hodman

Nomads
  • Content Count

    906
  • Joined

  • Last visited

Posts posted by hodman


  1. ^^ kab maahee kal xawaash korkaaga ka eeg baan ku idhi waayo fasiraad uma baahna oo way fahmaysaa. Seriuosly ma adka af Soomaligu coz anba kumaan dhigan school it's from my mom that I learnt :cool: Once u figure out the "x" & "dh" and such ur on ur way to writing Somali


  2. Che I can totally do the oday cabdulle one but af may is gonna be an uphill struggle for me!

    Ibtisam am proud of u girl ur coming along in ur Somali..that's how u do it! the rest is just practice.

    Bada cas inabti inanta haku badinin Soomaaliga waawayn ee ka aayar haddii kale carabi ayay kula dhici doontaa :D


  3. Ibtisam Big hug for u hon...

    and that might be why I don't start topics coz it's just too much fun replying to the others :D

     

    Che waa ku qabatay Walaahi Gaalkacyo iyo Malaay bal ka waran? :D Xitaa isku si uma hadlaan?

     

    Aniga am one of the few who are at home speaking Xamari, reer Waqoyi and reer mudug equally :cool:

    am all inclusive or maybe just identity crisis :confused:


  4. Adding a name to the list is the least we can do, but I wish it were that easy and the dhiigya cab in Xamar would listen to some names demanding rights.


  5. Ibtisam thread jacking happens to the best of us ;)

    somehow I don't buy that it's the first one since u were born but thanks

    Walahi Che and Red u guys are hilarious :D U sure made my Monday better.... Red I didn't know u could sing ur heart out. If the late Somali Romeo is ur abti waan kaa cabsanay aniga iyo Che

    Che Salaan sare bro, aniga reer xamar iyo reer waqooyiba la'igu kari waa

    lol @ qoobsagaaro but I thought it was qoorsagaaro?


  6. leta kitambulisho ayaa Somaaliyoo dhan wadnaha ka dagtay :D

    lol at Sida soomaalidaan u qoslayaa.

    Magacaaga dee Red Sea ayaan la qabsaday ee ka qalee bada cas ma odhan karee :D

    waa maxay ololahan af soomaaliga eed wadaa?

    Shalay waxaan ka yaabay iskuulka aan dhigto libraryga ayaan ku arkay buugaag gabayo ah oonan ka filayn waanse ku farxay...maryooley walee MN way dageen


  7. RED waa sidee maxaad dadka aan soomaaliga garanayn ugu jidhxumaynaysaa?

    Hadde goor dhow baad is iloobi doontaa ood ku qori doonta afgaale maad ka joogtid? mise balantaasi waxay ku kooban tahay boggan oo qudha?

    Ka waran afsoomaaligaas?

    Mise waxaad is tidhi dadka intii sijuu iyo qurbo ku dhaqan ah laydhka ku shid? Anoo kalaa ku jiree is jir!!!! :cool: