Kamaavi

Nomads
  • Content Count

    4,683
  • Joined

  • Last visited

Posts posted by Kamaavi


  1. Originally posted by Fu-Fu:

    ^^Sheekada Faranacab wa dhicis

    Waadan wada akhriyin

     

     

    Originally posted by Fu-Fu:Nuune, waleesan xaawaleey hadeysan meesha xam xam oolin xero kugula jireen...ee Farsama kala jirtay

    In loo tumo iyo in uu tumi jiray ka hadalkeedu muhiim ma'ahan laakiin sheekadu waxay kuu bil dhaaminaysaa in meesha la wada joogi karo.


  2. ^Ina'aabti baabuurka soo socda iska jir yuuna ku dardarine. :D

     

    @Malika, eedo safarka kaa danbeya aan soo raaci doonaa si aanse hadda kuu sii dhaweeyo daaqada soo istaag.

     

    You will be missed habo smile.gif


  3. "Disappointed", "expected", "ku expose gareeyo", "get out of the way", "refuse", "incapable", "ogoow inaan Sayidkaaga ahay", "iga xishood" iyo hadal malagii galay oo idil ayaad lasoo shirtagaysaa.

     

    Macno yeelo niyow oo saa isu dhaan!


  4. Originally posted by Nephissa:

    Ismahan, excellent post! I'm for bringing all the Somalia's war criminals, not just Yeey, to justice. Don't read me wrong.

     

    PA, it doesn't matter if Yeey is out. There are carbon copies, other willing puppets to take his place. My political stance maaha suurat Qur'an oo aan ku dheg-nahay.
    icon_razz.gif

    Ragga ayunbaa kala baddalane, Raadku waa Raadkii ayey dhaheen... :D