Temujin

Nomads
  • Content Count

    110
  • Joined

  • Last visited

Posts posted by Temujin


  1. Dhulka maa la isla dego intii dhiig si micna la'aan lagu daadin la'aa. Horta somalidu reer guuraa ahaan jireenee goormee bilaabeen inay dhul sheegtaan?

     

    Reer waqooyi hal wax ku fiican yihiin. Afka lee ka dagaalamaan dhiigna ma daadshaan si xoolaha dadku isku sheegaya oo koonfurta ku nool. Dhiig walaalkaa daadineeso geesinimo ma aha yaa u sheego dadkaan.


  2. A very well-known politician, who controls Indhacade, Goobaale, Seeraar, etc decided to throw his cards in with the ICU.

    Who is this man saaxib? Abdiqasiim miyaa ka hadlaysaa misa qof kale?


  3. 100.000 ppl lost there lifes

    I had no idea people were still being massacred in the north by the former government. This number is going up everyday wallahi. At first it used 5,000 people then 10,000. Recently I heard someone say 50,000 people died in the Northwest. Soon it will reach several million people.


  4. Ethiopia ayaa shalay ka kicise USC occupation maatana sidaan ayay reer bay ugu abaal gudeen. I can't believe dadkii bay caruurta iyo dumarka ku starve gareen jire maanta cimaamad ayay xiranyihiin oo dad diin wade ayay isku sheegayaan. Bakhaaraha xitaa waa la gubi xaasidnimo daraadeed.


  5. Barre Hiiraale gets to rule Dekedda again and
    he funds his clansmen's weddings as he used to do and buy them caasiyaal ay ku shaqeestaan

    Ninkaan wadaadka isku sheegaya wuxuu aminsayahay eega bal.


  6. We advise the president and the members of parliament and government to leave Baidoa because it is no longer safe for them and to
    come to us in the capital Mogadishu unaccompanied by any forces.
    We will protect them and relinquish power to them provided they establish an Islamic state.

    He has some dreams. He appears to be a power hungary thug more and more everyday.