oba hiloowlow

Nomads
  • Content Count

    10,757
  • Joined

  • Last visited

Posts posted by oba hiloowlow


  1. sxb arintaan arin dhacday waaye did ama yeel meydad 50 gaarayo baa laga keenay Bandiiradley iyo tuulo xaaji oo la rabay in la duugo qeybdiid baa diiday suqa halo waro ayuu yiri waliba let this be a lesson, why would i lie about something like that iga jawaab bal, cadde uulka aad ka hadleysid walahi ma ogi.


  2. Abwaan dadka sida adigo kale nabad-diid maha ilaa iyo hadda cid og maleh qofkaad aad taageersan tahay ruux walooba waad kaso horjeeda mugdiga kaso bax, Shariif iyo Baadiyow waa niman soomaalida oo dhan uu simantahay oo aan aqoon qabiil,,, waxaa tahay waa la yaqaan adiga qabyaalistaha ugu weyn meesha closet qabyaaliste baa tahay,


  3. Shariif iyo Baadiyoow waa niman la yaqaan oo soomaali oo dhan garab ka heysto been alla caaye, maxaan uu taageeri waaye geedi,yalaxoow,bashiir raage iwm? Iimaamka masaajidkey inuu been ii sheegaayo ilamaha,Baandiiradleey waan garanayaa waliba konfurta Gaalkacyo ay ku taal 50 kms ay uu jirtaa ;)


  4. Abwaan;853581 wrote:
    Oba, Mr. fahan-badne:D Weli sheekadan kaama harayso, maxaad uga tagtay Ina Sh. Ibraahim Suuleey, Maxamuud Iimaan, Maxamed Cali Ibraahim iyo qaar kale oo aanan halkaan ku soo tixi karin? Afrta xabbo oo local-ka ah ee TFG ku biiray lee maxaad u dooratay? Mr. Shariifaawi:D

    Hadaayi waxaa dhaheyse shariif kaliya inaan dhahay inuu daacad ka ahaa ICU markaan ku dabo qabtay ragaas maxaa ugu tagtay baa hadana ii tiri, sheeikh suulaley waan iloobay isna daacad buu ahaa, ragaan kalle ma maxamuud iiman ma cumar iimaan baad ku qaldeysa?

     

    sababta aan ku doortay ragaan aan ku sheego Janaqoow nin daacad inuu yahay waxaa cadeynayo in wiilashiis ku jireen muqaawamada waliba wiil uu dhalay ayaa lagu dilay Gubta while roobow iyo xassan daahir iyo ciyaal islaameed dagaal gelinaayaan, Ibraahim caddoow inuu daacad yahay iyo inkale cidba igama wareysaneyso taas, Sheikh shariif neh meritkiisa waala ogyahay ma fahantay ;)


  5. Beesha ******* Xubnahooda ku sugan gudaha iyo dibada Beesha Caalamka,ayaa Qaramada-Midoocay nu gudbiyay Dacwad ka dhan ah Madaxweynaha Maamul Goboleedka Puntland C/raxmaan Maxamed Faroole iyo Wiilasha uu dhalay oo lagu eedeeyay in ay Awood xoogan ku leeyihiin Siyaasada Puntland,iskana indho-tireen inay dhageystaan Shacabka-Puntland iyo Isamadii Daaroood ee Madaxweyne-Faroole gaarsiiyay xilka uu maanta ku faanayo ee Madaxweynaha Puntland,

     

     

    Odayaasha dhaqanka Beesha ******* ugu qayb galaysa shirka ka socdo Muqdisho ayaa warqado dacwo ah u gudbiyay Xafiiska Ergayga Qaramada Midoobey ee Soomaaliya (UNPOS) iyo wakiilada Beesha Caalamka ee Arrimaha Soomaaliya, warqadahaas oo ay uga dacwoonayaa faragalinta iyo caga jugleynta uu ku hayo Faroole iyo Wiilashiisa.

     

     

    Duubab dhaqameedyada ayaa warqadooda ku sheegey inay Faroole ugu maari la yihiin, soo xulida Xildhibaano Tayo u leh Mustaqbalka Soomaaliya, balse ay dhankooda ka go'an tahay keenida xildhibaano tayo leh oo matali kara beelaha ay kasoo jeedaan, isla markaana guud ahaan dalka ugu shaqeyn kara wadani-nmo.

     

     

    Wax garadka Beesha ee ku Nool qaarada Yurub ayaa Beesha caalamka ugu baaqeen inay baaris ku sameyso Warbixintii dhawaan ay soo saareen Kooxda la socodka dhaq dhaqaaqa Soomaaliya ee lunsashada hantida iyo Musuqa lagu sameeyay dhaqaalaha Beesha Caalamka ugu tala gashay dalka Soomaaliya.

     

     

    Dhanka kale Odiyaasha ayaa kashifay in shirarkii ka dhacay Garoowe ee 1 & 2, Faroole Bananka uu soo dhigay Odiyaal dhaqameed sax ah, isla markaana shirkaasi geliyay Odiyaal gacan ku rimis uu ku keenay kuwaasi oo uu ugu gol lahaa in ay ku shaqeeyaan danahiisa uu ka leeyahay siyaasada Soomaaliya.

     

     

    "Waxa uu damacsanaa in uu Odiyaal gacan ku rimis keeno, si ay usoo xulaaa dad aan matali karin umadda Soomaaliyeed, balse Garoowe markii la joogay ayuu Arrinkaasi ku fashilmay waxaana xilligaa soo dhex galay buuqii taaganaa Ra'iisul Wasaare C/weli Gaas" Ayuu yiri mid ka mid ah Duubabka oo codsaday in aan Magaciisa la xigan.

     

     

    Faroole iyo Wiilashiisa ayee ku eedeeyeen in Muddooyinkii ugu danbeeyay ay shirqoolo u maleegayeen, Suxufiyiinta, Siyaasiyiinta Odiyaasha iyo Wax garadka, kasoo horjeeda dhaqanka ay Familkaasi ku hayaan deegaanada Puntland, iyadoona dhinaca kale ku eedeeyay in familkaasi ay isku koobeen ilihii dhaqaalaha Puntland.

     

    Shacabkamedia:Beyra:Puntland