MoonLight1

Nomads
  • Content Count

    2,492
  • Joined

  • Last visited

Posts posted by MoonLight1


  1. Abwaan;852375 wrote:
    lol naxar, bal tan Asli inta la soo hubinayo u kaadi twitter haku qorin.
    :D

    Here is what I found.

    1) Captain Irene Kuki Mutungi is the first African female commercial airline pilot getting her first flight in the late 1950s.

     

    2) Major Shawna Rochelle Kimbrell was the first African American combat pilot getting her first action in 1993.

     

    but still can't confirm if Asli hassan is the first African female combat pilot.


  2. His type has been existing since the time of the prophet (pbuh), and they are called sneaky cowardly hypocrites (Munaafiqiin).

     

    (And when they meet those who believe, they say, "We believe"; but when they are alone with their evil ones, they say, "Indeed, we are with you; we were only mockers.) [Qur'an 2:14]


  3. War Deg Deg:- Shil Dila Oo Si Ula Kaca Loogu Geeystey Fanaanada Qaranka Somalia Saado Cali Warsame, Wariye Taleexmedia Qori Jirey Oo Isna Laga Deyrinayo(Full Warbixin)

     

    Wararka xaqiiqada ah ee naga soo gaadhaya magaalada Garowe ayaa sheegaya in Fanaanadu aysan dhiman laakinse ay tahay dhaawac halis ah, Yadoo aan wali jirin wax wara oo sheegaya meelaha ay wax ka qabto, Hadana xaaladeeda dhaawaca ayaa ah mi laga deyrinayo.

     

    Waxaa halkaasi la sheegayaa in dhimashadu badan tahay, yadoo halkaasi la sheegay in uu ku dhintey Wiil qori jirey Taleexmedia, Oo isagu kasoo raacey magaalada Nairobi.

     

    Waxaa kale oo lasheegayaa sida wararku nagu soo gaadhayaan in shilkani ahaa mid qorsheysan oo ay ka danbeeyeen Masuuliyiin Puntland ah, Taasi oo ay ugu tala galeen inay ku dilaan Fanaanada Weyn ee Saado Cali Wasame.

     

    Hadaba wixii warar ah ee intaasi kasoo kordha waan idin la soo socodsiin doonaa.

     

     

    Allssc.com and it's crazy Princes Diana style conspiracy theory.