who-me

Nomads
  • Content Count

    156
  • Joined

  • Last visited

Posts posted by who-me


  1. Dalku ma muqdisha oo keli ah baa? iyada un buu wadanka intiisa kale ka degi la'yahay.

     

    War sheekada naga dhaafa dad aan isu tanaasul aqoon baa ka buuxa meesha oo dhamaan doonaya in ay kursi ku wada fariistan. Kursigana marka la saaro aan waxba ka qaban karin sida kan hada saaran ee magac ku oolka ah.

     

    Bal ilaah baan idinku dhaarshaye waa maxay waxa Xasan Dahir maanta somali ku soo saa'idin doono aan ahayn caqli xumo iyo macangagnimo?

     

    Originally posted by Maaddeey:

    ^^Haa, wuu Xanuunsanyaa!, dhibaatada Dalka & Dadka ayuu la xanuunsanayaa, Diinta ayuu la xanuunsanyaa!, 'wohooooo, long weekend..' & calooshi la ciyaar maaha!.


  2. Waa dadka noocan ah waxa somaliduba meel ka gaari la'dahay.

    Waxa dhibay axadkaas oo keli ah waa ciidanka puntland ayaa dhoolatus sameeyey.

     

    Doodisa weyn ee u la soo shirtagayna waa sidan "Adeerkay oo mooryan ah sidan oo kale waa uu samayn karay :D

     

     

    Originally posted by Baadiyow:

    I don't understand how the otherwise intelligent and smart Mr. Somalia has introduced this bs called "dhoolatus".

     

    This is a disgrace to the word "dhoolatus" saaxibiyaal ee isku xishooda; subxaanalah. What I see is a bunch of soldiers participating in a parade; I see no weapons, tanks, planes, ships etc. Watch youtube on how the real dhoolatus was in the 70s and 80s.

     

    Even warlord Suudi can assemble a few qaat chewing mo-oryaans, provide them with cheap uniforms and ask them to parade.

     

    War waa la xishooda. This kind of threads will not portray Puntland as having a mighty army.

     

    Right, Mr. Duke? Caruurtaan maad la hadashid?


  3. Cowke when i see you reason this way is when i start to think you are nothing but the mole that was said before. Saxiib Puntland does not divide its army on clan basis and the government has one unified army. That particular base happen to be near the capital and that is why you see alot of activities..


  4. Maareeyihii Dekedda Magaalada Muqdisho oo diiday xil qaadistii lagu sameeyay iyo ciidamada AMISOM oo khasab uga saaray Dekedda

     

    Arbaco, April 07, 2010 (HOL) Ciidamada AMISOM ee ilaalada ka haya Dekedda Muqdisho ayaa waxay maanta xoog kaga saareen Dekedda Maareeyihii hore ee Dekedda Cabdi Jiinow Calasow.

     

    Wararka ayaa waxay sheegayaan in ciidamadaas ay u qaadeen Maareeyaha dhinaca xafiiska Ra'isul Wasaaraha, waxaana qabashadiisu ay timid markii uu diiday inuu aqbalo xil ka qaadistii lagu sameeyay maalin ka hor iyo Mas'uulka cusub ee loo magacaabay Maareeyaha cusub ee Dekedda Muqdisho.

     

    "Tani waxay ahayd mid sharaf dhac ku ah Maareeyihii hore ee Dekedda, si khasab ah ayaa looga saaray Dekedda, waxaana loo qaaday Madaxtooyada" ayuu yiri mid ka mid ah maamulka Dekedda Muqdisho oo horay ula soo shaqeeyay Cabdi Jiinow.

     

    Ma'suulkan oo diiday in magac ahaan la xuso ayaa sheegay in qabashada Jiinow loo adeegaday awood xad-dhaaf ah, taasna ay tahay sharaf dhac weyn, isagoo aan sharraxaad ka bixin sababta

    loogu qaaday Madaxtooyada.

    Ra'iisul wasaaraha ayaa la sheegay inuu kulammo la leeyahay Maareeyihii hore iyo midka cusub, kuwasoo albaabbadu ay u xiran yihiin, lamana yaqaan wuxuu kala hadlayo, waxaase la filayaa inay tahay arrinta maamulka Dekedda Muqdisho.

    Ciidamada AMISOM ayaa gacanta ku haya Dekedda Muqdisho, halkaasoo ah isha ugu weyn ee ay dowladda Soomaaliya ka hesho lacagta ugu badan ee kasoo gasha dalka gudihiisa, waxaana isbadalka maamulkeeda lagu saleeyay lacagta kasoo xaroota.

     

    Maxamed Xaaji Xuseen, Hiiraan Online


  5. Dhibaatadiina iyo wanaagina kula ekaada dhulka aad degtaan hadii cidi idinkugu timaado dhulkaas iyaga idinka gardaran. Lakiin inta aad doonaysan in aad ka dulaan tagtaan ummada xaafadohood waxaa cid idinka yeelaysa ma jirto.. Ama dhaanta tuma ama madiixa waa wax idinka idin khuseeya.


  6. Show cida waxa lagu xanto waxbaa ka jira.. waaba la yaab hadii kuwoodii wax yara xariiqday ay sidatan u fakarayan. Maba oga meesha in Meles furaha u hayo oo aysan dadkan iska nacin iskood....

     

     

    Originally posted by Abtigiis & Tusbax:

    I must say Faarax's seemingly pro-secession position of Somaliland is not all bad news. It may go long way in bridging the unfortunate misunderstanding and resultant enemity between the ONLF community and Somalilanders. In that respect, it is a very positive development. The silver lining in this, I mean.

     

    It must also be stated that not making his political views known about this matter is entirely his prerogative and does not amount to being anti-somalia.

     

    However, I personally feel Faarax may be into this issue out of pure business calculations. Of late, there is talk he is keen to amass wealth.


  7. Lol.. This is coming from someone who constantly bashes other tribes and spews hatred on this forum. Hell yeah you can define for us what is it like having a good heart.

     

    Originally posted by Mr. Red Sea:

    K'naan siifacan waa in loosoo dhaweeyo. He's got a good heart.