General Duke

Nomads
  • Content Count

    37,626
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by General Duke

  1. Munaasabad agab dhaqaale loogu ururinayo cisbitaalka Galkacyo Medical Centre (GMC) oo 23-ka bisha October ka dhici doonta St. Paul / Minneapolis. Minneapolis, Oct 04 - Waxaa lagu wargalinayaa Somalida ku nool St. Paul / Minneapolis in 23-ka bisha October lagu qaban doonto Minneapolis munaasabad agab dhaqaale (fundraising) loogu ururinayo cisbitaalka Galkacyo Medical Centre (GMC). Munaasabada ayaa lagu qaban doonaa Ramada Plaza hotel oo ku yaal M [...]
  2. Galkayo Medical Center (fund-raising) Minnesota: Xaflad lacag-uruurin oo Dr. Dhagacade ka hadli doono... Garoweonline
  3. نا لله و انا اليه راجعون , May Allah SWT bestow his mercy on the man and give his family strength in this time. LST Sabir Iyo Imaan my brother, he was a legend indeed...
  4. M/weyne Faroole iyo waftigiisa oo la kulmay wasiirka arrimaha dibedda ee Yemen, kalana hadlay adkaynta xiriirka u dhexeeya labada ummadood. Sanca, OCt 04 - Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiraxman Maxamed Faroole ayaa 3-dii October kulan la qaatey Wasiirka Arrimaha Dibada dalka Yamen Dr. Abu Bakr Al-Qirbi Kulankaan ayaa ahaa mid lagaga hadley xiriirka dhow ee Puntland iyo dalka Yamen islamarkasna diirada lagu saarey sidii loo kordhin lahaa xiriirka soo jireenka ee Puntland iyo Yemen. Madaxda labada dhinac ayaa ka hadley sidii Somaliya loogu soo dabaali lahaa nabad waarta dalka oo dhan. Yemen oo kamid ah wadamada ugu badan oo aay joogan qaxootiga Somaliyed, ayaa kamid ah wadamada aadka u daneeya dagnaashaha Somali. Waxa kaloo labada dhinac kawada hadleen sideey isaga kaashan lahaayeen dagaalka ay kula jiraan kooxaha mayalka adag, tahriibta, burcad badeedka iyo wadamada shisheeye oo xaalufka ku haya bada Yemen iyo Somalia u dhaxeeysa. Waftiga Madaxweynaha Puntland ayaa maalintii Sabtida ku tukadey masjidka ugu dada weyn ee taariikhda Islamka ee Al-Djanad ee la dhisey xiligii Rasuulka Muxammed (scw); waxaa kale oo ay booqden meelo kale oo taarikhi ah. Dawladda Puntland ayaa waxaa ka go'an iney xiriirka dhow la yeelato wadamada dariska la ah mandiqada. Xafiiska saxaafada ee Madaxweynaha Puntland plpresidency@gmail.com
  5. Abu S & Che thank you both for that clarification. Abu S, how is the 5th clan with Mr Jama? Will they support his choice?
  6. ^^^Thank you! Also spread the word, the tickets are out today and you can contact the # above to get hold of some. Again thank you..
  7. ^^^Make a donation lad and you will be among the noble who are helping this great cause..
  8. ^^^It was not just on Garoweonline, Jowhar.com and others also wrote the same thing.
  9. Che adeer I am sure I heard they were childhood firends, and they knew each other well before the war...
  10. ^^^Che I thought the man and Sharif knew each other from back in the day in Jowhar?
  11. ^^^Abu S, not sure what his name was but he is a relative or close kin to Jama, from what I heard. You are right, Jama is favourite here, he is Sharif's, Chief of Staff, ally and childhood friend. Now how long to go before this is announced or is Sharif going to milk this all the way till the last day?
  12. The tickets are out a small individual donation of $50.00 will go along way to help the public wing of the hospital. Contact Safiya Yassin @ 651.746.9465 Ahmed Salah @ 612.735.1761 in order to get tickets and information.
  13. ^^^Stop teasing us old boy, and give more detail..All those names even I what about Qorsheel and I heard there is another man related to Jama #2 on your list, who is lined up if Jama is withdrawn due to pressure from the outside..
  14. Munaasabad agab dhaqaale loogu ururinayo cisbitaalka Galkacyo Medical Centre (GMC) oo 23-ka bisha October ka dhici doonta St. Paul / Minneapolis, MN. Minneapolis, Oct 02 - Waxaa lagu wargalinayaa Somalida ku nool magaalooyinka mataanaha iyo nawaaxigooda (St. Paul / Minneapolis) in 23-ka bisha October l [...]
  15. The tickets are out a small individual donation of $50.00 will go along way to help the public wing of the hospital. Contact Safiya Yassin @ 651.746.9465 Ahmed Salah @ 612.735.1761 in order to get tickets and information.
  16. Nothing comes to mind, however your feedback would be interesting.
  17. ^^Agent Attam of Al Shabaab's position has been clear to everyone for years now. His audio interviews specially the one on PalTalk just cleared evrything for anyone who had a doubt.