
General Duke
Nomads-
Content Count
37,626 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by General Duke
-
President Yusuf meets with more clan leaders !
General Duke replied to Taako Man's topic in Politics
-
President Yusuf meets with more clan leaders !
General Duke replied to Taako Man's topic in Politics
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somalia oo kulamo gooni gooni ah la yeeshay Qabiilada dega magaalada Muqdisho iyo guud ahaan bulshada qeybaheeda kala duwan Somaliweyn Media Center (SMC) Muqdisho 13/01/07 Markii ugu horeysay kulan bulshada qeybaheeda kala duwan ee reer Muqdisho oo uu la kulmo Madaxweynaha Jamhuuriyada Somalia ayaa waxa uu ka dhacay Xarunta Madaxtooyada Villa Somalia ee magaalada Muqdisho. Dadweyne aad u tiro badan oo ka kooban Culuma'udiin, Siyaasiin, Aqoonyahano, Saraakiil, Haween, Dhalinyaro iyo bulshada inteeda kale ayaa waxay ka qeyb qaateen kulan si weyn loo soo agaasimay loogana hadlayey sidii dowladda loo taageeri lahaa isla markaana wax loola qaban lahaa. Waxaa halkaasi ka hadlay Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Md. Cade Gaaboow oo sheegay in dadweynaha reer Banaadir ay diyaar u yihiin wax wada qabsiga iyo la shaqeynta dowlada waxaana uu balan qaaday in habeen iyo maalin ay usoo jeedayaan sidii loo abuuri lahaa jawi nabadeed. Ra'iisul Wasaare kuxigeenka ahna Wasiirka Arrimaha Gudaha Md. Eng. Xuseen Ceydiid ayaa isagu ka hadlay waxyaalo badan oo hoos yimaada arrimaha gudaha wuxuuna ku nuuxnuuxsaday sidii dadweynaha reer Banaadir ay abuuri lahaayeen nabadgalyo isla markaana ay ula shaqeyn lahaayeen Ciidamada booliiska iyo Xooga dalka Somalia. Ra'iisul Wasaaraha Xukuumada Fkmg Prof. Cali Maxamed Gedi oo isna halkaasi ka hadlay ayaa sheegay in loo baahan yahay shacabka inay la shaqeeyaan oo u istaagaan sidii dowlada Federaalka ay hiil iyo hooba la garab istaagi lahaayeen. Prof. Geedi ayaa shacabka reer Muqdisho ugu baaqay inay hubka iska dhigaan isla markaana maleeshiyaadka la xareeyo. Ra'iisul Wasaaraha oo hadalkiisa soo gaabiyey salaada Maqrib oo soo dhaweyd awgeed ayaa maykarafoonka kusoo dhaweeyey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somalia Md. Cabdulaahi Yuusuf Axmed. Md. Yuusuf ayaa dadweynihii halkaasi isugu yimi waxa uu ku wargaliyey in dowladu ay diyaar u tahay wax u qabashada iyo soo celinta nabadgalyada sidii ay usugu lahayd caasimada, isagoo sheegay in lagu xamanayey markii Muqdisho ay soo galeen Ciidamada dowlada iyo kuwa saaxiibadood ee dalka Ethiopia inay ahayd inay isla markiiba hubka ka dhigaan shacabka sida ay sameeyeen Midowgii Maxkamadaha oo lagaga itaal roonaaday magaalada Muqdisho. Aragtidaasi ayuu Madaxweynaha kaga jawaabay in aysan sidaasi yeelin qorshahana ugu jirin wuxuuna ku micneeyey in madaxda dowlada ay soo doorteen shacabka Soomaaliyeed aysan haboonayn inay xoog adeegsadaan waxaanu ku dayaynaa inaan shacabka walaaleyno oo aan dhex dhigno inay wadahadlaan oo heshiiyaan ayuu ku nuux nuuxsaday Md. Cabdulaahi Yuusuf, wuxuuna ku daray in maleeshiyaadka la xareeyo. Madaxweynaha mar uu ka hadlay qaraxyada habeen walba lala beegsado hotelada ayaa waxa uu hoosta ka xariiqay in wali ay magaalada Muqdisho joogaan argagaxiso isla markaana gacan bir ah lagu qaban doono sida ugu dhaqsi badan. Md. Cabdulaahi yuusuf Axmed ayaa sidoo kale ka hadlay in shaqada ugu horeyso oo dowladu taalo inay tahay in la sameeyo maamulada 16ka degmo ee gobolka Banaadir, Taliyeyaasha Saldhigyada, Gudoomiyeyaasha Maxkamada 16ka degmo iyo heer gobol iyo xabsigii dhexe intaasi ka dib ay hawshu caadi noqon doonto nabadana la heli doono. Maxamed Cabdulle Xasan (SIIDI) siidmohamed@hotmail.com siidi@somaliweyn.com Somaliweyn Media Center Muqdisho Office -
President Yusuf meets with more clan leaders !
General Duke replied to Taako Man's topic in Politics
^^^Somalilander calm down the program is moving forward better than expected. -
Patriotic Somalis all over the WORLD SUPPORT THEIR GOV'T ! PICS
General Duke replied to Taako Man's topic in Politics
Magaalada London oo uu ka socdo mudaharaad lagu taageerayo dawlada FS (London)-Magaalada London ee dalka ee xarunta dalka boqortooyada Ingiriiska ayaa waxaa ka soconaya mudaharaad ballaaran oo lagu taageerayo dawlada FKMG ah oo iyadu dhowaan isku ballaarisay guud ahaan koonfurta Soomaaliya. Mudaharaadka oo ka soconaya halka laga maamulo dalka Ingiriiska ee loo yaqaan The Dawning Ttreet ayaa waxaa ka soo qayb galay boqolaal ruux oo ka mid ah jaaliyada Soomaaliyeed ee ku nool dalka Ingiriiska, iyagoo ku qalinaya sida ay u tageersan yihiin dawlada FS. Dadkaan oo in muddo ah u diyaar garoobayey isu soo baxaan lagu taageerayo dawlada FS ayaa waxay sidaan sawiradda M/weyne C/llaahi Yuusuf Axmed, kan R/wasaare Cali max’ed Geedi iyo weliba kan R/wasaaraha Ingiriiska Tony Blair, waxaa kale iyana ay wataan boorar ay ku qoran yihiin “Soomaaliya ha is raacdo” “dagaal danbe dooni mayno” “waxaan soo dhoweynaynaa ciidamo nabad ilaalineed oo la keeno dalka Soomaaliya”. Mudaharaadayaasha ayaa u mahad celinayay arimaha nabad sugida ee midowga Africa uu qaaday dalka Soomaaliya, waxaa kale oo iyana u mahad celiyeen midowga Yurub iyo tagaarada dhaqale ee uu la garab taagan yahay dawladda si dawlada Soomaaliya ay awood u yeelato. Arinta midowga Africa ayaa loo malaynaa in mudaharaadayaashu ula jeedaan dalka Ethiopia wallow aysan carabbaabin boorarkana magacooda aan lagu xusin. Dhinaca kale waxaa jiray dad badan oo ku dhaqan dalkaan Ingiriiska oo ka soo horjeestay mudahaaraadkan, oo sheegay in loogu mahad celinayo Ethiopia iyo maraykanka oo caruurtayada ku laayey dalka Soomaaliya, iyaga oo sida gaar carabka ugu adkeeyey duqaymihii maraykanka ee isagu uu qirtay inuusan ku dilin dadkii uu raadinayey. Si kastaba ha ahaatee mudda haraadkan ayaa laga yabaa inuu ka danbeeyo mid kale oo isagana lagu diidanayahay dawlada FS oo lagaga cabanayo dalalka Ethiopia iyo markanka. Xarunta wararka Waayaha.net -
President Yusuf meets with more clan leaders !
General Duke replied to Taako Man's topic in Politics
-
President Yusuf meets with more clan leaders !
General Duke replied to Taako Man's topic in Politics
Madaxweyne Cabdulaahi Yuusuf oo la kulmay bulshada reer Muqdisho isagoo ugu baaqay wadashaqeyn iyo taageero loo fidiyo Dowlada Markii ugu horeysay kulan bulshada qeybaheeda kala duwan ee reer Muqdisho oo uu la kulmo Madaxweynaha Jamhuuriyada Somalia ayaa waxa uu ka dhacay Xarunta Madaxtooyada Villa Somalia ee magaalada Muqdisho. Dadweyne aad u tiro badan oo ka kooban Culuma'udiin, Siyaasiin, Aqoonyahano, Saraakiil, Haween, Dhalinyaro iyo bulshada inteeda kale ayaa waxay ka qeyb qaateen kulan si weyn loo soo agaasimay loogana hadlayey sidii dowladda loo taageeri lahaa isla markaana wax loola qaban lahaa. Waxaa halkaasi ka hadlay Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Md. Cade Gaaboow oo sheegay in dadweynaha reer Banaadir ay diyaar u yihiin wax wada qabsiga iyo la shaqeynta dowlada waxaana uu balan qaaday in habeen iyo maalin ay usoo jeedayaan sidii loo abuuri lahaa jawi nabadeed. Ra'iisul Wasaare kuxigeenka ahna Wasiirka Arrimaha Gudaha Md. Eng. Xuseen Ceydiid ayaa isagu ka hadlay waxyaalo badan oo hoos yimaada arrimaha gudaha wuxuuna ku nuuxnuuxsaday sidii dadweynaha reer Banaadir ay abuuri lahaayeen nabadgalyo isla markaana ay ula shaqeyn lahaayeen Ciidamada booliiska iyo Xooga dalka Somalia. Ra'iisul Wasaaraha Xukuumada Fkmg Prof. Cali Maxamed Gedi oo isna halkaasi ka hadlay ayaa sheegay in loo baahan yahay shacabka inay la shaqeeyaan oo u istaagaan sidii dowlada Federaalka ay hiil iyo hooba la garab istaagi lahaayeen. Prof. Geedi ayaa shacabka reer Muqdisho ugu baaqay inay hubka iska dhigaan isla markaana maleeshiyaadka la xareeyo. Ra'iisul Wasaaraha oo hadalkiisa soo gaabiyey salaada Maqrib oo soo dhaweyd awgeed ayaa maykarafoonka kusoo dhaweeyey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somalia Md. Cabdulaahi Yuusuf Axmed. Md. Yuusuf ayaa dadweynihii halkaasi isugu yimi waxa uu ku wargaliyey in dowladu ay diyaar u tahay wax u qabashada iyo soo celinta nabadgalyada sidii ay usugu lahayd caasimada, isagoo sheegay in lagu xamanayey markii Muqdisho ay soo galeen Ciidamada dowlada iyo kuwa saaxiibadood ee dalka Ethiopia inay ahayd inay isla markiiba hubka ka dhigaan shacabka sida ay sameeyeen Midowgii Maxkamadaha oo lagaga itaal roonaaday magaalada Muqdisho. Aragtidaasi ayuu Madaxweynaha kaga jawaabay in aysan sidaasi yeelin qorshahana ugu jirin wuxuuna ku micneeyey in madaxda dowlada ay soo doorteen shacabka Soomaaliyeed aysan haboonayn inay xoog adeegsadaan waxaanu ku dayaynaa inaan shacabka walaaleyno oo aan dhex dhigno inay wadahadlaan oo heshiiyaan ayuu ku nuux nuuxsaday Md. Cabdulaahi Yuusuf. Madaxweynaha mar uu ka hadlay qaraxyada habeen walba lala beegsado hotelada ayaa waxa uu hoosta ka xariiqay in wali ay magaalada Muqdisho joogaan argagaxiso isla markaana gacan bir ah lagu qaban doono sida ugu dhaqsi badan. Md. Cabdulaahi yuusuf Axmed ayaa sidoo kale ka hadlay in shaqada ugu horeyso oo dowladu taalo inay tahay in la sameeyo maamulada 16ka degmo ee gobolka Banaadir, Taliyeyaasha Saldhigyada, Gudoomiyeyaasha Maxkamada 16ka degmo iyo heer gobol iyo xabsigii dhexe intaasi ka dib ay hawshu caadi noqon doonto nabadana la heli doono. Mohamed Siidi Carmooyin.com Muqdisho Somalia -
Patriotic Somalis all over the WORLD SUPPORT THEIR GOV'T ! PICS
General Duke replied to Taako Man's topic in Politics
-
^^^Shiekh & Taako man thanks, I also love Horseednet.com they are doing a great job.
-
^^^Shiekh & Taako man thanks, I also love Horseednet.com they are doing a great job.
-
^^^Shiekh & Taako man thanks, I also love Horseednet.com they are doing a great job.
-
^^^No saxib the word President is apporpriate, take for example Chancelor in Germany its used for the national lader and state federal level.
-
^^^No saxib the word President is apporpriate, take for example Chancelor in Germany its used for the national lader and state federal level.
-
^^^No saxib the word President is apporpriate, take for example Chancelor in Germany its used for the national lader and state federal level.
-
^^^You two my sister.
-
^^^No that country has a near evenly balanced population. As you said it is all under populated. And not everyone lives in a single area as our sister was alluding to..
-
^^^Indeed now everyone knows the reality..
-
^^^Any how now you are choosing selective quotations. The fact remains that all those regions combined are much larger than the population of Mogadishu and its suburbs. So all those regions added together make the population of Mogadishu? No they dont and you have your facts..
-
^^^No I mean their website.. sbconline.net
-
^^^No I mean their website.. sbconline.net
-
^^^No I mean their website.. sbconline.net
-
^^Does SBC even work.
-
^^Does SBC even work.
-
^^Does SBC even work.
-
^^^What a great analysis, though a large poor population is not needed. Our population size is managable for now.
-
So all those regions added together make the population of Mogadishu? Thus you was mistaken when you wrotte this, Mogadishu and its suburbs, which means Banadir does not even have a greater Population to neither Puntland or Somaliland and thus not even the southern regions.