Ismahaan

Nomads
  • Content Count

    1,030
  • Joined

  • Last visited

Posts posted by Ismahaan


  1. Malistar brother Alle ha sahlo. Anigu waxaanba qabaa in warlords kii la qaatey waayo iyagaaba soomaali ahaa arin ka daran baa soo socota. Soomaalida awalba ciidamada heegan lama galineen oo aduunku waa hurdee maxaa hada hurdada ka soo salaliyey? Ma la is waaydiiyey? Aniga waxaay ila tahay generals kii soomaaliya intii badnaayd waa la dilay, aqoon yahanadii waa la laayey, dad lagu adeeganayo baa arintaan falay. Hada war lords ka iyo wixii xabad haaysta waa laga aruurin waayo dalkaan qof madax kor qaada in lagu reebo lama rabo. Dalkaan anigu waxaan aaminsanahay in lala wareegayo. Hadii asxaan la inoo falo waa iyadoo nimankaan sanka waa ween korkaas inaga haaystaan, cadaankuna resources kiisa la soo baxo.. Inaguna noqono shacab edab leh oo la gumaaysto. Hadii kale wadamada dariska ah baa la inoo dhiibayaa. Koley labadaas mid baay noqon. Aduunku nabad soomaaliya lama rabo ever.


  2.  

    Wiilkaa badda soomaaliyeed difaaca 24 hours ee award mudan>

     

    Admiral Faarax Qare oo sheegay in badda Soomaaliya duulaan lagu yahay

     

    Gudoomiyaha barlamaanka oo ka biya diiday in uu yiraahdo Biyaha soomaaliya waa 200 nm territorial water ah:

     

    Baarlamaanka Somaliya oo laalay in dib u eegis lagu sameeyo Badda Soomaaliya

    https://www.youtube.com/watch?v=a7dZva1XLsw

     

    Markii lagala quustay barlamaanka in aay yelaan in biyaha soomaaliya 12 nm lagu soo koobo oo la bur burburiyo Law no 37 ayaa warqado been ah hoos laga wada saxiixay.

     

    Xildhibanadii hore oo qaarkood heshiiskaan soo cusboonaaday ka hadlay

     

     

    Intaas hadii aaysan cadeen idiin ku filnaan ma aqaan wax kale oo la idin ku qancin karo guys. Dalka waa la iibsanayaa , waxaana iibsanaya cadowgeena, waxaana lagu adeeganayaa magaca soomaali qof kula sheeganaya. Marka waxaan dhihi lahaa qabiilka iyo shaqsi jaceylka soomaaliyeed ka taga oo hadii aaydaan rabin in aad like gypsy noqotaan sida isu dhaama.


  3.  

     

     

    <cite>
    said:</cite>

    d

     

     

    Somali maritime boundary are defined ..... Kenya waax nagma qaadayan

     

     

    Yes Kenyan tried using daba-dhilif u saxiixa such kooxda Abdirasheed sharmarke an Prof Gandi kooxda wey ku fashilmayn ........

    Prof Gandi meel uu wax ku saxiixay ma arkin , Abdi rashid Ali sharmarke dowladdii shariif buu ka mid ahaa danbigu wax buu ku leeeyahay. Waxana wagaas heshiiska u saxiixay Abdishakuur. Laakiin barlamaanka ayaa arintaa ka hor tagey UN kuna heshiis kaas null and void ayaay ka soo qaadeen. Laakiin maxaa keenay iyadoo arintaa aay ogaayd dowladda Hassan loogana digay dhibka ka imaan kara hadii shaqsi matalaya soomaalidu heshiiskaas dib u soo cusboonaaysiiyo in aay Dowladda hassan aay dib u soo noolaayso waliba aay warqado u direen UN-ka aay ku burburinayaan sharciyadii soomaaliya u yaaley aduunka wixii ka horeeyey 1988 -kii oo dhan. Maxaase sababay in aay maxkamad hadda kula ordaan soomaaliya oo aan haaysan wax qareen ah u dooda, resources aay isku difaacdo iyo wadamo saxiib la ah oo garab istaaga. Waxaa taas kaga sii daran maxaa loo hor gaayn waayey heshiis kaan iyo warqadahaan hoosta laga wada diray Barlamaanka soomaaliyeed? Maxaa looga hor taagan yahay, anigaana wacay rag barlamaanka ku jira waxaayna ii sheegeen in aan arintaan lagaba hadli karin madama dad gaar ah wataan. Gudoomiyaha barlamaanku haba ugu daraadee. Nin kasta meeshaan shilin buu ku iibsanayaa mustaqbalka dalkiisa, ilmihiisa iyo kuwaay sii dhali doonaan waa nasiib xumo. Ragaan dhamaan wax difaac ah ma mudna in lala xisaabtamo uun baay mudan yihiin. Warqadaha uu diray Hassan Sheikh kuli meeshaan baad ka helaysaa ....ka sii gal UN pages madama aay badan yihiin:http://somalitalk.com/badda/difaacid03.html


  4. Nuune walaalkiis thanks you. I am fine Allhamdulilah waxaad sheegtay dhan waa run laakiin in aay traitors ka iyo inta daba ordaysa soomaali iska qabato iyagaay u taal oo maxkamad soo tagaan. Laakiin maxkamad meeday , ma maxkamad baan leenahay taas baa keenaysa in shaqsi kastaa waxuu doono iska sameeyo. Maxkamad xataa hadii la waayo kuwaan anigu ha la hang gareeyo oran lahaa waayo Dal dhan oo muslim baay Gaal xun oo awal dalkoodii qaar haaystey ka iibsadeen. Alle ha sahlo.

     

    Malister2012@ Walaal Madaxda soomaaliyeed ee baryahaan ashuunka ku adima oo Uhuru ,Yoweri Museveni,Hailemariam Desalegn iyo Mr Key u taliyaan iyo afartaan qof ee mad madoow ee aad na leedahay waa ciidan oo aan og nahay in cadowgu taba-baray oo shilimaadka siiyo ha nooga dhigin dad dalka, sharafta iyo diinta midna difaacaya.Hadaay dal difaaci karaan muqadisho baay ka difaaci lahaayeen wiilaasha soomaaliyeed. See nin 4-wiil oo soomaali ah iska difaaci waayey wadan power leh iskaga difaacayaa? Mida kale soomaaliya xuduud baay leedahay aan cidna ku soo xad gudbi karin, kaliya waxaa loo soo hoos gali karaa daba-dhilif u saxiixa dalka sida hada Dowladda hassan sameeysey, tii hore sameeysey. Dadka soomaaliyeed kuwaan difaac uguma baah kamana sugayaan ee kaliya waxaay leeyihiin fara faraanta ka daaya dastuurkeena iyo sharciyada aduunka noo yaal.


  5. Adaa mogoow Hurdoo

    Maqana joogaad tahee

    Somalia waa mashruucoo

    Dalkaa maaxdeeynu naal

    Malabkaa doocaan kabaxa

    Sidii midhihii janada

    Aduunyadu muudsattoo

    Muraad baa laga wattaa

     

    Adoon muran dheer ugelin

    Mulaaxda ka qaada’oo

    Haddaan isku mawjad nahay

    Adaa macna-hayla garan

    Masiibada Oogan’iyo

    Jabkay kula maaaganyihiin

    Miyaan waanadu ku solin

    Xagee hadal kaa maraa

    Somalia waa Mashruuc

    ………………………………………

    Murtidu waxay taagan tahay

    Aduun lays wada malmalay

    Hadday arimihu murgeen

    Badhkood meehanawga iyo

    Muxuu Muusanawgu tari

    ……………………………

    Mahiigaankii ku helay

    Mareegaha goosayoo

    Wakaaaaa , Wakaa maxastii la tegay

    2nd

    Moogoow Adigaa hurdee

    Waxan kuu muuqaniyo

    Somalia waa mashruuc

    Mudahan adeega iyo

    Inaanaay midoobi karin

    Mattaana rumaad ahayn

    Ragbaa maaloo yaqaan

    Malaayiin baa ku baxa

     

    Wankii adhiga u mudnaa

    Mikkaa? soo mayrax tidhi

    Caduur meer-meer ka badi

    Mindiyo dhiigluu sittaa

    Muskuu soo taagan yahay

    Waxbaa meel laysla dhigay

    Muddadu dheeratayoo

    Waxay noqon mooyi talo

    Somalia waa mashruuc

     

    Murtidu waxay daarantahay

    Dhamaan Shicibkii mudnaa

    Adaa meer-meerka baday

    Darkood meehanawda iyo

    Muxuu muusanoow ku tari

    …………………………………………..

    Mahiigaankii ku helay

    Mareegaha goosayoo

    Wakaaaaa , Wakaa maxastii la tegay

    ……………………………………………..

    Adaa moogoow hurdoo

    Maqaar saar baa tahee

    Soomaaliya waa mashruuc

    Hadaan Magac weeyn lahaayd

    Maamuus iyo sharaf badnaad

    Magaabsade lagu yaqiin

    Markhaati waxaa ka tahay

    Hadaan la is dhego mareen

    ………………………………………..


  6. Hees magaceeda la yiraahdo soomaaliya waa mashruuc, oo wasiirka Arimaha dibada ee soomaaliya mudane Beyle oo lagu khasbay in uu warqad in uu UN ka i diro , xaqiijiyana in Soomaaliya biyaha tahay 12 nm. Ka dib markuu arintii ka xumaaday ayuu heestaan sameeyey. Bal si Fiican u dhegaaysta, ila dhegaysta intiina soomaali fahmaysooy.

     

     

     

    Qodobada yaab ka leh ee ka hor imaanaya dastuurka soomaaliya waxaay ahaayeen:

     

    IIIl. Dispute Bogga 4-aad ee Dacwadda DFS

    16: As adjacent coastal states facing general -south-southeast onto the Indian Ocean, the potential maritime entitlements of Somalia and Kenya overlap, including in the area beyond 200 nm.

     

    Saxiixe: Dr.Abdirahman Dualeh Beileh minster of Foreign affairs and investment promotion Agent of the Federal Republic of Somalia. Link ka eeg ICJ website.


  7. Holac you are very welcome bro. Ninka nuune ah baa topic bilaabay waa in mahadsanid la dhaho...shaqo fiican buu qabtay. Somali was not built on fear. It was built on courage, on imagination and is a reminder of the sacrifice of our nation's founders and heroes. Ma qaadan karno niman aan wax tarikh ah kulahaayn soomaali history 2 saac gudaheeyd in aay ku iibiyaan, qofkii qatana taas waa damiir qof aan lahaayn.


  8. Delay@ very good idea but can we delay the court? There was already meeting about this on 3 September , 2014 in New York. We do don't even know what is going on, everything is undercover. This sounds crazy but only Hassan and few other guys know this case. The Somali people have no idea what's going to happen next or what is going on behind these doors.


  9.  

    Doctorkenney! I feel your pain brother the truth hurts, but remember it can also set you free. Hassan Sheikh and his government want to limit the Somalia's Territorial Sea to 12 nautical miles, undermining Somali Law No 37 on the Territorial Sea and Ports, of 10 September 1972.

    But the problem here is ‘’ President Hassan Sheikh and his unelected government put into office through 4.5 clan appointed parliament have no constitutional and legal authority to legitimately change any laws, enter agreements or take to international court issues touching on Somali sovereignty and territorial integrity’’.

    And also Involving Somalia in a lawsuit, at this time, is simply an attempt to donate the Somali territorial sea to Kenya in cohorts with foreign hyenas of the sea. The so called Somali government has initiated this unnecessary and illegal court proceedings putting into dispute our territorial water first and secondly they just want avoid law suits and blames in the future so as a result of this they concocted this illegal submission to the international court so then can say we have tried our best but the international court hands over Somali territorial sea to Kenya not us.

     

    Sidii uu sangub horey u yiri ‘’ ninkii dilayey boow doodayee nabadba yoow doonay’’.

    If you want undertand whole issue please read this article http://www.aminarts.com/link/SomaliaEEZ.pdf.

    Mida kale maxaay states ku u hadli la yihiin ileen sheekadaan ilaa raas casaayr to raas kambooni baay qusaaysaaye? Mise tolow iyana waxaay is leeyihiin hadaa hadashaan armaa dabaayshu idin qadaa ileen sheekada international community baa watee. Yaab umadeenii Alle damiirtii buu inta badan ka qaday ma aqaan wax si ka ah.

     


  10. Nuune and dhamaantiin salaan! Long time no see. The agreement the so called Somali government has made with Kenya was the biggest MISTAKES " that have ever occurred in Somali history.

     

    The above source clearly says:''This leaves Kenya with one year to meet the criteria for approval, a task that is now being complicated by the situation in Somalia — a key neighbour with which it must be in agreement with before it can get the extra sea territory.'' this means if the so called Somali government has never signed this deal with the Kenyan , this dispute would never exist.http://www.theeastafrican.co.ke/news/War-hits-Kenyas-bid-to-expand-waters-/-/2558/1316006/-/xtjdaez/-/index.html.

     

    Kenya Attorney General Githu Muigai: Kenya and Somalia had agreed on the continental shelf maritime boundary and the agreement was deposited at the Law of the Sea Commission. However, Somalia parliament refused to ratify the agreement and consequently, Somalia President wrote a letter withdrawing the agreement. http://www.standardmedia.co.ke/entertainment/pulse/article/2000133150/somalia-sues-kenya-over-border-dispute

     

    Facts on file:

     

    a) Somalia made its territorial sea claim in 1972 submitting and depositing the relevant legislation at the United Nations.

     

    b) United Nations Convention on the Law of Seas (UNCLOS) came well after the Somalia's territorial sea claim.

     

    c) Somalia signed the UNCLOS without giving up its 200nm of territorial sea.

     

    d) Conventions are signed with reservations if state doesn't agree to all clauses.

     

    e) Somalia's Transitional Federal Government (TFG) through its Minister for International Cooperation has on May 7, 2009 entered into Memorandum of Understanding with Kenya.

     

    f) Somalia's Omar Abdirashid, then Prime Minister has written to the UN's Ban Ki Moon on his government's intention to submit information on its territorial sea; part of this information formed and included the MoU with Kenya.

     

    g) Somalia's Transitional Federal Parliament (TFP) on August 1, 2009 unanimously rejected the Memorandum of Understanding (MoU) with Kenya which suggested there was a disputed zone in a territorial sea belonged to Somalia. The TFP also rejected any subsequent future demarcation and delimitation talks with any state including Kenya.

     

    h) The current President has written a proclamation letter and submitted documents to the UN which contain part of the MoU and which is more dangerous than the MoU itself: it completely bypasses Somalia's only relevant National Legislation.

     

    Our Country has on September 10th 1972 passed a National Legislation specifying the breadth of our Territorial Waters. The law states that "the Somali territorial sea includes the portion of the sea to the extent of 200 nautical miles within the continental and insular coasts, delimited according to the provisions of articles 2 and 3 of this law". Till to-date, this remains applicable and as the only valid instrument governing the Somali Territorial Sea locally and internationally, and is at the UN.

     

    When Somalia signed the UNCLOS in 1982, it signed with reservation on the articles of this law (Law No. 37 of the sea and ports). In other words Somalia owns 200nm as its territorial sea. Opportunistic forces have since 1991 being seeking to deprive substantial volume and breadth of our territorial sea.

     

    Risks and Dangers!

     

    Risks are as many as losing 188 nautical miles; here are few:

     

    1) Losing our sovereign waters.

     

    2) Losing valid legal bases to prosecute and held liable for those who have been illegally fishing from our waters for the past 24 years.

     

    3) Losing legal bases to pursue and held liable for those who dumped our waters with toxic industrial materials.

     

    Dangers!

     

    1) Inviting for unnecessary disputes to our territorial sea hence leading to demarcation which could result losing big portion of our waters to neighboring coastal states.

     

    2) Having no power to tell off the warships on our waters today as those waters would be recognized as international waters or an EEZ where Somalia has no sovereign authority to deny the presence and passage of these ships.

     

    3) In case of a war in future we cannot protect our country from 12nm as this is very short distance within reach.

     

    4) Living with diseases arising out of the already polluted waters.

     

    If you care about the 200nm of Somalia's Territorial Sea/Waters, please sign this petition. By signing this petition, you speak for those who are yet to be born and those who are not able to speak! Somali people will succeed Inshaa Allaah!

     

    Somali Territorial Sease Defence Initiative

     

    Contact:

     

    Email: aw-faarax@outlook.com

     

    Please share and sign https://www.change.org/p/the-somali-federal-parliament-defend-our-territorial-sea-stick-to-law-no-37

     

    May God protect us from those traitors


  11. Dadka guryaha laga haaystey 22 years easy ma aha in aay helaan guryahoodii for simply three reasons:

    1: Documenti qof haaysta waa yar yahay oo qof kasta naftiisa buu la cararay.

    2: Guryihii qaar waba la badaley oo xataa qaar baa dabaqyo laga kor dhistay.

    3: Guryo badan waa la kala iibsaday, oo ninkii ku habsadey ileen in loogu soo noqonayo waa ogaaye dad kale buu ka sii iibiyey.

     

    Tusaale ahaayn aniga familygayga qaar baa dagan muqadisho ilaa hada, abahaay iyo hooyadeey midna gurya kuma lahaayn balse walaalahaay baa ku lahaa. Qaar guryahoodii markii qaxee dhacay dad kale oo related la nahay baa dagey oo muqadisho ka soo jeeda sidaa darteed iyagaa wali haya. Kuwana dad kale baa dagan oo aan la garaneen. Marka sida uu oba sheegay kaliya waa in dad ku yaqaan la helo iyo maxkamad cadalad ah. In kastoo aay aad iyo aad u adag tahay oo line dheer in la maro tahay.

     

    Sheeko run ah oo xammar ka dhacday:

    Hada iyaan dhaweeyd gabar saxiibtaay ah abaheeyd oo guryo badan ku lahaa xammar baa tagey. Guri uu lahaa hayad buu ugu tagey dagan oo nin ka kiraaystey. Marka odaygii ninkii guriga kiraaystey buu u tagey waxuu dhahay guriga iga kiree. Gurigu 400 dollar buu hayada uga kiraaysnaa, odaygiina waxuu yiri 800 dollar baan idiin ka kiraaysanayaa. Ka dibna ninkii intuu hayadii ka saaray buu odaygii guriga lahaa ka kireeyey, 3 bilood oo hora maris ahna odaygii waa bixiyey. Odaygii intuu niman kale oo waliba ninka aaysan kala fogeen u tagey buu yiri guri iib ah baan hayaa documentigiisana waa kan. Gurigii buu niman kale ka iibiyey. Hadhow ninkii guriga kiraaystey baa yimi oo kira raadis ah mise gurigiiba reer kale baa dagan. Waxaay ku dheheeyn guriga anagaa ninkii lahaa ka gadanay. Ninkiina waxuu ku adkaaystey guriga anaa lahaa. Maxkamada isla tageen , hadhowna waxaa la yiri guriga ninka reerka ka gatey baa iska lahaa. Ilaahay intii hore ha kugu anfaco ee meesha ka qulqul. Marka xataa fake documents baa la sameeystey oo easy ma aha qofku in uu gurigiisa helo ilaa dowlad adag iyo maxkamad cadaalad ah la helo.


  12. Haaji DNA gu been ma sheegto. Soomaalida, oromomada, North Africanta , east africanta intooda badan waa isku DNA. Anaa DNA iska qaaday oo aay ugu dheheeyn 2000 years ago maybe east africa ku abuurmeen dadkagu God knows how they figured out that. Markaan waaydiiyeey xagee baan ka imina imaay sheegin, ma ogaan karno baay ku leeyihiin. Laakiin shaki la aan dadkaan East Africa dagaa waa isku mid . They are relatively homogeneous (80%).E1b1b1- Typical of people from Near East, North Africa, East Africa. Do your research.


  13. I believe the camel hump is when it's on top of the head and it is not allowed in Islam. The Prophet Muhammad (peace be upon him) said “There are two types of the people of Hell whom I have not yet seen: … and women who are clothed yet naked, astray and leading others astray, with their heads like the humps of camels, leaning to one side.” Subhan Allah may Allah (swt)protect us from the evil of disbelief.


  14. These men with fake Uniforms are probably one of the scariest kinds of monsters out there. Shame on them. I really feel sorry for this Somali mom, may Allah help her. There is an urgent need for a new law ensuring the protection of women and children from harm and abuse. Stoning till death is the painful and ultimate punishment for those animals.


  15. I am well aware that there is a difference of opinion on this matter between Somali , and I respect that. However, it is not permissible for a Muslim to celebrate New Year. Also Women and men should not mix freely with one another --our religion has Allhamdulilah placed clear regulations and restrictions upon such behavior and has defined the limits of interaction between men and women. Waxaan la yaabay qofttaan leh wadanka u soo noqdo oo Soomaaligu u gooyeey even my little 3 years old nephew speaks better Somali than her. In conclusion, Xammar qur,aan baay u baahan tahay iyo Hadii Ilaahay nabad ka dhigay in loogu mahad naqo ee party umadu uma baahna iyo niiko midna. Dadka qurbaha ka tagayna wadanka yaay fidnaayn ee wax faaido umada ugu jirta ha geeyaan ama qurbahooda aay ku asaasaqeen ha joogaan. Just my own opinion koley mid yar oo xiiqsan oo iga daba qaata la waayi mayee.