
General Duke
-
Content Count
37,626 -
Joined
-
Last visited
Posts posted by General Duke
-
-
They lost SOOL years ago when the people of the regional capital chased Riyaale all the way to Burco.
They claimed they still held SANAAG, now the discussion in the majority of Sanaag is not about Hargaysa, the people of Sanaag are looking towards Mogadishu.
The readings of earthquake sensing devices buried in Borama and areas that are capable of sending signals to Djibouti are indicating, the Somalis in the far north western region of the Republic are in the final stages of declaring THE AWDAL FEDERAL STATE OF SOMALIA soon after the Somali Reconciliation Conference in Mogadishu wraps up. It is predicted that this project will have the support of 91.9 % of the Somali people.Long live the Federal Republic of Somalia.
-
Wasiirka wasaarada Batroolka DF oo ka hadlaya kulanka jaaliyada Melbourne
Wasiirka Batroolka DF oo ka hadley sharciga Shidalka
13 Aug 13, 2007 - 7:12:47 AM
Wasiirka Batrolka DFKMG ah C/laahi Yusuf Maxamed oo booqasho ku jooga wadanka Australia ayaa kulan ay ka soo qayb galeen jaaliyada Somalida ee Melbourne kaga hadley arrimaha shidaalka Somalia oo wayadan dambe warar badan oo is khilaafsan ka soo baxayeen.
Wasiirka ayaa meesha ka saarey in aysan wax ka jirin wararka sheegaya in shirkada Batrolka Somaliyed ay saami 49% ku yeelan doonan shirkadaha ganacsiga Kuweit Energy, Indonesia PT Medco Energi Internasional Tbk.Halka ka akhri war la xiriira
Wasiirka wasaarada Batroolka DF oo ka hadlaya kulanka jaaliyada Melbourne
Cabdulahi Yusuf Maxamad ayaa shegey in shirkada Batroolka Somaliyed ay boqolkiiba boqol ay yeelan doonto dowlada Somaliyed isla markaana aysan aqbali doonin wax ka duwan sidatan.
Wasiirka oo wax laga waydiiyay sababta loogu baahdey in shirkad Batrool la sameeyo iyada oo ay jirto wasaarad ku shaqo leh howlaha shidaalka ayaan jawab toos ah ka bixin balse sheegey in ay ka horeyso in la aqbalo sharciga Barlamanka.
Dhinaca kale wasirka ayaa shegey in ay jiran heshiisyada lala galey Range Resources, CNOOC iyo Kuweit Energy, Indonesia PT Medco Energi Internasional Tbk balse aysan Wasaaradiisa weli ansaxin.
Wasiirka Batroolka DFKMG ah ayaa shegey in ka wasarad ahaan uusan weli la kulmin Range Resources isla markaana uusan arkin waraaqo qeexaya heshiiskooda
Cabdulahi Yusuf Maxamad ayaa sheegey in wararka jaraa'idka caalamka ka qorayaan arrimaha heshiiyada shidaalka Somalia aysan ka soo bixin wasaaradiisa isla markaana dadka ka hadley ku shaqo laheyn.
Wasiirka Batroolka ayaa xusey in ay jiraan ilaa 50 heshiis oo lala galey shirkado kala duwan balse ay ansax noqon doonaan kuwa wasaaradiisa gasho isaga oo sheegey in warsaxfadeed ka soo saari doono arrimaha shidaalka August 27.
Dhinaca kale Cabdulahi Yusuf Maxamad ayaa xaalka guud ee Samalia rajo weyn ka muujiyay gaar ahaan shirka beelaha Somaliyed uga socda magaalada Muqdisho.
Wasiirka ayaa ugu dambeyntii dadka isugu yimid kulankan ku dhiiri galiyay in dalkii dib ugu noqdaan isla markana ka qayb qaataan howlaha dib u dhiska dalka madama isaga laftigiisu ka mid ahaa qurba joogta.
-
Muqdisho: Dowlad Gobaleedka Puntland iyo Dowlada Faderaalka ee Soomaaliya Oo heshiisyo kala saxiixday.
13. august 2007
Muqdisho(AllPuntland)- Dowlad Gobaleedka Puntland iyo Xukuumada Soomaaliya oo kulamo maalmihii ku lahaa Magaalada Muqdisho ayaa waxa ay maanta kala saxiixdeen Heshiisyo kala duwan oo qaarkood la dhameystiray.
Heshiiskan ayaa waxaa labada dhinac ukala saxiixay raysal wasaare kuxigeenka ka mid ah Xukuumada Soomaaliya iyo Dhinac Puntland oo usaxiixay Madaxweynaha Puntland Maxamuud Muuse Xirsi.
Heshiiskan lakala saxiixday qodobo ka mid ah waxaa horay loogu gaaray Magaalada Garoowe,ayadoo dowlada Soomaaliyana ay haatan saxiixday heshiiskan.
Qodobada Heshiiska ayaa waxaa ka mid ah.
In ay dowlada Faderaalka ee Soomaaliya la wareegtay ciidamada Daraawiishta Puntland.
In ciidamada Bada sidoo kale ay la wareegtay DFKMGS.
In ciidamada nabadsugida Puntland ay la wareegto DFKMGS.
In Lacagaha Canshuuraha dadban ay dowlada Soomaaliya qeybteedu tahay 40%.
In ay Maamulka Puntland qeyb ka yeelato Kheyraadka dalka Soomaaliya iyo dhaqaalaha soo gala dowlada Faderaalka ee Soomaaliya.
Wasiirka Warfaafinta ee Maaamulka Puntland C/rixmaan Maxamed Bankax ayaa sheegay in Heshiisyadan ay fuleen qaarkood sida qodobka Lawareegitaanka ciidamada kala duwan Sida ciidamada Sirdoonka ,Ciidamada Daraawiishta iyo Ciidamada Badda.
Wasiirka warfaafinta ayaa wuxuu sheegay in heshiiskan uu ku yimid wada hadalo dheer oo ay yeesheen dowlada Soomaaliya iyo Maamulka Puntland ,isagoo sheegay in Puntland balanqaaday fulinta dhamaanba qodobada ka soo baxay Heshiiskan.
Mahan markii ugu horeysay ee Puntland iyo dowlada faderaalka ee Soomaaliya ay heshiis kala saxiixdaan ayadoo heshiiskii ugu danbeeyey ka dhacay Magaalada Garoowe markii uu halkaasi tagay Madaxweynaha dowlada Faderaalka ee Soomaaliya Md.C/laahi Yuusuf Axmed iyo wafdi uu hogaaminayo.
Faarax C/qaadir Geylan
AllPuntland
-
Che-G. No settling anything with anyone, I have outlined the posative aspects of this state.
The comparison to the JVA here was simple. The people who inhabit the SANAAG region like all others of Puntland do not control it through the gun, unlike Gedo. You do not hear any clans claiming someone else occupies Dhahar, Galkacyu, Bossaso and so on.
JB: Why the fall of Puntland? How does Puntland loose if the Sanaag region recognises the TFG, Somaluweyn and accepts the flag. Remmeber now even the security of Puntland is under the TFG.
Who looses, Puntland or the Secessionists because these Makhir boys are fighting to regain the control of Ceerigabo.
-
DFKMG ah & Maamulka Puntland oo heshiis dhinacyo badan kala saxiixdey
Dawlada Federaalka KMG ah ee Soomaaliya iyo Maamul Goboleedka Puntland ayaa maanta magaalada Muqdisho waxay ku kala saxiixdeen heshiis dhinacyo badan taabanaya.
Heshiiska maanta la kala saxiixdey ayaa wuxuu ahaa mid dhamaystir u ah heshiis ay labada dhinac horaantii bishan ku kala saxiixdeen magaalada Garoowe ee caasimada Puntland xili halkaasi uu booqasho ku yimid Madaxweynaha DFKMG ah C/laahi Yuusuf Axmed.
Heshiiskan oo ka koobnaa 6 qodob ayaa waxaa qalinka ku duugey Kuxigeenka Ra'isalwasaaraha Saalim Caliyow Ibrow iyo Madaxweynaha Maamul Goboleedka Puntland Max'uud Muuse Xirsi (Gen.Cade), waxaana goob joog ka ahaa madax kala duwan oo isugu jirey Madaxweyne C/laahi Yuusuf, wasiirada iyo xildhibaanada baarlamanka, wasiirada Puntland ee la socda Madaxweyne Cade, iyo marti shafar kale.
Qodobada heshiiska ayaa waxaa ka mid ahaa
1: In Puntland ay ciidamadeeda daraawiishta ku wareejiso DFKMG ah oo ay ku biiraan ciidamada xooga dalka Soomaaliyeed.
2: In Lacagta cashuuraha dadban ay dhaqaale ahaan dawlada Federaalka qaybteedu tahay 40%.
3: In Maamulka Puntland qaybtiisa ka helo khayraadka dalka iyo dhaqaalaha soo gala dawlada Federaalka KMG ah.
4: In Ciidamada Badda ee Puntland DFKMG ah la wareegto
5: In ciidamada sirdoonka Puntland DFKMG ah la wareegto.
6:In ciidamada Booliiska ay sii maamusho dawlad Goboleedka Puntland, inta laga dhisayo Booliis Federaal ah.
Wasiirka warfaafinta maamul Goboleedka Puntland C/raxmaan Max'ed (Bangax) oo galabta u waramayey Idaacada SBC gaar ahaan Barnaamijka xulka wararka 24-ka saac ayaa sheegay in qaar ka mid ah heshiiska ay Puntland horey u fulisey, sida in ciidamada badda iyo kuwa nabadsugida ay la wareegto DFKMG ah.
Dawlad Goboleedka Puntland iyo Dawlada Federaalka KMG ah ayaa tiro ka dhawr jeer waxay saxiixdeen heshiisyo kala duwan, waxaana heshiiskan uu ku soo beegmayaa iyadoo Ra'isalwasaare Cali Max'ed Geedi uu ka maqan yahay Muqdisho uuna ku sugan yahay Magaalada Nairobi.
SBC News Desk
-
^^^Xiin did not say that adeer reread his post.
Caamir, some great points brother.
-
The depth the opposition have fallen to. The man's sons wedding has nothing to do with any of us. Congrats to reer Geedi.
-
Allahu unaxaristo.
-
Agaasimihii HornAfrik Iyo Wariyeyaal Kale Oo Lagu Dilay Muqdisho
Muqdisho, Somaliya (Calanka.com) 11-Augosto-2007
Magaalada Muqdisho ayaa maanta waxa ka dhacay weeraro ka dhan ah oo lagu qaaday waraiyaal iyo agaasimayaal idaa cadeed kuwaasoo dil iyo dhaawacba loogu geystay maanta magaalada Muqdisho.
Wariyayaasha lagu wax yeeleeyay ugaarsigan bilowday 24-saac ee lasoo dhaafay ayaa lagu sheegay ilaa labo wariye halka agaasime idaacadeedna oo lagu magacaabo Cali Iimaan Sharma`arke lala beegsaday qarax miino gaari uu saarnaa xilli uu kasoo laabtay aaska mid ka mid ah wariyaasha la dilay.
Ilaa shan wariye iyo hal agaasime ayaa weerarda gaadmada ah ee lagu qaaday xalay iyo maanta lagu qiyaasay, waxaana dhaawac halis iyo mid fududba uu soo gaaray sadex ka mid ah wariyaasha halka labana ey geeriyootay.
Falkan ugaarsiga shaqaalayaasha idaacadaha ayaan la garaneyn ilaa iyo iminka cid ka dambeysa, laakiin waxaa la sheegay in ey fulinayeen kooxo ku hubeysan bastoolado ey geysteen iyagoo isla markaana wadada ugu aasaya miino.
Ilaa iyo iminka ma cadda waxa keenay in la ugaarsado wariyaal iyo agaasimayaal idaacadeed, laakiin waxaa loo badinayaan ugaarsigan arimo la xiriira siyaasadda oo ninba dhinac u dhadhansado.
Calanka.com: - Isha wararka xaqiiqda
-
Inaa Lilaahi Wa inaa Ileyhi Raajucuun
HornAfrik oo maanta si weyn uga naxday dilalka loo geystay Agaasimihii HornAfrik Cali Iimaan Sharma'arke iyo Wariye Mahad Axmed Cilmi
Alle ha u naxariisto Agaasimihii HornAfrik Cali Iimaan Sharmaarke oo goor dhow Miino wadada loo dhigay ku geeriyooday xilli uu ka soo laabtay aaska weriye Mahad Axmed Cilmi oo saaka Muqdisho isagana lagu dilay.
Marxuum Cali Iimaan ayaa gaarigii uu saarnaa oo kaliya lala beegsaday miinada xilli uu ka soo laabtay aaska iyadoo uu isla goobtii ku geeriyooday.
Sat-11-August-2007
-
B/Xaawo: Xiisad ba’an oo ka taagan degmada B/Xaawo
11. August 2007
B/Xaawo(AllPuntland)- Wararka naga soo gaaraya degmada Balad Xaawo ee Gobolka Gedo ayaa sheegaya in ay halkaasi ka jirto xiisad ba’an oo u dhaxeysa labo beelood oo deegaankaasi ku wada nool taasoo uu mid ka mid ah dadka deegaankaasi uu shalay halkaasi ku dilay nin rayid ah oo lagu magacaabi jiray Marxuum Barre Sh. Cali.
Maamulka degmada B/Xaawo iyo odayaasha dhaqanka iyo deegaanka oo gaarayey 60 xubnod ayaa maanta hoolka shirarka ee Xeroow kulan ay ku yeesheen isku raacay in beesha uu ka soo jeedo gacan ku dhiigluhu ay soo dhiibaan si shareecadda Islaamka loogu fuliyo taasoo ay ku tilmaameen iney tahay mid baajin karta xiisadaasi.
Marxuumka shalay la dilay oo ka yimid magaalada Baydhabo ayaan la garaneyn sababta loo dilay balse Guddoomiyaha degmada B/Xaawo Md. Axmed Maxamed Barguus ayaa sheegay in degmadaasi uu ka jiro nidaam ah in ninkii nin dilo loo qisaaso sida ay qabto shareecadda Islaamka kuna heshiiyeen dadka deegaanka.
Dhacdadan ayaa ku soo beegmeysa xili Khamiistii degmadaasi lagu fuliyay dil qisaas ah gacan ku dhiigle horay u dilay nin kale oo rayid ah kaasoo ay soo dhoweeyeen dadka deegaanka.
Cali Muxiyaddiin Cali
Allpuntland, Muqdisho
-
Dagaalo ka dhacay degmada Buurgaabo ee Jubada Hoose.
Posted to the MOL August 11, 2007, 1:20 pm
Wararka naga soo gaaraya Magaalada Kismaayo ayaa waxa ay sheegayaan in dagaal uu ka dhacay deegaanka lugu magacaabo Buurgaabo oo ka mid ah gobalka Jubada Hoose.
Dagaalkan ayaa waxaa lasheega in ay ku dhinteen ugu yaraan 3 qof uuna jiro dhawaac kale oo dagaalkaasi sababay.
Dagaaladan ayaa lasoo sheegayaa in uu udhaxeeya labo Maleeshiyo beeleed ,mana jiraan wax waan waan ah oo ku saabsan xiisadahaasi oo socda.
Gacanka hadal ayaa waxaa sababay markii kooxo doonayay in ay dhuxul dhoofiyaan ay kooxi ishor istaagtay ,halkaasina dagaal ku dhexmaray.
Deegaanadii ayaa laga soo sheegayaa in ay tahay mid dagan ,inkastoo ay jirto cabsi ku aadaan dagaalo markale dhexmara kooxahaan oo shalay galab iskood Xabada ujooiyey,
Maleeshiyaadkii diriray ayaa qaarkood Magaalada laga saaray waxayna wadaan abaabul dagaal oo ay doonayaan inay dib ugu noqdaan magaalada
Maleeshiyaadka xooga ku haysta magaalada kismaayo ayaa marwalba dagaalo ka geysta magaalooyin ka titsan gobalada jubooyinka
ayagoo dhawaan dagaal kula wareegay degmada jilib ee katirsan gobalka jubada dhexe ayadoo la iswaydiinayo sababta ay dawlada soomaaliya ugu seetodheeraynayso kooxahaasi carqaladaha kawado gobalada dalka ayagoo horay xoog ugu haystay magaalada kismaayo
Rabiile gabanow
-
In Conclusion
Anyone who has the interest of the people of Sanaag at heart and who admires this clans long held love of Somaliweyn and anti British sentiment will no doubt welcome any idea which will further empower its locals, develop its economy and bring them more peace.
More development, more peace and integrating Ceerigavo into Federal Somalia will only strengthen Puntland, Somalia and all of us.
I welcome such an endeavor and hope for the success of my sub-clan in the lofty heights of Sanaag.
-
Anti Secessionists
Makhir, and its advocates highlight that they are part of the TFG Somalia and hence there is no room for error with regards to the secessionist movement. They are deep anti-secessionists and Somaliweyn die hard supporters.
Thus the false claims of Hargaysa and their evil designs on the majority of Sanaag go down the pan. How does this hurt Puntland? With Ceerigavo on their sights, who looses the Federalists in Garowe or the secessionists in Hargaysa?
The secessionists defeat in Dhahar by Puntland and the defiance of Sanaag further illustrates that the locals are pro Somaliweyn and thus it further gives confidence to those who supported the values which were central to Puntland.
Thus the Makhir project does not veer away from the Federalist model, they are under no illusion to how terrible the Colonial British rule was. Since this region was home to the legendery Sultan Ali Shirre.
-
Why the Makhir project is positive?
The recent well documented news regarding the recent announcement of the creation of the Makhir state has been touted by some as the “fall of Puntland” and as the achiles heel of the regional state of the North East which is centred in Garowe. I on the other hand view Makhir as a positive development that will only enhance the people of Puntland and Federal Somalia.
Why?
Makhir was created as a response to the needs to address local issues, specially those concerning development, brininging more services in terms of health, education and creating a better economy with the creation of the sea-port at LasQoray as well as new roads that links it to the interland.
Makhir was created as a peaceful alternative to the failures many see with the Cade Adminstration. Its not a thuggish land grabbing entity, but one that wants to address local issues through dialogue and consensus. Unlike for example the JVA, which is holding other peoples land through occupation. One can not say that about this project which is locally led and which wants to gain the commitment of the locals.
-
^^^Maybe for you adeer, but like I called the demise of IndaCade and the looters inc. I call the definite route of the occupiers of Kismayu, Bardgeere and Luug.
-
Wasiirka Arimaha gudaha ee Dowladda Federalka Somalia ayaa si weyn u difaacay Dowladda KMG oo lagu eedeeyey in ay mas’uuliyadeeda leedahay ka maqnaanshiyaha Hogaanka Maxaakimta ee shirka dib u heshiisiinta.
Mogadishu , Khamiis, August 09, 2007 SMC
Wasiirka Arimaha gudaha ee Dowladda Federalka Somalia ayaa si weyn u difaacay Dowladda KMG oo lagu eedeeyey in ay mas’uuliyadeeda leedahay ka maqnaanshiyaha Hogaanka Maxaakimta ee shirka dib u heshiisiinta.
Hadalkan ayaa Wasiirka arimaha gudaha ee Dowladda KMG Maxamed Maxamuud Guuleed (Gacma-dheerer) waxa uu ku sheegay wareysi gaar ah oo uu siiyey Jariiradda Al-Sharqal Awsat ee kasoo baxda Magaalada London ee cariga Britan.
Isagoo ka jawaabayay codsi kaga yimid QM ayaa waxa uu sheegay in Dowlada Federalka ee uu hogaamiyo Madaxweyne C/llaahi Yuusuf Axmad ay ku dadaali doonto intii karaankeeda ah sidii uga soo qaybgalin leheyd Shirka dib u heshiisiinta kooxaha ku kacsan Dowladda.
Guuleed Gacma Dheere ayaa sidoo kale sheegay in Dowlada KMG ka ay tahay mid loo unkay siidii ay dadka Soomaaliyeed u hesheesiin leheyd haatan diyaar ay u tahay in ay qanciso kuwa ka biya diidsan Siyaasada Dowlada Federalka.
Wasiirka Arimaha Gudaha Maxamad Maxamuud Guuleed Gacma-dheere ayaa ku nuuxnuuxsaday in ay khalad wayn tahay in Dowlada Federalka lagu eedeeyo iney mas’uula ka tahay maqnaashaha hogaankii Golaha Maxaakimta Islaamka madasha shirka dib uheesheesiinta beelaha Somalia ee ka socda Muqdisho.
Dhinaca kale ergaga qaramada midoobay François Fall ayaa ku fashilmay inuu ku qanciyo hogaamiyaasha beelaha ****** ka qeybgalka shirka dib u heshiisiinta Soomaalida, kuwaas oo rajo xumi ka muujiyay guuleysashada shirka dib u heshiisiinta.
Wasiirka Arimaha Gudaha Maxamad Maxamuud Guuleed Gacma-dheere ayaa aad u amaanay mowqifka Jamacada carabt ee ku aadan xukuumada KMG ee Somalia, xilli Hogaamiyaha fulinta Maxaakimta Islaamka Somalia uu dhawaan si kulul u cambaareeyey Ururka Jaamacadda Carabta oo uu ku tilmaamay in ay gabtay taageeradii laga filayey ee xoreynta dalka sida uu hadalka u dhigay.
Somaliweyn Media Center “SMC”
Mogadishu, Somalia
-
^^^No I just got enlightened of late. Yusuf InadCade is down now we have a new paper weight contender and a desperate organisation losing the plot.
-
The majority clans of Bay, Bakool & Gedo dont want a debate, just their land back. Insult the elders if you like the cat is out of the bag, soon you will hear more determined voices. Remmeber the liberation of Baidoa started with talk.
As for the debate.
I dont much care for one with you adeer. Since we aint on the same level, I dont make up and name governors as I want.
-
-
^^^Adeer I now. Since 2004 I have told you the truth, in terms of the election, relocation and the demise of the courts in Baidoa. Now I agree war jiraaba cakaarahuu iman and the JVA will be crippled for good, in Kismayu and lower juba and soon they wont be able to control Gedo as they do. A brave new world beckons old boy.
-
Take out the head firts, the remaining disabled limbs can be dealt with in due time.
80% of the task of crippling the JVA is done, the remaining clowns will be taken out soon.
-
RE: Walaalaha G/gaduud qaar in madaxa laga jaro, qaarna madaxa loo salaaxo, ma xaq baa ?
Dawladdan hadda jirta wax kastaba ha leyska sheegtee waxaa soo doortay intii Somaaliya ku dulmaneed oo ka xanaaqay qabyaaladii uu C/qasim ku kacay markii Carte lagu soo doortay.Somaalida dulmaneyd waxay hadana qaadan kari waayeen markii inta dulmiga waday ay hormood ka noqdeen maxkamadihii qabiilka ku dhisnaa ee dagaalka la galay saxiibadoodii dawladda ay ka soo wada horjeedeene ee qabqablayaasha Xamar ka ahaa.Ogoowna qabqablayaasha biyaha webiga kama iibib jirin , Xamarna xataa msleeshiyadooda kama aheyn "Mukulaal madoow".
Arrimahaasna waxay keentay in Itoobiy ciidamadeeda lagu soo dhoweeyo ubax, Xamar iyo meel kasta oo ay tageynba.
Sidaas oo dhacdeyna, dawladdu gebi ahaanb ma aynan fulin ballantii ay ku qaaday Afgooye ee ahaa in qolo kasta ay degaankeeda hor u noqoto, lagana dulqaado kuwii ka soo hayaamay G/gaduud ee xoogga ugu hoogsanayey Shabeelada Hoose iyo Jubooyinka.
Waxaana dhacday in Kismaayo ciidamadii G/gaduud ee maxaakimta ka takhaluseen oo ay jebiyeen in mar kale la soo nooleeyey , la hubeeye, lana qalabeeyey.Sidaasna cida ku kacday ay tahay dawladda.
Marka waxaa iska cad in Kismaayo ay maleeshiya beeleedkii G/gaduud ay xoog ku qabsadaan,heysteena muddo badan, una tallaabeen Jilib markii ka soo takhaluseen
.
Waxaan la soconay in dawladda ay ka diiday qeyb ka mid ahaa walaalaha G/gaduud in ay sii heystaan guryihii dawladdu ku laheyd caasimadda, taasoo dhalisay in madaxa laga wada guro, afhayeenkoodiina Axmed Diiriye iska dhaaf wax kalee gurigii uu degenaa la burburiyey.
Waxaas oo dhanna marka waxay ku tuseeysaa in madaxweynuhu uusan caadil ka aheyn amuurahaan, u kalana eexanayo walaalihii kala tegay ee G/gaduud, isagoo aad moodo in reer G/gaduudka isku qabiilka yihiin uu wax walba u fasaxay.Ugu dambeyntiina, xaq ma ha in dad is leh midna madaxa loo salaaxo , midka kalena madaxa laga gooyo!.
-
^^^Adeer you seem to be sufering from the same problem that Hussain Aydeed hasing in denail. Taano is no governor of lower Shabbele his clan is a minority holed up in Kismayu due to chance.
This wont last sooner rather than later they will be chased out, hence all the double talk.
The TFG for now is cleaning up Mogadishu dealing with Taano's masters, the very men who chased his big brother Hiiraale [Goobale is still behind bars] and when thats finished all the governors will be returned including ina Gaboose.
I do love your day dream though. "he is governor full stop"
you should try getting into stand up.
Mustafe Cabdi Ciisse’s head is on the plate!!!
in Politics
Posted
This is a reaction to the news that the secessionist media have recognised that Somalia is one. Waagacusub...