in

The Federal Government of Somalia, Regional Governments and Federal Parliament launch a National Consultative Forum

National Consultation Forum (NCF) 
The Federal Government of Somalia, Regional Governments and Federal Parliament recently launched the National Consultative process to give  an opportunity for Somalis to think collectively and to arrive at common decisions on how the electoral transition will be conducted.  The process is designed to be inclusive, and incorporate viewpoints of a cross-section of Somali society.  In line with the New Deal and Vision 2016, which encourage participation, the inclusion of women, youth and minorities is essential to the process.  The process is also designed to incorporate national, regional and local perspectives.  The resulting recommendations will reflect the interests and concerns of a broad-range of Somali opinion with regard to inclusive political participation and building a more peaceful society.

 

national-somaliaonline

100 Comments

Leave a Reply
  1. Aniga waxaan u arkaa fikrad ahaantayda qiyaano qaran sababto ah dadka meesha isugu tagy qof shacab ah oo doortay majiro hadane waxy wadaan hagar iyo qabiil 4.5 iyo degaan waa isku mid sababto ah dagma walba qabiil baa dagan marka wa qabyaalada oo shaarka laga saaray shacabka somaliyeed ha doortaan qof ka ay rabaan caburin ta ne halaga daayo

  2. No bcze ciidan hal ah dalka malahan mxan afka kga daaliya dalku ma ahn sida dalka kenya so meel lgu gaari ma jirto ayn leeyhay anga tnx

  3. Kun shir oo sidan xita hadi laqabto waxbo ma hagagayan xal wuxu ku jiraa somali inee isradiso oo iscafiyan inta wax lakalatabanyo wax hagagayo ma jiraan wlhi

  4. Xasan Sh. Maxamuud u kordhiya muddo xileedka, baarlamaankana sidiisaa ku daaya oo 4 sanno oo kale ha sii wadaan shaqada. Maamulka Majeerteeniyana sidaa ku qanciya kollay waa cad meel xun ku yaalee.

  5. Hadaan la kala roonaan roob mada o markaa waa in lakala roonaado danta dalka iyo dadka awgeed waayo marka labadaa loo daaneeyo wax waliba way badbaadayaan

  6. haaa mrka 1 2 3 Faido aya ugu jirto caqapad kastapa sameyn teda ayay ledahay ponti 4. 5 iyo degano wa leysku wadikara dadka degan kasta ma wadagan wixi la wadago 4.5 aya lo qeypin lkn poynti fayf inlaga paxo somalilnd o 2016 dorashadu uku sopirto aya ka lin weyn ka qadan karto

  7. Samalidu wataa war dantiina baa laga shiryaa idina waad kasoo horjeedaan tankle hadii ay isku mid yihin degmooyinka iyo 4.5 mxaa idin waalay dee u daa rayiga mida u danbaysna waa shacabku muxuu meesha kasoodoonayaa madaxbaa joogta una dhiibten xilka say idiin hogaamiyaan markaa arinsaxa bay ku tagan yihiin e waxa wax xumaynayaa waa shacabka iyo dadka sida khaldan u fekeraya aar halaysu tanaasulo…..wslm

  8. Sonalieeey cadowgiina garta dal hodon ah baa Alle idinsiiyay wxaa nasiib xumo ah dalal fakhri ah oo dadkoodiiba gaajo laynayso misna dawladsheeganaya inay manta dalleena faraha kula jiraaan, oo ciidamo ka joogaaan shacabkuna ka hurdo wx walba federalkan aad sheegaysaana waa maqaarsaaar yaan la waalin umada somaliyeeed

  9. asc dhamaan akhyaarta horta aniga shaqsi ahaan waxaan islahaa marhaday madaxda dalku haday isugu tageen casimada dalka waxaan islahaa waxbaa kasoo naasa cad balse waxaan kaquustay dawlada fadaraalka markay meeshab shirka keentay waxay soomaali kubaabaday ee (4.5) inaalilaah war soomali horay usoo ogatay waxaytahay qabyaalad (hawiyooooooow) hanagu cali nina xoolihii soomaaliyaa idinkumaqanee

  10. Somaaliya 25 sano ayay ku faa kacaysey waxaa la filayaa inaanay wakhtikale haysan inay heshiiso mahee

  11. Anig waxay ilataha dorsho majirato sanadkan wayo xalajoga waqatigi waxa lacayimay welin. Waxab layasakum dubaridin

  12. Horta Inlahorfadhisto Oo Lawadahadlo Maxuma Maraba Lkn Dadka Taladaas Usoxaadiray Mayihiin Kuwa Dhab Ahaan Matala Meeshaykayimaaden? Somaalidu Shirkumayara 100 Shirkastana Waxmidha Ah Madhalo Anigu Waxaanqabaa Kuwihore Ayaakarajaficnaa Sababtuna Hada Maamulgoboleedyo 9calankalawata Ayaasobiray Oo Midkasta Aragti Gaarawata Iyo Dangaara Waxaadmoodaaba Dadkalawadan Ah Siday Uwadaxaajonayaan Kalafogida Aragtiahaan Marka Umamalaynayo Somaaliya Inay Nidaamkan Fadraalka Kubadhaadhi Muranka Ayaaba Lasiibarakeeyay Lkn Khayr Umbaankarajaynayaa Anigu,

  13. Ani waxaan u arkaa in ay waxbo so kordhineynin ee shacabka lawareriyo mo oyaane wadanka amisom ayaa utaliso itobiyo oo safka hore kaga jirto shacabka hadaanan lala tashanin yaan waqtiga la iska gubin xaafadaha halakala aado

  14. Haa way kaa soo bixi kartaa hadi uu kaa taago ninkaan jifaaa ee an wali adunyaadaa imanin wayo marku tosaanaa shacabkaa isku laaynaayaa waxa lagaa tashanaayo wa sidu asnaa ku tagi lahaa farmaajonaa uu ku imaan lahaaa ninkaasaa wadankaa wax uu qabaan laahaaa

  15. Asc aniga oo ku hadlaya magacaga bahwaynta sportiga somaliyeed ahna capitainka jaaliyada kubadda cagta ee wadanka kenya xaruntiisa Nairobi waxay ila tahay sidii roon Rabaa oge kolely aniga lay raraye ayay somaaliya taagan tahay ee marba qolo ha iska ken rarato.

  16. Shirkas waan tageraya loga tagayo waxku qaybsiga .5 lona gudba 4.5 lakin ma xay hormar gadha wadal ajna bi ku gal galanayo inta ku wa si kujirana xoriyad buxda helimayso waxan orn laha idinka wada dhamayn kare cadwga shi sheye iska saara

  17. Masha allh wankufarax sanahay marka kowad madaxdayna iney somalia ku kulman ayuko dhan wayo marka ina larabo madx lala kulmo wadan shisheyo ah aya lesku balasanjiray wagul ina madaxdalka ukatashato lkn hal codsi an wata wadanka slamwayo 4.5 halga dhafo blz

  18. Waxaan leeyahaybwaa hormar dadka iyo dalka soomaleyeedba gaareen waxaana kasobixikara wax wanaagsan sida LA isku afgartay waxaana rajaynayaa in 2016 dalku uu saan iyo sikasiificanba kushaqaydoono Oo waxhoos udhac ah uusanku imaandoonin
    Hadii uukulaabto mundane xasanshiqmaxamuud na waxaaba isleeyahay hormabuuxabaygaaraysaa somaliya eeee codkiina siiya baan leyahay bulsha waynta somaleyeed waama hadsan tahiin

  19. Asalaamu calekum marka somaliya eey qaraxa iyo alshabaab kadhamadaan amisona kabaxdo ayaa wada tashi furan yahey…lakiin manta imamuqato wax waxtar ah inuu leyahey kulan lakulmaa ilaa nabad caama lahelo

  20. Shirkaas ani fikradeyda soomaali dan uma ahan waayo soomaali waxay aahaan jirtay halwadan oo xor ah maantana waxaa larabaa in inta lakala goooyo qoloba meesheeda lagu cuno lkn mawlaan kasugaynaa badbaado hadaan shacabk soomaaliyeed ee daacadaa nahay

  21. Somalia runta indhahay kaqar sadaan runtu waxaa weeye somalia labada qabiil ee ugu wayn waa hawiye iyo daarood hawiye hogaaminta dalka waaku fashilmeen aduunka inta la joogayna nin hawiyaa somalia kama dhex muqan imuu umada qaribo mahane tusale dawladi somalia ee dunida gadhay cidii utalin jidhay walayaqin markasta oo somalia ronyd cidii wadatay gadal ufiriya marka walalahy anu waxan oran lahaa aydoo cay iga ahyn somalia wadlumisen ekadaya

  22. 4.5 wuxuu asturayaa ceebta dad badanoo somaliyeed oo hadii ladhaho wax halagu qaybsado aanan xataaa HAL xildhibaan helay marka kuwan leh 4.5 dawlada iman donta halagusoo dhiso waxay kashaqaynayaan inuu dalku dib u noqdo oo aan lagaadhin wax horumar ah

  23. Markahore dabkuu idinka dhigi dumar sidiisiiye # marka xigan daabaqaddayuu idin dareensiine # markaa xiga dalkuu idinku odhan duunyo dhaafsada,e # marka xiga dushuu idinka rari sida dameeraaye #

  24. Kkkkkk madaxda waxey kahadlee sidii loqebsan laha lacagta kulawan dorasha 2016 lkn xasan shiikh Marhore ayo kabarantagay ee somaliye kaca oo dhagesta ciltiraha somaliya bbc

  25. Maya waayo dadka meesha kushiray marabaan wanaaga umada somaliyeed
    NIN DAWEE LALEEYAHAY
    DANBI UU BADH LEEYAHAY
    XALKA DOON LALEEYAHAY
    ISAGU U DARANYOO
    INUU DAARO MA OGOLA
    DAARANTA MILILKALEH

  26. Waxaan u arkaa ineysan jirin wax danta guud ee qaranimo ushaqeyneyya aysanba jirin. All members are dealers. Nothing else. Dantii qaran ee guud Malaga hadlin dadkii hadlayna waxaa loo arkaa iney yihiin dad qaldan. Soomaalia waxay ubaahantahay dad daacad ah oo wadaniyad ku jirto oo dantooda kahormarinaya midda qaranka iyo badbaadada umma. No 4.5. Waxaan ubaahanahay oo kaliya in aan helno baarlamaan kuyimid codka shacabka. Oo laga soodoortay degmooyin. Si xaq ah oo xor ah.

  27. Waxan u arka wa dadku kusila foganayo wayo mamulka xamar wuxu donaya inay sidaan wax kusi wadan wax soconayana ma han oo dadku hormar kugarikaro bida kale 4.5 ku wuxu simaya dad an simikarin oo qaarbaba sida kudulma hadi lagu siwadana isaga baxaya meshaba

  28. Hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh kama heLeo zomaliya

  29. Asc akhii anigo ka hadlaya fikirkaga waxan qabaa inu khaldanyahay wayo somaliya ninki ogu horeyay ee u taliya Mudane Aden Cade wuxu ahaa Ojeejen wana hawiye marka akhii wakhtigaa sabab u ah maahane somalia qabiil walbo wu ka talin karaa weliba si karti leh Hawiyana maaha dad xun wa dadkaagi wayo darood ba talada wu ku fashilmay marku dawlada ahaa iyo intii ka dambeysay ba marka akhii Ale bur cad ha isku mariyo somaali wan kala tagnaye..

  30. dhibic Bonti 5.4 intaa ku jirtiin wax tosayo Malahan shacabka wey dhibtoodeen
    shacabka Somali waxey noqden
    dhibinihi dhaawacan aan dhiman
    marka waxaan leeyahay Tii aaqiro Allahayoo inoo toosi somaliya waa Hal shacabka shaqooyin u fura meeqaa aan wax heesanan meeqaa dhiban war waxaan waa aduunyo waalagatagaa war xisaab baa kuu danbeeso kaligiis wax Cunoo waxi lasso dhiiba oo caalamka soo dhiibaan luuq baad Galisaan oo waa leexsataan ugu Danbeen waxaa leeyahay Allahayoo qeer iyo nabad iyo caafimaad keen Somali wey jirantahay qabiil dartiisana u jirantahay war qabiilka waxaa lagu yiri Waa in laysku aqoonsado ma aha qolo qolo ama qabiil qabiil wax laysku siyo shacbkana Somali waa Hal wsc

  31. Aniga waxn u arka ineysan wax fa iido ah aysan ka so baxayn waxay ku jiran shibirayahow heesa marka yaan shacabka somaliyd been yan loo shegin hadi ay besha caalamka isaga baxan o somalida kiliya isu tagan waxba ka so baxaya shirkas hadi kle my

  32. Umalayn maayo inay wax faa.iido umafa ulehi kasoo bayan waa meel guruubo kuherdamayane ma aha meel aytaalo afkaar dacad lagayahay

  33. Somaliya wligee wax isbadalaamayeelanyso intaa islaamka lagudilaayo madhiigxaranaa kushuxaayo dilby caadaysteen iyo qarax aan kogtolahyn ale hakalaqaboojiyo kudigan mynee lkn meesha dawlad bay ubaahantahy

  34. Darood kuma fashilmin marna adancadana faqri ayudalka kukeny xiligiisii waxaa la oran jiray bakayla qala marna ninki dawayn iyo cidi wax garadaba waydiya lkn waxaa layiri ragii dhintay yaa udambeyey salaye ninkaa lasiisido hada melkalaba adinko udonin xasan sh/ somalia odhan ayuu xil uqaday oodoratay firi meshu la aday inu hub qar iskugu dhibo dawlad goboled yadii uu hab qab yaladed ukala tixgaliyo runti wixi somalia kudhaca ayagaa kuriday

  35. Dadka waxaa la weydiinayaa fikirkooda , intii fikirkoodu wanagsan yahey waa la qaadanayaa intii uu xunyaheyna waa laga tagayaa laakiin dalku masuul ayuu leeyahey asagaana go’aanka iska leh wada tashigu asaguu ka yimid wuuna dhageystey dooda shacabka waana la isku afgartey sida wax u soconayaan allaha noo xafido masuulka dalka somaliya madaxweynaha umada soomaliyed mudane xasan sheikh maxamuud insha allaah

  36. insha alaaaaah wan rajen in uu ku soo dhamado qer soomali hanolato cadaw geda cagta hosteda Alaaaaahayow nagasar 4.5 wan rajena

  37. Anu somalia waan jecelahay waayo waa dalkaygii sida guud ee ii muuqata madaxweynaha somalia xasan sheekh lkn hogaamiyayaasha soomaalidu waa dad dhib badan oo aan u naxariisan shacabkooda nin walba inta yar ee uu awood haysto ayuu dadka ku dulmiyaa shirkana waxaan filayaa in khayr kasoo baxo

Leave a Reply