Mooge

Nomad
  • Content Count

    5,088
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    11

Posts posted by Mooge


  1. Kooxda Ka dhsian dalka England Blackburn Rovers ayaa dafirtay wararka sheegay inay dalbadeen Xidiga ka xanaaqsan Kooxda Milan Ee Ronaldinho. Madaxda Naadiga Black Burn ayaa sheegay inay yihiin wararkasi* been la dhoo-dhoobay, islamarkaan aysan hamin in Ronaldnho ay keenaan* Ewood Bark. Roberto de Assis oo ah Wakiilka Ronaldinho ahna walaalkiisa, ayaa sheegay in Xidiga Ronaldinho [...]

     

    Halkaan ka akhriso inta kale...


  2. Naadiga Barcelona ayaa soo cusbooniisay dalabakii ay ku doonaysay Captainka* Naadiga Arsenal Ee Cesc Febresas , iyadoo haatan shaaca ka qaaday in Xidigani uu yahay Targetet keeda koobaad Xilli ciyaareedkani. Masuuliyiinta Barcelona ayaa miiska soo saaray lacagaha ay ku doonayaan Febregas, iyagoo daaha ka qaaday inuu Xidigani kusoo ceshan karaan Cesc, Adduun Lacageed gaaraya 45Million. [...]

     

    Halkaan ka akhriso inta kale...


  3. Muqdisho(Puntlandi.com) Gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho* Maxamuud Axmed Tarsan**ayaa sheegay in tartankasi uu soo xasuusiayay waagii bari samaadka ciyaartii finaalka aheyd ee dhex martay hargeysa iyo Jowhar oo ka dhacday Istadium Muqdisho.// *“Markii aan Garowe aadayay waa la I cabsi geliyay waxayna beenowday markii aan diyaarad Gaalkacyo ku tegay oo safar dhinaca dhulka [...]

     

    Read more here ...


  4. Dawlada Puntland himiloayinkii hirgalkay sanadii nadhafay ee 2010 ayaan ahayn kuwa lagu soo kobi karo qoraal akhris & afkasheegid waxaana gulhaasi ay gaartay Puntland ka mid ah ciyaarihii goloda Soomaali Midaynta manaahijta dugsiyada Puntland Gabshada shirweynihii haweenka soomaaliyed oo lagu dhisay ururka hawenka soomaaliyed ee aan xuduudda lahayn Shirkii ay ku kulmayeen dhamaan culima awdiinka [...]

     

    Read More ...


  5. Hargeysa(Puntlandi.com) Wasiirka arimaha dibada Somaliland Maxamed Cabdullaahi*Cumar oo saaka u waramey warfideeyeen shisheeye ayaa sheegey ineysan jirin wax xiriira oo ka dhexeeya Somaliland iyo Ururada Argagixisada, Wuxuuna ku tilmaamey eedeynta uga timid Puntland mid aan jirin. // Puntland ayaa ku eedeysey Soomaaliland iney xiriir la leedahey Ururada Argigixisada ee ka jira Soomaaliya, ayna gacan siiyeen [...]

     

    Read more here ...


  6. *Buurtinle: Isbitaalka degmada Buurtinle ee Gobalka Nugaal ayaa maalintii saddexaad waxaa ka socda Kaalmo Caafimaad oo ay fulinayaan dhakhaatiir ajaanib iyo soomaali isugu jirta kuwaas oo deegaankaas u tagay sidii ay dhanka caafimaadka uga caawin lahaayeen dadka deegaanka*Buurtinle. (Sawiradawarbixinta**hoosteeda *ka daawo)// Dhakhaatiirta halkaas hawlaha caafimaad ka wada ayaa ah 5 dhakhtar oo labo ka mid [...]

     

    Read more here ...


  7. Garowe(Puntlandi.com);- Garaad C/laahi Cali Ciid oo kamida waxgaradka deegaanada Puntland ayaa soo dhaweeyay qoraalkii Dawlada Puntland ka soo saartay hadalada colaad beerkaa ee ka soo yeeraya mamulka Somaliad iyo eedayn kulul uu ujeediyay hogaanka sare ee mamulka labaxay somaliland taa oo ka danbaysay hanibaadii diyaarad saanad ciidan u siday Dawlada Puntland. Garaadka ayaa sheegay in Somaliland [...]

     

    Read more here ...


  8. Hargeysa (RBC Radio):- Maamulka Soomaaliland ayaa iska fogeeyay eedeyn uga timid maamulka ay deris wadaaga yihiin ee Puntland horaantii todobaadkan. Wasiirka Wasaarada Arimaha Dibadda ee Maamulka Soomaaliland Mudane Maxamed C/laahi Cumar ayaa ka dhawaajiyey in Soomaaliland aysan waxba ka ogeyn eedeymaha loo soo jeediyey ee uga yimid dhinaca maamulka Puntland. Wasiirku waxaa uu sheegay in [...]

     

    Halkaan ka akhriso inta kale...


  9. Janaayo January 10, 2010 Afduubayaasha gacanta ku haayay lamaanayaashii *u dhashay dalka Britain ee Paul iyo Richard Chandler ayaa ku hanjabay inay dili doonaan labadooda haddii aan muddo laba bilood gudahood ah lagu siin madaxfurashada lacageed ee ay dalbadeen. January 22, 2010: Gobolka Hiiraan magaalo madaxdiisa Beledweyne ayaa la wareegay *xoogaga ka soo horjeeday dowlada [...]

     

    Halkaan ka akhriso inta kale...


  10. 20-sano oo dagaalo sokeeye ay ka socdeen wadanka Soomaaliya, dhalinyaradda ayaa aheed kuwa uga weyn ee laga dhigtey xaabadda la shito. Markii kooxiihii jabhadaha ay qabsadeen caasimadda Muqdisho 26-janaury 1991-kii, waxa bilaabatey dhibaato dheer oo qabsatey dadweynaha Soomaaliyeed, gaar ahaan dhalinyaradda oo waayay wadado ay u mari lahayeen dhismaha noloshooda. Qaar badan oo ku jirey [...]

     

    Halkaan ka akhriso inta kale...


  11. Buurtinle: Isbitaalka degmada Buurtinle ee Gobalka Nugaal ayaa maalintii saddexaad waxaa ka socda Kaalmo Caafimaad oo ay fulinayaan dhakhaatiir ajaanib iyo soomaali isugu jirta kuwaas oo deegaankaas u tagay sidii ay dhanka caafimaadka uga caawin lahaayeen dadka deegaanka Buurtinle. Dhakhaatiirta halkaas hawlaha caafimaad ka wada ayaa ah 5 dhakhtar oo labo ka mid ahi ay [...]

     

    Halkaan ka akhriso inta kale...


  12. Gaalkacyo (RBC Radio):- Taliyaha Booliska gobolka Mudug G/dhexe Aadan Nuur Qaal ayaa maanta shir jaraa’id oo uu Saldhiga bartamaha Gaalkacyo ku qabtey waxaa uu kaga warbixiyey qarax Gaalkacyo ka dhacay. Taliyaha ayaa sheegay in qaraxa maanta ka dhacay bartamaha Gaalkacyo uu ahaa mid lagu bartilmaameedsadey Gudoomiyaha Gobolka Mudug Axmed Cali Salaad oo meesha marayey. G/dhexe [...]

     

    Halkaan ka akhriso inta kale...


  13. Galkacyo(Puntlandi.com)| Taliyaha Qaybta Bilayska Gobolka Mudug G/Dhexe Adan Nuur Qaal ayaa kawaramay baaxada qaraxi maanta iyo qasaaraha uu gaystay mar uu warfidiyeenada ku lahadlay xarunta Qaybta Policka Gobolka Mudug. Taliyaha ayaa sheegay in ciidamada amaanka gacanta ku soo dhigeen laba qof oo lagu tuhmayo in ay yihiin ragii falka fuliyay waxaana uu intaa ku daray in [...]

     

    More...