
General Duke
-
Content Count
37,626 -
Joined
-
Last visited
Posts posted by General Duke
-
-
Horjoogayaasha ayaa sheegay in dhowaan dagaalo ka dhacay degaanada Colmadow oo ka tirsan Toga Sugarre oo wada hoos taga degaanka Galagala ay ku dileen horjooge ka tirsan Somaliland. Horjogahaan ayaa lagu sheegay magaciisaSaciid Saalax Ceynab, wuxuuna ka sioo jeeda beesha Siilanyu, sidoo kale maleeshiyaad ka tirsan maamulka oo lagu xoojiyay daagaalada Galgala kana yimid magaalada Burco, kuwaasoo tiradadoodu lagu qiyaasay 70-dabley ah, ay ku lug lahaayeen dagaalada todobaadyada ka socda degaanka Galgala. -
Garoowe:Dawlada Jabuuti oo Puntland ka codsatay isku keenista Soomaalida Dirirku dhaxayso.
28. oktober 2010
APL
Garoowe:(Allpuntland)-Xukuumada Jabuuti ayaa dawlada Puntland ee Soomaaliyeed ka codsato inay u istaagto sidii ay isugu keeni lahayd qeybaha kaladuwan ee Soomaalida ah oo ay Dagaaladu ka dhexeeyaan kuwaas oo ay Jabuuti sheegtay in Puntland ay awood u leedahay ka qeybqaadashada Xalinta Khilaafka siyaasadeed ee Soomaaliya.
Xildhibaan Caasho Dhubad Geelle oo kamid ah Xildhibaanada Baarlamaanka ee Jamhuuriyada Jabuuti islamarkaasna ka qeybgalaysay kulan ka dhacay Magaalada Garoowe ee Caasimada dawlada Puntland ayaa dawlada Puntland ku amaantay sida wanaagsan ee ay uga qeybqaadanayso isku keenista dadka Soomaaliya.
Xildhibaanadu waxay intaas kudartay in ay ku faraxsantahay in meel kamid ah gudaha Soomaaliya uu ka dhici karo shir noocan oo kale ah oo ay sheegtay inaysan marna rajeynin,waxaana ay shacabka Puntland & Xukuumada ku dhiiri gelisay inay u istaagaan isku keenista Soomaalida ay Dagaaladu ka dhexeeyaan.
Cabdiqani Xayir
Allpuntland
-
Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Jabuuti oo ku baaqay in nabadda Soomaliya laga shaqeeyo
Xildhibaanad Caasho Dhabar Geelle
Jimco, 29 October, 2010 (HOL) - Xildhibaanad Caasho Dhabar Geelle oo ka mid ah xildhibaanada Barlamanka Jabuuti kagana qayb gashay Garowe shir u socday haween Soomaaliyeed ayaa baaq nabadeed u dirtay dhinacyada isaga soo horjeeda Soomaaliya.
Hadalkan ayey caasho ka sheegtay qado sharaf sa gootin ahayd oo uu sameeyay gudoomiyaha barlamanka Puntland ,waxaana ay xustay in lama huraan ay tahay nabadda Somaliya iyo midnimada umadda.
"Waxaan u mahadcelinayaa wasaarada haweenka Puntland oo shirkii noo socday suurtagalisay,waxaana ugu baaqayaa dhinacyada somalida in nabadda ay markasta qaataan " ayey tiri xildhibaanadda oo warbaahinta Garowe la hadashay.
Sidoo kale xildhibaan caasho ayaa sheegtay in shacabka Puntland ay salaan uga gayn doonto madaxda Jabuuti,isla markaana labada shacab ay kulumada noocaan oo kale isu soo dhawaynayaan.
"Markasta waxaan jeclahay in walaalaha Soomaaliyeed ay midoobaan ,si looga soo kabto wixii dhacay " ayey hadalkeeda sii raacisay,iyada oo ku sugan Garowe
Xildhibaan Caasho Dhabar Geelle oo ka mid ah barlamanka dalka Jabuuti ayaa ka mid ahayd haweenkii ka qayb galay shirkii nabadda ee Garowe ,waxaana madaxda Puntland ay ku umaantay qabsoomada shirkii la soo gaba gabeeyay.
Faisel Maxamed Hassan,Hiiraan Online
Boosaaso,Soomaaliya
-
Ha’yadda Horn Relaef oo iska fogaysay edayn uga timid Maamulka Gobolka Sanaag
Ha’yadda Horn Relaef ayaa iska fogaysay edayn uga timid Maamulka Gobolka Sanaag iyo iyo dadka deganka qaar ka mida, Faadumo Jabrill oo ka tirsan Saraakiisha ha’yada oo maanta shir Ja’id ku qabatay Magaalada Garowe ayaa sheegtay in hayadooda la been abuurtay oo laga sameeyay wax aysan u qalmin oo kadib markii la sheegay in ha’yadu ay waday mashaariic lagu dhisay Dekada Laasqoray taas oo ay hayadu waday in qalabkii loogu tala galay dhismaha ay Gadanayso, warkaasina uu yahay mid sumcada looga dilay oo ay sheegeen dad ujeedooyin kale leh oo kicinaya dadka,
Fadumo jabriill waxaa kale oo ay ka sheegtay in hawshaan uu ku yimid hakad kadib markii ay la soo gudboonaadeen caqabado badan oo ay ka mid tahay taageero, isla markaasna mudo uu qalabku yaalay meel xeeba kuna baabayo ha’yaduna ay sheegtay in qalabka la gado si dhaqalaha ka soo baxa dadka wax loogu qabto, balse si kale loo fasirtay.
Waxaana ay timaamtay in ay mudo baadi goobaysay cidii wax kala qaban lahayd ama kala wareegi lahayd hawshaan, haday noqon lahayd Maamulka iyo cidii kale oo ay qusayso, ha’yada Horn releaf waxaa ay mudo ka shaqaynaysay degaanada Sanaag halkaas oo ay la qaban jirtay hawlo badan oo la xirira dhanka mashaariicaha hormarineed
C/naasir Yaasiin Salaad
SBC International Garoowe
-
-
Godane links with the secessionist authorities is both deep and profound.
In fact Al Shabaabs' mayhem benefits the secessionist agenda of keeping South Central regions in their status quo.
-
Everyone is concerned by the news that Burco is a hub for terror groups. Considering Xasan Dahir's in law weilds a great deal of power in the city.
Its a troubling development, which we must keep an eye on.
-
The PIS is becoming a deadly tool of the State, and no one outside of Puntland wants it to have an advantage...
-
lagu magacaabi jiray Siciid Saalax Ceynab uu ka barbardagaalamaya islamarkaasna la shaqeynayey Kooxdii uu hogaaminayey Maxamed Siciid Atam kuwaas oo ay Dawladu ku guulaystaya Dagaalo lagu soo afjaray.Just find out who this man is,. JB probably knows.
-
Originally posted by NinaNC:Dr. Abdi Mohamed UlussoThursday, October 28, 2010Dr. Abdi Mohamed UlussoE-mail:HOLThat made my day. This man is still around after all this time?
-
Wasiirka Wasaarada Hawenka Puntland Marwo Caasho Geele
-
May Allah SWT bless Somalia..
-
^^lol@ Suldanka. Lets say that what you say is indeed "true", is it as bad as being a “Jihadi” & a secessionist at the same time? As is the case of Godane, Siilayu, Afghani, Gaboose and other top ranking Hargaysa secessionists.
-
MZanzi
No adeer nothing is worse than a grown man pretending to be a female and chasing after other men...
Thats beyond comprehension.
-
MZanzi
Thanks for the concern but pretending to be a girl and being caught out by everyone is more than a crime against oneself.
-
Tragic, David Rose and now agent Caynab. It’s a heavy blow indeed.
-
MZanzi. We all know you was a girl for the first part of your SOl existence. Your metamorphosis was quite strange.
-
Originally posted by AfricaOwn:I don't know why Libaahe and Xaji always spoil threads by entering it. .They are here, the same reason you are. All of you are shook to death.
-
Suldaanka, you tried but Cade was far smarter than the Qad merchant who tried to create a war between Puntland.
President Cade Muse was a man who loved the State deeply..
Now the links are there, and Godane the leader of Al Shabaab is no doubt in touch with the secessionist leadership in Hargaysa..
-
Terrible, you would think the Purported Orphans of the Queen of England had better judgment.
-
-
"Alaabta waan iibinaynaa, anaa iibinaya, hadana saasaan u imi, in aan doono wax iibsada; waa qalab qiima leh, inkasta oo uu waqti yiil xeebta" marwo Fatima J. Jibriil.
-
^^^Thats already a big deal, however the ellegations against Gabose Siilanyu, the Attam affair & Caynab's death as well as the safe passage to the ONLF fighters makes Somaliland very weak..
-
Very damaging...
Who was Said Salah Caynab ?
in Politics
Posted