Kool_Kat

Nomads
  • Content Count

    6,417
  • Joined

  • Last visited

Posts posted by Kool_Kat


  1. ^Alxamdulilah, ani waxaan ku jiraa kuwa dhifta iyo qaliilka lagu helo oo afkooda hooyo aan lagu tuugin...War sidaa baan u turuurixiyaa baan ku iri...Laakiin marba sheekada uula uula hadey soo gasho, wax yaroo fasiraad ah baan ubaahdaa... :D Maxaadse leedahay, ma afSoomaali qoraalkeygaadan fahmin? Mise af reer Xamar laqoray aqriskiisaa ku dhiba? :D

     

     

    Norf, I was talking about Somalida Somalia ka timid dee, waaku sidee... icon_razz.gif Kan camerada wata waa S/lander... icon_razz.gificon_razz.gif


  2. Sheekada waxaan ku ogaa 'nina si wax u yiri, nina si wax u maqal'...Xaalada reer Shankaroon markey SOL so galaayaan waxaa waaye 'Nina si wax uqor, nina si wax u aqri', hence Somaliaonline.com...Sey rabaan bey u aqristaan baan fili markey dhiiqo iyo dhoobo iyo bustii kakacdaba dhinacooda meesha kusoo dhajinayaan, from right, left, centre, up, down, and around and around...Sey iskula quman yihiin aaba iigu sii daran...Mar mar, one can't do anything else but feel pity for them almost... :D


  3. JB suu yac udhahuu garanwaayay...Classic @Norf...Aad baan uga helay sheekada... :D

     

    Suu shabaqa ugu dhacay aaba iigu daran @JB...

     

    Shiniyaa dhuustay, shaahey karisay, mamaqshay sheekada ah?


  4. ^LOOOOOOL, this reminds me of my sister...She was at a bank on her supposed birthday date; the lady teller who was serving her said "oh, happy birthday Ms. SoAndSo"...It is not my birthday ku teh! Mawaxaan abkey ID keen ladhihinaa... :D

     

    Ar maxaa dad isqaris ka dambeeyaan on FB! Waxaa iga raacday 'mawaxaan kuu maleeyay, mise waxaa igu noqotay, mise waxaan u noqon doonin'...Soomaalidu waa cajiib...


  5. Duceysanoow, horta adi kuwa layaqaan goortey dhasheen maku jirtaa? :D Mise abuu Jan 1st aa ka mid tahay? icon_razz.gif

     

    Ar JB iyo FB xaa kala heysto? Wacdaraa ka dhoco meeshaas, wacdaro iyo nus...Bal meeshey ku kala haraan beynu sugi...


  6. ^He is 23 (give or take a couple of years 'the perfect age'), rich, educated, and in the market for a xaajiyo...What you doing? Arooskaad sheegi jirtay hadaba hana dhaafsiin.... :Dicon_razz.gif


  7. ^Don't make me inaa sawir anoo toorte afuufaayo soo galiyo SOL...Iga daa laakiin, karaahiyooyin badan aa rabo inee i arkaanee, cadeydaan minii lacayuumo maa rabtaa? :D

     

    Hayeh adi toortahaa ku jirtay inaa afuuftid majoojisay? ;) War hooy afuufiskaas horaa loogu daalay ee yara neefso... icon_razz.gif


  8. Tan qosol dartiis rafasho waa dhaaftay maanta...Walahi waxaan ku tilmaamo ma'aqaan...

     

    Ilka jajab macalin hindiga labaad from the left xow yiri 'two baan ohoo, wexey igu soo celiyeen uulo'...LOL LOL LOL LOL LOL...That was so cute walahi...Shan jir iyo toban jir gowso dhacsada oo wada uulo ah!!! Just what heck is Uulo? Ma jaamacadbaa...

     

    'Sideed baan nahay anka dee...' looooooooooooooool

     

     

    Stubidhiintan caruurta wareysanaya xey karabaan Canada haday wax ka yaqaanaan?

     

    BadaCas, thnx for making my day...

     

     

    Ps, Baniikolahaan kahelay @Foolxumo :D


  9. Originally posted by Gheelle.T:

    Maxaa meeshan dad iska waalaaya jooga..Bday my foot aa ini dhahay
    :D
    Shimee la bartay baartisday iyo sheekadaan?

     

    Nuuno yaa lagaa waalin nin yahow ee ka seexo sheekadaan..
    :D

    Adi minaa taada la'ogeyn haku qaraariin ciyaal biidkaan yaah... icon_razz.gif


  10. Lily, after six years, are you still practicing or have you mastered the art of walking in high-heels? :D

     

    It isn't really that bad or uncomfortable to wear/walk in high heels...It is all about the right size and fit - that's the trick nooh...


  11. Originally posted by nuune:

    I blame
    Kool-Kat
    , ayadaa i qarxisey, adna waad ka warqabtey markaan wax kala xaseenayey, labadiinuba laba kadabshiir baad tihiin
    :D

    I beg your pardon sir? WHAT? :mad: redface.gif :mad: I have no knowledge of what you speak of, iskiyuus me...

     

     

    Farancab, dhalasho wacan oo wanaagsan eedo...Sanadyo badan oo caafimaad, cibaado suuban, iyo caruur qeylo badan baan kugu duceeyey... :D

     

     

    NUUNKA, habi baarisdhay hee odayga...Waa lagu ogyahay inaa bambino tahay oo oday oday iska doodoontid...Ilaahay da' odaynimo caafimaad iyo cimridheeri iyo cibaado suuban hakugu gaarsiiyo adna...

     

    Ciao

     

     

    PS, kalaab makuu kaxeynaa weekenka? icon_razz.gif Mise baakoor iyo wheelchair fadaase? icon_razz.gif:D


  12. Facebook dhexdiisa ku dhuudhuumatooy mar uun baan banaanka kaa heli...

     

    I am not worried about you, it is almost a blessing... icon_razz.gif I've seen you around the SOL group, when the place was still alive...After a while, you just disappeared, mise is qaris baa gashay...


  13. ^I don't see why people (women) say they can't walk in high-heels! WHAT? Believe you me, they take me to another place - high baanban ku noqdaa markaan xirto - literally... :D

     

    Isse, you can't see me walking in heels if you keep dreaming (riyo)... icon_razz.gif

     

    Malika, xaatiri? FB aa? Makuwa dhuuntaa kujirtaa walaaleey? Besides, those yellow ones aren't even that high...They are very comfortable too...Thanks, I love colours...I hardly ever buy the typical black heels, I think I only have one or two pairs...I am the coloured-shoe lady nooh... :D

     

     

    Still :( @those shoes, how many big footed women (size 9) can be out there bisinkee?


  14. Originally posted by sheherazade:

    Want these, what do you think?

    26_fabroab_22_2.jpg

    Sure, I'll take them in a 9 pls...Thnx Sheh... :D

     

    I've been waiting for these shoes to go on sale for some time now, and when they finaly were on sale they didn't have my size!!! They had it a size too small or a size too big... :mad: redface.gif :mad:

     

    ZLAM066_IN.jpg

     

    :( Hadaan calaf isku leenahan weynu is heli, I'A...


  15. LOOOOOOOOOOOOOOOOL@one minute man...Aboow aboow, sheekadoo aan soo xasuustay lee, wadnahaaba i istaagi rabay qosol iyo naxdin darteed...

     

     

    Aw-Dhubadoow, ani sida xan igu soo gaartay timaha protienka aa bixiyo, therefore a regular prescription of it is good in every way... :D

     

    Hada maxaa ladhaa, intaas sano aan gym usii cararaayay mininkeyga aanba ku aalamiinteenkaray miyaa?