Somalina

Nomads
  • Content Count

    7,672
  • Joined

  • Last visited

Posts posted by Somalina


  1. Why history loogu noqonaa wixii 10 sanno ka hor dhacay, markaan u jeedno waxa dhacayaa maanta, iyo dadka IDPs sida loola dhaqmaayo habeen iyo maalin. Marka yaanan been la isku sheegin, waxaad sameysaan cid walba ayaa u jeedo oo marqaati ka ah. Call it simplistic view, or call it qabiiliste, waxaan ogahay inaad cid kale wax u ogoleyn marka ku casheya gurigiina cusub(wixii calankaas aaminsan), sheekadii 'anagaa xaq u leh' way dhamaatey, atleast in the South-ka.

     

    Congratulations again to Mudane Farmaajo, great job Mr President.

     

    lol@NASSIR


  2. ^^^Southerners were thrown out of Garoowe, or you forgot already? Hadda waxaad ii soo qori, koonfurian wey joogan oo AS baan burineyne bla bla.

     

    Atleast, Xamari is someone who is born and bred in Mogadishu, unlike those who claim to represent cities or villages they have never set foot in.

     

    p.s. I have noticed how you roll and it is anything but "lay back kinda guy"....lol...

    -------

     

    @Liiban my comments only apply to folks like GD and Co.

    Mogadishu is for everyone oo wata calankeena quruxda badan.

     

    @Mzanzi, he can try but he run out of words to type. He is still recovering from this morning's shock. looool (kaftan)


  3. :D:D @ 1st 2 responses.

    --------

     

    Wasiirka Arimaha dibada Jabuuti: waxaa la gaaray xiligii aan Somaliya tagi laheyn.

    Jabuuti: (Sh. M. Network) Wasaarada arimaha dibada ee Jabuuti ayaa mar kale shaaca ka qaaday in la gaaray waqtigii dowladda Jabuuti ciidamadeeda ay u soo diri laheyd gudaha wadanka Soomaaliya si ay uga mid noqdaan ciidamada howlgalada ka wada Muqdisho.

     

    Isagoo warbaahinta kula hadlayay Magaalada Jabuuti ee xarunta wadankaasi Jabuuti Maxamuud Cali Yuusuf oo ah wasiirka arimaha dibada ee Jabuuti ayaa waxaa uu sheegay in xiligaan la gaaray waqtigii ciidamada ka socda Jabuuti ay u diri lahaayeen gudaha wadanka Soomaaliya si ay u caawiyaan ciidamada midowga Afrika iyo dowladda KMG Soomaaliya.

     

    Waxaa uu sheegay wasiirku in talaabadaani oo ay horay u balan qaadeen ay haatan ka dhabeynayaan maadaama sida uu sheegay codsi arinkaasi ku aadan ay u soo jeedisay dowladda KMG Soomaaliya.

     

    Maxamuud Cali Yuusuf Waxaa uu intaasi ku daray in Jabuuti ay qeyb ka tahay wadamada xalka u raadinaya shacabka Soomaaliyeed ee mudada dagaalada ku jiray, waxaana uu sidaasi darteed tilmaamay inay ka qeyb qaadanayaan wax kasta oo nabad loogu soo celin karo Soomaaliya.

     

    Dowladda Jabuuti ma aysan cadeyn xiliga ciidamadaasi ay u soo direyso Soomaaliya hase ahaatee Wasiirka arimaha dibada ee Jabuuti ayaa sheegay in marka hore Maalmaha soo aadan Muqdisho ay soo gaari doonaan qubaro dhinaca militariga ah oo ka socda Jabuuti kadibna ay ciidankaasi ku soo xigi doonaan.