kingofkings

Nomads
  • Content Count

    2,894
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by kingofkings

  1. Wafdi ka socda Dowladda Puntland uuna hogaaminayey Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiraxman Maxamad Maxamud (Farole) ayaa caawa [20 Feb 2012] ka soo degay Magaalada London halkaasoo loogu balansanyahay inuu ka furmo Shirweyne Caalami ah oo ku saabsan arrimaha Somalia. Wafdiga Puntland waxaa ka mid ah Wasiirka Arrimaha Gudaha Gen. Cabdullahi Axmed Jamac (Ilkajir), Wasiirka Waxbarashada Md. Cabdi Farax Siciid (Juxa), Wasiirka Warfaafinta Md. Axmed Cali Askar, Wasiiru-dowlaha Xiriirka Caalamiga Md. Cabdulqadir Cabdi Xaashi, Gudoomiyaha Guddiga Doorashada ee Puntland Md. Maxamad Xasan Barre, iyo sarakiil ka tirsan Madaxtooyadda Dowladda Puntland. Wafdiga Puntland ayaa waxaa garoonka Heathrow International Airport kusoo dhaweeeyey Mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradda Arrimaha Dibedda ee dalka Ingriiska (Foreign and Commonwealth Office – FCO) iyadoo Wafdiga loo galbiyey Qeybta VIP-da ee garoonka Heathrow. Intaasi ka dib ayaa Wafdiga Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiraxman Farole waxay la kula kulmeen gudaha garoonka dayuuradaha xubno ka mid ah Jaaliyadda Soomaaliyeed ee magaalada London halkasoo Madaxda Dowladda Puntland si weyn loogu soo dhaweeeyey. Shirka Caalamiga ah ee arrimaha Somalia ayaa furmi doona 23 Feb 2012 iyadoo ay ka soo qeybgali doonaan in ka badan 50 Dowladood. Shirkii Dastuurka Somalia (Garowe II) ayaa lagu soo gabogabeeyey xarunta Dowladda Puntland ee Garowe maalintii Jimcaha 17 Feb 2012, iyadoo ay Madaxda Somalia shirkaasi ku saxiixeen Garowe Principles II oo ah heshiis qeexaya habsocodka barnaamijka Dastuurka Federaalka ee Somalia. Source: Xafiiska Madaxweynaha http://horseedmedia.net
  2. According to locals in the port city of Bosaso, the largest commercial city in Puntland and Somalia’s third, every hotel room in town has been booked for at least several weeks looking ahead. Businessmen in the city have stated that one out of every three patrons at these hotels is a ‘gaal’ – nominally referring to Westerners. Residents have cited a small hike in the prices of luxury items such as tropical fruits and vegetables, but also a greater availability of these items and others that were unseen in the region, such as American cars, a wider volume of refrigerators, and home-cooling devices. There is no word yet of the exact number of foreigners in the city, but this growth in volume is largely due to oil exploration currently under way several hundred kilometers south of Bosaso, near the communities of Ufeyn and Iskushuban. http://dissidentnation.com/
  3. i'm expecting a bigger welcome for the President than the one in 2009. :cool:
  4. Abwaan;792014 wrote: Ul la hor istaag hee...sheekada cusmaaniyadu waa Gubataa:) smh
  5. The Hermet;791998 wrote: you dont get it do you saxib... Its the same government that the people appose as stated in this thread..i think you really need to pay attention. All you have to know is its THE END OF THE LINE FOR YOU NIO-SIADIST. THE GAME IS UP... The south is gone, Somaliland is gone, your fake constitution is equal to toilet paper, this government has 6-7 months left, and the london conference is a 5 hour specitcle of pointlessness, Where the Somaliland president has been allocated time to give a speech in front of 40 world heads of state: saying WE WERE TWO COUNTRIES, TODAY WE HAVE GONE BACK TO BEING TWO COUNTRIES. Give us recognition or fund us towards our development etheir way win win... Out classed and out played once again.
  6. The Hermet;791994 wrote: in your words i cant defeat buhoodle yet your pirate run straight back to Garowe when our armies move from las canod :cool: Somaliland has always been an asset to Mugidsho. We overthrough and destroyed your uncle Siad together. Its a fact the people of Mugdisho support Somaliland and hold it in higher esteem then you pirates. :cool: and like i said, YOU WILL NEVER return to Mugdisho because we know what you are. so better get comfy in that desert wasteland of yours. Youve been blocked from both the north and the south. hahahahahaha.... smh. get it together hermet, your losing it. if mogadishu is an asset to you, why they welcome awdal and ssc politicans to mogadishu?
  7. The Hermet;791978 wrote: If the people of Mugdisho need weapons. Your brothers in Somaliland got alot of weapons for you. I dont you think you need them anyways the entire south is awash with weapons. NEO-Siadists are NOT allowed in Mugdisho..therefore enjoy the desert wasteland. :cool: you cannot defeat buhoodle, yet you believe your an asset to mogadishu. hermet, i think this is a new low for you.
  8. Abwaan;791985 wrote: "Hubsiimo hal baa la siistaa" obviously you're not contributing to the thread, so unless you have constructive comments to post, fadlan see to it that exist the thread. salam.
  9. Abwaan;791981 wrote: loool....bal yaabkaan fiiriya, da'daadana maxaa lagu fali? Jaalle Af-Soomaaliga ayaa qornaa 18. I was NOT talking about your age...sheeko-xariirta iska daaa! that's your story and i see your sticking to it. okay.
  10. Abwaan;791947 wrote: lol..Sax...Af-Soomaaligii baa isagoo 18 sano jira dagaal dhacay oo hadda sii dhiman raba waaba Cusmaaniya dadkii qortay xitaa aysan isticmaalin. is that your way of wanting to know my age? because, all you had to do was look at my profile page.
  11. Eng.Cadde;791950 wrote: It looks like it was invented by a crackhead high on khamri.The Monkey`s brain can invent some amazing things then that script. respect the rules of sol. name calling is against the rules on this forum.
  12. read earlier post because it could have answered your question.
  13. here is a book written in osmania alphabet http://www.evertype.com/standards/iso10646/pdf/afkeenna-iyo-fartiisa.pdf
  14. burahadeer;791940 wrote: why you think I'm trolling.Just look the alphabet, what it look like to you.Besides I have neva seen book written on it .............. no it looks like georgian alphabet
  15. burahadeer;791922 wrote: osmania is amharic & latin put together,nothing new. read the earlier posts. this will answer your concern. if you did, however, fadlan don't troll the thread.
  16. Timur;791894 wrote: I find it a bit humorous, watching the death of secessionism right before me
  17. faarah22;791908 wrote: what are you babbling on about king.? puntland is in somalia, not independent country, somalia's script is latin and so it shall remain it's very common and advantageous alphabet to have. don't get carried away, this osmaniya belongs in museums and decorations or logos etc. don't get emotional buddy, the alphabet will come back to its rightful place in somalia.
  18. Somali/Osmanya alphabet The Osmanya alphabet was created in between 1920 and 1922 by Cismaan Yuusuf Keenadiid, brother of the Sultan of Obbia. In Somali it is known as far soomaali (Somali writing) or cismaanya. It replaced an attempt by Sheikh Uweys to devise an Arabic-based alphabet for Somali, and has in turn been replaced by the Latin orthography of Muuse Xaaji Ismaaciil Galaal (1914-1980). The Osmanya alphabet is not used much these days, though during the 1970s quite a number of people used it for personal correspondence and bookkeeping. A few books and magazines have also been published in the alphabet. Notable features Direction of writing: left to right in horizontal rows. The names of the letters are based on Arabic letter names. The letters waw and ya are used to write the long vowels uu and ii respectively. Somali is a tonal language with four tones which are not usually marked in writing. The tones have grammatical uses: theny indicate number, gender and case. Numerals Sample text Latin alphabet for Somali In 1961 both the Latin and Osmanya scripts were adopted for use in Somalia, but in 1969 there was a coup, with one of its stated aims the resolution of the debate over the country's writing system. The Latin alphabet was finally adopted in 1972 and at the same time Somali was made the sole official language of Somalia. Shire Jama Ahmed (Shire Jaamac Axmed / شيري جامع أحمد‎) is credited with the invention of this spelling system, and his system was chosen from among eighteen competing new orthographies.
  19. Taleexi;781690 wrote: Who has time shows noloshayadii oo dhan baa show noqotaye!?
  20. Qaramada midoobey ayaa si weyn u soo dhaweysay qodobadii ka soo baxay shirkii wadatashiga dhinacyada Soomalida ee Garoowe 2 Xoghayaha guud ee qaramada midoobey mr ban-Kin moon ayaa qoraal ka soo baxay xafiiskiisa ku sheegay in ay la dhac sanyihiin dhamaan qodobadii lagu heshiiyay shirki G aroowe ugu soo dhamaday dhinacyada Soomalida . Ban-Kin Moon ayaa sidoo kale ku tilmaamay shirkan in uu yahay mid ay u dhamaayeen dhamaan dhinacyada siyaasada soomalida isla markaana waxyaabihii ka soo baxay ay si weyn u anfici doonaan nabadda iyo dawladnimada Soomaliya. Xoghayaha guud ee qaramada midobey Ban-Kin moon waxaa kaloo uu sheegay in beesha caalamka ay taageeri doonto qodobadii ay ku heshiiyeen dhinacyada siyaasada ee Soomalida isagoo ugu baaqay in sida ugu dhaqsiyaha badan loo hirgaliyo qodobadaas. Mr moon ayaa dhanka kale ka hadlay sida ay qaramada midoobey uga go’antahay taageerida Soomaliya isagoo sheegay in ay rajaynayaan isbadal muuqda oo laga dareemi doono Soomaliya sanadkan gudihiisa. Ugu danbayntii xoghayaha guud ee qaramada midoobe waxa uu soo hadal qaaday shirka dhawaan lagu wado in uu ka furmo magaalada London waxaana uu ku tilmaamay shirkaas mid looga arinsan doono colaadaha ka jira Soomaliya iyo dhibaatooyinka burcabadeeda Soomalida ay ku hayaan ganacsiga caalamka .
  21. Madaxweynaha Dowladda Puntland C/raxmaan Maxamed Faroole iyo wefdi uu hogaaminaayo ayaa maanta ka dhoofay garoonka diyaaradaha ee magaalada Garoowe,waxaana ay kusii jeedaan magaalada London oo ay uga qaybgali doonaan shirka Britain u qabanayso dhinacyada Soomaalida. Wefdiga Madaxweynaha waxaa kamid ah Wasiirka Wasaaradda arimaha gudaha Gen.C/laahi Axmed Jaamac (Ilkojiir),Wasiirka Waxbarashada Cabdi Faarax Juxa,Wasiiru dowlaha Qorsheynta iyo Xiriirka Caalamiga C/qaadir Cabdi Xaashi iyo xubno kamid ah madaxtooyada. Madaxweynaha ayaa maqrabnimadii ka degay magaalada Jabuuti halkaas oo uu ku horumaray lana filaayo in uu la kulmo madaxda dalkaas kana mid yahay Madaxweyne Ismaacil Cumar Geelle,waxaana kadib uu usii gudbi doona magaalada London. Ma jirin wax hadal ah uu siiyey warbaahinta Madaxweyne Faroole iyadoo tiro dhowr jeer oo hore u sheegay in Dowladiisa ay soo dhoweynayso Shirka London kuna tilmaamay mid fursad u ah Soomaalida. Dhinaca kale wafuudi ka qaybgashay Shirka wadatashiga kasocday magaalada Garoowe saddexdii maalmood laga soo gudbay ayaa kawada dhoofay magaalada,waxaana kamid ahaa Madaxweyne Shariif oo ku laabtay Muqdisho,Ra’iisulwasaare Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo u duulay magaalada Nairobi una gudbi doona magaalada Brussels ee dalka Belgium kadibna aadi doono Shirka magaalada London. Wasiirka Awqaafta Jamhuuriyada Jabuuti, ayaa isna u duulay dalkiisa, isagoo safarkiisa ay ku wehliyeen xubno reer Jabuuti ah iyo waliba u qaybsanaha arrimaha Puntland ee Jabuuti Mudane Cali Cabdi Awaare. Madaxweynaha maamulka Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo oo isna shirka lagu marti qaaday ayaa maanta ka ambabaxay magaalada Hargeysa,waxaana dhinacyada Soomaalida kusii qulqulayaan magaalada London oo maalinta khamiista shirka ka dhacaayo.
  22. Brussels (RBC) Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa maanta waxaa booqasho rasmi ah oo labo cisho ah uga bilaabaneysaa magaalada Brussels ee dalka Belgium oo xarun u ah Midowga Yurub (EU). Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Prof Abdiweli Mohamed Ali ayaa casuumad rasmi ah ka helay madaxda Midowga Yurub oo uu kala hadli doonaa arrimaha Soomaaliya, horumarka baaxadda leh ee laga sameeyey dhanka Roadmap ka iyo shirarkii Garowe oo dhammaan ku dhammaaday guul, horseedna u noqday in Soomaalidu ay dhexdooda ka heshiin karaan, iskuna afgaran karaan arrimaha Soomaaliya. Ra’iisul Wasaaraha ayaa kulamo la qaadan doono madaxda Midowga Yurub oo uu ku jiro Madaxweynaha Midowga Yurub Barosso iyo madax kale. Sidoo kale Ra’iisul Wasaarahu waxuu kulamo la qaadan doonaa Golaha Ammaanka ee Midowga Yurub iyo madaxda dalka Belgium. Sidoo kale Ra’iisul Wasaarahu waxuu la kulmi doonaa jaaliyadda Soomaaliyeed ee Belgium si uu ugala hadlo horumarka ballaaran ee dowladdu ka sameysey dhanka amniga, xiriirka maamulada, dib-u-heshiisiinta, dhameystirka dastuurka, dib-u-habeynta baarlamaanka iyo shirka London ka dhici doono 23ka February.’