LOL, are you gsthering a dossier against Xasan Socdaal? Even his wafdi to anywhere don't know how many they are. Dad badan la raacsiiyaa, including kuwa tahriib ah, depending the destination.
However in the last ten trips or so, gabadhiisa xoghayaha weyn ah. Awal Abshir Mukhaari ahaa, who himself usurped agaasimihii guud ee madaxtooyada's job, who is Xuseen Sheekh Maxamuud. Laakiin maanta Abshir asagaaba baalaha laga rifay oo gabadhii la wareegtay and stays back.
Also wafdigiisa mar walba waxaa raacdo tuu adeerka u yahay Hinda Culusoow