
General Duke
Nomads-
Content Count
37,626 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by General Duke
-
^^^Ok, just warning brother Gheele before you go all Hulk on him. Anyhow, Sharif's choice is going to change what?
-
Will Somalia President Sharif’s PM choice antagonize Puntland?
General Duke replied to Jacaylbaro's topic in Politics
^^^Still waiting for the picture of Saleh meeting Riyaale, they will Photoshop one soon though.. -
^^^I know you were, but she wont take it like that. I know Niina & Dalabay are tight.
-
^^^lol, dont get Niina mad, she will go all out on you son.
-
Originally posted by NinaNC: @GD Horta who is leading the polls today? Is there an election?
-
Leave Shiekh Dalabay alone people.
-
Will Somalia President Sharif’s PM choice antagonize Puntland?
General Duke replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Originally posted by Captain_Mike20: Somaliland President Meets With Yemeni Delegation Written by Qaran News Mar 20, 2010 at 04:36 PM Hargiesa (Qarannews):- President Dahir Rayale Kahin met with a delegation from Yemen at the presidency in Hargeisa, Somaliland. Now this is laughable, Qaran is all you have as proof. Any pics between your secessionist President and Ali Abdallah Saleh? -
C/xakiim"Wakhti dhow hawada ayay galaysaa Idaacada Dowlada" Wasaarada Warfaafinta Puntland ayaa markii ugu horaysay sheegtay in ay hirgalin doonto dhowaan idaacad afka dowlada ku hadasha,iyadona xiligan ay samaysteen Wargays iyo shabakad ay barta Internate-ka ku yeesheen. Wasiirka Wasaarada Warfaafinta, Isgaarsiinta iyo hidaha iyo dhaqanka Puntland C/xakiim Axmed Guuleed ayaa waxaa isaga oo u waramaya barnaamijka xulka wararka uu sheegay haatan in ay dhamaystireen qaar kamid ah agabkii looga baahnaa idaacada in lagu hirgaliyo. C.xakiim Axmed Guuleed waxaa uu sheegay in ay DKMG ee soomaaliya ay ka caawisay dhamaystirka Idaacada iyo warbaahinta kale ee ay sameeyeen,iyadoona sida uu sheegay dhowaan sidoo kale ay jecel yihiin in ay hirgaliyaan Taleefishin isagana ku hadla afka dowlada. Dhinaca waxbarashada saxafiyiinta ayaa C/xakiim sheegay in ay sidoo kale xooga saareen intii ay hayeen howshaan wasaarada Warfaafinta,iyadoona sanada soo socota uu sheegay in ay ka hirgalinayaan jaamacadaha Puntland Kuliyad waxbarashada saxaafada ah,taasi oo uu sheegay in ay si weyn wax uga tari doonto saxafiyiinta haatan xirfadlayda ah in ay aqoontooda kor ugu sii qaadaan. Warbaahinta xiligan ay Wasaarada Warfaafinta Puntland yeelanayso ayaa si weyn waxaa wax laysaga weydiiniyaan in ay saamayn ku yeeelan doono howlaha shaqo ee warbaahinta xiligan ee madaxa banana,waxaana sida wasiirka warfaafinta Puntland uu ka dhawaajiyay ay noqon doontaa mid dhinac walba ka saamaysa warbaahinta madaxa banaan ee xiligan. SBC International Monitoring.
-
Will Somalia President Sharif’s PM choice antagonize Puntland?
General Duke replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Originally posted by Captain_Mike20: even in terms of international relations yemen actually promised to open a consolute office in hargaisa Riyale went there last year and signed education agreements, diplomatic exchange and a consulate office. Any pics of Riyaale meeting President Saleh, or any news article from SabaNews about this consulate? Dont come here with your delusions lad, JB is upset at the Yemen trip and you just talk breeze.. -
Will Somalia President Sharif’s PM choice antagonize Puntland?
General Duke replied to Jacaylbaro's topic in Politics
^^The article premise is flawd. It assumes Sharif has any effect on Puntland internal affairs. The ammusing thing is you adeer, never knew you had so much hate in you, untill Galgala. -
Will Somalia President Sharif’s PM choice antagonize Puntland?
General Duke replied to Jacaylbaro's topic in Politics
^^^Sharif choice wont have any impact on Puntland. The state is secure and has made great progress as the US, and the recent trips of our leader highlights. Secessionist is upset that Yemen wont recognise his state yet opens its arms to Puntland State of Somalia. -
PhotoNews:-Madaxweynaha Puntland oo la kulmay Madaxweynaha Yemen Madaxweynaha Yemen Cali Cabdalla Saalax ayaa Xarunta Madaxtooyada ee Dalka Yemen Cali Cabdalla Saalax waxaa uu ku qaabilay Madaxweynaha Puntland Dr.C/raxman Farole qasriga Madaxtooyada ee Sanca Madaxweynaha Yemen & Madaxweynaha Puntland ayaa waxay ka wada Hadleen iskaashiga Labada Dowladood & sidoo kale sidii kor loogu qaadi lahaa adeynta Amniga Labada Dhinac & la dagaalanka Burcad badeeda
-
Wasiirka Wasaarada Maaliyada Dawladda Puntland ayaa ka hadlay dhoofka xoolaha oo xilligaan si dardar leh uga soconaaya gudaha magaalada Bosaaso ee xarunta ganacsiga Puntland. Mudane Faarax Cali Shire oo habeenimadi xalay shir saxaafadeed ku qabtay xafiskiisa magaalada Bosaaso ayuu kaga hadlay arrimo ay kamid tahay bad furanka,dhoofka xoolaha iyo baaq uu u direy dhamaan ganacsatada. Wasiirka ayaa sheegay in la yareeyey qiimaha sanadkii hore laga qaadi jirey ganacsatada markii la dhoofinaayo xoolaha sidaas darteedna loo baahan yahay in ganacsatada ay ka faa’ideystaan fursadaan ay siisay Dawladda. Wuxuu sheegay in la dhoofiyey sanadkii hore xoolo tiro ahaan gaaraya 1,800,000-kun(hal milyan iyo sideed boqol oo kun),balse sanadkaan uu tiradaas ka badanyahay iyadoo u xusay in ilaa iyo hadda la dhoofiyey inka badan 1,200,000-kun oo xoolo ah una sii socdo dhoofka. Shirkiisa Jiraa’id oo ay saxaafadu ku waydiisay su’aalo kala duwan ayuu ku beeniyey dacaayado ahaa in dekadda Bosaaso dib loogu soo celiyey xoolo loo dhoofiyey wadamada Khaliijka iyo Sacuudiga. Sidoo kale wuxuu xusay in baaritaan caafimaad lagu sameeyo xoolaha isla markaana aanay jirin wax neef ah oo caafimaad xumo haysata la dhoofiyo. Waxaa shirka jiraa’id goobjoog ka ahaa Wasiir kuxigeenka Maaliyada,Wasiir kuxigeenka Dekaddaha iyo Wasiir kuxigeenka Xanaanada xoolaha iyadoo intaas kadib Wasiirka Maaliyada uu kormeer ku sameeyey guud ahaan dekadda Bosaaso. Cismaan Turaabi Horseed Media