General Duke

Nomads
  • Content Count

    37,626
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by General Duke

  1. Adeer, why must you go mad? You were wrong, I could not have been saying this a year ago, since the TFG was in Baidoa then. A year a go the clowns in Mogadishu were foaming at the mouth for blood, parading children for war. I told you they would lose and it would cost a dear price they lost and their folley is why you are making all this noise. What were you saying then? Hummmmmmm
  2. Adeer, why must you go mad? You were wrong, I could not have been saying this a year ago, since the TFG was in Baidoa then. A year a go the clowns in Mogadishu were foaming at the mouth for blood, parading children for war. I told you they would lose and it would cost a dear price they lost and their folley is why you are making all this noise. What were you saying then? Hummmmmmm
  3. Adeer, why must you go mad? You were wrong, I could not have been saying this a year ago, since the TFG was in Baidoa then. A year a go the clowns in Mogadishu were foaming at the mouth for blood, parading children for war. I told you they would lose and it would cost a dear price they lost and their folley is why you are making all this noise. What were you saying then? Hummmmmmm
  4. ^^^I guess I never notice peoples absences in SOL. Specially confused folks.
  5. ^^^I wish you luck in your struggle. I welcome your comments gainst the TFG. For if you was a supporter it might make me have doubts. The TFG can be supporters with people who love Somalia, those who want to keep loot will never undertsand because they are allergic to law and order.
  6. ^^^^^The TFG will arrest you if you break the law in Somalia, they will shoot you if you come with a weapon, they will confiscate that house you looted and return that farm you stole. If you talk as you do, you are only breaking the laws which keep you sane and thats a problem for you alone to face. Good luck
  7. ^^^I think you are talking to yourself. Who paraded women and children with machines of death? Who attacked Baidoa, using children and then fled? Was it not people like you who encouraged clowns like Xasan Dahir to use war as the only option?
  8. A year ago we were in Baidoa. We attacked no one but were attacked. Thus get your facts right.
  9. A year ago we were in Baidoa. We attacked no one but were attacked. Thus get your facts right.
  10. A year ago we were in Baidoa. We attacked no one but were attacked. Thus get your facts right.
  11. The NGO's are a great problem for Somalia. Corruption is a great problem for Somalia. And who but Yey can take this on after defeating the delusional Arab & Eritrean backed clown courts, the warlords of Mogadishu?
  12. Darwiish oo heshiis la garey hey'ada WFP 7 Dec 7, 2007 - 6:54:31 AM Wafdi ka socday hey'adda cuntada adduunka oo shalay soo gaaray Muqdisho ayaa kulan la yeeshay Taliyaha Nabadsugida Dowladda KMG Gen. Maxamed Warsame Darwiish. Kulankan oo ahaa mid aan saxaafadda loo ogoleyn ayaa adag in wax badan laga ogaado hase ahaatee wararka ku dhow labada dhinac ayaa sheegaya in heshiis buuxa laga gaarey khilaafka soo kala dhex galay labada dhinac. Khilaafkan oo gaarey meeshii ugu sareysay ayaa yimid kadib markii Dowladda KMG mamnuucday in gobolka Sh/Hoose aysan ka soo degi karin wax gargaar ah oo hey'adda WFP u socda. Wafdiga shalay yimid magaalada Muqdisho ayaa waxaa hoggaamineysay ku xigeenka hey'adda WFP ee arrimaha Soomaaliya Danisa Brown iyo xubin kale kuwaasi oo kulan gaar ah la qaatay. Lama oga sababta dowlada u diidan tahay in raashinku ka soo dego Marka madaama kamid tahay gobolada dalka balse warar aan la xaqiijin ayaa sheegaya in saraakiisha Nabad Sugida shaki ka qabto sida loo isticmaalyo raashinkaas marka uu ka baxo gacanta hay'ada ku deeqdey. Dowladda Federaalka KMG ah ee Soomaaliya ayaa dib u fasaxday howlihii gargaar ee hey'adda WFP ka watay Soomaaliya gaar ahaan howlihii dejinta maraakiib ay ku rarnaayeen shixnado gargaar oo ku xirnaa dekadda Marka ee gobolka Sh/Hoose. Garowe Online,Muqdisho
  13. Adeer, the TFG is led by Abdullahi Yusuf and can not in any way be compared to the silly day dream that is Hargaysa led by NSS spy Dahir Riyaale. As for our cabinet, four MP's refused to accept their nominations, last time I checked that was their right. As for the rest most important posts, Interior, foreign, defence, finance, deputies to the PM, the police, army, NSS are all filled. The local admin of Banadir is working so is the top level of the Parliment. We have a skilled PM who has the support of many in the ground and of course our beloved President.
  14. Max'ed Dheere oo sheegay in Afhayeenka B/****** lasii deyn doonin inta laga soo qab qabanayo xubnihii ku fakarka ahaa. Muqdisho, Sabti, 08 December - 2007 [Radio Simba] Gudoomiyaha maamulka gobolkan Banaadir, ahna duqa magaalada Muqdisho Max'ed Dheere ayaa sheegay in aan maxkamad lasoo taagi doonin, Afhayeenka B/******, inta laga helayo xubnihii kale ee ka tirsanaa golaha dhaqanka ******, sida uu yiri. Max'ed Dheere, oo u waramayay Idaacadda Simba ayaa sheegay in Axmed Diiriye, Afhayeenka Odayaasha Beelaha ******, oo imminka u xiran dowladda KMG ah aan lasii deyn doonin, isla markaana wax maxkamad ah lasoo taagi doonin, sida uu sheegay Max'ed Dheere, tan iyo inta laga soo qabanayo gudoomiyihii golaha ****** iyo xubnihii kale ee galahaasi. Waxaa uu intaa kusii daray in uu ku raad joogo, isla markaana uu soo qaban doono gudoomiyaha golaha dhaqanka B/****** iyo xubnaha kale oo Golahaasi qeybta ka ahaa. Dhanka kale, Max'ed Cumar Xabeeb Ma'xed Dheere ayaa tilmaamay in xaaladda gobolka Banaadir ay imminka tahay mid wanaagsan, oo dib u soo hagaageysa, sida uu hadalka u dhigay. Waxaa uu xusay in dib loo wada furi doono wadooyinka imminka xiran, ka dib markii lasoo afjaro, sida uu yiri howl galada ammaanka lagu sugayo. Max'ed Dheere, Gudoomiyaha maamulka gobolkan Banaadir ayaa ka taariikheeyay, Marxuum C/llaahi Ganey Firimbi, oo maalinimadii shalay ku geeriyooday Cisbitaalka Madiina ee magaaladan Muqdisho. Waxaa uu tilmaamay in mas'uulkaasi uu ahaa shaqsi kaalin weyn ku lahaa maamulka gobolka Banaadir, isla markaana ku dayasho mudan, sida uu yiri.
  15. Max'ed Dheere oo sheegay in Afhayeenka B/****** lasii deyn doonin inta laga soo qab qabanayo xubnihii ku fakarka ahaa. Muqdisho, Sabti, 08 December - 2007 [Radio Simba] Gudoomiyaha maamulka gobolkan Banaadir, ahna duqa magaalada Muqdisho Max'ed Dheere ayaa sheegay in aan maxkamad lasoo taagi doonin, Afhayeenka B/******, inta laga helayo xubnihii kale ee ka tirsanaa golaha dhaqanka ******, sida uu yiri. Max'ed Dheere, oo u waramayay Idaacadda Simba ayaa sheegay in Axmed Diiriye, Afhayeenka Odayaasha Beelaha ******, oo imminka u xiran dowladda KMG ah aan lasii deyn doonin, isla markaana wax maxkamad ah lasoo taagi doonin, sida uu sheegay Max'ed Dheere, tan iyo inta laga soo qabanayo gudoomiyihii golaha ****** iyo xubnihii kale ee galahaasi. Waxaa uu intaa kusii daray in uu ku raad joogo, isla markaana uu soo qaban doono gudoomiyaha golaha dhaqanka B/****** iyo xubnaha kale oo Golahaasi qeybta ka ahaa. Dhanka kale, Max'ed Cumar Xabeeb Ma'xed Dheere ayaa tilmaamay in xaaladda gobolka Banaadir ay imminka tahay mid wanaagsan, oo dib u soo hagaageysa, sida uu hadalka u dhigay. Waxaa uu xusay in dib loo wada furi doono wadooyinka imminka xiran, ka dib markii lasoo afjaro, sida uu yiri howl galada ammaanka lagu sugayo. Max'ed Dheere, Gudoomiyaha maamulka gobolkan Banaadir ayaa ka taariikheeyay, Marxuum C/llaahi Ganey Firimbi, oo maalinimadii shalay ku geeriyooday Cisbitaalka Madiina ee magaaladan Muqdisho. Waxaa uu tilmaamay in mas'uulkaasi uu ahaa shaqsi kaalin weyn ku lahaa maamulka gobolka Banaadir, isla markaana ku dayasho mudan, sida uu yiri.
  16. Max'ed Dheere oo sheegay in Afhayeenka B/****** lasii deyn doonin inta laga soo qab qabanayo xubnihii ku fakarka ahaa. Muqdisho, Sabti, 08 December - 2007 [Radio Simba] Gudoomiyaha maamulka gobolkan Banaadir, ahna duqa magaalada Muqdisho Max'ed Dheere ayaa sheegay in aan maxkamad lasoo taagi doonin, Afhayeenka B/******, inta laga helayo xubnihii kale ee ka tirsanaa golaha dhaqanka ******, sida uu yiri. Max'ed Dheere, oo u waramayay Idaacadda Simba ayaa sheegay in Axmed Diiriye, Afhayeenka Odayaasha Beelaha ******, oo imminka u xiran dowladda KMG ah aan lasii deyn doonin, isla markaana wax maxkamad ah lasoo taagi doonin, sida uu sheegay Max'ed Dheere, tan iyo inta laga soo qabanayo gudoomiyihii golaha ****** iyo xubnihii kale ee galahaasi. Waxaa uu intaa kusii daray in uu ku raad joogo, isla markaana uu soo qaban doono gudoomiyaha golaha dhaqanka B/****** iyo xubnaha kale oo Golahaasi qeybta ka ahaa. Dhanka kale, Max'ed Cumar Xabeeb Ma'xed Dheere ayaa tilmaamay in xaaladda gobolka Banaadir ay imminka tahay mid wanaagsan, oo dib u soo hagaageysa, sida uu hadalka u dhigay. Waxaa uu xusay in dib loo wada furi doono wadooyinka imminka xiran, ka dib markii lasoo afjaro, sida uu yiri howl galada ammaanka lagu sugayo. Max'ed Dheere, Gudoomiyaha maamulka gobolkan Banaadir ayaa ka taariikheeyay, Marxuum C/llaahi Ganey Firimbi, oo maalinimadii shalay ku geeriyooday Cisbitaalka Madiina ee magaaladan Muqdisho. Waxaa uu tilmaamay in mas'uulkaasi uu ahaa shaqsi kaalin weyn ku lahaa maamulka gobolka Banaadir, isla markaana ku dayasho mudan, sida uu yiri.
  17. "Gobolka Banaadir wax hub ah looma ogola in lagu dhex qaato marka laga reebo ciidamada, qof hub lagu qabtana waad garan kartaa, waxaana u gudbinay haweeneydaasi qeybta la dagaalanka Argagixisada oo baaris ku sameyn doona" An important message
  18. "Gobolka Banaadir wax hub ah looma ogola in lagu dhex qaato marka laga reebo ciidamada, qof hub lagu qabtana waad garan kartaa, waxaana u gudbinay haweeneydaasi qeybta la dagaalanka Argagixisada oo baaris ku sameyn doona" An important message
  19. "Gobolka Banaadir wax hub ah looma ogola in lagu dhex qaato marka laga reebo ciidamada, qof hub lagu qabtana waad garan kartaa, waxaana u gudbinay haweeneydaasi qeybta la dagaalanka Argagixisada oo baaris ku sameyn doona" An important message
  20. Muqdisho: Guddoomiyaha G/Banaadir oo sheegay in baadi goob loogu jiro odayaal sheegta Beelaha ****** 8. December 2007 Muqdisho(AllPuntland)- Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Maxamed Cumar Xabeeb "M.Dheere" ayaa sheegay in baadi goob loogu jiro sidii gacanta loogu soo dhigi lahaa odayaasha garab ka mid ah beelaha ****** kuwaasi oo maamulka Gobolka Banaadir uu ku eedeeyay iney ku lug leeyihiin dhibaatada magaalada Muqdisho iyo weerarada lagu qaado xarumaha ciidamada Soomaaliya iyo Itoobiya. "Axmed Diiriye waa xeran yahay, caddaalada ayaana sugeysa, kooxdii uu ka tirsanaa ee uu hoggaamiyo Xaadna ayaana raadineynaa oo baadi goob ayaan ugu jirnaa" ayuu yiri Maxamed Dheere oo sheegay in beesha ****** aysan qabin wax Afhayeen ah isla markaana uusan aheyn Axmed Diiriye buu yiri Afhayeen ******. "Gobolka Banaadir wax hub ah looma ogola in lagu dhex qaato marka laga reebo ciidamada, qof hub lagu qabtana waad garan kartaa, waxaana u gudbinay haweeneydaasi qeybta la dagaalanka Argagixisada oo baaris ku sameyn doona" ayuu yiri Md. Maxamed Dheere oo ka hadlayey ciidamada Gobolka oo gacanta ku dhigay haweeney sidatay Bastoolad iyo lacag Afar Kun Dollar ka badan taasoo looga shakiyay in ay howlgal fulin rabtay. Guddoomiye Maxamed Dheere ayaa sheegay in wadooyinka haatan la furay ee horay y xernaa loo xeray arrimo nabadgelyo dartood, isla markaana goobahaasi ay xiligan u muuqdaan kuwa ka soo raynayso xaalada ay horay u ahaan jir iyo tan hada ay ku sugan tahay, taasoo uu sheegay in ay ku timid howlgalada ciidamada Dowladda iyo kuwa Itoobiya ay ka fuliyeen. Ugu danbeyntii Maxamed Dheere ayaa sheegay in xubnaha ka soo horjeeda dhismaha xukuumadda cusub ay yihiin kuwo fikir leh balse isaga maamul ahaan uu u arko in loo hoggaansamo awaamiirta Madaxda sare ee dowladda lagana wanaagsan yahay khilaaf hor leh oo xiligan bilowda. Cali Muxiyaddiin Cali AllPuntland, Muqdisho
  21. Muqdisho: Guddoomiyaha G/Banaadir oo sheegay in baadi goob loogu jiro odayaal sheegta Beelaha ****** 8. December 2007 Muqdisho(AllPuntland)- Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Maxamed Cumar Xabeeb "M.Dheere" ayaa sheegay in baadi goob loogu jiro sidii gacanta loogu soo dhigi lahaa odayaasha garab ka mid ah beelaha ****** kuwaasi oo maamulka Gobolka Banaadir uu ku eedeeyay iney ku lug leeyihiin dhibaatada magaalada Muqdisho iyo weerarada lagu qaado xarumaha ciidamada Soomaaliya iyo Itoobiya. "Axmed Diiriye waa xeran yahay, caddaalada ayaana sugeysa, kooxdii uu ka tirsanaa ee uu hoggaamiyo Xaadna ayaana raadineynaa oo baadi goob ayaan ugu jirnaa" ayuu yiri Maxamed Dheere oo sheegay in beesha ****** aysan qabin wax Afhayeen ah isla markaana uusan aheyn Axmed Diiriye buu yiri Afhayeen ******. "Gobolka Banaadir wax hub ah looma ogola in lagu dhex qaato marka laga reebo ciidamada, qof hub lagu qabtana waad garan kartaa, waxaana u gudbinay haweeneydaasi qeybta la dagaalanka Argagixisada oo baaris ku sameyn doona" ayuu yiri Md. Maxamed Dheere oo ka hadlayey ciidamada Gobolka oo gacanta ku dhigay haweeney sidatay Bastoolad iyo lacag Afar Kun Dollar ka badan taasoo looga shakiyay in ay howlgal fulin rabtay. Guddoomiye Maxamed Dheere ayaa sheegay in wadooyinka haatan la furay ee horay y xernaa loo xeray arrimo nabadgelyo dartood, isla markaana goobahaasi ay xiligan u muuqdaan kuwa ka soo raynayso xaalada ay horay u ahaan jir iyo tan hada ay ku sugan tahay, taasoo uu sheegay in ay ku timid howlgalada ciidamada Dowladda iyo kuwa Itoobiya ay ka fuliyeen. Ugu danbeyntii Maxamed Dheere ayaa sheegay in xubnaha ka soo horjeeda dhismaha xukuumadda cusub ay yihiin kuwo fikir leh balse isaga maamul ahaan uu u arko in loo hoggaansamo awaamiirta Madaxda sare ee dowladda lagana wanaagsan yahay khilaaf hor leh oo xiligan bilowda. Cali Muxiyaddiin Cali AllPuntland, Muqdisho
  22. Muqdisho: Guddoomiyaha G/Banaadir oo sheegay in baadi goob loogu jiro odayaal sheegta Beelaha ****** 8. December 2007 Muqdisho(AllPuntland)- Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Maxamed Cumar Xabeeb "M.Dheere" ayaa sheegay in baadi goob loogu jiro sidii gacanta loogu soo dhigi lahaa odayaasha garab ka mid ah beelaha ****** kuwaasi oo maamulka Gobolka Banaadir uu ku eedeeyay iney ku lug leeyihiin dhibaatada magaalada Muqdisho iyo weerarada lagu qaado xarumaha ciidamada Soomaaliya iyo Itoobiya. "Axmed Diiriye waa xeran yahay, caddaalada ayaana sugeysa, kooxdii uu ka tirsanaa ee uu hoggaamiyo Xaadna ayaana raadineynaa oo baadi goob ayaan ugu jirnaa" ayuu yiri Maxamed Dheere oo sheegay in beesha ****** aysan qabin wax Afhayeen ah isla markaana uusan aheyn Axmed Diiriye buu yiri Afhayeen ******. "Gobolka Banaadir wax hub ah looma ogola in lagu dhex qaato marka laga reebo ciidamada, qof hub lagu qabtana waad garan kartaa, waxaana u gudbinay haweeneydaasi qeybta la dagaalanka Argagixisada oo baaris ku sameyn doona" ayuu yiri Md. Maxamed Dheere oo ka hadlayey ciidamada Gobolka oo gacanta ku dhigay haweeney sidatay Bastoolad iyo lacag Afar Kun Dollar ka badan taasoo looga shakiyay in ay howlgal fulin rabtay. Guddoomiye Maxamed Dheere ayaa sheegay in wadooyinka haatan la furay ee horay y xernaa loo xeray arrimo nabadgelyo dartood, isla markaana goobahaasi ay xiligan u muuqdaan kuwa ka soo raynayso xaalada ay horay u ahaan jir iyo tan hada ay ku sugan tahay, taasoo uu sheegay in ay ku timid howlgalada ciidamada Dowladda iyo kuwa Itoobiya ay ka fuliyeen. Ugu danbeyntii Maxamed Dheere ayaa sheegay in xubnaha ka soo horjeeda dhismaha xukuumadda cusub ay yihiin kuwo fikir leh balse isaga maamul ahaan uu u arko in loo hoggaansamo awaamiirta Madaxda sare ee dowladda lagana wanaagsan yahay khilaaf hor leh oo xiligan bilowda. Cali Muxiyaddiin Cali AllPuntland, Muqdisho
  23. ^^^Hasha, dont worry about the boys in Mogadishu, we are going for their backers ans sponsors and have dealt with many "tough" men. But again, quit with the bravado and keep the little peace you have. Because if you dont learn the lesson from "impregnable" Mogadishu, secessionists delusion will be like Biafra before it, a thing of nostalga, while the Federal Government will be the only reality.
  24. and the others who constantly declare a victory when helpless somalis are massacred Did you stop these "helpless Somali"s when they were rushing to war in the direction of Baidoa? :rolleyes: Who paraded women and children around with AK-47's, a firts in Somali history?