Gabbal

Nomads
  • Content Count

    6,624
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Gabbal

  1. Duke- The funniest thing I heard from Kismaayo is that it was our women who fought the surprise forces that had congregated in the airport area.
  2. The man it seems, and tho I hate to generalize, majority of our peers who hail from Puntland seem to repeat the same tired lines over and over again. I am just realizing how petty it was to give them legitimate responses all this time.
  3. Duke, that is all fine and dandy but why did you accuse me of preparing excuses then? You portrayed unwavering confidence before the clash and now clearly you have a whole book of excuses? Was the defeat that bad?
  4. Actually I have known Abdullahi Yusuf is not interested in losing Gedo support but clearly he was double dealing? He did not want to abandon his loyal men who traveled all the way from Puntland with him but he wanted to appease the Gedo boys?
  5. The thousands of Puntland boys in Daynuunaay, Manaas and Balli-Doogle who are playing cards there are not interested in clan wars against Gedo people just like the President isn't. Not even if a third of them are like you. If the President was interested in Kismayo's clan wars, he wouldn't bring back Gedo boys in dignity after the ICU humiliated Hiiraale and captured the highest reported technikal’s in the history of Somalia’s civil war. Duke, clearly you do not understand the difference between a mere pickup and a technical? Barre Hiiraale lost 13 vehicles to the rains adeer, not technikals. After his technicals got stuck in the mud during the worst time in the rainy season, he tore of his weaponry, and left mere pickups. As soon as he came back to Baardheere, the people there had readied three times as much pickups as he had lost. If they could have fought him under normal circumstances they would have went to Baardheere where Barre Hiiraale's militia had made a line instead of going west towards Diinsoor. Remember Baardheere unlike Gaalkacyo was not defending by several Ethiopian companies. But what is telling is why you have Barre Hiiraale when neither him nor his militia have participated in this fight in Kismaayo?
  6. The thousands of Puntland boys in Daynuunaay, Manaas and Balli-Doogle who are playing cards there are not interested in clan wars against Gedo people just like the President isn't. Not even if a third of them are like you. If the President was interested in Kismayo's clan wars, he wouldn't bring back Gedo boys in dignity after the ICU humiliated Hiiraale and captured the highest reported technikal’s in the history of Somalia’s civil war. Duke, clearly you do not understand the difference between a mere pickup and a technical? Barre Hiiraale lost 13 vehicles to the rains adeer, not technikals. After his technicals got stuck in the mud during the worst time in the rainy season, he tore of his weaponry, and left mere pickups. As soon as he came back to Baardheere, the people there had readied three times as much pickups as he had lost. If they could have fought him under normal circumstances they would have went to Baardheere where Barre Hiiraale's militia had made a line instead of going west towards Diinsoor. But what is telling is why you have Barre Hiiraale when neither him nor his militia have participated in this fight in Kismaayo?
  7. Allow nin aan wax ogeyn ha cadaabin.
  8. Originally posted by Castro: Hada waxaan ogaaday inaanan walnayn ee in Cabduudwaaq laga heesayo. Rageedi, walle rageedi ayaad tahay.
  9. What part did you not understand? Clearly there is something wrong with your comprehension? Ethiopia has nothing to do with Kismaayo. Ethiopia is not the one that named an unfair administration that consisted of men from Puntland, Ethiopia did not start an altercation within Kismaayo, Ethiopia is not the one that set up roadblocks on the outskirts of Kismaayo in an attempt to harass travelors. Ethiopia did none of that. I believe you are not genuine in blaming Ethiopia for what happened. It will not make you any more of a nationalist. I am not defending Ethiopia but Somalis said gaal dil gartiisana sii, there is something fishy in your argument sxb. Perhaps it is for show?
  10. Castro, Ethiopia did not engineer the Kismaayo problem. Is Ethiopia practicing divide and conquer? Most likely, hell they probably are but even so they did not engineer the Kismaayo problem nor did they participate in it. In fact the best they could have done was stay out and that is what they did and that is the guarantee the Kismaayo group has from them. What else are you arguing?
  11. Originally posted by Castro: ^^^^ Saaxib waan ku fahmay laakiin dantaydaa ii daran is not a good argument. If the Gedo folks are telling Yey what he wants to hear and then turning around to fight his men, they'll have to make up their mind at some point. Yey can simply ask: "are you with me or are you against me?" Or he may just ask the Ethiopians to bomb them into submission. It looks like this cat is out of the bag and if the Gedo boys don't form alliances quick, they'll find themselves bleeding alone under Ethiopian boots. The Ethiopians already told the Gedo Boys they have a right to defend themselves. Quote me on this.
  12. Duke, you are wasting site bandwidth sxb. Si raganimo leh meesha u dood amaba iska gabal dhacso. Kismaayo is a done deal adeer.
  13. Wararkii Ugu Dambeeyey Iyo Dagaaladii Kismaayo Jun 22,2007 byKismaayo-GEDO-NN Dagaalka oo ahaa mid xoogan ayna ka qayb qaateen tiradii ugu badnayn ee maleshiyooyin dagaal uu ku dhexmaro magaalada kismaayo muddo ka badan 7 sanadood ayaa waxaa uu ka dhacay xoogiisa degaanka Luglow iyo kooxo ayaguna taagersanaa Col.Afgaduud oo doonayay inay dhabarjibin ka sameeyaan magaalada Kismaayo. Iska horimaadkii ugu horeeyay waxaa uu ka dhacay Luglow halkaas oo Ciidamada labada dhinac ee Beelaha **** iyo kablalax ay isku horfadhiyeen maalmihii ugu dambeeyay. Dagalkaan oo ahaa kan ugu Culus waxaa la isu adeegsaday hubka Noocyadisia kala duwan waxaana uu soconayay Muddo ka badan 3 saacadood iyadoo maleeshiyooyinka dagaalamayayna ay weeraro xoogan iyo Rogaal Celin isku qaadayeen. Ciidamadii Kismaayo ku sugnaan ee Beesha **** ayaa ku guulaystay in ay ka itaal roonaadaan dhinacii kale oo ugu dambayntii ay ka qabsadeen saldhigoodii Buulagaduud iyo tiro baabuurta dagaalka oo ay maleeshiyooyinku ku faltamayeen. Waxaan arkay 7 qof oo Mayd ah iyo dhaawaca 11 kale oo labada dhinac, halka ay tiro badnaayen maleeshiyooyinka is dhiibaya e inta qoriga laga qaato la iska sii daynayo. Ciidamada guusha gaaray ma aysan istaagin ilaa magaalada wabiga uu maro ee Kamsuuna halkaas oo ay ka heleen warka sheegaya in kismaayo uu dagaal goosgoos ka socdo ayna weerar ku qaadeen xurumaha muhiimka ah ee Magaalada maleeshiyooyinka Beesha kablalax oo dhabar jabin loogu diray saaka gudaha Kismaayo iyo kwa kale oo sii joogay kismaayo o ka mid ahaa dadka caadiga ah. Dagalkaan kismaayo ka dhacay waxaa uu ahaa mid cuslaa oo daka cabsi ku abuuray waxaana ay maleeshiyooyinku isku dayeen inay qabsadeen xarumo muhiim ah tan iyo intii ay kismaayo ka gaarayeen gurmadyada Buulagaduud oo ku guulaystay in magaalada ka saaraan oo intoodii badan la qabtay. Inta la ogsoon yahay shan qof ayaa ku dhimatay dagaalkaan 9 kalena waa ay ku dhaawacantaya iyadoo la soo sheegayo xaafado la geeyay dhaawacyo oo ka isku dayayo in laga soo bixiyo. Haatan xaalada kismaayo waa ay degan tahay inkasta oo la maqlayo rasaas ay ridiyaan oo damaashaad ah, lamana oga in falal ka dhan ah ammaanka gaysanayaan in in ay damaashaadayaan. Afhayeenka Beesha **** Xasan Maxamed Cali( Dheere) ayaa sheegtay guul dagaal waxaana uu iska horimaadyada maanta uu ku tilmaamay mid ay wadada uga wareejiyeen waxa uu ugu yeeray Raggu uu Madaxawayanaha u soo magacaabay maamulka J/hoose oo isu badalay hayb qabiil ka dibna bilaabay in ay musaafiriinta dilaan ama dhacaan. Iima suurtaglin in aan xog ka helo dhinaca kale waxaana ugu wacan khadka taleefanka oo ay adagtahay in lagu wada xariiro iyo iyagoo ka tagay halkii ay ku suganaayeen. GEDO-NN-Kismaayo-News Desk
  14. This is not about government/terrorist thing. This war was not one for ideology. This was about safe passage of travelers to/from Kismaayo which the group in Buulogaduud have become an obstacle to. They were told to remove their checkpoints and move out the way or be moved, and so it came down to the latter. I am not so sure the group in Kismaayo has as much confidence in the TFG as before when things are put into perspective and how the top men in the TFG dealt with the Kismaayo issue is analyzed.
  15. Taliskii Maleeshiyada Col.Afgaduud Oo La Qabasaday, Koojaar Oo Gacanta Lagu Dhigay Iyo Firxadkoodii Lagu Dabo Joogo Jun 22,2007 by Kismaayo-GEDO-NN Dagaal aad u qaraar oo maanta dhex maray degaanka Buulogaduud maleeshiyo beeleedyo taabacsanaa Col.A/Rizaq Afgaduud iyo Col.Goojaar iyo ciidmo ka tirsan kuwa guutada 3aad ee fariisinkoodu yahay magalaada Kismaayo. Dagaalkaasi ayaa waxaa la xaqiijiyey in 6 gaari tikiniko iyo gaari uu leehay Col.Koojaar oo asgu lagu soo qabtay Kasuma oo firxadkoodu gaaray. Ciidamo guutada 3aad ayaa sheegay inay ciidamadoodu ka dabategi doonaan jilib oo la filayo inuu firxadkoodu gaaro. Saraakiisha hogaaminaysa ciidamada guutada 3aad ayaa sheegay in ay gebi ahaan gacanta ku dhigeen taliskii ciidamada Afgaduud iyo weliba degaanada ku dhow dhow. Sarkaalkan ayaa waxaa kale uu sheegay inay dhineecooda ay 3 qof ay ka dhinteen halka dhinac kalena ilaa iyo inta uu ogyahay ay tahay 10. Sarkaalkan aya sidoo kale sheegay Col.Aadan Koojaar oo asgau lagu qabtay Buulogaduud, dhowaanna la keeni doono magaalada Kismaayo saxaafaddana loo soo bandhigi doono. Sidoo kale, xildhibaan Geelled Saliid iyo Col.Afgaduud oo ayagu la sheegay inay ka baxsadeen goobtii dagaalka oo ciidamadu ay ku raadjoogaan. Sarkaal u hadlay dhinaca ciidamada guutada 3aad ayaa sheegay in ka badan 9 baabuurta dagaalka iyo boqolaal ciidan ah ayaa ku raadjoogaa inay soo qabtaan Col.Afgaduud iyo xildhibaan Geelle Saliid oo ayagu hormuud ka ahaa dhibaatooyinka muddooyinka badan ka aloosnaa magaalada Kismaayo. Dhanka kale, kooxo ka mid ah maleeshiyad beeleedkii uu hogaaminayay Afgaduud ayaa isku dayey inay magalaada ka soo galanaan dhanka garoonka diyaaradaha, halkaasoo ay kale kulmee iska caabin xoogan, gebi ahaan laga saaray goobahii ay ku dhuumaalaysanayeen. Sarkaal ku sugan magalaada Kismaayo ayaa sheegay inay kooxdaasii intii ka soo hartay ay labo gaari ku baxsadeen ciidamaduna ku raadjoogaan. Si kastaba ahaatee, xaaladda magaalada Kismaayo ayaa maanta deggan, inkasta oo ay weli laga gurayo dadka dhowaaca iyo ku maydka dhanka garoonka diyaaradaha oo iska horimaadkaasi u uka dhacay. GEDO-NN-Kismaayo-News Desk
  16. Originally posted by Castro: So who won? The "government" or the "terrorists"? That is up to personal interpretation.
  17. Tuulada Buulo Gaduud oo gacanta u gashalay meelayshadii gacanta ku haayey magaalada Kismaayo Kismaayo Dagaal aad u qaraar oo maanta dhexmaray laba ciidan oo iska soo horjeeda oo ka kala tirsan beelaha ********** iyo ********* kuwas oo xurguftooda ay soo jiitameysay 30kii sano ee la soo dhaafay . Dagaalka maanta ee ka dhacay duleedka magaalada Kismaanyo ayaa inta la ogyahay ay ku dhinteen 10 qof oo u badan kooxihii dirirtu ay ka dhaxeysay iyadoona sida lagu helaayana wararka ay sheegayaan in tuulada Buulo Gaduud ay gacanta u gashay maeeyshiyadii ka soo jeeday gobolka Gado halkii kuwii Puntlanda ay u carareen deegaanka kale . Goobta uu dagaalka ka dhaceen maanta ayaa dhowr tiknika ah looga qabsaday ciidamadii ka soo jeeday gobolada Puntland ,Dagaalka oo wali ka socda gooba kale oo cusub kala soco halkaan Maxamed Nuur Gacal Cabdi Dayniile,Muqdisho
  18. Dagaalo lagu kala qabsaday gawaari dagaal oo ka dhacay duleedka Kismaayo Click here to find shabelle news in English Mogadishu 22, June.07 ( Sh.M.Network) In ka badan 2 ruux ayaa ku geeriyootay inta la ogyahay tiro kalena dhaawac ayaa ka soo gaaray ka dib dagaalo xoogan oo saakay ka bilowday tuulo ku taala duleedka waqooyi ee magaalada Kismaayo, iyadoo dagaaladaasi lagu kala qabsaday gawaari dagaal iyo fariisimo ciidan. Dagaalkaan oo u dhaxeeyay ciidamo ka wada tirsan dowladda KMG ah oo ka soo kala jeeda beelaha **** iyo Puntland ayaa waxa uu bilowday abaarihii 9:30 daqiiqo, waxaana yara qaboobay 12:30 kii duhurnimo sida uu ku soo waramay Wariye ka tirsan shabelle oo maanta gaaray Tuulada Buulo gaduud. Maleeshiyooyinka Beelaha **** ee gacanta ku haya magaalada Kismaayo ayaa waxa ay jiireen kuwii kale ee fariisinka u aheyd deegaanada Buulo Gaduud iyo Goobweyn ee duleedka magaalada Kismaayo oo uu hogaaminayay Col. C/risaaq Afgaduud oo ay isku heyn yihiin Madaxweynaha dowladda KMG ah. Sarkaal sare oo u hadlay Maleeshiyooyinka Beesha **** kana gaabsaday magaciisa ayaa waxa uu shabelle u sheegay in ay ku qabsadeen dagaalkaasi 6 baabuur oo kuwa dagaalka ah iyo abaanduulihii qeybta koowaad ee ciidamada Col. Aadan Boojaar. Tuulooyinka Buulo Gaduud iyo Goobweyn ayaa haatan dagan, iyadoo ay gacan ku heynteeda ay la wareegeen maleeshiyaadka maamula magaalada Kismaayo. Lama oga wali halka ay cirib iyo jaan dhigeen ciidamadii uu hogaaminayay Col. Afgaduud, inkastoo wararka qaar ay sheegayaan in wali ay isaga soo horjeedaan labada dhinac oo israsaaseyn ay ku dhex mareyso tuulooyin kale oo ku dhow dhow goobtii lagu dagaalamay saakay. Ilaa iyo wali lama oga qasaaraha dhabta ah ee ka dhashay dagaalkaasi, laakiin labo dhimasho ah iyo labo kale oo dhaawac ah ayaa la soo gaarsiiyay Isbitalka magaalada Kismaayo. Click here to find shabelle news in English
  19. Macne ma le emporer Soomaali waa iyadi tiri ninba kaskiisuu hadlaa. Random Sheikh yaad ku haysaa, dee caqligaada yaad na tustay mooyee wax kale meesha lamaad iman.
  20. Duke, what you do not seem to comprehend is that Gedonet reports the news. They are the sources you rely on who masquerade opinion for news. If you listen to that interview of Hassan Dheere's on HornAfrik, he also spoke about the attempts of this former parliamentarian Gedonet just wrote about.
  21. Emporer such ignorance is unbecoming of you. Islamic Courts was not a homogenous organization. It was an organization that consisted of honest religious people, disgruntled and/or unemployed militias, businessmen, civil society, as well as clan opportunists. Sheikh Hassan Dahir Aweys was the same man on the radio waves apologizing and condemning the killing of the injured POWs while disgruntled militias were celebrating a clean kill. That is the Courts for you and why we, those who understand where such confusion would lead, withdrew our support. Waa alle mahadiis if our concerns have been found to be legitimate today with the support given to Afgaduud by hypocrites who were just wearing bright red cimaamad.