checkmate

Nomad
  • Content Count

    1,306
  • Joined

  • Last visited

Posts posted by checkmate


  1. educational purposes:

    waxaa jiri jiray LOOX

    waxaa jiri jiray ALI DHAREEROOW (oo khada laga sameen jiray)

    waxaa jiri jiray WA SHAMSI WA DU XAAHAA

    waxaa jiri jiray GARAANGAR

    waxaa jiri jiray IMBILI

    waxaa jiri jiray BALIIL (boojo boojo)

    waxaa jiri jiray DARBI SAAR

    waxaa jiri jiray AFAR KA GEES

    waxaa jiri jiray RIGOORO RIGOORO (sharad)

    waxaa jiri jiray BIRIBAATI

    waxaa jiri jiray FOOTO SHAARI

    waxaa jiri jiray CIYAAL ZIYO

    waxaa jiri jiray FEERO KOOYO

    waxaa jiri jiray O aan kugu salaamy V aan kaaga qaaday

    waxaa jiri jiray QAFAAL

    waxaa jiri jiray BIIJO

    waxaa jiri jiray INJIR

    waxaa jiri jiray PRIMO SUGUNTO TEERSO

    waxaa jiri jiray BAABUURTA FI-AT

    waxaa jiri jiray LAND_CRUISER

    waxaa jiri jiray TOYOTA CARASICA XL

    waxaa jiri jiray XAAJIYO QAMSIIN

    waxaa jiri jiray TACLUUG

    waxaa jiri jiray CEELGAAB (suuqa dhaca)

    waxaa jiri jiray CIYAAL KOOLO

    waxaa jiri jiray JIRDA HUSEEN

    waxaa jiri jiray XOOSH

    waxaa jiri jiray TAALO (sayid maxamed abdulle)

    waxaa jiri jiray TAALO (xaawo taako)

    waxaa jiri jiray TAALO (dhagax tuur)

    waxaa jiri jiray TAALO (ahmed gureey)

    waxaa jiri jiray AFWEEYNE (allaha u naxariistee madax weeyne siyaad bare)

     

    waxaan iloobay ku dara hadaad awoodaan!

     

    asxantu


  2. posted by xarago

    Wagarey wagar...ma ana walan ayu yiiri ninki mise Cadan aya laga hesaya..!

    maya xarago adaaa waalan...(ok sug sug aan dhageeysteee)...haaa runtaa waaye cadan aa laga heesooyaa (ur right).

     

    Waxaa u adkeeysan waayey intaan aan wiilkeeyga marsiiyey, oo marnaba beerkaagu u jixin jixin (oo aadan i oran war heedhee wuxu yaa caruureh iska daa)........alloow oday carooday caawi bal :D

     

    asxantu


  3. loooooooool@juxa waxaan aad u jecleeysan lahaa meeshaad WAAYEEL iigu yeedhay in aad WAAYO ARAG iigu yeeri laheed....in kastoo waayeel wax aan ka cabto aysan aheeyn oo ay tahay ARIN AAD U QAYAXAN OO MURTI IYO XASILOONI ka danbeeyso :D:D:D

     

    aniga iyo adiga waxaan nahay CARAB IYO ILKO hadeeynu is dirirna na durba waan hishiineey naa..marka cidiyaha iyo diifka dib isku gu cesho icon_razz.gificon_razz.gif

     

    asxantu


  4. ^^^^ am speechless......sheego yar baan kuu sheegaayaa: Hada ka hor ayaa waxaa jiray NIN GEESI ah oo aad iyo aad looga cabsado, Marka maalin maalmaha ka mid ah ayaa RAG kale u soo martiyeeyyeen asagoo hurda , Islaantiisa ayaa raga albaabka ka furtay oo waxay tiri wuu hurdaaye bal suga aan idiin kiciyee, markaaseey in tay dul istaag tay bay lug ta ku kicisey war rag baa kuu jooga kac iyadoo wali lugta ku juq juq sii naysa. Ragii martida ahaa oo u jeeda ..NIN kii geesiga ahaa markuu kacay buu wuxuu yiri "war wuxu waa dumaroo waan wax aan rag la xaajoon"......marka juxa xabiibti meeshu discuss ion ma yaalo....how i said it is how is gotta be :D:D:D

     

    asxantu


  5. ^^^^ thaanx brah that was very informative indeed!

     

    Hadaba sheeko yar oo kusaabsan POLITICIANS aan idiin sheego: Nin siyaasi/politician ah baa jiray, marka wiilkiisa ayaa nafta u keenay(school ma aado, wax naftiisa uma taro iyo maalintii oo dhan'na wuu hurdaa). Marka maalin maalmaha ka mid ah baa odaygii ku fakiray in uu wiilkiisa imtixaan mariyo, marka wuxuu xafiiskiisa dhigay(kitaab QURAAN ah,dhalo QAMRI ah,bastoolo, iyo shan KUN oo doolar "cash")marka odaygii baa wuxuu yiri haduu wiilkeeyga KITAABka qaato wuxuu noqonayaa WADAAD, haduu dhaloda qaato wuxuu noqonayaa ALKULIISTE/ALCOHOLIC,haduu qaato bastoolada wuxuu noqonaayaa SHUFTO/GANGSTER, haduu qaato cashka wuxuu noqonaayaa BUSINESS MAN.markaas ayuu intuu wiilkiisa xafiiska ugu yeeray ayuu meel UGU DHUUNTAY, "wiilkii baa xafiiska soo galay, dhaladii qamrada kuu koob ku shubtay, bastoodadii buu surwaalka ka taagtay, lacagtii buu jeebka gishtay, kitaabkana gacanta buu ku qaatay" Odaygii aabahiis ahaa ooo qaylinaayo farxad daradeed baa meel ka soo baxay alla wiilkeeygu waa SIYAASI alla wiilkeeygu waa POLITICIAN...kix kix kix

     

    Marka sheekadaan waxaa iigu wacnaa in aan sheego, in aad wada ogaataan in ay raagaano dhan "dameer iyo labadiisa dhagood" wada yihiin..Nin Nin dhaama uusan ku jirin dhamaantood...

     

    Soomali waxay horey u tiri "kaligaa waalo waa wareer laakiin halagu la waasho waa waajib" Marka taas bay ku wada tashadeen..

     

    ps:waraysiga ina khalif galeyr waxaan ka dhadhansaday in uu yahay in HUNGURI DOON AH

     

    asxantu


  6. posted by ayuub

    I've seen some people pronounce dadal as it is (or maybe because of way its) written. Is it me or should the second da in dadal and the dii in didiin be written differently to indicate the 'proper' pronunciation.

     

    I hope that made sense, if not don't worry about it

    the correct/proper spelling of these words are:

    1) Daddaal

    2) Diddey (refuse)qof ahaan

    3) Diiddid (refusal)jamac ahaan

     

    Marka aad AF SOOMALIGA qoraysid waxaa aad u muhiim ah in aad shaqada/alphabets ka dhowrtid, maxaa yeelay af soomaliga waa AF CARABI oo kale oo hingaad buu leeyahay.Qoraalka uun baan ka AF TALYAANI yeeysan nahay.

     

    asxantu


  7. lool@juxa ..u post

    my ayeeyo used to say, ragu waa cadaw, waa dhinbil naareed, waa kadeed aduun.

    juxa anigana awooweheey aa wuxuu igu dhahay exact same thing bout DUMARKA...(I wonder taloow ayeeydaa iyo awoowehee ma isku haayeen) :D:D

     

    i'll tell you wat we(MEN) like:

    suuro iyo straight forward (yes)lil bit of both

    Kalsoni

    Kala danbeeyn

    Xishood iyo Xushmad

    Sariirta oo la iska tiiriyo

    Qaraabo jeceel(cidiisa iyo cidiisa) :D

    Garasho

    Damiirnimo oo daryeel la socoto

    Wat's mine is urs and wat is urs is urs (la dhaho)

    In aad tusto in uu yahay (the KING of the house)

     

    marka intaas aan ka xasuustaa, waxaan jaamacada ka bartay, that's because mar horey aan qalin jibiyey ani, marka raga kale hadeey wax ku darsanaayaan haku dar sadaan......ok

     

    asxantu


  8. Xarago wlc wlc xaajiyo.....meeshaan aan anaka buufiska iskaga bixinaa, marka feel free waxna is martiyeynin....i see that in aad wiil keegya WARYAA DUDE is barateen (dhib la'aan aan dhalay kaas)qalqaali uus waligiis ahaa..marka ha u bixin warkiisa anaa yac kaa dhahaayo....

     

    ME:WARYAA DUDE kaalay halaaan dayuus yahoow..

    WD:haa maxaa sameeyeey aabo

    ME:hal dharbaasho canka...hal suxul dhabarka

    WD:aabo waa ku tuugaa ii qalee, mardanbe uma noqonaayi

    ME:haye, laakiin mar danbe hadaad u noqoto....dhageey fareey baa dhici doonto

     

    Xarago walaalo mar labaad raali ahoow....(willka uu ku jeestay)waryaa raali ahoow dheh hada...WD raali ahoow xarago....ME braaavo hada galaas bakeeri biyo aashuunka ii soo dar,aabahaa alla janeeyee

     

    :D:Dicon_razz.gificon_razz.gif;)

     

     

    asxantu


  9. and Djibouti only one woman holding the flag and that's it. what the hell is that??? even islands with a population I can count with my fingers brought 5 or 6.

    Warar socdaal nagu soo gaaray, ayay ku jirtay in Dalka djabooty ay sagaal qof soo dirtay (sideed nin iyo hal naag) laakiin markii ay u soo dhaweed the walking seromny in ay (nimankii reer jabooty ay jaad gudaha u fadhiisteen)ay gabadha kiligeed soo direen....warar kaas oo aan faahfaahin fiican idinka siin doono, markaanu wareeysano qaar ka mid ah ka soo qayb galayaashii dalka djabooty.....nabad galyo iyo nooli kulenteed wacan..

    :D:D:D

     

    asxantu


  10. allaaaaaaah tuug la qabtay talo maleh....nin aa si xun u kashifmay halkaaan....waraaa il-capo quraafaad kaan iyo quraan dhurwaaga aa nagu wadid naga kala dhin sxb.....classique walaashiis infestigation waxba uma baahna ninkaan talo aa ku cadaatay.. :D:D

     

    asxantu


  11. looool@D1 walaahi that's wat made me laugh too...but u know there'some of us who would give their right arm for MONEY nota mention that much of money namean.

     

     

    asxantu


  12. posted by madam juxa

    ^^^^^^^^^ i dont think involvin the men is good idea, meeshay taabtaan qaac baa ka baxa

    kuli fidna cindu men,,,,,so i say, now tut tut

    loooooooooooooooooooool juxa adina qaac maa kaa baxooyo.....dhibleey adigaaaaaaaaa

     

    saterday morning.....it's raining out-side....the weather ta feather kynda day namean. :D:D ..but heey so it goes sometimes..wat can we say...

     

    asxantu


  13. Text from tidbits (Fever Cabin)…local free ad paper.

    looooooooooooooooooooooool......shooooooooooot maan and here i was thinking neva ta get on ur bad side.......crank caller...baller....shot caller :D:D

     

    asxantu


  14. Subxaanal llaaah sis classique reading how your day went made my day....may allaah giude us all in the right bath ...you are doing a wonderful

    job, keep at it sister....maansha allaah

     

     

    PS: AS ma saan aa kuu danbeeysay....in uu maanta gadiid ku dhaho QARXIS.COM. :D ....maya maya saan wax suurta gal ma aheee...waa inoo been guuroosaa...u still hav a secret stash somewhere...

     

    asxantu


  15. Waceelkuma Salaam Waraxmatul Laahi Wabarakaatu!

     

    Marka ugu horaysa waxaan hawada kuu soo marinayaa salaan ka soo go'day kashka iyo laabta(salaanta aa ad loo jecel yahay noooh).Marka ku xigtana waxaanu ku leenahay SOO DHAWOOW/milinka milinkaaga waaye.....So wlc my dear brother.hope you will enjoy your stay here and as far as age is concern am the OLDEST here am in my mid fifties, ta think of it your the same age as my son(mukhtaar), so if u don't mind i would like ta call you SON as well n if u can call/address me as ABTI.matter of respect.......ADVICE.....respect every one like you wanta be respected....fi amaanilaah

     

     

    PS:loooooooooooool@AS n laziegal

     

    asxantu


  16. looool funny story....but i hav heard it b4

     

    Qacbaro brother if i may ask...wat's ur problem with the ladies up in here? am just curious

     

    ps: i think the switch took place the wrong day of the week(not errday u do shopping n laundry) :D ....poor dude

     

    asxantu