wiil

Nomads
  • Content Count

    150
  • Joined

  • Last visited

Posts posted by wiil


  1. Abtigiis;841127 wrote:
    Raula, karkar majiro, laakiin wax dayacan baanaan baylihin karin!!
    :D

     

    Nin odey ah baa waa ila taliyey. He said to me : adeer,xooga iyo muuqa aad maanta leedahay xili aadan yeelan doonin baa jira, markaa hadaad gabadh ishaysata oo ku ogol heshid ha dhaafin, hadii kale markaad weynaato qoomomo ayaad u dhiman.
    Adigoo tusbax qaata oo towbed-keen u wardiya ayaa dhaanta adigoo qoomamooda.

     

    !

    I Like Dat :D