wiil

Nomads
  • Content Count

    150
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by wiil

  1. http://www.quranflash.com/quranflash.html
  2. Alpha Blondy;939915 wrote: its nuraddin farah. http://www.facebook.com/pages/Nuruddin-Farah/40976433444?ref=tn_tnmn I said about this guy .... Danood baa u weyn harada doolood e Haddaan la iska celineyn waa lagu diqoodaaye dermadaan la laabin dhaqsey duug u noqotaaye dudumooyinkoo lala hadlaa damac ma yeeshaane alle dooriyow hadalka waa kaa darayaaye day dayo haddaan kuu fasaxay dibad wareegiye
  3. did you know that the original harlem was created by albee? here you go
  4. Adaa i degoo i deeqay Adaan ku dugaashanaayaa Adigaan dumar kaa jecleystee Macaaney ha ii darnaan Adaa deymada Hanaan ku daroo Dayoo laafyahaa kasii daranoo Dagani socodkaa dareen i galshee Macaaney ha ii darnaan Adaa i degoo i deeqay Adaan ku dugaashanaayaa Adigaan dumar kaa jecleystee Macaaney ha ii darnaan Adaa dagan iyo xishoodba lahoo dulqaad iyo reyn mid loogu darayoo Degmooy mid i deeqday baad tahayee Macaaney ha ii darnaan Adaa i degoo i deeqay Adaan ku dugaashanaayaa Adigaan dumar kaa jecleystee Macaaney ha ii darnaan
  5. wiil

    Fatherhood

    Miskiin-Macruuf-Aqiyaar;937180 wrote: Daa'uud Waraaqle, we got the hints. Fine, so when is the expected date? :D
  6. Abwaan iga dheh the last poem brought tears into my eyes
  7. Cad Ceediyo Xidigihiyo Cimilada Aduun Yada Cad Ceediyo Xidigihiyo Cimilada Aduun Yada Cirka Aarka Joogiyo Halka Ceynku Kaga Yaal Adigoon Ku Caan Noqon Carra Edegta Hadalkee Ama Caami Kala Harin Cirka Aarka Joogiyo Halka Ceynku Kaga Yaal Adigoon Ku Caan Noqon Carra Edegta Hadalkee Ama Caami Kala Harin Isagaa Cumaamadan Culuun Kaa Gu’ Weynoo Isagaa Cumaamadan Culuun Kaa Gu’ Weynoo Caya Yaanka Duulee Cidi Aaney Aragiyo Caya Yaanka Duulee Cidi Aaney Aragiyo Ciirsi Ruuxa Kuu Xiga Haku Noqon Haku Noqonin Cadawgii Cirib Tiray Wallaalkii Caya Yaanka Duulee Cidi Aaney Aragiyo Caya Yaanka Duulee Cidi Aaney Aragiyo Ciirsi Ruuxa Kuu Xiga Haku Noqon Haku Noqonin Cadawgii Cirib Tiray Wallaalkii Caqligiyo Wax Garashiyo Ceynaano Nabadeed Caqligiyo Wax Garashiyo Ceynaano Nabadeed Xajadaa Cakirantiyo Golo Lagu Cadeyn Karo Codkarkiisa Weyniyoo Garta Caadilkeey Noqon Ama Caawin Karin Nolol Xajadaa Cakirantiyo Golo Lagu Cadeyn Karo Codkarkiisa Weyniyoo Garta Caadilkeey Noqon Ama Caawin Karin Nolol Ha U Caroonin Waqtiga Iyo Calaf Waxaad Ku Weydoo Ha U Caroonin Waqtiga Iyo Calaf Waxaad Ku Weydoo Caya Yaanka Duulee Cidi Aaney Aragiyo Caya Yaanka Duulee Cidi Aaney Aragiyo Ciirsi Ruuxa Kuu Xiga Haku Noqon Haku Noqonin Cadawgii Cirib Tiray Wallaalkii Caya Yaanka Duulee Cidi Aaney Aragiyo Caya Yaanka Duulee Cidi Aaney Aragiyo Ciirsi Ruuxa Kuu Xiga Haku Noqon Haku Noqonin Cadawgii Cirib Tiray Wallaalkii Cilmi Iyo Wax Barashiyo Caruurnimo Wax Kaa Lumay Cilmi Iyo Wax Barashiyo Caruurnimo Wax Kaa Lumay Adoon Cashirka Diintiyo Cabsidii Illaah Wadan Ama Caalim Weyn Noqon Ha U Oran Cariifiga Caggo Midaad Ku Galeysiyo Adoon Cashirka Diintiyo Cabsidii Illaah Wadan Ama Caalim Weyn Noqon Ha U Oran Cariifiga Caggo Midaad Ku Galeysiyo Ha Cadaadin Ruuxaan Kaa Gayin Colaadoo Ha Cadaadin Ruuxaan Kaa Gayin Colaadoo Caya Yaanka Duulee Cidi Aaney Aragiyo Caya Yaanka Duulee Cidi Aaney Aragiyo Ciirsi Ruuxa Kuu Xiga HaKu Noqon HaKu Noqonin Cadawgii Cirib Tiray Wallaalkii Caya Yaanka Duulee Cidi Aaney Aragiyo Caya Yaanka Duulee Cidi Aaney Aragiyo Ciirsi Ruuxa Kuu Xiga HaKu Noqon HaKu Noqonin Cadawgii Cirib Tiray Wallaalkii
  8. oba hiloowlow;934151 wrote: wow some true shid I and Somalia against the world. I and my clan against Somalia. I and my family against the clan. I and my brother against the family. I against my brother. it goes like this bruh I drink poison Then I vomit diamonds I gave you mandela, black dalai lamas I gave you music You enthused in my kindness So how dare you reduce me to donny imus Timeless in case we never been acquainted Flyness who made it It gets duplicated Mindless violence Well let me try to paint it Here's the 5 steps In hopes to explain it One! Its me and my nation against the world Two! Then me and my clan against the nation Three! Then me and my fam' against the clan Four! Then me and my brother we no hesitation Uh! Go against the fam' until they cave in Five! Now who's left in this deadly equation? That's right, it's me against my brother Then we point a kalashnikov And kill one another I like this man
  9. wiil

    new jokes

    Why does the great wall of China comes in the seven wonders of the world? . . . . . Coz . . . . . It is the first and only chinese product which lasted that long....!!!
  10. wiil

    Googaalaysi

    siniin miniin soor aan ku deeqin? siniin miniin socod aan ku dayn? siniin miniin sabarad aasan?
  11. wiil

    gues the movie

    ^^ battle royal Guess the movie
  12. wiil

    jacbur

    it's not mine Waxa i Luray waa Love igu Leexdoo Ana aan la Liicoo Wali aan la Liitoo Laxaw igu beeree
  13. wiil

    gues the movie

    Hint: Classic hit
  14. you can listen from here http://www.heemaalnews.com/index.php/heeso/A/2-aar/3-xaflad/32-tab-usaar
  15. Hadaan caashaqa u turay samahana u toog baxay adna aad ku tacadiday waa talo la yaab leh waxaad tabato ii sheeg qurux taaba qaadiyo sharaf lagu tisqaadiyo tacabkiyo wanaaguna waa tamaradeenee xagee tuhun ka leedahayee haddii aad turxaaniyo jaceyl tuur ku leedahay ha tilmaamin ruux kale tabta uu useexdee caashaqaaga tab usaar haddii aan talamay jaceyl teelo ugu bogay adna tuurtay dhinacaa waa taa wiil habawdee waxaa tabatay ii sheeg tigaad wada jirkeeniyo isku tiirsi noloshii caashaqa tix gelintii waa tab aarsigeenee xagaa tuhun ka leedahayee haddii aad turxaaniyo jaceyl tuur ku leedahay ha tilmaamin ruux kale tabta uu useexdee caashaqaaga tab usaar
  16. Alpha Blondy;924956 wrote: ^ dating turkish women is perfectly fine.....you should try some of that turkish delight too, inaar. on more pressing issues inaar, the turks with their soft-power tricks will sooner or later own y'all. waa khatar...ee iska jir inaar. Acuudu billah minasheydani rajiim, in case you ask me why, You said inaar
  17. if you wish someone good, there is someone who'll oppose, crazy somalis
  18. When super powers unite and dance the Harlem Shake
  19. you guys don't have the right to tell us what to learn and what to not, and Turkish language is not worse than english or any other languages people learning, if you don't want to learn turkish language no one is forcing you to, but don't force us not to learn it