in

MP Ahmed Hussen asked Canada’s Minister for Foreign Affairs, Stephane Dion to update Canadians on Canada’s contribution to support Somalia

Somali-Canadian MP Ahmed Hussen asked Canada’s Minister for Foreign Affairs, Stephane Dion to update the Canadian Parliament on Canada’s contribution to the international community’s effort to support a more democratic, secure, and prosperous future for the people of Somalia.

Ahmed HussenYork South—Weston, ON

QUESTION: Mr. Speaker, the sixth meeting of the Somalia High Level Partnership Forum was recently held in Istanbul, Turkey. The meeting was attended by 46 countries, including Canada. With the end of the terms of the federal government and parliament in Somalia, 2016 is a decisive year for Somalia.  Could the Minister of Foreign Affairs update the House on this important meeting and Canada’s contribution to the international community’s effort to support a more democratic, secure, and prosperous future for the people of Somalia?

Stéphane DionMinister of Foreign Affairs

ANSWER: Mr. Speaker, I am honoured to answer the first question ever asked in the House on Somalia by a member of Parliament of Somalian origin. This year will be crucial for Somalia. It will have a constitutional review, the implementation of a federal structure, and national elections. This would be a challenging agenda for any country, including Canada. Canada will be there with Somalia this year and for the long term.

News Snippet

70 Comments

Leave a Reply
  1. kkkkk wax macnaleh ma iidaan sheegin waayo su aal wasiir lawaydiiyay bal dad caqlileh ama qof waxgarad ah muxuu ka buun buunin waayo wasiir wax uu yahay ayaa iskayar. marka walahi waayaab in Somali u aragto waxqabad habar tii kasta oo hadasha ama arimaha Somali waxlaga waydiiyo

  2. in wasiir su aal lawaydiiyo way iska fududahy micno wayn kuma fadhido lkn xaga isbarbardhiga xildhibaan jooga somalia iyo kan jooga wadamada galbeedka waxay kukala duwanyihiin xildhibaanka jooga somalia waa mid baahan marka haduuba su.aal qofwaydiinayo in uu danta dalka iyo dadka kahadlo wuxuu kadoorbidi inuu tiisa kahadlo

  3. wasir wadan kale joko wax uu fa ido uu hayo majirto sabab to ah waxa uu ekanaya dantisa oo qudha markana waxu kudaba dhabaraya chacabka joko dhinaca kalbed waxa uu iska dhikaya nin wax utaraya shacabka somaliyed

  4. Waxba soo kordhin mayso ninkaasina somaliya looma dooran ee waa nin canadian ah dalkaas ayuuna xildhibaan u yahay

  5. Wallee aniga ma aqaan soolaamiya meesha wadan gaalla ah ayaano nalootuugaa waana ku farxsanhy allahu akbar wr soo illahey nami dhihin hadii aad wax baryeeysaan aniga halleey baryo marka gaal asiga ba illahey beeiyay oo allla axariistiisa ka fogeeyay maxaau ka baryeeyaa

  6. Waxaa dhibku kajiraa waa laxisabtan la’aanta wax walba oo aan lalaxisaabtamin mira madhalaan marka qofkastoo laxisaabtan isdhaho asaga ayey afka ubuuxinayaan si uusan uhadlin kuwada dibadana waa dadka lalaxisaabtamayo marka waxaba masamayn karaan

  7. Maanta waxaad xayeysiis nooga dhigteen miyaaa ninbaa nin kale su,aal weydiiyey raalli naga ahaada khuraafaadka Sonoma dhaweynee

  8. Ha lagatago qabil wa wax xun fadlan dalkenu manta uka ba asnlaha yurub lakin maxasida ugalay wa qolo qolo ilahaw isku hanoni qalbiga somalida yaa alah na aqbal oo na ajib fatax maxamad bismilahi raxmani raxim alxamdulilahi rabil calamin araxmani raxim malikiyow midin iyakanacbuu iya kanastacin ihdina siradamustaqim siradaladina ancamtacalayihim khyrimaqdubi calayihim waladalin

  9. maxaa ku dhex jira suaal qof lawaydiistay imisaan iyadoon waxba lawaydiisan garab taagan soomaaliya garab istaagooduna lugooyo uun yahay lacala haday canadana timaado lugooyada lagu shacabka soomaaliyeed uu baaa sii kordhaysa

  10. Asc waa arin aad loogu farxo inuu wadankiisa iyo sidii loo horumarin lahaa ka hadlay.
    Hadii aan fikirkayga ka dhiibto Suasha waxay ku kala duwanyihiin Siyaasiyiinta Somalida ee wadamada galbeedka iyo kuwan Somalia ku sugan .
    Siyaasiyiinta wadamada galbeedka waa dad ubisil siyaasada booska ay taaganyihiina kusoo gaadhay dadaalkooda oo garanaya waxa loo doortay iyo waxay qaban doonaan.
    Halka Siyaasiyiinta Soomalia ku sugan ay korka kaga yimaden oo xilka isagoo gurigiisa iska hurda ayaa loo magacaabay qabiilkiisa ayaa udhiibtay xilka, iyaguu ushaqeeya wuu ogyahay inay ka qaadi karaan wakhtigay rabaan marka dantii guud wuxuu ka hormariyaa danaha cida u igmatay ama u dhiibatay xilka iyo danihiisa gaarka ah. Thanks
    #Wafikirkayga

  11. siyaasiyiintuba waa taxilayaashii eurupe
    mrka wadaniyadooduna waa 50% sababtoo ah waa ku yryahy nimaan passaport ajanibiya sidan haduu wadankani baaba ana isaguu dhalashuu haystaa waa iska tagi hadii kalena waa boobayaa wuxuu boobi karo

  12. Bal wuxu nogu sheekaynayo daya kuwa qurbaha ka yimi ee marki horeba been la dhoodhobay ku dhofay iyo walashay baa xaskayga ah hadeera soomaaliya u soo shaqo tegay waa kuwa dhibka iyo booba yaa wadaniga wada in yaro rabi asturay maahe

  13. Mr axmed xuseen wa mid ka mid xildhibaanada xildhibaanada canada asagoo wax ka waydiiyey xaaladaha soomalia asagoo su.aal weydiiyey taasi noqotey mid aan wanaagsaneyn hadaba miyeysan heysan dalka dad wax uqabto?jwbta waa dhankiina

  14. dib u dhis dalka waxaa u sugayaa qof walbo oo somali ah meel walbo u dunida ka jogo.xildhibaan kaan waa wadni wadni walbo oodalkiis

  15. Somliyey melkasto atjogtii watkanogonkatiin ee iskadaya hunquri bursiga at kujiriin wax halabarto

  16. somali malaha la xisaabtan cad oo aan laga korboodi karin taa inta la helayo somali ma heshineyso waxnna qeybsan kari meyso ilaaa lahello Qaanuun aan cidinna waxba kabadali karin

Leave a Reply