nuune

Nomads
  • Content Count

    12,989
  • Joined

  • Last visited

Posts posted by nuune


  1. lol rudy waryaa see camal adi,maba cry gareeneesid miyaa,qalbi dhagax waaxid,

     

    shukri if u would say DMX,i would have jumped from my chair,anyway what a bunch of rappers U HAVE CRIED FOR,i love rappers


  2. heey check this out,there is another one here:

     

     

    afar hoos u jeedda:

    waabaa waxaa jiray nin dhalinyaro ah oo tulud geel ah xoolo ka lahaa,berigii danbe ayuu la kulmay gabar aad u qurxoon oo aad iyo aad u cajjabissay quruxdeeda,wuxuuna jeclaaday oo ku tashaday inuu guursado,hashii uu xoolo ka haystay ayuu yarad u siiyay gabarta aabaheed.

    Waryaa maxaa hashii aad xoolo ka haysatay u bixissay? ayuu saaxiibkiis su'aalay,labo kor u jeeda(naaso haween) nin arkay ka samir afar hoos u jeeda(Naaso geel) ayuu ku jawaabay ninkii gabarta jeclaaday.


  3. waxaa fiicnaan laheed inaan halkan ku soo gogol dhigno wax allaala wixii maah maah ah,maah maah oo dhanna ma ahan,waa maah maahooyinka saddex saddexda u socda ama sadexaalaha ah,hadii aad wax ka haysid nagu soo tuur,

     

    aniga ayaa billaabaya,waana kuwan:

     

    Saddex lalama colloobo

    1.nin cagtaada yaqaan

    2.nin codkaaga yaqaan

    3.iyo nin ciddaada yaqaan

     

     

    Dadku waa saddex ku cirroole

    1.minjo ku cirroole

    2.madax ku cirroole

    3.iyo maan ku cirroole

     

     

    Saddex ayaa horumar lagu gaaraa

    1.hadal yar

    2.hawl badan

    3.iyo hogaan wanagsan

     

     

    Qofku wuxuu maraa saddex heer

    1.mar uu afar ku socdo

    2.mar uu laba ku socdo

    3.iyo mar uu saddex ku socdo

     

     

    hadda bal intaas cantoobso,bal haddaad wax heesana nagu soo halgaad oon kaa qabano.


  4. Nabsi hadduu dad wax ka tarayo dad badan oon aqaano ayuu ka tari lahaa xittaa aniga,so waad igu khilaafi kartaa ra'yigaas,but nabsi doesn't work for me and it is only a word used 2 scare people in real life,nabsi yuuna kugu dhicin aa lagu dhahaa,just like digniin or taxaddar...............


  5. actually,the following is a brief story,read it for the sake of shaah,because anoo shaah cabbaayo ay igu soo dhacday,anyway,sheekada waxaa ku jira nuxur iyo kis yaroo xikmatul cajjuus ah,enjoy it,wabillaahi tawfiiq

     

     

    beribaa wuxuu nin go'aan ku gaaray inuusan guursan naag aan saddexdan suaalood ka jawaabin, naagtii uu doono ama ay shukaansi ku kulmaanba wuxuu oran jiray "Waxaad sheegtaa 'Siddeed' waa maxay, Afarna waa maxay, Labana waa maxay" Dumarkuna waxay ugu jawaabi jireen Sideed, Afar, iyo Labo waa afar iyo toban, isaguna ma aadan garan ee nabadgalyo ayuu ku oran jiray ,habeen asagoo guuraynayo oo meel socda ayaa waxa uu arkay Oday ay la socoto Gabar aad u qurux badan oo aad moodo wejigeeda sidii Dayyax afar iyo tobanaad ah, Gabadhii ayuu aad ula dhacay intuu usoo dhawaaday ayuu ku yiri "Gabaryahay maxay tahay sideed,afar iyo labo" waxayna ugu jawaabtay sideed waa naasaha Eyga,afarna waa naasaha Hasha,labana waa naasaha Haweenka" markiiba aabaheed buu ka doonay wuuna guursaday.


  6. thanks sistah for that,i will watch it 2night,i don't think they will tell the true story,an american writer who wrote about that incident has concluded that up to 234 americans were killed,yet they claim it was only 17 soldiers,i know a person who have seen 29 americans corpses,that was only one night he said!


  7. they are going too far,can't he get marry after his mission,all they want is some publicity and attention,so that their names would be put to the reecord books,i don't see any difference whether the cerommony occured in earth or in space.