General Duke

Nomads
  • Content Count

    37,626
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by General Duke

  1. ^^^The capital of Somalia today belongs to the people, it is controlled by the government of Somalia. Before the TFG it was in the hands of clan court/warlords and claimed by a single clan..Thus things are improving.
  2. I was suprised by this film, the title and the previous did not excite me much, even though I have enjoyed the Coen brothers previous movies, Fargo and Brother where art though, I did not think this film would be any good. Was I wrong? This was the best flick I have seen in ages, the action, the dialogue and the filmatography were all great.. Anton Chigurh was a fright, the no 1 baddie in movies history..... Anyone read the book?
  3. Wasiirka Arimaha Gudaha dowlada Federaalka iyo Wafdi uu Hogaaminayo oo Maanta soo Gaaray G/Shabeelaha Hoose. Afgooye,(WNT):-Wafdi balaaran oo uu hogaaminayo Wasiirka arimaha gudaha dowlada Federaalka soomaaliya ayaa Maanta soo gaaray gobolka shabeelaha hoose iyaga oo kulamana halkaasi kula qaatay madax ka tirsan Maamulka. Wafdigaan ayaa markii ay soo gaareen gobolka waxaa ay kulan albaabadu u xiran yihiin la qaateen qaar ka mid ah Mas’uuliyiinta maamulka Gobolka shabeelaha hoose iyaga oo ka wada hadlay xaalada gobolka iyo sidii loo sii xoojin lahaa xiriirka ka dhaxeeya dowlada iyo Gobolka . Markii uu shirkaasi soo idlaaday ayaa waxaa saxaafada la hadlay wasiirka arimaha gudaha Muuse Amiin Nuur iyo Wasiirka gaadiidka Cira iyo dhulka iyaga oona dhamaantood si weyn ugu mahad celiyay maamulka gobolka shabeelaha hoose qaabka wanaagsna oo ay gobolka ugu soo dhaweeyeen. Wasiirka Gaadiidka cirka iyo dhulka Maxamed Ibraahim Xaabsade ayaa si cad u sheegay in aysan gobolka ku sugneyn sida uu hadlka u dhigay kooxaha ka soo horjeeda dowlada federaalka soomaaliya. Xaabsade ayaa intaasi ku daray in inta badan soo gaari jireen in gobolka ku sugan yihiin kooxaha ka soo horjeeda dowlada balse uu shaaciyay in haatan wararkaasi noqdeen kuwo been abuur ah. Wasiirka arimaha gudaha oo isna saxaafada la hadlay ayaa sheegay in booqashadooda ay la xiriirtay sidii kormeero kala duwan ugu soo sameyn lahaayeen qaar ka mid ah gobolada dalka soomaaliya taasi oo ku aadan ka war qabka xaalada dadka goboladaasi ku dhaqan. Si kastaba waa booqashadii ugu horeeysay oo ay wafdi ka socda xukuumada Nuur Cadde ku yimaadaan gobolka shabeelaha hoose tan iyo markii la soo dhisay iyada oo taasina si weyn u soo dhaweeyeen qaar ka mid ah dadka gobolkaasi ku dhaqan. C/kariin Xuseen Guutaale. Xafiiska Wararka Waayaha.net,Afgooye.
  4. Muqdisho: Maamulka Gobolka Banaadir oo ku dhawaaqay in canshuur uruurin uu ka bilaabo doono Degmooyinka Gobolka Banaadir, marka laga reebo Labo Degmo. 13. februar 2008 Muqdisho (AllPuntland) - Maamulka Gobolka Banaadir ayaa ku dhawaaqay in dhowaan canshuur uruurin ah uu ka bilaabi doono Degmooyinka Gobolka, marka laga reebo Labo Degmo. Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ee dhinaca Siyaasada Axmed Tahliil Warsame oo maanta ka hadlay Shir Xubno ka tirsan Gobolka Banaadir ku yeesheen Xaruntii Gaadiidka Booliska. Gen. Axmed Tahliil ayaa sheegay in Maamulka uu go'aansaday in wixii maanta ka bilowday Degmooyinka Gobolka Banaadir laga bilaabo howlo canshuur uruurin, taasoo ku sheegay in ay qeyb ka qaadaneyso sugida ammaanka Caasimada. Waxa uu sheegay in canshuur qaadistu ka bilaabaneyso Degmooyinka Gobolka Banaadir, marka laga reebo buur yiri Labo Degmo oo ay kala baqayaan Shaqaalaha Dowladda Hoose in ay dhibaato soo gaareen. Ma uusan carabaabin Labadaas Degmo, laakiin waxa uu qiray in Kooxaha Dowladda ka soo horjeeda ay kala kulmi karaan weeraro gaadmo ah sida uu yiri. Degmooyinka Huriwaa oo idil ayaa hoy u noqotay kooxaha ka soo horjeeda Dowladda, waxaana ku soo biirtay Degmooyinka Hodan iyo qeybo ka mid H/wadaag oo ay ka dhacaan iska hor imaadyada hubeysan. Lama oga sida ay ugu dhaqan geli karaan Degmooyinka canshuur uruurinta, xilli Degmooyinka Kaaraan, Shibis iyo qeybo ka mid Yaaqshiid ay si toos ah uga socdaan Howlo canshuur uruurin ah. C/casiis Maxamed AllPuntland
  5. Mag. Muqdisho oo amnigeeda la adkeeyay Muqdisho, Somaliya (Calanka.com) 12-Febraayo-08 Magaalada Muqdisho ayaa jawi degenaan ah laga dareemayaa, waxaana la arkayaa ciidamo fara badan oo Boolis ah oo Isgoysyada Wadooyinka ku sugan, kuwaasoo ammaanka si weyn u sugaya iyagoo aan ciidamadaasi lakulmaynin wax iska caabin ah oo kaga imaanya kooxaha kasoo horjeeda. Degenaanshaha xaafadaha ey rabshaduhu ku badnaayeen ee Muqdisho ayaa ka danbeeya kadib markii Ciidamada Booliska bilaabeen howl gal iyo roondooyin ay meelaha qaar ku sameynayaan, si ay uga hortagaan weerarada iyo qaraxyada ay maleegaan Kooxaha ka soo horjeeda. Saraakiisha ciidamada amaanka ee gobolka Banaadir ayaa waxaa ay sheegeen in Ku dhowaad tobaneeyo ruux loo soo qab qabtay falal ammaan xumo, kadib howl gal roondeyn ah oo ey ciidamada Booliska ka sameeyeen degmooyinka gobolka Banaadir, waxaana kooxahaas lagu soo qabtay iyagoo sita Bastoolado iyo bambaanooyin, sida Booliska ku warameen. Dadka reer Muqdisho oo lahadlayay shabakada wararka ee Calanka ayaa waxaa ay soo dhaweeyeen degenaashaha laga dareemaayo magaalada, waxaana ay kacodsadeen mas`uuliyiinta dowldda in ay qaado tallaabo walba oo lagu sugaayo amniga magaalada. Gabagabadii xasiloonida laga dareemaayo caasimada ayaa waxaa ay kusoo beegmaysa xili maalmihii lasoo dhaafay ay ilaa iyo 49-qofood oo lasheegay in ay kasoo baxsadeen dhinaca kasoo horjeeda dowlada ay kusoo biireen dowladda federalka inkastoo la ogaan karin in ay sii jiri doonto marka laga eego dhinaca siyaasada. C/laahi Xassan Baliil Baliilkhan10@hotmail.com
  6. Galbayte, Obama is a breath of fresh air. I am an avid student of history and this campaign is nothing other than historic. He will be good for America's relations with the rest of the world. So far so good, we await WI...
  7. Barack Obama tonight established himself as the clear frontrunner for the Democratic nomination after winning three primary contests in the Washington, DC area by overwhelming margins over Hillary Clinton. The night's results increase the prospect of a contest next November between Obama and John McCain, who also won all three of his contests against Mike Huckabee. Clinton now needs to win 56% of the remaining delegates if she is to secure the Democratic nomination. Her campaign showed new evidence of disarray tonight with the resignation of her deputy campaign manager, Michael Henry. As the results came in, her campaign worked the telephones in an effort to reassure donors that she remained a viable candidate. Obama, speaking at Madison, Wisconsin, which holds its primary next week, told supporters he represented a "new American majority". He added: "We won the state of Maryland. We won the commonwealth of Virginia and, though we won in Washington, DC, this movement will not stop until there is change in Washington, DC. Tonight we are on our way."
  8. So let us begin anew - remembering on both sides that civility is not a sign of weakness, and sincerity is always subject to proof. Let us never negotiate out of fear. But let us never fear to negotiate. Let both sides explore what problems unite us instead of belabouring those problems which divide us. JFK..... Thus do not fear a single clan, for what is at stake is the nation and the people.
  9. Midowga Yurub oo amanay talaabooyinka ra’isul wasaaraha Soomaaliya Nuur Xasan Xuseen (Cadde ) uu u qaadayo dhinaca dib u heshiisiinta. Masuulka Midowga Yurub ugu qaabilsan horumarinta iyo gargaarka bini’aadanimada Louis Michel, ayaa maanta ku dhawaaqay in uu si weyn u soo dhaweynayo horuamrka la taaban karo ee uu sameynayo ra’isul wasaaraha dowladda federalka Soomaaliya Nuur Cadde,kaas oo ku aadan in nabad iyo degenaasho dib loogu soo dabaalo dalka Soomaaliya oo dagaalo sokeeye ay ka soconayeen mudo ku dhow 20 sanadood. Masuulka Midowga Yurub ugu qaabilsan horumarinta iyo gargaarka bini’aadanimada Louis Michel, ayaa maanta ku dhawaaqay in uu si weyn u soo dhaweynayo horuamrka la taaban karo ee uu sameynayo ra’isul wasaaraha dowladda federalka Soomaaliya Nuur Cadde,kaas oo ku aadan in nabad iyo degenaasho dib loogu soo dabaalo dalka Soomaaliya oo dagaalo sokeeye ay ka soconayeen mudo ku dhow 20 sanadood. Mr. Michel waxaa uu soo dhaweeyay dadaalada ra’isul wasaare Nuur Cade ee ku aadan in horay loo sii dhaqaajiyo geedi socodka nabada dalka Soomaaliya,waxaana uu sarkaalkan Midowga Yurub u hadlay sheegay in uu taageero dhan kasta ah la garab istaagayo ra’isul wasaare Nuur Cadde,si loo suura geliyo in dalka laga qaban qaabiyo doorashooyin madax banaan oo dimoqoraadi ah marka la gaaro sanadka 2009-ka. "Waan soo dhaweynayaa si weyn ayaana u taageersanahay dadaalada uu wado Ra’isul wasaare Nuur Cadde oo dowladiisu ay sameysay wax yaabo badan oo dib u heshsiinta kaabaya”ayuu yiri masuulka midowga Yurub ugu qaabilsan hour marinta iyo gargaarka bini’aadanimada Louis Michel . Louis Michel,waxaa uu sheegay in ra’isul wasaaruhu uu durbaba ku dhaqaqay meel marinta balan qaad uu sameeyay xilligii jagada loo dhaarinayay,oo ahaa in uu wada hadal la galayo kooxaha mucaaradka,dibad joogyada Soomaaliyeed,bulshada rayidka iyo cid kasta oo wax tabaneysa. "Waxaan aad ugu faraxsanahay in ra’isul wasaare Nuur Cadde uu isiiyay balan qaad ah in uu horu marinayo qorshaha nabada Soomaaliya ka hor inta aanay dhamaan mudada jiritaanka dowladda federalka Soomaaliya”ayuu mar kale yiri hour marinta iyo gargaarka bini’aadanimada Louis Michel. Midowga Yurub waxaa uu sheegay in uu bixinayo lacag dhan in ka badan 254 million oo Euro oo loo adeegsanayo salka u dhigida nabada iyo xasiloonida Soomaaliya ,waxaana kharash gareynta lacagtaasi ay bilaabaneysaa sanadkan aanu ku jirno,iyadoo socon doonta ilaa iyo 2013-ka. Intii uu socday kulan muddo saacad ka badan qatay oo uu la yeeshay ra’isul wasaaraha Soomaaliya ayuu sarkaalkan Midowga Yurub ka tirsani sheegay in loo baahan yahay si deg deg ah in loo soo dhameystiro daad gureynta ciidamadii dalalka Afrikaanku ay u balan qaadeen Soomaaliya,isago beesha caalamkana ugu baaqay in ay gacan weyn ka geysato maal gelinta xasilooni kusoo dabaalida Soomaaliya. Waxaa uu sheegay soo daad gureynta ciidamadani in ay muhiim u tahay ka saarista ciidamada Itoobiyaanka ee dalka Soomaaliya. Michel,waxaa uu ugu baaqay ra’isul wasaaraha Soomaaliya iyo dhamaan masuuliyiinta Soomaaliyeed in ay xaqiijiyaan dhowrista xuquuqda aadanaha iyo sugida amaanka shaqaalaha gargaarka caalamiga ah ee u yimid in ay shacabka Soomaaliyeed wax taraan. Michel ayaa sheegay in bartilmaamedsiga shaqaalaha gargaarku uu yahay mid kasoo hor jeeda shuruucda caalamiga ah,isla markaana uu horseedayo oo keliya dhibaatooyinka Soomaalida heysta oo sii bata, sababtoo ah shaqaalahga gargaarku hadii amaankooda khatar la geliyo way ka baxayaan dalka. Xafiiska warqabadka shabakada wararka carmooyin.com ee Muqdisho. contact:carmooyin@hotmail.com or carmooyin@gmail.com
  10. Marka: Wasiiro iyo Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka oo uu hogaaminayo Wasiirka Arrimaha Gudaha oo maanta gaaray Magaalada Marka 13. februar 2008 Marka (AllPuntland) - Wafdi ballaaran oo isugu jira wasiiro iyo Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka oo uu hogaaminayo Wasiirka Arrimaha Gudaha Dowladda Federaalka Muuse Nuur Amiin ayaa maanta gaaray Magaalada Marka. Wafdiga ka socda Baarlamaanka iyo Xukuumada ayaa ujeedada socdaalkooda lagu sheegay soo eegida xaalada Gobolka Shabellaha Hoose, iyadoona boqolaal ruux oo caleemo qoyan sitay ay si weyn ugu soo dhoweeyeen Xarunta Gobolka. Xubnaha Wafdigan oo uu horkacayay Wasiirka Arrimaha Gudaha Dr. Muuse Nuur Amiin ayaa waxaa ka mid ahaa Xubno ay ka mid yihiin Wasiirka Gaadiidka Cirka, Dhulka iyo Dekedaha Maxamed Ibraahim Xaabsade, Xildhibaan Yuusuf Mire Seeraar, Xildhibaan Afaraale iyo xubno kale. Xubnahani ayaa socdaalkooda ka sheegay meel fagaaraha ah oo dad boqolaal gaaraya isugu soo baxeen, iyadoona uu ugu horeyn halkaas ka hadlay Wasiirka Gaadiidka Cirka iyo Dhulka iyo Dekedaha Maxamed Ibraahim Xaabsade. Xaabsade ayaa sheegay in ay Magaalada Marka u yimaadeen, sidii ay ugu kuur geli lahaayeen, xaalada nabadgelyo iyo tan bani'aadanimo ee Gobolka. Waxa uu daboolka ka qaaday in Gobolka aanu hoy u aheyn waxa uu ku sheegay Kooxaha ka soo horjeeda Dowladda, isagoona intaa ku daray in markii hore ay u heysteen in Deegaanada Gobolka Sh/Hoose ay aheyd meel hoy u ah kooxaha dowladda ka horjeeda sida uu yiri. Wafdiga ka socda Dowladda Federaalka ayaa dhowr maalmood ku sugnaan doona Magaalada Marka, iyadoona halkaas kulamo kula qaadaya Xubnaha Maamulka Gobolka iyo Hey'addaha Sama falka ee ka howl gala Gobolkaas. Waa markii u horeysay ee wafdi heer sare ah oo ka socda Dowladda iyo Baarlamaanka ku tagaan Magaalada Marka ee Xarunta G/Sh/Hoose. C/casiis Maxamed AllPuntland
  11. Of all the ways to describe Tuesday night as a bad night for Hillary Clinton, perhaps the most dramatic is to point out this: the pundits on CNN and MSNBC started comparing her to Rudy Giuliani. Giuliani, of course, has become a national punch line for his decision to skip the first four Republican contests and put all his chips on Florida, where he lost humiliatingly because ... he skipped the first four Republican contests. Clinton is not in that bad a position, and fans of Barack Obama who are tempted to think so need to refrain from gloating - as of today, Clinton is still way ahead in Ohio, and a Giuliani-like collapse either there or in Texas seems unlikely. But the tea leaves of Obama's dominating, 20-plus-percentage point win in Virginia - the seat of the old Confederacy, it still bears mentioning - contain bleak auguries for the erstwhile inevitable candidate. A few striking numbers - some of them stunning numbers - from the Virginia exit polls. Obama carried white men with 55%. He carried Latinos with 55%. He carried Catholics with 52%. He carried voters with incomes under $50,000 with 59%. He carried independents with 62% - and far more independents voted in the Democratic primary, for Obama, than in the GOP primary, for McCain. And he carried Republicans who chose to vote in the Democratic primary (they constituted 7% of the vote) with 70%. And, lest the Clinton campaign try to say that Obama's win was the result of his popularity among said independents and Republicans? Obama carried Democrats with 59%. Clinton held on to win whites overall, but by a whisker: 51 to 48%. Guardian.com
  12. ^^^Indeed, they hate the nation and use individuals as excuses. Somalia is back.
  13. Well done Mr PM, keep up the good work... Viva the third republic of Somalia...
  14. R/wasaare Nuur Cadde oo ku sugan Brussels Muqdisho, Somaliya (Calanka.com) 11-Febraayo-08 Ra'iisul Wasaaraha Xukuumada kumeel gaar ah ee somalia Nuur Xasan Xuseen {Nuur Cadde} ayaa waxaa uu gaaray xarunta Midowga Yurub ee Brussels, waxaaana wararka halkaa kamimaanaya ay sheegayaan in uu lakulmaayo Madaxa horumarinta Midowga Yurub Louis Michel, Saraakiisha qaabilsan Afrika isagoo u bandhigi doona waxaana ay kawada hadli doonaan qorshaha Siyaasadeed ee Xukuumaddiisa doonayso in ay ka qabato Guud ahaan dalka Soomaaliya. Wafdiga Ra'iisul Wasaaraha ayaa waxaa kamid ah Wasiirada Maaliyadda iyo arrimaha Dibadda Maxamed Cali Xaamuud iyo Jangali ayaa sidoo kale la filayaa in ay soo maraan dalal kale oo Yurub ka mid ah halkaasoo kulamo gooni goono ah laqaadan doono. Nuur Cadde ayaa u fasiri doona dalalkaas qaabka uu doonayo inuu ula hadlo kooxaha ka soo horjeeda Dowladdiisa isagoo doonaya inuu wax ka bedelo Siyaasadda arrimaha Dibadda Dowladda Federaalka oo uu wada hadalo lafuro kooxaha kaoso horjeeda siyaasada dowlada. Warar aan xaqiiq ahayn ee uu baahiyay ayaa waxaa lasheegayaa in raiisal wasaare nuur cadde safarkiisa kadib uu tagi doono magaalada Casmara halkasoo kulamo laqaadan doono masuuliyiinta maxaakimta balse arrintaa waxaa beeniyay gudoomiyaha golaha maxaakiimta islaamiga Sh.Shariif Sh,Axmed oo lahadlaayaya mid kamid ah saxaafada gudaha oo uu sheegay in uu san ogayn wada hadalkaasi oo doonayo Nuur cadde. Ilaa iyo imainka lama oga safarka uu raiisal wasaare Nuur caddde uu wax kabadali karro dadaalad uu ku doonayo dib u heshiisiin loo dhanyahay. Dhawaan waxaa jiray qilaaf xoogan oo udhexeeya madaxwaynaha iyo raiisal wasaaraha kaasoo kusaabsanaa qaabka loo wajahayo dib uheshiisiinta uu wado Nuur Cadde lakaiin waxaa muuqata in xukuumada Nuur Cadde ay taageero kahalayso magaalada caasimada ee Muqdisho kadib markii uu lasoo baxay siyaasada fur furan. C/laahi Xassan Baliil Baliilkhan10@hotmail.com
  15. Ra’iisul Wasaare Nuur Cadde oo Xarunta Modoowga Yurub kula kulmay Xoghayaha Guud ee Arrimaha Amniga Mr. Javier Solana Ra’iisul Wasaaraha DFKMG ah Mudane Nuur Cadde ayaa magaalada Brussels kula kulmay Mr. Javier Solana oo ah ma’suulka u qaabilsan Midoowga Yurub arrrimaha amniga. Kulankan ayaa ka dhacay xarunta Midoowga Yurub ee European Council. Mudane Nuur oo soo gaaray magaalada Brussels shalay subaxnimadii ayaa waxaa wax laga waydiiyay kulanka uu la qaatay Mr. Solana, waxaana ugu horreyntii uu sheegay isagoo faahfaahinaya inuu kulankan ahaa mid ku dhamaaday jawi wanaagsan isla markaana ay ka wada hadleen xaaladda guud ee dalka Soomaaliya iyo sidii wax looga qaban lahaa soo celinta nabad galyada iyo arrimaha dib u hishiisiinta, Midoowga Yurubna ay gacan uga gaysan lahaayeen. Wuxuuna Mudane Cadde sheegay oo kale in ay dhamaan arrimahaas isku af garteen. Dhinaca kalena wuxuu Ra’iisul Wasaaraha sheegay in uu Mr. Solana ugu ballan qaaday in ay wax wayn ka qaban doonaan Midoowga arrimaha Soomaaliya gaar ahaan xagga dib u hishiisiinta iyo nabad galyada. waxaa kaloo Ra’iisul Wasaaraha la waydiiyay qaabka ay u wajahayaan dib u hishiisiinta iyo qaabka ay wada hadal ula furayaan kooxaha mucaaradka ah ayaa ku jawaabay. In ay ka go’an tahay in ay mucaaradka dowladda kasoo hor jeeda si aan kala sooc lahayn oo loo dhan yahay ay ula xaajoon doonaan ulana hadli doonaan isagoo hadalkiisa sii watana wuxuu yiri “ Mucaaradka waa dad dalka xaq ku leh waajibna uu ka saran yahay in ay wax ka qabtaan, maxaa yeelay dalka wax u qabashadiisa iyo umadda Soomaaliyeed wax u qabashadeeda annaga iyo mucaaradka waa u simman nahay oo ma kala xigno wadanka iyo dadkaba haddiise mucaaradka ay dhaliilsan yihiin wax qabadkeena dowlad ahaan amaba ay jirto in ay wax ka tabanayaan xagga awood qaybsiga annaga diyaar ayaan u nahay inaan arrimahaas ka wada hadalno, meel isla dhigno wixi dan u ah ummaada Soomaaliyeed wixii qilaaf jirana meel la isla wada dhigo” Sidoo kale Prime Ministerka wuxuu ka jawaabay su’aal kale oo ku saabsanayd qaabka ay ku bixi karaan ciidamada Itoobiya iyo habka ay ku imaan karayaan ciidamada AMISOM iyo haddii uu kala hadlay Mas’uulka Midoowga Yurub in ay ka taageeraan dhinaca dhaqaaalaha ayuu ku jawaabay waxaa uuna yir. “ Ciidamada AMISOM in qarash loo helo oo la soo dhamays tiro maadaama ay tirade hadda joogta ay yar tahay hore ayaa looga hadlay shirkii Madaxda Midoowga Afrika haddana waa ka wada hadalnay, ciidamada Itoobiya laakin joogitaankooda iyo bixidoodaba waxay ku xiran tahay ummadda Soomaaliyeed oo isu timaada wada hadasha mucaaradka iyo dowladda in ay wada hadlaan oo ay isla gartaan in ciidamadaasu joogayaan iyo in ay baxayaan waxay ila tahay go’aankii markaas la gaaro ayaa soconaaya” Ugu danbayntii Prime Ministerka Nuur Xassan Xuseen Nuur Cade waxaa la waydiiyay waxa ka jira wararka sheegaya inuu Qaahiro wada hadal kula yeelan doono mucaaradka iyo inuu tagi doono magaaalada Casmara ee dalka Eritrea oo xarun u ah mucaaradka wuxuuna ka yiri. “ Run ahaantii waxba kama jiraan warkaas annaga waxaan hore u sheegnay mucaaradka inaan kula kulmi doono meel kasto ay joogaan oo aan la xaajoonayno oo aan diyaar u nahay taas horena waan u cadeynay laakiin hadda qorshe maantay go’an oo aan Qaahiro iyo Casmara aan ku tagayno safarkaynaan ma jiro” Mudane Nuur Cadde ayaa beri kulamo la yeelan doona Baarlamaanka Midoowga Yurub iyo Sarkaalka Midoowga Yurub u qaabilsan Arrimaha Gar Gaarka iyo Horumarinta Mr. Louis Michel. Waxaa xusid mudan in uu Ra’iisul Wasaare Nuur Cadde sidoo kale berri kulan la leeyahay safiirada Midoowga Yurub u qaabilsan arrimaha Amniga iyo Nabad Galyada oo loo yaqaano Peace and Security Council (PSC) kulankaan haddu dhacana waxaa Mudane Nuur Cadde uu noqonayaa Mas’uulkii seddexaad ee Afrikaan ah oo la kulma PSC waxa hore ula kulmay Madaxa Gudddiga Midoowga Africa Alpha Omar Konare iyo Ra’iisul Wasarihii hore ee DFKMG ah Mudane Cali Maxamed Geedi. Ra’iisul Wasaaraha oo ay socdaalkaan ku wehliyaan Wasiirka Arrimaha Dibadda Mudane Jangali iyo Wasiirka Maaliyada Mudane Xaamud ayaa maanta waxay la hadli doonaan jaaliyadaha Soomaaliyeed ee ku nool Yurub. Maxamed Axmed Suufi Xafiiska Warqabadka Shabakada Carmooyin.com Brussels
  16. Wisconsin & His birthplace Hawaii are next... Can he make it 10 stright, Why not?
  17. Sen Obama sweeps Potomac primaries....Big news. He has won 8 stright contests in a row... Virginia, Maryland, Washington DC Barack Obama aims to stay on winning streak after the Potomac primaries The Illinois senator campaigns in Washington before the three Potomac primaries tonight Tim Reid and Tom Baldwin in Washington Barack Obama appears headed for big wins tonight in the latest Democratic primary contests against Hillary Clinton, according to early exit polls. Mr Obama was heavily favoured to win the contests in the so called "Potomac primaries" in Virginia, Maryland and Washington DC, where black voters account for a big proportion of turnout. But now all eyes are on the scale of his victories and whether he has improved his standing among white and female voters, who until now have been critical to Mrs Clinton's earlier successes. After his weekend wins in five contests, victory in tonight's three contests will leave Mr Obama slightly ahead in the delegate count for the first time, as fears mount inside the former First Lady's camp that her losing streak is jeopardising her nomination chances. The day after the removal of Mrs Clinton's campaign manager Patti Solis Doyle prompted claims that panic was setting in, Mrs Clinton was forced to hold a conference call with worried supporters and donors to try to convince them that the election was not slipping away from her.
  18. ^^^lol, did I also edit your quote of my comment? You never heard of New England huh. You are right in a way old Mcain is in trouble if he faces Obama.. Anyhow Obama wins big tonight... I am witnessing history and Obama is the real deal..
  19. ^^^LOL. Mujahidin my ***, adeer the clan elders of Guriceel have brought thee boys from the brink of madness. The truth is things have changed, no longer can these sub-clans maintain a war they can no longer bankroll and those Arab/Eritrean/otherforeign elements who used them for so long have been rooted out of the capital. Anyhow, executing these fellows would bring their supporters to their sense
  20. Brussels: Raysal Wasaare Nuur Cadde oo ka dagay Belgium-ka lana beeniyay inuu Tagayo Asmara 10. februar 2008 Brussels (AllPuntland)- Raysalwasaare Nuur Xasan Xuseen (Nuur Cadde) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa ka dagay maanta caasimada dalka Belgium-ka ee Brussels, halkaas oo ay uga bilaabmatay booqasho rasmiyah. Raysalwasaaraha oo ay safarkiisa ku weheliyaan wasiirada Arimaha Dibada iyo Maaliyada ee Dawlada Federaalka Soomaaliya, Cali Axmed Jaamac Jangali iyo Maxamed Cali Xaamud iyo madax kale, wafidiga Soomaaliya ayaa inta ay joogaan dalkaas waxa ay wadahadal kula yeelanayaan madax ka tirsan dalkaas iyo kuwa Midowga Yurub. Dhinaca kale waxaa xalay uu baahiyay TV-ga Al-Jasiira in Raysalwasaaraha Soomaaliya Nuur Cadde uu tagayo magaalada Asmara oo uu wadahadal kula yeelanayo kooxaha ka horjeeda Dawlada Soomaaliya, warkaas wuxuu sheegay TV-gu inay kasoo xigteen masuul ayan magacaabin oo ka tirsan dawlada Soomaaliya. Ilo wareedyo ku sugan Baydhabo oo ay la xiriirtay AllPuntland ayaa xaqiijinaya in uusan tagayn Asmara raysalwasaare Nuur Cade sidda Tv-ga Aljasiira wariyay. Warku wuxuu intaas ku darayaa inuusan jirin xiligaan qorshe la xiriira wadahadal dhexmara labada dhinaca oo ka dhacaya Casmaraiyo meel kale. AllPuntland, Xarunta
  21. The President spoke well, gave an overview of the issues that faced his government since 2004. It was a good interview, the most objective ever done and I congradulate the Universal TV for their new found objectivity. President Yusuf gave us an insight to the reasons the national governemnt relocated to Jowhar, then Baidoa at its inception. How they tried their best to make a peace deal with the clan courts and the mini war that followed. This was vintage, Yey he looks healthy and a man in control.
  22. NBC projects Obama will win Maine caucuses With 59 percent of votes counted, he had 57 percent to Clinton's 42 percent updated 1 hour, 40 minutes ago AUGUSTA, Maine - NBC News projected that Barack Obama has defeated Hillary Rodham Clinton in the Democratic Party's Maine caucuses on Sunday, a day after sweeping three other states.
  23. ^^^^lol. New England states = Is the region which contains some of the oldest states in the US. It includes, Maine, New Hampshire, Vermont, Massachusetts, Rhode Island, and Connecticut Clinton has done well in Massachusetts, and in New Hampshire. Obama did win Connecticut with a slim majority. Main was supposed to be Clinton country, but alas no more.