malistar2012

Nomad
  • Content Count

    2,754
  • Joined

  • Last visited

Posts posted by malistar2012


  1.  

    Keep booty claping for Ethiopia Kilink 6 Hargeisa lol

     

    SOMALILAND KAMID NOQDAY QOWMIYADAHA ITOOBIYA

     

    Ciilsuldan A low level Xabash captain Runs Somaliland

     

     

     

    Allow ceebteynay astur Amxaaro , in ay farta inogu 2015

    Ethiopia summons Hargaisa entire Gov Ministers - Military chiefs - Governors to to Dir Dawa

    Lesson was Death to Somalia


  2. Ciilsuldan you Pedophile Now wonder they have Rape epedic in Hargeisa

     

     

    They have Kids like ciilsuldan which are fascinating about rape 24hr on the net

    SOMALILAND RAPE STIGMA

     

    War-bixin: 299 Kufsi Oo Hargeysa Ka Dhacay Labadii Sano Ee U Danbeeyey

     

    Falalka kufsiga ayaa sare u kacay magaalada Hargeysa iyadoo sannadkii 2012 iyo afartii bilood ee sannadkan horreeyey oo aanay bishan May ku jirin ay dhaceen 299 kufsi oo kala duwan.

     

    Xarunta Baahi-koob oo hoos tagta wasaaradda caafimaadka Somaliland kana shaqaysa wax-ka-qabashada iyo daba-galka falalka kufsiga, ayaa idaacadda Hirad u xaqiijiyey in sannadkii hore ee 2012-kii inay Hargeysa ka dhaceen 195 Kufsi oo 67 ka mid ahi ahaayeen hablo caruura oo da’doodu ka yarayd shan iyo toban jir iyo 19 wiil, halka afartii bilood ee sannadkan 2013-ka ay dhaceen 104 kufsi.

    Caasha Cabdi Rooble oo ah madaxa xarunta Baahikoob ayaa noo sheegtay in marba marka ka sii danbaysa ay falalka kufsigu kor u sii kacayaan, iyadoo tilmaantay in afartii bilood ee ugu danbeeyey sannadkii hore ay dhaceen 94 kufi, taasoo marka la barar-dhigo afarta 4-tii bilood ee sannadkan oo ay dhaceen 104 ay u dhaxayso 10 kufsi.

     

    Waxa kale oo ay Caasha Cabdi sheegtay in sannadkii hore guud ahaan kufsiyadii dhacay in 67 dacwado ay Maxkmadda galeen, halka ay maxkamaddu go’aan ka gaadhay 17, 24 kalena booliska dib loogu ceeliyey si ay baadhitaan qotodheer ugu sameeyaan. 28 kalena lagu xalliyey xeer-dhameed amma hab dhaqan. Waxaana ay Caashi sheegtay in inta badan falalka kufisiga dadka gaystaa ay baxsadaan.

     

    Marka la sii dhex galo xog-uruurinta iyo war-bixinaha ay Baahi-koob ka diyaariso falalka kufsiga waxa ku cad in sannadkii 2012kii gaar ahaan afartii bilood ee ugu danbeeyey ay kufsiyadani dhaceen; Sebtember 25 kufsi, October 22 kufsi, November 24 Kufsi iyo December oo ay dhaceen 23 Kufsi. Marka la barbar-dhigo afartii bilood ee sannadkan 2013-kan sida ay wax u kala dhaceen oo ah; January 27 kufsi, February 25 kufsi, March 28 kufsi iyo April oo ay dhaceen 24 kufsi. Bishan aynu ku jirno ee May weli war-bixinteedii lama soo saarin. Waxa idiin muuqanaysa in faraqu yahay 10 kufsi.

    Garyaqaan Cabdi Maxamuud oo ka mid garoorayaasha maxkamadda gobolka Hargeysa, ayaa noo sheegay in maxkamaddu afartii bilood ee sannadkan ay go’aan ka gaadhay 6 fal-danbiyeed oo kufsi ah, isla markaana ay jiraan dacwado kale oo maxkamaddu gacanta ku hayso.

     

    Haddaba, maxaa sababay in kufsigu sare u kaco magaalada Hargeysa, Maxaase is beddelay. Waxa aanu su’aashan waydiinnay Caasha Cabdi Rooble madaxa xarunta Baahi-koob: “Daba-gal badan kumaannaan samayn, balse waxa aanu isleennahay dhalinyaradii oo kooxo samaystay oo xaafad kasta waxa ka jira kooxo dhalinyaro ah oo isgaashaan-buuraysta oo waxa ay rabaan samaynaya. Ta labaad waxa kordhay soo gudbinta wararka ku saabsan kufsiga ka dib markii aanu wacyigelin badan samaynnay isla markaana aanu meelo kala duwan ku dhejinnay boodhadh, tabaro badanna la bixiyey ayay dadkii fahmeen inay adeeg heli karaan.” Ayay tidhi Caasha Cabdi Rooble.

     

    Dad badan oo Somaliland ku nool ayaa aaminsan haddii aad looga sheekeeyo dhibaatada kufsiga in lacag lagu raadinayo, balse sidaa xaqiiqadu way ka duwan tahay sida ay Caasha Cabdi sharxayso; “Dad badan ayaa dafirsan in dhibaatan kufsigu tahay waxa jira. Waxaana dadkaasi ku odhanayaan ‘hay’ado ayaa lacag lagaga doonayaa, falalkani ma dhacaan oo magaalada (Hargeysa) kama dhacaan ee waa laa buun-buuninayaa.’ markaa waxa aan bulshada odhan lahaa waa inay xaqiiqsadaan in waxani uu yahay dhib waddanka ka jirta inta aanay guryahooda ka dhicin oo qof kastaa ku baraarugo inta aanay gurigiisa ka dhicin.”

     

    Waxay Caasha Cabdi sheegtay in inta badan uu kufisigu ka dhaco xaafadaha kala duwan ee magaalada gaar ahaan meelaha deggan yihiin dadka IDP-yada ahi amma xaafadaha ay ku badan yihiin dadka danyarta ahi, dadka kufsiga ku kacayaana ay isugu jiraan dad shakhsiyaad ah iyo kooxo dhalinyaro ah oo habeenkii hablaha meelaha waddooyinka ah ka qaata, iyadoo waalidka gaar ahaan hooyooyinka kula dardaarantay inay caruurtooda ilaashadaan oo aanay habeenkii dibadda u dirin.

     

    Garyaqaan Cabdi Maxamuud Cali ayaa qiray in kufsigu ka mid yahay dembiyadda ciqaabta ah ee maxkmadu sida weyn ugu hawlan tahay, isagoo tilmaamay in falalka kufsiga lagaga adkaan karo sharciyadda oo lagu dhaqmo iyo in ciqaab la marsiiyo dadka ku kacaya. “Waxa kufsiga lagaga taqalusi karaa iyadoo lagu dhaqmo sharciga iyo qodobada ciqaabta ah ee qabanaya ciddii wax kufsata in lagu xukumo. Taasi waxay yaraynaysaa in falalka kufsiga ahi dib u soo noqnoqdaan. Tusaale ahaan todobankii kiis ee ugu danbeeyey haddii lagu xukumi lahaa xukunnada ciqaabta ah waxay yarayn lahayd dhalinyarada kale ee doonaysa inay wax kufsadaan. Laakiin haddii maalin kasta la yidhaahdo waxa lagu xallinayaa dhaqan, inankii yaraaa ee shalay wax kufsaday dee berrina wuu kufsanayaa oo waxa uu og yahay in la soo daynayo.” Ayuu yidhi Cabdinajiib.

     

    Ururada dagaalka kula jira kufsiga ku soo badanaya Hargeysa waxa ka mid ah guddida xuquuqalka Insaanka Somaliland oo bishii April ee saqnnadkan soo saaray baaq ka dhan ah Kufsiga, kaas oo ay ugu muhiimsanaayeen in dadka kufisga ku kacaya in la marsiiyo ciqaab adag si ay uga waantoobaan falalka tacaddiga ah ee ay kucayaan, iyo in madax-dhaqameedku faraha kala baxaan falalka kufisiga haddii ay maxkadda galaan, isla markaana maxkamadaha ku tixgeliyaan inay xukun adag saarto dadka wax kufsanaya.

    Dadka la kufsado aya xarunta Baahi-kood u fudisaa adeegyo ay ka mid yihiin baadhitaan caafimaad, talo siin, wada-shaqayn ay la sameeyaan CID-da, iyadoo sida ay Caasha Cabdi Rooble sheegtay dadka ku qanciya inay dhibtani tahay wax qof kasta ku dhici kara si ay dadka uga saaraan cuqdaddadii iyo tacaddigii ka soo gaadhay xilliggii kufsiga.

     

    Fal-danbiyeedka kufsiga oo meel halis ah maraya magaalada Hargeysa ayaa guddida xuquuqal iinsaanka qaranku waxay u aqoonsadeen inuu yahay AAFO QAARAN. Waxaana ay u soo jeediyeen bulshada reer Somaliland in dagaal culus lala galo dadka ku kacaya dhaqannada qarriban ee KUFSIGA. Walaw ay weli maqan tahay tirakoobka kufsiyada kale ee dalka intiisa kale ka dhaca.

     

    Ugu danbayntii xubnahani waxay maxkamadaha Somaliland ugu baaqeen in tallaabo adag oo ciqaab ah lagu qaado dadka kufsiga ku kacaya, oo ay sheegeen in dadka qaar imaan beeleen oo ciyaal iyo qof weyn aanay kala eegayn. Waxa kale oo ay bulshada ku booriyeen in aan laga aamusin la iskana indha tirin falalka kufsiga ee sii badanaya.

     

    Cabdishakuur Xaaji Muxumed Muuse (Heersare)

    cabdiheersare@hotmail.com

    Oodweynenws.com, Hargeysa Office

     


  3. Mogadishu The Nation Capital will soon have election One Man vote History will be made

    2016.

    abdullahi Max’ed Cabdulle Saney oo ah Agaasimaha Waaxda Naleynta Gobolka Banaadir ayaa sheegay in maamulka uu hadda ku howlan yahay sidii magaalada oo dhan loogu xiri

    lahaa Leyrarka Cadceedda ku shaqeeya oo uu sheegay in ay soo wadaan 40,000 oo Baalle.

    TK9FYuj.jpg

    40 thousand solar light are on the way The entire city will have street lights and Cameras in Major Intersection .. Muqdisho: 40 kun oo baalleyaasha cadceedda ku shaqeeya oo la rakibayothe

    11987131_1036714929682461_15869454259651

     

    CVdc1PdW4AIF5vT.jpg:large

     

    B3wxcySIMAAWQ6i.jpg

     

    B2vV-_3IAAAvYvy.jpg

     

    Mogadishu, #Somalia: Africa’s fastest growing economic City

     

    5Abgm1E.jpg

     

     

    The people who are investing billions are also going invest in security defend their Wealth .


  4. South Somalia will stay stable and booming for Good Inshallah Thanks to Federalism

     

    20151024635812796452550576Somali_Preside

    Gobaladda dhex are United Under Galmudug state of Somalia

     

    ciidan2.jpg

    Galmudug security force outside of Galkacyo

     

    South West State of Somalia

    resize?key=1e6a1a1efdb011df84894040444cd

    1194.jpg

     

    South West State Security Force

     

    Jubbaland state

     

    CK2loA2WcAApPGv.jpg

     

    Hiiraan & Shabelle State

    unnamed-6-2.jpg

    Traditional elders of the central region of Hiiraan and Middle Shabelle have endorsed president’s call to attend a planed conference to form a federal state for Hiiraan and middle Shabelle regions.

     

    every single inch of the South will be governed

     

     

     

     

     

    The people are United


  5. When the AU pull out , Gov will have strong securtiy force Militatary - Police - Nabadsugid etc

     

     

    Somalia has Powerful Freinds Today with direct Military and Economic cooperation

     

    10955195_1054317224595818_31107984451897

     

    10729204_276920105840332_738143311_n.jpg

    Somalia pilots training on a T-70 in Turkey

     

    2015122463586519587949722120151223635864

    Italian Chief of Defence makes first trip to Somalia

    December 23, 2015

    wasir-.jpg

    Wasiirka amniga gudaha Soomaaliya oo la kulmay wasiirka arrimaha gudaha Masar

    BY WARKA · DECEMBER 25, 2015

     

     

    masar.jpg

     

    Somalia will be self sufficient with help of Powerful friends


  6. Wayra Ciil Suldan Your Politicians curse/ vadoo Propaganda did work what makes you stand chance ……

     

    Did they let you out from the Mental Institution for christmas Family Time

     

    Mogadishu, #Somalia: Africa's fastest growing economic City

     

    tPLiY5R.png

    B4-RyhqCEAEjy5u.jpg

    IMF Survey

    GDP rising by 3.7 percent during 2014. The recovery was led by growth in livestock and fisheries, and a very active private sector resurgence of the services industry, notably telecommunications, construction, and money transfer services, mainly associated with the return of diaspora Somalis. If security improvements continue, the entrepreneurial private sector will continue to be the most dynamic contributor to economic growth.

    For 2015, growth is projected at 2.7 percent.

    IMF Survey

     

    BE6Vg5NCQAA3dXD.jpg:large

     

    Somalia’s Minister of Livestock,

    Somalia registers record exports of 5 million livestock

     

    28-740x495.jpg

     

    Somalia to start exporting livestock to Egypt

     

    Minister of Livestock, Forestry and Range Mr Saeed Hussein Iid and Egypt’s minister of Agriculture Dr.Salah Hilal signed a bilateral agreement to bolster the two sides’ exchange of local industries products after holding talks in Cairo.

     

     


  7. Salaam Bank of Somalia Privately owned Bank Salaam Somali Bank is the financier of the project .

    10731100_367644363394904_600898393977119

     

    ByfWNXeIcAAj_E2.jpg

     

    B4-RyhqCEAEjy5u.jpg

     

    1cAZk7G.jpg

    mogadishu is booming with Population over 2.5 million people and another 2 million on the outskirt .

     

    tPLiY5R.png

    Huge Somali diaspora Investment + Foreign Investment .

     

     


  8. UN:Somalia is no longer failed state

    tPLiY5R.png

    The top U.N. official for war-torn Somalia says the country is no longer a failed state but a recovering fragile country.

     

     

     

    Nicholas Kay, the outgoing representative for the U.N. Secretary General in Somalia, says in the last three years the country has stabilized but there is still a lot of work to do.

     

    BzvlooZCYAAjO7P.jpg

     

    Kay said Somalia’s Islamic extremist group al-Shabab will not succeed in undermining the progress being made but the prospect of al-Shabab elements pledging allegiance to the Islamic State group is a real concern.

    YS90rEl.png

     

     

    Somalia has been torn by decades of conflict since the 1991 ouster of long-time dictator Siad Barre. Somalia had transitional administrations since 2004 but until the 2012 election of President Hassan Sheik Mohammud, it had not had a functioning central government since 1991

     


  9. Xildhibaano abaabul dagaal kawada Bakool

     

    Untitled.png

    Xildhibaano abaabul dagaal kawada Bakool (+Magacyada,Ula jeedada)

    Dec 21, 2015 - jawaab

     

    wararka laga helayo Gobolka Bakool ayaa sheegaya in Xildhibaano ka tirsan BFS ay abaabul dagaal kawadaan Deegaano hoostaga Gobolka Bakool.

    Xildhibaanadaani oo ay kamid yihiin C/wahaab Ugaas Xuseen iyo Maxamed Ismaaciil Shuuriye oo ku sugan Gobolka Bakool, ayaa waxa ay wadaan abaabul ay kaga soo horjeedan madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xassan.

     

    Xildhibaanadaasi ayaa iminka kulmineysa Maleeshiyaad ku kala sugan deegaanada Ato, Yed iyo Ceelbarde oo hoostaga Gobolka Bakool.

    Maleeshiyaadka oo dhowr deegaan laga soo kala uruurinaayo ayaa waxaa lagu diyaarinayaa Degmooyinka Ato iyo Ceelbarde, waxaana mar waliba suuragal ah in halkaasi ay isku arkaan maleeshiyaadka la abaabulaayo iyo Ciidamada Maamulka Shariif Xassan u diiwaan gishan.

    Abaabulkaani socda ayaa ka dhashay dhismaha Baarlamaanka Koonfur Galbeed, waxa ayna Xildhibaanadaasi ku doodayaan in Shariif Xassan uu u kala eexday beelaha halkaasi wada daga.

     

    Mas’uuliyiinta abaabulka wada ayaa waxaa kamid ah Wasiiro ka tirsan maamulka Jubbaland oo si KMG ah xilkaasi usii hayo iyo Xildhibaano iminka ka tirsan Baarlamaanka Maamulkaasi, waxa ayna arrintu u muuqaneysaa mid heer beel faraha la galidoonta.

    Sidoo kale, mas’uuliyiintaani abaabulka wada ayaa ku taamaya in Gobolka Bakool ay ka hirgaliyaan Siyaasada maamulka Jubbaland ee uu Hogaamiyo Axmed Madoobe, inkastoo uu arrinkaasi kasoo horjeedo Shariif Xassan.

    Si kastaba ha ahaatee waxaan la saadaalinkarin sida ay xaaladu noqon doonto, waxaana jira cabsiyo ku aadan in halkaasi ay ka dhacaan Colaado lagu carqaladeynaayo maamulka Koonfur Galbeed.

     


  10. Hoseed-vs-Heegan_live-720x340.jpg

     

    Breakthrough: First live match in Somalia

     

     

    Hoseed vs Heegan_live

     

    Share

    Republish

    For the first time in Somalia’s football history, the first football match

     

    in the country will be watched live this week.

     

    All arrangements have been made for the final match of the 2015 edition of

    General Da’ud cup, which will be broadcasted live on the Somali National

    Television [sNTV].

     

    In the final match, Somali military club [Horseed] will take on their

    rivals of Somali police Football Club [Heegan FC].

     

    Somali Football Federation president, Abdiqani Said Arab, described the

    first time live coverage as ‘another great step’ taken forward by the SFF

    which is now recovering from decades-long unrest and lawlessness.

     

    “It is a breakthrough, we had long dreamed of getting our matches watched

    lives. This is almost the realisation of our age-old dreams.

     

    “This will be a test, but if we are successful in this endeavour, we will

    try to get our matches go live in the months to come” president Abdiqani

    Said Arab, explained.

     

    The president noted that the live coverage will be implemented by the

    Somali Football federation with the help from the National Television and

    the facilitation from Horn Connect.

     

    “We express our gratitude to the State Television and the privately-owned

    Horn Connect for helping our dreams come true. We hope to develop our

    cooperation with these two organizations” SFF president, Abdiqani Said

    Arab, noted in press statement on Wednesday.

     

    General Da’ud Cup is the second most watched sporting event in Somalia and

    it is held every year in the remembrance of the founder of Somalia’s Armed

    Forces, General Da’ud Abdulle Hersi.

     

    The late General Da’ud was born in 1924 in the village of Mareeg south

    east of the country. He died in 1965, but Somali Football Federation has

    been organizing the annual football event since 1972.


  11. Tacabka bariiska oo dib uga bilowday degmada Jowhar(Sawiro)

    by mahad | Monday, Dec 14, 2015 | 2137 views

     

     

     

     

    December 14 (Jowhar)—Beeralayda degmada Jowhar ayaa bilaabay inay dib u bilaabaan beerista tacabka bariiska oo muddo kabadan labaatan sano uu dib u dhac ka jirey beeristiisa.

     

    Dallaga bariiska ayaa ahaa mid si joogta ah looga beero degmada Jowhar iyadoo loo iibgeyn jirey gobolada dalka. Tacabka bariiska ayaa hoos u dhac uu ka jirey labaatankii sano ee la soo dhaafay iyadoo sanadba sanadka ka dambeeya uu hoos u dhacayay beeristiisa.

     

    Hase yeeshee waxaa haatan muuqanaya ifafalaae wanaagsan oo ah in uu dib u soo noolaanayo beerista bariiska oo si weyn looga cuno dalka Soomaaliya. Degmada Jowhar ayaa waxaa ku yaal dhul ballaaran oo ku habboon beerista bariiska haddii loo helo dhaqaale lagu beerto.

     

    Haddaba mid ka mid ah Iskaashatooyin ka jira degmada Jowhar oo la magac baxday iskaashatada beeralayda Naciim ee deeganka Bayaxow degmada Jowhar ayaa soo bandhigtay beer 50 hekter ah oo ay ku abuureen dalagga bariiska.

     

    Guddoomiyaha degmada Jowhar C/dir Cabdulle Buurfuule iyo mas’uuliyiin ay ka mid ahaayeen guddoomiye ku xigeenkii hore ee gooblka Sh/dhexe Cali Cismaan Ibraahin,guddoomiyaha iskaashooyinka gobolka Sh/dhexe Cisman Nuur Ibraahin, guddoomiye kuxigeenka iskaashatooyinka gobolka Cabdulaahi Macalin Xuseen(Biis) guddoomiyaha iskaashatada degmada JowharAxmed Tifow Gacal xoghayaha iskaashatada degmada Jowhar C/qani Xaaji Muxumad kale iyo mas’uuliyiin kale ayaa booqday beerta bariiska ee deegaanka Bayaxow waxayna halkaas kula kulmeen beeralayda ku bahowday iskaashatada beeralayda Naciim kuwaasoo iska kaashaday tacabka bariiska oo sanooyinkii la soo dhaafay uu hoos u dhac ka jirey beeritaankiisa.

     

    Guddoomiyaha iskaashatada Naciim Axmed Qaasim Xasan oo ka warbixiyay qaabka ay u beereen beerta ayaa sheegay in ay xubnaha iskaashatada ay lacago ay iska soo ururiyeen ay ku abuureen bariiska ayan haatan marayso heer wanaagsan balse ay u baahan yihiin kaalmo inta ka hartay soo jarista beerta.

     

    Guddoomiyaha iskaashatada Naciim ayaa ugu baaqay maamulka degmada Jowhar iyo kan gobolka Sh/dhexe iyo hay’adaha samafalka inay ka caawiyaan qodista kanaal,matoor,daawo iyo fatahaada siimowga ah si iskaashatada ay sare ugu qaado beerista bariiska.

     

    Guddoomiyaha degmada Jowhar C/dir Cabdulle Buurfuule oo ka hadlay munaasabadan ayaa u mahadceliyay iskaashatada Naciim sida ay ugu dadaashay in ay dib u soo nooleyso tacabka beerista bariiska isagoo ku tilmaamay iskaashatada waxqabadkeedu inuu yahay mid kudayasho mudan.

     

    “Waxaan ugu baaqaynaa hay’adaha samafalka kuwa wadaniga ah iyo kuwa heer caalamiba inay gargaar siiyaan iskaashatadan oo muujisay in ay tahay mid mudan in la garab istaago si ay u gaaraan higsigooda ah ka miro dhalinta tacabka bariiska.”ayuu yiri guddoomiye Buurfuule.

     

    Iskaashatada beeralayda Naciim ayaa ah haatan iskaashatadii ugu horeysay ee bilowday tacabka bariiska ee gobolka Sh/dhexe caanka ku ahaa.


  12. AXMED MADOOBE: Puntland waa inay Aqoonsato Galmudug oo daris la ah ayna wada-shaqeeyaan

     

    2015128635851515836779942Sheekh_Axmed_Ma

     

    P/land way ku qasban tahay inay Aqoonsato Galmudug State

    Talaado, December 08, 2015 (HOL) — Madaxweynaha maamulka Jubbaland, Sh. Axmed Maxamed Islaam [Madoobe] ayaa sheegay in maamulka Puntland looga baahan yahay inay aqoonsadaan maamulka Galmudug, isagoo sidoo kale maamulka Galmudug ay iyaguna ix-tiraamto Puntland maadaama uu yahay maamul iyaga ka horreeyay dhanka dhismaha.

     

    Sheekh Axmed Madoobe ayaa hadalka ka jeediyay kaddib heshiiskii colaadihii nabadeed ee laga sameeyay magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug, halkaasoo ay dagaallo ku dhex-mareen maamullada Galmudug iyo Puntland.

     

    “Puntland waa maamul-gobaleedkii ugu horreeyay 18-sanno ayna jirtaa, marka waxaa laga rabaa inay maamul kasta oo dhashay gadaasheeda inay gardaadiso oo horumarkooda ay ka shaqeeyso. Waana khasab maamulka Galmudug inay la shaqeeyaan Puntland oo ay walaalo iyo darisba yihiin; isla markaana iyaga ka horreeyay. Puntland iyadana waxaa khasab ku ah inay aqoonsato maamulka ay dariska yihiin ee Galmdug; lana shaqeeyaan oo aysan iska indho-tirin jirtaanka Galmudug, maamul walbana waxaa laga rabaa inay waddada dhabta ah ee ay leeyihiin maraan,” ayuu yiri Sheekh Axmed Madoobe.

     

    Sidoo kale, madaxweynaha Jubbaland oo ka mid ahaa ergadii nabadeynta u tagay magaalada Gaalkacyo ayaa xusay in si hoose loo dhameeyay khilaafkii ka dhex-taagnaa maamulkiisa iyo maamulka Koonfur-galbeed Somalia.

     

    “Waxaan filayaa maamulka Jubbaland ayaa ugu badneyd waxa hadda la jiid-jiido, waanan kasoo gudubnay, waa dhaweyd Shariifka ayaa wax naga sheeganayay; isagana hoos baan uga heshiinnay wixii khilaaf ah ee inoo dhexeeyay,” ayuu Axmed Madoobe mar kale yiri.

     

    Ugu dambeyn, maamulka Puntland ayaa horay u sheegay inaysan aqoonsanayn maamulka Galmudug, inkastoo 02-dii bishaan December madaxweynayaasha Puntland iyo Galmudug la isugu keenay kulan ay heshiis ku kala saxiixdeen.

     

    Maxamed X. Xuseen, Hiiraan Online

    maxuseen@hiiraan.com

    Muqdisho, Soomaaliya

     

    - See more at: http://www.hiiraan.ca/news/2015/Dec/wararka_maanta8-94079.htm#sthash.MNt7JXvV.dpuf


  13. <cite>
    said:</cite>

    malistar, niyoow the pictures you are looking are puntland troops. lol.

     

    let me tell you one thing niyoow

     

    1. the road will be built

    2. the city will come under full control of puntland soon. no more baraxleey.

    3. the check point which is at the enterence of galkayo when coming from Mogadishu will still be controlled by puntland.

     

    absorb and digest those little facts niyoow. it is over.

     

     

    accept reality The Front line was always in deep Puntland as you see

     

    MOOge

    GingerCat.gif

     

    Galmudug needs no help building Roads from Broke Pirate who are Printing fake money to survive .

     

    waarya isku xishood or more Karbash ….


  14. Puntlandd was defeated politically and military No doubt just accept Peace and stability

    Ciidanka Labada Dhinac oo Maanta Lakala Qaadayo iyo Waxa laga Yeelayo Koontaroolka Puntland oo Ciidanka Galmudug Gacanta ku Hayaan,

     

    311.jpg

    jiida4.jpg

    jiida1.jpg

     

    Galmudug troops deep in Puntland side of Galkacyo - You can see Puntland flag on the light poles .

     

     

     

     


  15. <cite>
    said:</cite>

    Militarily, I doubt Galnus will win, they lost big time there because they are a minority in gaalkacyo 10-15% maximum and that's the reality. But this war wasn't about a silly road in Garsoor, this was a clear plot by the federal govt to get Puntland to recognize Galnus and sit down with them and the only way they could manage to do that is start a war over a road knowing it will lead to peace talks. They did win politically though, they got recognized by Puntland.

     

    If I was Gaas I would've said to the PM, we will not sit with Galmudug and we will sign our side of the peace agreement with you as the PM and you can do the same with them. That is a more politically savvy move but gaas is useless, the worst leader puntland has ever had.

     

    Ninkii soo joog laga waayo soo jiif aa laga helaa

    eVdqlBO.jpg

     

    Soocade.jpg

     

    Dowladda Puntland oo sheegtay inay si buuxdau dhaqan gelinayso xabbad joojinta iyo in ciidamada la kala qaado


  16. In times of war there will always be displaced people that's normally war is tragic .

     

    Galkacyo was Ghost town Puntland side resident also were displaced sad .

     

    UNITED NATIONS, -- The UN Office for the Coordination of Humanitarian Affairs (OCHA) has reported that Saturday's renewed fighting between Galmudug and Puntland armed forces in Somalia had forced about 40,000 people to flee their homes.