
General Duke
-
Content Count
37,626 -
Joined
-
Last visited
Posts posted by General Duke
-
-
Odeyaasha Beelaha iyo Sheekhaal ma Heshiis Beeleed bay gaareen Mise Waa sooo celinta Isbaheysiga Dooxada Juba?Ka dib markii ay malleeshiyaadka Beesha Marreexaan qabsadeen magaalada Jilib islamarkaasna ay meesha ka saareen maamulkkii ay dowladdu u soo magacowdey magaaladaas,ayaa waxay wadahadal la yeesheen odeyaasha dhaqanka ee Beesha....... oo magaalada Looga awoodda roonaadey.Arrimihii ay ka wada hadleen ayaa diirradda lagu saarey dhimashada iyo dhaawaca ka dhacey degmada,iyadoo odeyaasha labada dhinac isdhaafsadeen sabeen iyo Xumeyn,waxaana si guud loogu heshiiyey in dadkii dhintey laga wada hadlo,kuwa dhaawaca ahaana la daaweeyo.Sidoo kale odeyaasha labada dhinac ayaa ku heshiiyey in wixii dhacdadan ka dambeeya qofkii labada beelood ka soo jeeda oo dil geysto lala cuskanayo shareecada Islaamka,islamarkaasna la dili doono,waxaana ugu dambeyntii lagu heshiiyey in la isu keeno labada malleeshiyo ee labada dhinac.Odeyaasha iyo siyaasiyinta labada Beelood ayaa heshiiskan soo dhoweeyey,waxaana odeyaasha heshiiska saxiixey ka mid ah Sheekh Yuusuf Cabdi Cusmaan oo ka soo jeeda Beesha .Heshiiska ayaan lagu soo qaadin maamulkii ay dowladdu soo magacowdey oo laga saarey magaalada Jilib,iyadoo maamulkaas uu ka kooban yahay dad isku darsan oo ka soo jeeda beelaha dega Koonfurta Soomaaliya,waxaana heshiiska lagu qaas yeeley labada Beelood iyadoo dagaalku saameyn ku leeyahay Beelo kale.Dadka dhaliilay heshiiska labadan Beelood ayaa ku doodaya in waxa meesha ku heshiiyey ay yihiin kooxoka soo wada jeedey isbaheysigii dooxada Jubba,[/bkuwaas oo haatan heshiiskooda ku xoojinaya inay dib u soo celiyaan isbaheysiga ka soo duuley Gobollada dhaxe ee Soomaaliya oo ay Hormuud ka yihiin JVA/IndaCade & Hiiraale.Isballaarinta Beesha ee Gobollada Jubbooyinka ayaawaxay salka ku haysaa soo celinta Isbaheysiga dhibaatooyinka badan ka geystey Gobollada Jubbooyinka,shabeelada Hoose iyo meelo kale,waxayna haatan u hanqal taagayaan inay awoodooda soo gaarsiiyaan gobolka shabeellada Hoose,oo ay wakiil ku leeyihiin magaalada Ku taala Koonfurta Shabeelada Hoose ee Baraawe.Waxana heshiika iyo wadahadalka labada Beelood ee isha ku haya Beelaha u badan Koonfurta Soomaaliya ...MAJOR CLANS. -
INTERVIEW
Kuwait Energy sees big oil, gas potential in Somalia
By Simon Webb
August 08, 2007
DUBAI, Aug 8 (Reuters) - Kuwait Energy Company is assisting the development of Somalia's oil and gas sector and has high hopes for the country's future production, KEC's chief executive Sara Akbar told Reuters on Wednesday.
KEC has a preliminary agreement with Somalia to take a 49-percent stake in a newly-formed state petroleum firm with Indonesia's PT Medco Energy Internasional Tbk , Akbar said in a telephone interview.
"I hope we will be able to assist Somalia to become a big oil and gas producer," she said. It was too early to say what the country's potential output was, she said.
Under the terms of the preliminary agreement, KEC also helped draw up the oil law and has also provided technical assistance and training, she said.
The oil law sets up a framework for production sharing agreements between international oil companies and the newly-formed state company, she said.
She declined to say how the 49 percent stake in the state oil company would be divided between KEC and Medco and what investment each would make.
Details would not be finalised until the oil law was agreed by parliament, Akbar said. The law was expected to be debated this week.
KEC would undertake its investment over many years, she said.
Government documents obtained by Reuters indicated that the two firms would acquire their stake in Somalia Petroleum Corporation on August 31.
Somalia remains a speculative bet for exploration with no proven oil reserves, according to the U.S. Energy Information Administration, and only 200 billion cubic feet of proven natural gas reserves.
In the 1980s, oil majors including ConocoPhillips , Chevron and Total held exploration concessions there. They left when the nation descended into chaos in 1991.
PERSONAL FRIEND
Akbar said she had enlisted the Kuwaiti government's help with Somalia and that her interest in the country's development was not just commercial.
"We tried get our government to help as much as we can," she said. "Kuwait is interested in helping other Arab countries, especially those like Somalia that need help."
Akbar said she is a personal friend of Somali Prime Minister Ali Gedi.
Akbar is a chemical engineer who worked for state-run Kuwait Oil Company and Kuwait Foreign Petroleum Exploration Co. (KUFPEC) for 25 years before playing a role in the start up of KEC in 2005.
KEC is a small independent oil and gas exploration and production company founded in 2005. It is targeting production of 50,000 barrels of oil equivalent per day (boepd) by 2010, from 1,971 boepd at the end of last year.
The company has operations in Kuwait, Egypt, Oman, Yemen, Russia and Cambodia.
KEC is one of several small private oil and gas companies that have sprung up in the Gulf Arab region eyeing potential opportunities both within the region and internationally.
They are part of a wider wave of acquisitions among Gulf Arab investors flush with cash as economies boom on record oil prices. Regional investors acquired more than $40 billion in foreign assets in the first half of 2007.
KEC is 40 percent-owned by Kuwait's Global Investment House , Akbar said. Aref Investment Group owns 37 percent. A Chicago-based company owns 15 percent and the rest is with small shareholders, Akbar added.
© 2007 Reuters Limited
-
-
^^^Adeer Puntland is 40% of Somalia. If you hate Puntland so much and SOOL in particular go hang yourself. The people of those regions could not care less what you think.
-
-
Horn, I do love the photo op. At least we now know the head of the snake. Thanks adeer, provide more photo's please.
-
^^^Adeer Taano, is not the governor of lower Shabbele. He is not the mayor of Kismayu. He is a thug, like Yusf IndaCade and Goobanle before him. He will go their route insha Allah.
-
^^^It happened adeer, 2000 delegates arrived safely in Mogadishu. So far the TFG has proved its in control of the capital. The naysayres who used to claim this grand meeting, would "never take place". That it would "fail" are now left with saying, "its not fair". Adeer life is not fair get over it.
-
MADAXWEYNE CADDE MUUSE: “Dhowrkii habeen ee aan Muqdisho joogay ma maleyn kartid sidii aan u hurday”
Arbaco, August 08, 2007(HOL): Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Jen. Maxamuud Muuse Xirsi (Jen. Cadde) oo booqasho dhowr cisho ah ku jooga magaalada Muqdisho ee caasimadda Dalka Soomaaliya oo ay ugu dambeysay muddo 30 sano ah ayaa wuxuu sheegay in waxa ka maqan Magaalada Muqdisho ay nabad tahay.
Madaxweyne Cadde Muuse waxaa uu sheegay in intii uu ku sugnaa magaalada Muqdisho uu ku soo wareegay meelo badan oo ka mid ah Magaalada Muqdisho oo ay ugu dambeysay intii dalka ay ka talineysay Dowladdii hore, wuxuuna sheegay in magaalada ay aad ugu burburtay dagaalladii dalka ka dhacay dhowr iyo tobankii sano ee laga soo gudbay.
Intii uu ku sugnaa magaalada Muqdisho ayuu sheegay Madaxweyne Cadde Muuse in uu si wanaagsan u seexday, isagoo taasina ku sababeeyay in ammaanka Magaalada Muqdisho uu yahay mid lagu hurdi karo, “Dhowrkii habeen ee aan Muqdisho joogay ma maleyn kartid sidii aan u hurday” ayuuna yiri Madaxweyne Cadde Muuse.
Wuxuu sheegay in uu kulamo la qaatay dad ka socday beelaha ku dhaqan Magaalada Muqdisho iyo weliba dad ay asxaab ahaayeen oo muddo dheer ay isugu dambeysay, kuwaasi oo uu sheegay in ay ka wada hadleen sidii xal loogu heli lahaa mushkiladda Soomaaliya, gaar ahaan tan Caasimadda Muqdisho.
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Jen. Cadde Muuse Xirsi ayaa mar uu ka hadlayay ujeedada socdaalkiisa Muqdisho wuxuu ku sheegay in uu la xiriiro sidii loo xoojin lahaa iskaashiga u dhaxeeya Dowladda Federaalka iyo Maamul Goboleedka Puntland, gaar ahaana dhinacyada Siyaasadda, Dhaqaalaha iyo Ammaanka.
Si kastaba arrintu ha ahaatee, madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Jen. Cadde Muuse Xirsi ayaa wuxuu sheegay in uu si weyn u jecel yahay Magaalada Muqdisho, isla markaana ay farxad u tahay in uu dib ugu soo laabto kadib muddo 30 sanadood ah oo uu ka maqnaa.
Salaad Iidow Xasan (Xiis), Hiiraan Online
-
The governor of the Lower Jubba Region, Dr Abdirizaaq Faarax TaanoTalk about a butt naked lie. Soon you will claim Hiiraale is the Prseident of Somalia.
Taano is just a minor citizen and no governor.
lool.
No ownder you said your clan was 90% of Gedo. This is your trend adeer.
I nearly fell of my chair.
-
The Bardera district is far more complicated than the other districts of the Gedo region in its clan make-up. In its note on the Gedo region, the UNPOS states that, before civil war broke out in 1990, Bardera was mainly the homeland of various [native] clans: [shaatigaduud's clan; Xaabsade's clan; Fowsiyo Max'ed Sheekh's clan; Shariif Xasan's clan, etc, are listed.]. There were also [Gabyoow's clans] in Bardera. The Bardera district consists of over 180 villages, mainly inhabited by [native] clans. The [siyaad Barre's clans] traditionally, before the 1969 October revolution, formed a minority in Bardera. At that time only one village, Serinly, in the Bardera district was inhabited by [siyaad Barre's clans].Thats interesting? One village? :confused:
-
-
Horn, no matter what you say adeer others are bit buying it. As fir the TFG its waitin for the time when it will take action. Let the NRC complete, it will then fullfil all the points. Such as clean up occupied areas. Dont rush it adeer otherwise you will say "Xasuug"
-
-
Shirka Dib u heshiisiinta Soomaaliyeed oo u gudbay wejiga labaad ee siyaasadda, iyadoo eedo laga sheeganayo Guddiga Maamulaya
Arbaco, August 08, 2007(HOL): Shirka Dib u heshiisiinta Soomaaliyeed ee 15-ka bishii hore ka furmay magaalada Muqdisho ayaa la sheegay in uu u gudbay wejigiisii labaad oo looga hadlayo khilaafaadyada Siyaasadeed.
Guddoomiyaha Guddiga maamulaya Shirka Dib u heshiisiinta Soomaaliyeed Cali Mahdi Maxamed ayaa sheegay in ergooyinka shirka ka qeybgalaya oo maalmihii tegay ka doodayay qodobo ku saabsanaa xalinta khilaafaadyada Beelaha iyo kuwo kale oo xasaasi ah ay isku af-garteen in shirka uu u gudbo wejigiisa labaad, wuxuuna carrabka ku dhuftay in shirka ay ka soo bixi doonaan go’aanno ay ergooyinka soo saareen oo ku saabsan heshiiyada lagu gaaray wejiga koowaad ee shirka. Halkan ka dhegeyso
-
Shirka dibu heshiisiinta somalida oo u gudbay wajigii labaad maanta.
Gudoomiyaha gudiga shirka dibu heshiisiinta qaran Cali mahdi maxamed oo maanta hadal ka jeediyay shirwaynaha qaran ayaa sheegay in gabi ahaanba uu soo dhamaaday wajigii 1-aad ee shirka kuna saabsanaa odayaasha dhaqanka isagoo sheegay in hada shirku guda galayo wajigii 2-aad ee shirka oo ku saabsan siyaasada.
Cali mahdi wuxuu sheegay wajigii 1-aad si habsami leh uu u soo dhamaaday isagoo hambalyo ujeediyay ergada shirwaynaha iyo gudiga uu isagu madaxda uyahay.
Shirwayanaha qaran oo bilowday bartamihii bishii la soo dhaaday iyadoo amaanka madasha shirka lagu guulaystay in lasugo walina aysan jirin waxyeelo soo gaartay xubin kamida gudiga shirwaynaha iyo ergada shirkaba.
qaar kamida ergada shirka ka qayb galaysa ayaa dhaliilay hadalka Cali mahdi iyagoo sheegay inaysan macquul ahayn oo lagu dagdagay in lagu dhawaaqo dhamaadka wajiga 1-aad ee shirka iyadoo sida ay sheegeen xubnahaasi wali aan la dhamayn wajiga koobaad ee shirka.
allmudug.org news desk.
-
^^^Adeer the man was a former government employee. His support for the TFG cost him his life.
-
^^^It matters not if one is "marked" or not the job to restore the country continues. Those who get in the way will cry "massacre" when they are executed as they do now
-
^^^Puntland is a specefic area within Somalia. Thus if the rest of the country is not searched for Oil, Puntland will.
-
^^^keep calling names, the TFG is going about rebuilding Somalia step at at a time.
-
-
Rudy a whole company is basing its fortunes on Puntland. Check out range resources/ -
DF,Kuwait & Indonesia oo shirkad shidaal sameynaya
7 Aug 7, 2007 - 7:09:06 PM
AKHRI: DF oo heshiis la gashey CNOOC
Dowlada Somalia ayaa qorsheyneysa in shirkad shidaal 49% ay leeyihiin Indonesia PT Medco Energi Internasional Tbk iyo Kuwait Energy Company dhowaan dhidibada loo taago sida uu sheegayo qoraal ay heshay wakaalada wararka Reuters.
Nuqulada dowlada ayaa waxaa cinwaan looga dhigey " siyaasada Batroolka Somalia" ama "Somalia Petroleum Policy" kaas oo tibaaxaya in labo shirkadood ay saami ku leeyihiin (Indonesia TPK iyo Kuwait Energy Company) kuna taarikheysan August 31.
Heshiiskan ayaa ku xiran in Baralamanka DFKMG ah uu ansaxiyo sharciga shidaalka kaas oo dhowaan la horkeenayo xildhibanada.
Nuqulka ay Reuters heshay ayaa sidoo kale lagu xusey in wasiirka Batroolka Somalia ansixinayo in sadex ka mid ah todobada xubnood ee ugu sareyneysa shirka (Directors) ay noqon doonaan labo ka tirsan Medco iyo mid ka tirsan Kuwait Energy.
Nuqulkaan ayaa waxaa ku taxan todobo sarkaal oo dowlada kala talin doona arrimaha shidaalka kuwas oo ay ka mid yihiin madaxa Medco Hilmi Panigoro iyo madaxa Kuwait Energy Sara Akbar.
Heshiiskan oo ay Nuqula ka mid ah heshay Reuters ayaa sidoo kale lagu xusey in shirkadan iyo dowlada Federaalka ah ay qaybsan doonaan $1.2 bilion ama faa'ido 69% marka la soo saaro 50 million oo fuusto
-
Somalia debates law to open oil exploration up to foreign firms
NAIROBI (AFP) - The Somali parliament is debating a new oil law that would pave the way for the government to offer exploration licences to foreign firms.
Somalia's ambassador to Kenya Mohamed Ali Nur said the law would also see the formation of a national oil firm in the country, which is believed to have hydrocarbon reserves.
"The law is going to be debated today or tomorrow ... I believe that after the debate it will be passed," Nur told reporters in Nairobi.
He denied a report last month in The Financial Times newspaper that Somalia had struck oil exploration contracts with Chinese oil firms.
"The government hasn't signed any agreement with any company. We are waiting until the law is passed in the parliament," Nur said.
The Horn of Africa nation has attracted several foreign oil companies, which are seeking permission to resume the search for oil.
Somalia sank into chaos in 1991 when dictator Mohamed Siad Barre was ousted. Before then, geological exploration had suggested that Somalia might have significant oil and natural gas, given its proximity to the oil-rich Red Sea and Gulf of Aden.
In the final years of Barre's rule, the northern Puntland region was carved into concessional blocs to American oil giants: Amoco, Chevron, Conoco and Phillips -- the two later merged into Conoco-Phillips.
But serious exploration was prevented when civil war engulfed the whole nation.
Soucer: AFP
Shabbele's : TFG troops hunt courts mini warlord Xashi
in Politics
Posted
The man who made threats against the NRC, is being hunted.
Dagaal culus oo Ciiddamadda DFKMGS iyo ilaaladda Macalin Xaashi ku dhex maray Deegaanno ka tirsan Goballadda Shabeellooyinka.
05, Aug 2007. Xassan Cali Geesey (Alqeys)
Ciiddamadda Dowladda Federalka iyo kooxo la sheegay inay taabacsan yihiin Golihii Maxkamadaha Islaamka ayaa waxa uu galabta dagaal xooggan ku dhex maray Deegaannadda Tajalad iyo Daniga oo ka kala tirsan Goballadda Sh/hoose iyo Sh/dhexe.
Ilo-wareedyo lagu kalsoonaan karo iyo goobjoogayaal ku kala sugan Deegaannadda Tajalad iyo Daniga, ayaa waxay shaaciyeey inuu halkaasi ka dhacay dagaal xooggan ku dhex maray Ciiddamo ka tirsan DFKMGS iyo kooxo la sheegay inay ilaalo u ahaayeen mid ka mid ah Hoggaamiyayaasha Golihii Maxkamadaha Islaamka oo aan magaciisa la shaacinin.
Iska-horimaadkaasi oo si xooggan ku socday, ayaa waxaa la arkayey iyadoo ay Ciiddamo ka tirsan Dowladda Federalka ay ku sii siqayaan Deegaannadaasi oo ay ku sugnaayeen Ilaalo aad u hubeysan oo taabacsan Golihii Maxkamadaha.
Goobjooge codsaday inaan la magacaabin ayaa sheegay inay ugu yaraan shan qof ku geeriyoodeen dagaalkaasi oo ahaa mid aad u culus, iyado odayaanka Madaafiicda laga maqlayey qeybo ka tirsan Deegaanka Basra iyo deegaanno kale,
Warar aan la xaqiijinin, ayaa waxay ishaarayaan inay halkaasi ku hardameen Ciiddamo ka tirsan kuwa DFKMGS iyo ilaaladda Macallim Xaashi Macallim Faarax oo isagu ka mid ahaan jirey Golihii Maxkamadaha Islaamka ee loo itaal-sheegtay,.
Dhinaca kale, Warar la isla dhex marayo, ayaa waxay tilmaamayann inay Ciiddamadda Dowladda Federalka gacanta ku soo dhigeen dhowr qof oo lagu tuhunsan yahay inay xubno ka yihiin Ilaaladda Mas’uulkaasi.
Mar aan isku daynay inaan xiriir la samayno Taliyayaasha hoggaaminayey Hawlgalkaasi, waxay ka gaabsadeen inay xaqiijiyaan ama beeniyaan inay xubno ka tirsan Kooxaha Mukhaawamadda ku soo qabteen ama ku dileen hawlgalka ka kala dhacay Deegaannadda Tajalad iyo Daniga oo ku yaalla sohdinta ay Goballadda Sh/hoose iyo Sh/dhexe wadaagaan.
Xassan Cali Geesey (Alqeys)
alqeys34@hotmail.com