in

MP Ahmed Hussen asked Canada’s Minister for Foreign Affairs, Stephane Dion to update Canadians on Canada’s contribution to support Somalia

Somali-Canadian MP Ahmed Hussen asked Canada’s Minister for Foreign Affairs, Stephane Dion to update the Canadian Parliament on Canada’s contribution to the international community’s effort to support a more democratic, secure, and prosperous future for the people of Somalia.

Ahmed HussenYork South—Weston, ON

QUESTION: Mr. Speaker, the sixth meeting of the Somalia High Level Partnership Forum was recently held in Istanbul, Turkey. The meeting was attended by 46 countries, including Canada. With the end of the terms of the federal government and parliament in Somalia, 2016 is a decisive year for Somalia.  Could the Minister of Foreign Affairs update the House on this important meeting and Canada’s contribution to the international community’s effort to support a more democratic, secure, and prosperous future for the people of Somalia?

Stéphane DionMinister of Foreign Affairs

ANSWER: Mr. Speaker, I am honoured to answer the first question ever asked in the House on Somalia by a member of Parliament of Somalian origin. This year will be crucial for Somalia. It will have a constitutional review, the implementation of a federal structure, and national elections. This would be a challenging agenda for any country, including Canada. Canada will be there with Somalia this year and for the long term.

News Snippet

100 Comments

Leave a Reply
  1. Wanaaga ama shaqo wax qabad leh oo wanaagsan waxay u dantahay qof kasta oo meelkasta jooga ee qurba joog iyo qaran joog midna maaha ee dadku waa in ay dalkooda iyo dadkooda ugu shaqeeyaan si wanaagsan oo xilkasnom leh ogow dal kaaga adigaa u maqan ruux walbaw

  2. Runtiii waa arin aad noogu wayn hadaa nahay bulshada somaliyeed ee jogta wadanka somaliya dhexdeeda dad is cunaya maahee dad nabaad raadisa laga heli maayo maanta taazina nasiib daro in siyaasinta talada dalka haya dib no dhigaan waan ka xunahay hadaa naha umada somaliyed

  3. Adeer ninkaan waa nin laaan Dheere ah oo majeerteen hdii idinka la idin qabi jirey oo aad GABRE Dabada u dhaqi jirteen iyo qaar klo bdan #cabdale _cisman _caabi

  4. Plz Dad waa wayn baaad tihiine #Qolo #Qolo iyo qibiil iska daya Unity is a power also unless Somalidu iska dayso #Qabyalada Meel magadhyso #Somalia So plz Specially those who are under this Age be Informed your youngers that #Qabiil is the First Enemy of #Somali Community.

  5. Kkkkkk anigu ma aamisani wax dadka jooga qaban waayeen inuu qabnayo ninkaasi hadlay waayo soomalidu waxay kumaah maadaa gacmo wadar bay wax ku gooyaan marka soomaaliyeey dalkaaga dhiso

  6. kuwa jooga soomalia waxa u sababa aqoon yaranta iyo cid ka daba shaqayso oo ku dhiirisa ayan jirin iyo iyagoo aaminsan qabiil lkn kuwa wadamada horumaray jogana waxa ugu wacan wadamada ay joogaanoo cadalada ay sarayso ama ay dhiirigaliyan

  7. Walaalken guul baan u rajeynayaa waxaana kula talinayaa in uu u fakaro si caalami ah thanks brother

  8. Cabdale walaale raale noqo waxba ha raadin qabiilkiisa waa nin soomaaliyeed maasha allah ayaan leenahay hadii soomaaliya wax loo qabanayo ugu horayn nabada illaahay ayaan ka baryeynaa inay nabad noqoto aamiin dhismo iyo qurux way imaan insha allah

  9. Waxa ka dhigay siyaasiy iinta dalka joogta dad aa n tayo lahayn, wadamad a reer galbeedka qanuun ka ayaa la ixtiraamaa mu do badana lagu soo dhaq mayey.soomaaliya wixii lagu heshiyey lama ilaalin ayo, LAALUUSH ayaa hore laga bilaabayaa,maxaka mada,barlamanka,hantid hawrka,intaba waxa laga dhigayaa goob musuqm aasuq,qanuunkana waxa rogroganaya hadba cida madax ah,kitaab ayuu marka horena baalaha jar yaa isaga oo og in aanu dhaartii oofinayn.

  10. kkkkkkkkkkkk wlh waa dad masibo kudhacdey meshaad aragto waa reer qurac war walala yaalow ugaar caawl ugabax waa nin somali ah waa nin somalu ah

  11. kkkkkkkkkkkk wlh waa dad masibo kudhacdey meshaad aragto waa reer qurac war walala yaalow ugaar caawl ugabax waa nin somali ah waa nin somalu ah

  12. Waxa sababay iney sidaasi dhacdo waa arin iska cad, oo ah cilmi la,aan waxan lodhiibay ama ayqabanayaan oyna cilmi ulahayn oo qabyaalad dardeeed logu dhiibay ama waxkale oo aytahy uun in lacag uun lacuno umada lacagtooda ladhameeyo fikirkalr analahayn sababuhu weybadanyihiin,cilmila,aanta ama jaahilnimada waxa kow ka ah Diinta oyna habayaraatee haba gakaraneyn wayo haday diinta uun waxkagaranayo qofna kumadhiradeen umada xoolaheeda inuu cuno waayo waxa kadanbeeyu ogyhay,Arintani waykadhaxaysaa dhamman somalida umada wax uhaya meelkastay jogaan ,dadka Yorubta joga ama dalalka gaalada inta badan aqoon way uleeyihin waxay qabanayaan lkn kuwaasina dhibay wataan oo ah Fikirka gaalada ayey xanbaarsanyihiin oo marakay wadanka kusonoqdaan

  13. Zbb Soomalia cilmi la aan mahayso ee garad la aan baa hayso runtiii soomali hal cilad baa haysato waaa qabiil haday arintaaaa ka dhismi lahayd waxan aaminsanhay inay somlia guuul gaari layd wax kastooo dhacana soomalia iyada isu keentay sooonalia isbar bardhiguna waaa dadka qurbaga runtiii waadad wax garad ubadn ooo calamka ladhaqmay thanx

  14. … hadad kutidhaa an diinta isku xukuno kamayeelayo waana dadka ugu badan ee kasoogarabjeeda indiinta la isku xukumo waxayna u arkaan inaan la isku xukumikarin ama ayna suurtagal ahayn intiinta la iskuxukumo subxaanallah wayo dimuqraadiyadba lagu dul akhrinayey intuu waxdhiganayey diintisana waxaba kamayaqaano markaasi kasidaasi cilmikuusu heerkastaba hataagnaade waxba sheegimaayo wana dhibaatada manta ugu weyn ee mujtamaca somaalida haysta runtii waa arin adloga xumaado runtii waayo haday maanta somali amarka illaahay qaadan lahayd oo kitaabkiisa an iskuxumilahayn dhibka maanta inahaysta inama haysteen oo aduunka dushiisa duli kumaynu noolaneyn wayo maanta waxan aminsanahy qofkasta oo somali ah inuu duli kunoolyahy oo lagumeyato ama dibad ha jogo ama gudaha, waliba dadka gudaha kunool iskadaa waxkaloo diintooda ikhtiyaar umalaha oo siday rabaan ugama dhaqmikaarn oo maxa kamida,maanta dhulsomali dagto oo midsomali ahi maamulayo Gadhka lama bixi karo surwaalka magaabinkaro,diinta mabarnkaro iwm haduu intaa sameeyo waa Alshabaab waa Wahaabi iwm, waxa la iskuhaystaana waa intaa ansare kusoxusay markaa ninka andiintisa kudhaqmikarin waxkalan inuubsameeyo waba kasii xagjirtaa ,haduu is idhaa fikradaada dhiibo madhiiban karo haduu is idhaa waxa maskaxdad kaguuxaya sobandhig masooban dhikikaro,xatta iskada cidkaloo zaxiibki umasheekikaro fikradiisa waayo uu kabacaysanyahy saaxiibki iskuma aaminayo wayo wuxuu aminsanayahy ka ugu horeeya eesheegay inuu iskagayahy ,markaa dulinimada inahaysata waa markaan illaahay amarkiisa diidnaybayuu ilaahayna kuwo mujrimiin ah oo daalimiin ah oo jaahiliin ah inagu karbaashay oo ciqaab inaloga dhigay,markaa bal haladadaalo oo qofkasta inuu sidan waxkabadalo hala isku dayo ay ugu horeyso inaan diindeena barano siaan umadeena wax ugabadalno waayo kuwii inagahoreeyey waxba weybadali waayeen waykufashilmeen waxan lahadlayaa dhalyarta diintiina barta walalayaal,taasan wax kubadlikarnaa an dhibka inahaysta kaga bixikarnaa hadiikale sidan iyo sikadaranba inoo danbaysa illaa aduunyadu kadhamaaneyso marka halafikiro oo khiyaaliga aan kujirno ankabaxno hadanahay dhalyarta somaliyeed,midna ogaadaq qofkasta masuuliyadba umadiisa kasaaran haduu masuuliyadiisa kasoobixiwayo waxad ogata iney xagaagsi madhantahy aytahy daaqadmadhan ad dayacday aduu.WADMAHADSANTIHIIN.

  15. faham xumadu waa nasiib daro soo wajahda dadka qaar waxaa ka mida hadii qofku la shaqeeyo ama xil u doonto reer galbeelka waxay moo dayaan in diinta laga baxayo lagase bixi maayo baan lee yahay

  16. faham xumadu waa nasiib daro soo wajahda dadka qaar waxaa ka mida hadii qofku la shaqeeyo ama xil u doonto reer galbeelka waxay moo dayaan in diinta laga baxayo lagase bixi maayo baan lee yahay

  17. hadii diinta la inagu xukumo waan ogolay lkn culimadii ayaaba ugu daran oo is dilaysa oon isu ogolay mid kastaba hadu xukun wayo midka kale ma ogola lkn diin la aanta isma arkayaan umana muqato

  18. Wadankiisa Canada ayu wax u qabanayaa oo doortay ee maaha somaliya. Suaal u wasir waydiyayna ma aha wax qabad.

  19. Wlhi somalida qurbaha wa jirta wxy u jidbaysanyihin inay arkan wadankoda o sida wadamada ay jogan u ifaya lkn markay yimadan xaladana si dhab ah u ogadan ayagaba kuwi dalka jogay ka darnada waxay logu bixiyey (dayus baro) somaliduna qofkasta o wanagsana iyaga badala wanagisi

  20. su aal laguma sheegi karo wax qabad …waxaa dhaanta inuu si tuus ah wax uga bedelo somaliya haddii kale hayska aamuso …somaliya gaal loo soo baryo uma baahnee .

  21. Soomaalida waxa dhibka oogu way ukeenayo waxa waye 1 kalsooni darada ismana aaminto waxad arkeysaa madax wayne la doortay hadana isla malmihiiba asagoo la garin wax qabadkiisi ayaa la buru bagandeynayaa ee soomaliyey is aamina oo xushmeeya dadka idanka madaxdaa oo qadariya masuulintiina idinkana waxad noqoneysan dad laga qadariyo calamka oodhan insha alh ilahayoow soomali bogeeda burcad isku mari oo isjeclaysii

  22. Soomaalida qabyaadu ma ilaa halkaabay kula maraysaa way haday qaran dhan ka kala qubtana qabyaalad dayn mayso haday qudhunkeeda aragtayna qabyaalad dayn mayso taniya qarnigan dhashunbay qabyalad iyo qudhun qufaysaaya soomaali gooramay saafi noqon

  23. Kuwa soomaaliya joogaaba waa qurba joog ah oo passport ajnabi ah wata oo caruurtooda ay qurbadaha u joogan ayagana waxay qasayaan soomaaliya lkn wadan awood aysan.ku lahayn.ayey joogaan marka waa isku mid soomali meel walba oo ay.joogan

  24. arintaani waxay dhiiragalinaysaa dullinimada ku habsatay soomaaliya. wuxuu yiri Mp canada ee somaligaa su ‘aashuu waydiiyay wsirka arimaha dibadda ee kananada horumarwayn ayay u tahay soomaaliya waxa uu ku faanayaana waa (contribution) waa nasiibdaro wayn in waddankeennii dhammaa lagala mid dhigo qof somaali ah oo canaxa dhexdeeda ku dhibaataysan oo looga dawarayo canada dhexdeeda . talo waxaan u soo jeedinayaa dhalinyarada galbeedka aaday ee caydha lugusiiyo yaan markasta loo laqimin loo yeerin bahdilka waddankeenna gabadhii heestay waxay tiri gobey liic oo hajabin soomaaliya mar unbay kabixi doontaa dulliga iyo silica reergalbeedku baday wayna istaagidoontaa inshaa’allaah inta kahoraysa waxxan leeyahay WAALADOOGINE YAAN LADACAROON.

  25. Geela siyaasadiisu waa dhaadhaca diyaasada hadii la yiraahdo geela ha loo dhiibo isagaanba garanayn oo dhaadhucuuba ka yaqaan hadal kiisuna waa cabaade mala fahmi lahaa

  26. Wuu dadaalay jaazahu llaah laakin nimanka soomalia maamula ayaa afkooda aad uduleelaa waana arin aanan iska deeykarin illaa jiiilka sadaxaad alle ka dhigo kuwa badala odayaasha na gatay oo diinta dalka iyo dadkaba gatay

  27. ani waxaaan aamin sanahay sababtay tayo la aan iyo waxtar la aan iskugu dar sadeeen inay yihiin nima qawlaystayaaal ah mid kastaaana uurabo sidii uu ugu bixilahaaa wadanada reer galbeed ka una uruursan lahaa waxoogaaa shilima ah takale hal suaaa ah ayaaan idin waydiiin maxaaa sababay in wadan ka soomaaaliya ay uhogaaamiyaaan uuun odayaaal?

  28. Aniga waxey iila muuqata in madxda somaliya gudaheeda joogan xilka ey u raadsan iney somalida wax ugu qabtaan lkn kuwa dibada jooga envirment ey joogaan in uu saameeyay oo ey wadamada hormary ey ka barteen daacdnmada iyo dowlad wanaaga

  29. SALAAAN KAL IYO LAAB AH AYAAAN KU SALAAAMAYA XILDHIBAAAAN MR AXMED XUSEEEN WAXAAAN LEEYAHAY HAWSHA QARAN EE AADBU HAYSO UMADA SOOMAALIYEED ALLE HAKULA GARAB GALLO WAXAAN KA CODSANAYAA XILDHIBAANKA IN DADKA XAAALADA CAAAFIMAAD USOO AADAYA WADANKA CANADA UUU XASUUUS NAAANO ISLA MARKAASNA HAWLIHIISA QARAN EE DADKA SOMALIYED U HAYO WAX UGU FUDUDEEEEYO AAAAAD AYAAAN USALAAAMAYA MASUUULKA

  30. SALAAAN KAL IYO LAAB AH AYAAAN KU SALAAAMAYA XILDHIBAAAAN MR AXMED XUSEEEN WAXAAAN LEEYAHAY HAWSHA QARAN EE AADBU HAYSO UMADA SOOMAALIYEED ALLE HAKULA GARAB GALLO WAXAAN KA CODSANAYAA XILDHIBAANKA IN DADKA XAAALADA CAAAFIMAAD USOO AADAYA WADANKA CANADA UUU XASUUUS NAAANO ISLA MARKAASNA HAWLIHIISA QARAN EE DADKA SOMALIYED U HAYO WAX UGU FUDUDEEEEYO AAAAAD AYAAAN USALAAAMAYA MASUUULKA

  31. Waalayaab su aal lawaydiiyay wasiir maadkutilmaameesaan mise dib udhiska soomaaliya Canada maashaqakuleh wadan soomaaliya ladhahaa soomaali ayeena utaalaa dib udhiskiisa

  32. soomaaliya somali baa leh talidiisa soomaaliba leh dib udhiskiisa soomaaliba leh qaran nimadiisa soomaaliba leh we dont need a canada but we need allah so every thing you see must compare the power of allah

  33. Somalia waa Wadan ad u cajiiba Lkn dadkeedu waa dad dulaysan sababto ah waxay aaminsanyihiin in aysan waxaba qabsan karin shisheeyaha dantisa wata baynu daba shaqee unahay

    Keeni aqoon lihii haayad cuno ba computer ku forarisay lagama yaabo i nu is dhaho war wadankan ada iska leh ee hormarkiisa ka shaqee galadiina waxay Arkeen in aynu dhuuni mahee aynan darajo kale lahayn Markasay waxay dheheen amnigiina ana sugayna cidamadeeni dayaca baa dilay iyahuna Waxay qaatan $825 bilkasta madaxadeenu ma aqoon inan dhahan ammigayga wuxu ku jira ciidankayaga ee ha la tababaro tankale dagalada aynu la daka dhacayaynayo galabta sii abaabushay hada Kenya iyo itoobiya Waxay ku nooladeen waa qaadka aynu rag iyo dumarba rifayno habeen ban waxan arkay qol dhan oo lcga oo 500 oo kun isugu cut xiran waxan Iri maxay tahay wxa la Yiri waa lcgta qaad ka lagu iibsado hade qolka lcgta waa Hal maqasin oo gorowe ku yaal maqsinadii kalena waa jiran kawar hadii la eego soomaliyoo dhan lcgta ka baxada isku soo xooriyo dhalin yaro wadanka u taliya oo qqdka ha la jojiyo madaxadu waxay wax qabankarta Markii bulshadu helantahay ama hada dhaha ma dadka uga sokeya

  34. Marka hore sida loosoo xulayo hala badalo ayaan odhan lahaa masuulka ladooranayo ama xil loo dhiibayo dibad ha joogo ama dalka ha joogo waa in laga eegayo dhinacyo badan sida masuulnimada kartida daacadnimada iyo aqoonta sidoo kale akhlaaqdiisa waa in loo eegaa qofka masuuliyad loo dhiibayo isku xidhnaanshaha siyaasiyiintu waxay ku xidhantahay hadba sida ay u danaynayaa arimaha soomaalida iyo saamayn looga baahanyahay inay layimaadaan dublamaasiyiinta soomaalida ujooga wadamada shisheeye runtii waxaan umalaynayaa xaga diblomaasida in lagaga fiicanyahay masuuliyiinteena iyaga ayey ahayd inay isku xidhaan jahliyadaha dibeda iyo siyaasiyiinta soomalida ee dibada sidoo kale kuwa dalka

Leave a Reply