ku jira liiska kooxaha argagixisada caalamiga ah inuu yahay gef iyo meel ka dhac weyn oo loo gaystay Muwaadin Xirsi X. Cali Xasan iyo waliba Qaranka Somalilandba. Wasiirku wuxuu ku andacooday inuu Xirsi ka mid yahay kooxda Xag-jirta ee Al-shabaab, isaggoon haynin wax caddayna oo ku saabsan arrimahaasi. Mana aha markii ugu horraysay ee Wasaaradda Arrimaha Guduhu kula kacdo Muwaadiniinta Somaliland ku eedaynta argagixisada. Sida aynu ognahay waxa hore loo xidhay madax ka tirsan Golaha dhexe ee Xisbiga KULMIYE iyada oon la soo taagin maxkamad sharci ah, kuwaas oo ay ka mid yihiin; 1. Oday Dayr Maxamed Cilmi. 2. Ahmed X. Cumar C/laahi (Xamarji). Iyaga oo lagu eedeeyey qarax ka dhacay Magaalada Hargeysa, xabsigana laga soo daayey ka dib markii eedaymahaas lagu waayey, Xukuumadduna ku guul daraysatay inay keento caddaymo ku saabsan arrimahaas. Waxa kale oo saddex bilood in ka badan u xidhan Xukuumadda Muwaadin Abshir Xasan Xaashi, oo hadda lagu hayo Xabsiga Mandheera, iyada oo aan Maxkamad Sharci ah la soo joojin. Wararkaas ka soo yeedhay Wasiirka Arrimaha Guduhu waxay wax-u-dhimaysaa; 1. Xuquuqda Muwaadinka la xidhay, isagoon caddaymo loo haynin. 2. Waxa kale oo ay wax u dhimaysaa magaca iyo Sumcadda JSL, iyada oo Bulshada Caalamku u arki karto Dalka mid aan xasiloonayn, oo Ururka Al-shabaab ka ciyaaro door weyn. Xisbiga KULMIYE wuxuu aaminsan yahay in magac xummida Xukuumadu fidinaysaa ay waxyeelo weyn u gaysan karto xidhiidhka aynu la leenahay Caalamka, isla markaasina carqaladayn karto Ictiraaf doonka ay Ummaddu u heelan tahay. Xisbiga KULMIYE wuxuu aaminsan yahay in aan Ururka Al-shabaab aanu habayaraatee ku lahayn wax dhaq-dhaqaaq Siyaasadeed ama Ciidan Dalka JSL. Jamhuuriyada Somaliland-na ay tahay Dal nabdoon oo ka fayow Arrimaha la xidhiidha Argagixisada. Waxaanu kula talinaynaa Xukuumadda inay ka waantawdo haddalada iyo eedaymaha ay caadada ka dhigatay ee ay had iyo jeer ku soo oogto muwaadiniinta Somaliland, kuna xummaynayso magaca iyo sumcadda Dalka.” -
Yes i know ...... that is for you.
-
i take it back then but i don't want you to end up with jerks ,,,
-
Don't worry Ibti, you will still be online and posting on SOL ,,,,, Just make sure you get a shy guy ,,,
-
looooooooooooooool@geedka ,, hahaha@Cara ..... ceesaan buu noqday sow maaha ,, loooool I'm looking forward the day i see ibtisam married with 3 children ,,, over 30 or course ,,, not sure if she will be still smiling ,,, ,, what a day ,,
-
You can never tell my age Ibti .....
-
Boqoryohow buraamaynayee, baal kastaba eegay Boqoryohow martabadii billayd , bidix ku laadlaadshey Insi kuma bilaaline jinbaa , buugag kuu dhigaye Iblays baa xumaan kuu baraxay, beena kuu qoraye Kugu yidhi burjaad leedihiyo, baabab gooniyahe Nin is biday naftiisana aan baran, baaban baad tahaye Aan beyimiyo xaalkaagu waa mawjadaa baxare Beledkii Togdheer iyo burciyo bari ha geeyeene Buulka madaxa kuu saaran iyo derejo beenaadku Waa buqul wax lagu baayacayood , biic u sidataaye Bugta iyo waxaa kuugu jira , shaambad baal go’an Waxa lagu balaadhshaa halkii , bini ka muuqdaaye Marna waa bidhaan eegto iyo , diirad baaracahe Boon iyo hadii qiiq kaaga baxo, Paris iyo China Bu’da waxaad u saartaa halkii , tuhuku buuraaye Nin hungurigu uu baahanyoo baaban baad tahay Aan bayimiyo xaalkaagu waa mawjadaa baxare Beledkii Sanaag iyo burciyo , bari ha geeyeene Inaad baro madow leedahiyo, burada shaydaanka Belo saadis aad abid ahayd , baaska ku yabooha Marna aad baroon iyo lahayd , beebbe iyo kaare Booliga bar lagu xoojiyiyoo, baadda lagu qaado Baadilkana aad jeceshihiyo , boobka iyo xoogga Ood juujuule beri baadhaataan , cidina beenayne Bilyan maraga baan kuu hayaa, waa hal baaqiyahe Aan beyimiyo xaalkaagu waa mawjadaa baxare Beledkii sanaag iyo Burciyo , bari ha geeyeene Nin Riyaale beertawgu xidhan , Booli lagu sooro Xaaraantu beerkiisa iyio , bedenka xaydhaysay Biishada xisaab boob ku timi, baadil iyo tuugo Buuxsamay sidii booyad raran, uurku balaxoobay Bakhtiyahan Ilaah aan ka baqan , berrina xaalaynin Iyo buun nin kale leeyahoo , hebel ka buuqaayo Oo baaqyo laga soo fushiyo, hebel bayaankiisa Aan tiisa abid soo bandhigin , biica ah baad tahay Aan beyimiyo xaalkaagu waa , mawjadaa baxare Beledkii sanaag iyo burciyo bari ha geeyeene Bulsho weynta reerkaagu way , kaa bogsoontahay Biiggay ku raacsheen markaad, noqotay baaqdaaye Aduunyada adoo baaqiyey , samir u baydheen Iilkay barkimo kuu dhigeen, beden xabaaleede Iska bogo boobkaaga wado, qaado biniyaadka La basleel fariimaha bahdilan, buunyow la afuufo Boy Ina Riyaale u ahow , xumaha baandheeya Waxaa Tiriyey noona soo gudbiyey Samiya Ali Madar (Samiya Mire)
-
When you reach your 30's, you will start liking my stories Now i know why i don't like your stories ,,,
-
looooooooooooooooool@urban ,,,,, i knew this girl (Ibtisam) will scare you ,,,,, Thanks for the PM though ,, that was funny ,,, will replay tomorrow bal hadaan waqti helo ,,
-
Originally posted by Pucca: hmm *shy, khamees, korean, tall* @ Korean ,,,
-
Originally posted by Abtigiis &Tolka: quote:Originally posted by J.a.c.a.y.l.b.a.r.o: A&T, you don't take my advice coz you think i'm a rival to you. You don't take Ibtisam's coz you don't agree with her. You don't take Cara's coz she has an agenda ,,,,,,,,,,, and yet you contine whinning ,,, Yaad wax ka maqashaa markaa bal aanu doonee ,, ?? Try Ngonge, Xinn, Ducaysane, and a lot more as emissaries. Their record is unblemished. Ibtisam is fine, but her reading is wrong. Cara is a non-starter. Iyada arimo kale ayaa jira (just kidding waryaa.) I'm sure if they come and agree with Ibtisam you will not listen to them either. Niyow sidan si isu dhaan ,, looooooooool@STOIC ,,,,, No actually trolling is very good.
-
Urban ,,, i've deleted some now. There should be an indicator when the inbox is full. Hello Pucca ,,,,,,,
-
Fuuley Minus U = Fuley
-
A&T, you don't take my advice coz you think i'm a rival to you. You don't take Ibtisam's coz you don't agree with her. You don't take Cara's coz she has an agenda ,,,,,,,,,,, and yet you contine whinning ,,, Yaad wax ka maqashaa markaa bal aanu doonee ,, ??
-
You're still defensive ,,,, niyow talada waa la qaataa.
-
with sensitive girls ,,, YES ,, even triple fuley ,, U need to get rid of one of those Us ,,,, fuuley = boarded or get on.
-
More like Careful ,,,
-
Originally posted by Ibtisam: ^^^ That is what puts me off A&T. I hate women who moan. Now we have a moan, whinge guy. Otherwise he is great. But too much tears You hear the girl waaryaa ,, you hear the girl. Oohinta badan iska dhaaf caafimaadka uma fiicneee ,,,