General Duke
Nomads-
Content Count
37,626 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by General Duke
-
Marxab Marxab Yaa Madaxweyne, Marxab Marxab Mudane Yuusuf
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
URURKA HORUMARINTA GOBOLKA JUBBADA HOOSE EE WAAMO. UHGJHWAAMO/G-6/07 08/01/2007 KU: MADAXWEYNAHA DOWLADDA FEDERAALKA SOOMAALIYEED MUDANE CABDULLAAHI YUSUF AXMED =MUQDISHO= KU: XUBNAHA GOLAHA BAARLAMAANKA SOOMAALIYEED =MUQDISHO= KU: XUBNAHA GOLAHA WASIIRADA D. FEDERAALKA =MUQDISHO= OG: DADWEYNAHA SOOMAALIYEED EE JECEL NABADA&DOWLANIMADA UJEEDDO: BAAQ HAMBALYO IYO TALO SOO JEEDIN. Mudane, Madaweyne waxaa sharaf i noo ah in aan halkan idiinku soo gudbinno Adiga iyo dhammaan Xubnaha Golaha Barlamaanka Soomaaliyeed iyo dhammaan Xubnaha Golaha Wasiirrada Dowladda Federaalka Soomaaliyeed iyo dhammaan Dadweynaha Soomaaliyeed ee jecel nabada iyo dowladnimada, Salaanta Eebbe ee Naxariista iyo Nabadgeliyada leh. Mudane, Madaxweyne haddii aynnu nahay Xubnaha Golaha Ururka Horumarinta Gobolka Jubbada Hoose ee Reer Waamo iyo dadweynaha Gobolkaba. Waxaan idiin soo diraynaa Hambalyo iyo Boogaadin ku saabsan guusha taariikhiga ah ee aad gaarteen Adiga iyo Dowladaadaba. Iyo sida aad u badbaadiseen dadka Gobolka Jubbada Hoose oo muddo lix iyo toban sanno ku jiray; Dil, Dhac, Kufsi, Gumaad iyo Barakici laga barakicinaayay gurtahooda iyo deegaannadoodaba. Waxaa intaa u dheeraa shacabka Reer Waamo ayadoo ay isku bedelaayeen Gobolka maamullo kala duwan oo u geysanaayay dhibaatooyin naxariis darro leh iyo xasuuq aan loogu aabayeelaynin haweenka, waayeelka iyo caruurtaba. Mudane, Madaxweyne ma doonaynno in aan qoraalkani uga hadalnno maamuladii foosha xumaa ee soo maray Gobolka Jubbada Hoose waxaan arrimahaasi u deynaynaa Dowladda Federaalka Soomaaliyeed iyo maxkamadaheeda. Waxaanse talo ku soo jeedinaynaa in aan lagu deg degin dhismaha maamul u samaynta Gobolka Jubbada Hoose iyo degmooyinkiisa iyo weliba guud ahaan Gobolka Jubbada Dhexe iyo Gobolka Shabeelada Hoose. Waa in la tixraacaa sida ku qoran Dastuurka Qaranka iyo in lala tashado dadka u dhashay Deegaannadaasi ee leh aqoonyahanno, waxgarad, odayaasha nabadoonnada, culumaa’udiinka iyo dhalinyarada iyo haweenkaba oo iyagu ah kuwa mudnnaanta koowaad leh. Waxaan ku talinaynaa in laga fogaado wax yaabihii hore u soo maray Gobolka ee lahaa xukun boobka, awood maroorsiga iyo tixgelin la’aanta loo geystay dadka u dhashay Gobolka. Mudane, Madaxweyne waxaan idiin rajaynaynaa Adiga iyo Dowladaadaba Eebbe in uu idin gaarsiiyo guul waarta iyo dowladnimo sinnaan iyo cadaalada leh oo ay mahdiyaan Ummadda Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan. Waxaan u soo jeedinaynaa dadweynaha Soomaaliyeed in ay iscafiyaan, midoobaan, kana tashadaan sidii loo dhisi lahaa dalka Soomaaliyeed. Mahadsanidiin. Afhayaynka Ururka M. Abshir uhgjhwaamo@yahoo.co.uk -
^^^Both remarks are incorect, Mogadishu is like Baidoa, bigger yes the task more difficult but the TFG is much stronger than before and has learned allot from the warlords, clan courts and other groups since moving to Baidoa. Foreigners have been involved all the time, from Eritrea to the foreign master minds pushing the strings within the courts umbrella. The fact that all Somali's par a few self interest groups are happy with the TFG higlights it has great support specially amongst the disadvantaged unarmed clans of the fertile south. Thus one does not hear any demonstrations in the central regions, Marka, Barava, Baidoa, Bakool region, or the Lower Shabbele. Thus your argument is the majority of Somali's live in one or two districts of Mogadishu..
-
^^^Thats a valid point, but the country was sold of long ago in the form of scrap, clan cleansing and endless fighting. Thus restoring the republic is the cure to many of the ills, the best way to create jobs, confidance and an environmnet conducive for business. The Somali's are natural merchants, they just need the institutions in place. Going back to the issue of the millitia, it was not the government who brought back the warlords, but the courts who handed the wapons back over to the same millitias who once worked for the warlords. The national army has been a single entity with a single comander in chief, thus the weapons in the hands of the former millitias of the warlords where the fault of the fleeing courts who wanted to create as much problesm as possible for the TFG.
-
-
-
-
-
-
-
-
-
-
-
-
-
-
-
-
-
-
-
Madaxweynaha Puntland oo galabta soo gaaray magaalada Boosaaso Last Updated::2007-01-13 02:12:07 Bosaso:- Madaxweynaha maamul goboleedka puntland Gen: Maxamuud Muuse Xirsi Cadde oo waayadan ku sugnaa magaalada Garowe ee xarunta maamulka puntland ayaa galabta soo gaaray magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari. Madaxweynha ayaa kasoo boqoolay magaalada Qardho ee xarunta gobolka Karkaar haalkaasoo uu labdii maamlmood ee tagay uu kulamo kulalahaa maamulka iyo odayaasha gobolkaasi. Madaxweyne Cadde muuse ayaa markii uu salka dhigay hoygiisa madaxtooyada Boosaaso waxa uu waraysi siiyey saxaafadda waxana uu sheegey inuu maalmo joogi doono deetana uu howlo caafimaad u aadidoono dalka dibadiisa. Madaxweynaha oo la waydiiyey su;aal ku aaddan habka dimoquraadiga ah ee uu hadda ka hor sheegey in maamulka puntland lagu salayn doono ayaa sheegey inuu yahay hankaasi midey hora uga hadleen hadana uusan doonayn inuu siitaabto. Madaxweynaha oo wax laga waydiiyey isbadalka siyaasadeed ee dalku uu galay ayaa sheegey inuu dalku haatan marayo meeshii ugu wanaagsanayd lagana gudbay caqabado badan oo dhibaato ku ahaa jiritaanka ummadda soomaaliyeed. Safarka madaxweynaha oo ahaa mid dhulka ah ayaa waxaa ku wehliyey qaar ka tirsan labada gole ee dowladiisa. M-M-welcome & Guleed Muxiyadiin Ilkacase HorseedNet.com | Boosaaso