Mooge

Nomad
  • Content Count

    5,088
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    11

Posts posted by Mooge


  1. Gaball you made it worse. he is not only flower specialist, now he is garden expert. lol. war ninka u ceeb qariya hadad tol tihin. lol. we used to make fun of veternarian Gheedi (dhaqtarka xoolaha), hada nin ka daran baba yimid o leh ubax sida deyrka logu beran ugu badiya. lol. educationey xaal qaado. waxan wa ka darey.

     

    wa nimakina garbaharey ka yimid, waa nin wanagsan dhaha nur junior, lakin educationkisa yan laga hadlin. lool.

     

    anigu shekadisa wan ka baxay e naga daya so celinteda.


  2. abwan, dhibta jira wa inaan every canjelo xayeysino. we had animal specials, quran teacher, biibito owner, taxi driver and now a flower specialist. we animals following every person as if u yahay mala'ig so dhacday. somali wa u dhamatay. lol. abwan, i don't want to question your heart. i am wrong to say you don't support puntlander. i regret attack you. but i know you are friends with bidar junior. lol.

     

    ninka naga daya warkisa.

     

    somalia, lol. anigu maslax nairobi ban saxib ku nahay. kacanka wixi towbad kena wan tageraya.


  3. where did he got the money to come to US and study? he finished masters in in flower gardens in 1990 in america. lol. he went to study and paid his tuition, rent, airline ticket before goveremnt fell. let us ask real qustions instead of us lead to slaughterhouse like animals by abwan and his flower specialist friend bidar junior.

     

    macallinka, nin rag iska dhig and leave qabil out of this.


  4. bidaar junior was supporter of Ubaxa Kacaanka he went to study Garden Flowers. lool. I find it real funny. his father and team were pocketing every penny given by danyar people wanting to buy passport to flee the country for better life abroad. the money people paid to buy passports from his father was the money nuur bidar junior was using to study in the US. honesty wa lo bahan yahay ee runta hala shego. eventually somali peopl go so mad at his father's ways angry people dragged his father's body through mogadishu streets like the americans after they killed him. very tragic end of life. abwaan naga day saxibka buunbunitisa. salla ya nabi.


  5. aaliyah, do you support what galayr is saying that people shacabka iyo admin there is no difference and they should be targeted same way. lool. please answer my question caaliyah. i don't need apology. i don't support khatumo's axmed karash attacking tukaraq i am 100% against somaliland killing people in buhodle.

     

    as for tukaraq belongs to vice presidient Ina Cali shire's reerkiisa hoose. they lived in city for generations. when karash from xudun captures the city, cali-shire clan captured it back. if you come to his home town and attack it, why shouldn't you expect him to attack back. why don't axmed karash attack yagoori, gambadha, adhicadeye, lascanood. magaloyinkaa kuligood waxa wada haysta somaliland. meesha puntland joogto wuxu galaydh u soo aday ina fidno huriyo. waa strategy uu wato.

     

    just like you and liibaan who belong to saaxdheer sub clan (garaad jaamac-galaydh subclan), what if saaxdheer was captured by the Ugaas clans from bocamo? you be fighting back. lol. khatumo people sado cali ba shegtay. reer puntland bay shaqo ka dhigten oo walalahod bay ka adag yihin inay cayan malin walba. waa fooxumo.


  6. liibaan ciyarta naga joji. farole never said civilian hala weraro. farole considers darwish his own clan. he attacked xaglatoosiye and his ssc nairobi group and you keep eqauting farole with this useless galayr who is saying forget farole, lets attack the civilians. iska xishod ninyow.

     

    shameless galayr must be stopped. wa oday isku darsamay. most dangerous politician in somali today is galayr. ninkani waxba ka khaldan ban u malaynaya.


  7. this man shamelessness continues. who helps him?. everytime he opens his mouth it is disaster.

     

    AUDIO Don't be fooled by "our brothers" and "civilian" shekoying. they are all the same he says". loool.

     

    waxan ya ka qabta wadanka. wuu waashay wu ka daray. loool.

     

     

    “Shacabka iyo maamulka puntland way kala duwan yihiin oo shacabku waa inala dhasheen hadaladaasi yaan la’idinku beer laxawsan. maamulka iyo shacabku waa isku mid waana cadowga ***********. Arinka waa lawada dhashay yeysan CONFUSION inagu abuurin’ ali khalif galaydh July 3 2012

    khaatumo yaan la’idinku beer laxawsan Maamulka puntland ayaa xun ee dadka weynu wada dhalanay, xaqiiqada jirtaa waa maamulka iyo shacabka waa isku mid, waana cadowga khaatumo, waxba yaan hadalkaa la idiku beerlaxawsan waa strategy cusub in waxaa la’inagu mashquuliyo. dadbaa idinku akhriyaya waynu wada dhalanay, war waxaa yaan la’idinku beerlaxawsan.


  8. Abwaan;836208 wrote:
    loool...Odayaashii hore u soo carooday amay yihiin dadka aad ka hadlayso oo haddana dib loo soo celinayo? Aala-Shiikh shirkooda waa sallaxdeen mana u malaynayo inay xubno kale qaabilayaan. Midka Jimcaha furmanayana International Contact Group ayaa hagaya.

    abwan maxay sallaxdeen haday iyaga meel isk soo xiren and said shir baan qabnaa. they could have done that in nairobi. lool. anyone can lock himself in room and say shir ban no socda. lool. waxay ka shiren ma jirto. maxay helen. maxa so baxay? maxaa loo gabtay? waa waste of time.

     

    what matter is the internation community. no aalasheikh.


  9. wejiga so dhaqo mulaalow. xaar baad qasatay waad is confuse garaysay. you didn't answer how he went out of line. lol. qofku hadu xanunsan yahay wu isla saxsan yahay.dhibatadas ku haysata o intad is ledahay puntland xumee. qabil ba shiray kulaha. beentaaba ka daran cuqdada. lol

     

    adeer orod meesha isaga tag hanaugu hunqacine. nin weyn oo micno samayn waa habaar.