in

The Federal Government of Somalia, Regional Governments and Federal Parliament launch a National Consultative Forum

National Consultation Forum (NCF) 
The Federal Government of Somalia, Regional Governments and Federal Parliament recently launched the National Consultative process to give  an opportunity for Somalis to think collectively and to arrive at common decisions on how the electoral transition will be conducted.  The process is designed to be inclusive, and incorporate viewpoints of a cross-section of Somali society.  In line with the New Deal and Vision 2016, which encourage participation, the inclusion of women, youth and minorities is essential to the process.  The process is also designed to incorporate national, regional and local perspectives.  The resulting recommendations will reflect the interests and concerns of a broad-range of Somali opinion with regard to inclusive political participation and building a more peaceful society.

 

national-somaliaonline

100 Comments

Leave a Reply
  1. Asc runtii wuxuu ahaa shir xaaraama oo aan looga hadlayn arimaha ummada soomaaliyeed waxaa isugu tagay madasha manaxayaal ka hadlaya danahooda oo kaliya

  2. Maya wax faaiido ah malaha waayo haday heshiis galaan hadana wax kabaxa ayaan lawaayayn inay meeshu qaraxdana udhow

  3. Asc, kolay aniga fikirkayga maanta ayuun bay soomaali dhabadii burburka cagta saartay taas oo ah Fadaraalisamka . lkn WAX XUNI WAX LA’AANBAY DHAANTAA!!!

  4. Ilama aha waxbu so kordhin kara wayo shir kolba magac loo sameeyo ayaa daashaday somali kana wa kuwi uun

  5. Madashu waa urur bulsho (civic society) Dadka looguma talin karo sidii loogu talin jiray.Waxaa timid baahi iyo hantidii oo yaraatay.

    Waxaa timid in hantida la isku laayo.(Resource based conflict) Marka ay sidaas tahayna haddii aan lala tashan dadka waxba ma suuroobayso.

    Maxaa doorashooyinka loo sameeyaa.waa in dadku qayb ka noqdaan talada dalka.
    Waa meelaha uu isfagarwaagu ka jiro.Dib u heshiisiin aanay hantiyi ku jirin wadan burburay ma suuroobayso.Gobolada is haystaa waxaa ay isku haysataa hanti.labadii isku qabsada kursi waa in mid waxoogaa lacag ah lagaga reebo haddii kale ma hadhaayo.

    Ta kale xukuumadda ayaa tidhina ma soconayso maanta. Waa in lagala tashadaa nin waliba arrintii khusaysa.Haddii petrool la qodaayo waa in lala tashado dadka meesha lag qodaayo hantidana wax laga siiyo waayo dhibaatadu isaga ayey
    ku dhacaysaa.
    Markaas madashu waa muhiim iyo talooyinkoodu.Dawlada iyagaa ka muhiimsan.

    Waxaan la yaabay walaalahayga reer puntlsnd ee u mudaaharaadaaya wax iyaga khuseeya. Kuraasta in lagu qay iyo 5 ayaa fiican.lnta qabiilkastaa doonaayo sad bursi dawladnimo lama gaadhaayo.
    Tanaasul ayaa loo baahanyahay.Qofka tanaasulaana isagaa noqon doona kii badbaadiyey Somali

  6. asc dhaman tin waa salmatihin anigu waxan u arka mela wakhatika laysa kaga qadayo runti shacabka somaliyed waxa loma sowado marka shirkan wax waday rer galbeda wakhatika yan lays kag qadin

  7. Maya kamay soo bixin kamana soo bixi doonaan
    Ilaa.la.helo dawlad dhexe oo ay ka amar qaataan dowlad goboleedyada
    Lkn maamul kasta ajande ayuu wataa
    Qaar-ba waxbay layimaaden shirka hadii waxa uu rabbo la hir gelin waayana waxa uu cambaareynayaa dowladda dhexe marka
    Dowlad dhexe oo awood leh waa in la.helaa

  8. Waar mesha.waxba kam soo socdan.xamar casimada ha laha wareejiyo.ilaa waa tas dagaalo.ka dhamaan.waydaye

  9. waaaa hubaal dad meel iskugu timid badan koodna dacad ah wax un way kasoo baxayan Kali tashada mel magadhee waanku farxsanahay waxana rajayn in faidoyin badan halkaa laga soo qadan doono

  10. Waxan. U. Arkaaa. Shir. Xaaaran. Ah. Sababtooo. Ah. Waxa. Iskugu. Yimi. 4. Maamul. Hadapa. Soomaliyada. Cusub. Ma. Afartaasa. Soomalidii kale. Aaaway

  11. Runtii wa arin muhiim ah in manta cod wadaag lasubiyo hadii aan nahay raga iyo dumarka qurba joogta codkeyna waxaa leh madax weeynaha xasn shiiq o sogarsiye heerkan wanaksan marka horay u wado hoshaada mudane madax weeyne

  12. Heshiis waxaa lagu gaadhaa marka la isku tanaasulo ee qof uu qaato qaraar aad u xanuun badan oo uu kaga tanaasulo xaqiisa.Haddii qof waliba mawqifkiisa ku dhaganaado waa jugjug meeshaada joog.Samiga dadkan waalay saw ma aha manaasibta siyaasadda. HAddii intaas oo wasiir la siiyo reer maxa ay reerkaas u tari karaan.Dadku ha ogaadaan in noloshoodu ku jirto dhulka badan iyo dadka badan ayey nokoshu ku jirta.

  13. Maya kama soo baxayso fa ido coz 25 sano uun baan maqlayaa shir baa somaliya ka dhacayo wx ka soo baxayaana ma jirto soomaaliya waa Adhi Daasad kama ilbaxo” markaa ani ra yigygu waa soomaali ay iska daysaan dawlad sheekadeeda oo ay wax kale qabtaa
    Anu yaabaye

  14. Anigu kolay reer somalia maihi lknwixii somaali a dan uah umbaa somaali oodhan dan teeda aniga fikirkaygu waxaa weeye dawlada iyo shacabku hadiii ayaiskuxidhan yihiin dawlad wayjiri hadii lkn aan lais kuxidhneen waxdawlad oojiri majirto balse inshaa allaah waxkhayr qaba ayaaka soobixi

  15. Maa mul dhalin yara oowax qabta alle xilka haudhiibo odo yaashan qabyaaladu kabadatay kuwo dhaama alle hakeeno aamiin

  16. Insha Allah kheer baan ka maleesanayna sidaan horey uga baranay madaxweyna cusub baan sugaynaa meeshii Somali diido qeer kujira

  17. Asc dhamab asxbta kuxeran bogan madasha wan ogaa sida ay wax usocden iyo waxa kasoo baxayba blse qodobka kasoo baxay oo an suro gal ahayn maxa yeelay waxa lashegay in wax lagu salenayo 4.5 iyo hab degan

  18. Aniga uma arko safican waxaan aamin sanahay beelahii fulmanaaa iney wali dulmanyahiin sidii sikasii daran ayeyna idulman yahiin waa kadaroo dibi dhal

  19. Anga ooka socda wadan jaarkaa waxan leeyey ilaahey ha idinka dhigo doorasho xora idina u soo duceeya somaliland in la aqoonsada waa jamuuryadaeda aamin

  20. Anga waxan u arka midan waxba kasoo baxay oo uu nin walbaba dantiisa ka wato madama ay xiligi aan rajay naynay niyad wangsan lakeny booska 4.5 shirku waa xaran maqdac ah

  21. War,somalia.dowladnimo.lagamayaabee,,anigu.waxaankutelin.laxaa.wadanka,gebigiisa.in.lagado.qof.welba.oo,somaaliah.Qiibtiisa.loogu,geeyo.meeshuujoogo..xanalayiraxdo.wadankii.intaas.ayaakaagsoo.xagaagteye.xasoonogane.horey.usuco.kuwa.jooga.somalia.ayaguna.weybakusootahriibilaxaayeen.dadka.waaweyn.ayaguna.xerooyin.ay.wakhtigooda.kudhameystaa.imrigooda.inatakahadhey.xalooweydiiyo,daka.naga.iibsada.,wadana.taladeydu.waataasi.xadii.layeeliwaayona.kolkadembe.waaxaan.waayi.doonnaa.waxanagato.taasina.waa.Qasbe,waadna,arkidoontaa,samali.faduuley

  22. Kkkkkkkkk waxan maqli jiray adhi daasad kama ilbaxo somaliya wa la qabsadey dadka somalidina talo gacanta ugu jirta ma jirto marka runta iso sheega inaad maxaabiis tihiin idinkuna haysku xiiqina waxba gacanta idin kuma jiraane

  23. War manta hal arin kaliya ayuunba dalka iyo dadkaba lagu badbaadin kara wa hadi aad rabtaan inaad xorowdaan walhi wa iga dhab dadku wa isku mid wa wada somali lkn mushkiladu maha somalida e wa ajanibka hadi kuwaas laga tashado idinku waydin heshiin lkn inta la hor cararaayo ajaanib wale lama badbaado

  24. Anigu nin Soomaali mi’ihi laakiin Soomaaliya ayaan ku korey kuna wax bartey abaalweyn bay iikashay Soomaalidu . soomaalidu inay iskeet utaagnaato waan jecelahay.danta soomaaliya gacanta uummadda soomaaliyeed ayey ku jirta ufikra

  25. waa arin muhiim ah fikrado in la is waydaarsado la a ogaado dhibatada ama halka aywaxka qaldan yihiin La ogaado wadan dagaal waka dhaca din u dhisna was lasameya hada dawlada jirta waain latagera waxyabo badanba qabsomay fadaralism qabyaalada waalagaga bixi lkara

  26. Wax ka hirgeli karo majirto waayo 4.5 umada wey diidan tahay haddii awood lagu maquuninayo waa gaar, waa tii daraad beesha mudulood lagu kala ceyriyey iydoo sinaanta iyo say wax u qabsan lahaayeen iyo inay umada 4.5dan ugu jirin ka hadlaya ayaa laga wada qaadey qalabkii ay ku hol qabsanayeen xitaa marka 4.5 waa sinaan daro haddii in dagaalku sii socdo la rabana waa gaar

  27. muqdisho waaa waxa ay ahan jiry hoyadi qranka hadase waxa ay noqott God bahalaad saa awgeed wax ba tashi laguma samyn karo hadii lagu samyyoma waxba kama soconayaam ee wadan ku waa badan yahy

  28. xamar shalay/3 sano kahor dagaal ayaa ka socday shir iska daaye qax ayaa lawada ahaa maanta hor marka aan gaarnay ilaahey ayaa mahadaas iska leh ilaahey ayaana taladeena ku filan waxey ila tahay aniga umadaan ilaahey abuurtay asagaana gar gaar badana ah oo aye gar gaar ka sugaayaan cidii xumaan iyo dagaal la rabtana asaga ayaa ka qaban doono ( meeshii shimbiraha ugu tashteen diinka ilaahey wuu joogay asaga ayaana qolof ka saaray )

  29. Sideedaba aan wada hadalno waa aan isfahano markastoo lasii wada hadlaa waa isku dhawaansho ama waa La isi sii baranayaa Dan doon iyo dawlad doonba hada hadaan u dhaadhaco jawaabta su’aasha waa haa waayo halkii meel ee amarka laga wada qaadanayaa wada

  30. waxaan umalay lahaa hadii dooras laqaba lahaa inay dadku ismaql lahaay arinka u suuro gali lahaa allaha ku guulee waynu rabnaa nabada soomaa
    liya aamiin aamiin

  31. Mushkilada somaliya debada kaliya ma ahan e waa qabiil marka waxa lo bahanyhy in lahelo masul liyiin dadku u simanyihiin

  32. waaa guul aan gaarnay in aan aayaheyna ka tashano anagoo wada jir mashaa alaah mashaa alaah alaaah ha noo siyaadiyo nabada

  33. asc: waxaa jiray niman walalaa beer ayey lahanjiren bertii ayaa sifiican ugu baxday malintii danbe ayey waxay go,aan sadeen bari inay beerta goostan qofna aysan wax kasiin bertii isla habenkii ayaa waxa uyimid amarkii ilahay waalabaa bi,iyey. nimankii xamar kushiray kuwaas ayey lamid ahaayen inay wax dulman ayey ushireen shekaduna waa habar dugaag iyo diinkii la,oranjiray abuu baruur.

  34. waxaan u arkaa wax been abuura oo xaqdaro ah sabab dadka meesha isugu tagey yematalaan hada buntlaan oo kale dad bay shegtaan goboladooda sida sool sanaag iyo cayn meela kama jogaan mana tegi karaan hadana idaacadaha bay ka yiraahdaan waa naga mid dowlada somaliyana maamulkayaga khaatumo wey ka caga jiidaysaa markaa looma wada dhama waana cadaalad daro

  35. Waxaan Aaminsanahay in ay ka soo bixi Karaan wax lagu Kalsoonyahy waxaana is leeyahy waxaan helidoonaah Dowlad Tandhaantah in sha Allaah oo wadani Leh oo Alle ka Cabsileh Oo Cadaalad leh oo ; Aan Aqoon musuq iyo wax iisheeg Aan shaqo kuu Qabdeeh

  36. soomaali laba arimood illaa ay samayso dawlad haka eegina tan1..illaa ay kitaabka alle unoqoto waayo isaga ayaa qabiilkasta iyo gobolkasta qancinayee caddaaaladana isaga ayay ku jirtaa tan2…illa ay shirarkooda ka

  37. soomaali laba arimood illaa ay samayso dawlad haka eegina tan1..illaa ay kitaabka alle unoqoto waayo isaga ayaa qabiilkasta iyo gobolkasta qancinayee caddaaaladana isaga ayay ku jirtaa tan2…illa ay shirarkooda kamadax banaanaato kufaarta madaw iyo cadaanba waxan nahay dad muslim ah ………. Runtii akhyaarey indhaha yaynan iska tuurin thanks all..

  38. Waxaaan Uarkaa arin wanaagsan waana Ku faraxsanahay . waxaa jira caqabado fara badan , shacabku waxay tabanayaan waxyaalo fara badan aan ogaaano 22 inkabadan burbur soo jiray halmaalin iyo halsano waxalgu kabi karo maaaha Aaan sabarno. War aan Ku qanacno shirwalba ama sharr ha noqdo ama kheyr because of soomaali ayaad tahay shirka dowlada bis malahn. Diwlada a naga ayey no shaqeeysaa

  39. Somaliya wadajirkeedii wuu dhamaaday ninka ku riyoonaya in uu ka tirsanaado baarlamanada calooshoda u nooll ee ilaa iyo cabdiqaasin ku kaluumaysanaayay magaca beel aan soo dooran xiligiisii wuu dhamaday 4.5 kana waa mashruuc qadadiisii lacunay marka nin dhintay kasoo qaad arimaha mantay socda inta ay jiraan

  40. somalidu ciyaar bayku jirtaa ma aminsana dawladnimada iyo nolosha dadkeeda iyo dalkeeda.kulanka laysugu tagay way kasoo bixikartaa is afgarad iyo sidii loo doran lahaa dad hogaamiya oy kagaraystaan kuwii hore.waxaase jira dhib kasta oo jira waxaa lug wayn ku leh marla maanka looga fadhiyo in aykeenan madax wayne lagu kalsoon yahay.ninla keenay dhib ma keeno lkn kii keenay ayaa dhibkeena

  41. Asc umada somaliyeed meelkasta oo aad joogto waxan koley aniga ilatahay jah wereriis hadii lalatashanayo shacbka ama dadka somaliyeed marhoore ayaa janiska waxaa laga siinlahaa hadii aytahay rayiiga ama dhaqalahaa ama amniga ama hiigsiiga 2016 markii waxad diyarsan lahaydeen aadiyarsateen ayaad nagu daaysaan ok

  42. Madal qaran lama Oran karo waaayo shaqsiyaaad ayaaa isugu tagey mida kle beesha calamka somalia faraha kalama bixi kadho miyaaa

  43. Ani waxay ila dahay somalia dhiig farabdn ayaa ku daday wliba muslimin ah gaar ahan casimada muqdisho mrkas waxba yaan lagu daaline inta jogta hday cafimad qbto hyskaka tagto

  44. Maya maya maya inta cadawga la dhaho federaalka meesha joogo dagaalka 30 sano oo dambe ayaa lagu daray waana inta lagu heshiin xuduudaha reeraha loo samaynaayo

Leave a Reply