
General Duke
-
Content Count
37,626 -
Joined
-
Last visited
Posts posted by General Duke
-
-
Baarlamaanka Puntland oo Cunay Xaabsade Xaaji bakakiin iyo weliba
Faroole oo Hoolkii ka baxay Intaan Loo Codayn
(Garoowe}26.02-06
Baarlamaanka Maamul goboleedka Puntland ayaa Maanta Cod Aqlabaiyadah ku diiday Wasiirnimada Axmed Cabdi Xaabsade iyo Ku xigeenkiisii Xaaji Bakiin,waxanay ogolaadeen Gaagaab iyo Awaare................
Sida uu soo sheegay wariyaha Widhwidh ee Garoowe waxaa ay Baarlamaanku Maanata Diideen Wasiirkii Arimaha Gudaha iyo Amniga Axmed Cabdi Xaabsade iyo ku Xigeen kiisa Al Xaaji Bakiin.
Waxaa kale oo isna meesha ka Cararay oo Baneeyay Hoolka intaan loo Codayn Wasiirkii Qorshaynta iyo Xidhiidhka Caalamka C/raxmaan faroole.
Waxaa Gudbay oo la ansaxiyay Wasiirkii Maaliyada Max'ed Cali Yuusuf Gaagaab iyo Wasiirkii Dawladaha Hoose iyo Horu marinta reermiyiga Cali Cabdi Awaare iyo weliba ku xigeenadoodii.
La soco widhwidh iyo wixii ka soo kordha
-
Madaxweyne Yuusuf oo si weyn loogu soo dhaweeyay Baydhabo
Baydhabo 25 Feb. 06 ( Sh.M.Network) Madaxweynaha dowladda FS C/laahi Yuusuf Axmed iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa si weyn loogu soo dhaweeyay magaalada Baydhabo oo lagu wado in maalinta berri ah uu ka furmo kulanka BFS.
-
^^^ You are right, something is pushing this issue forward. Representatives from both sides were close to an agreement last night and then this new event took place.
No more blood shed is required.
-
Curfew fails to halt Iraq killing
At least a dozen people were killed in Baquba
At least 36 people have been killed across Iraq as the authorities struggle to contain sectarian violence in which at least 165 have died this week.
The bodies of 14 Iraqi commandos were recovered in south Baghdad following a gun battle with Shia militiamen.
A car bomb in the shrine city of Karbala killed eight, as others died in attacks on a Shia family and a funeral.
A curfew has been extended in Baghdad to try to quell the violence, sparked by Wednesday's Samarra shrine bombing.
Iraq has been struggling to contain a wave of sectarian attacks since Wednesday.
In other developments:
At least a dozen members of a Shia family are gunned down in Baquba, north of Baghdad, officials say
The number of Iraqi battalions able to fight the insurgency with no US help falls from one to zero, the US military tells Congress - but the number able to fight with some US assistance rises substantially
The main Sunni political party says it might consider returning to talks on forming a new government, from which it withdrew earlier in the week.
Civil war fear
This week's violence - which has led to fears that Iraq may descend into civil war - was sparked by the bombing of one of the country's holiest Shia sites, the al-Askari shrine in the city of Samarra.
Nobody will profit from civil war... we have to work together
Defence Minister Saadoun al-Dulaimi
Long path to sectarian split
Shrine blast: Have your say
Prime Minister Ibrahim Jaafari has vowed the government will rebuild the Shia shrine and Sunni holy sites attacked in revenge for the al-Askari bombing.
The Iraqi government has now extended until Monday morning a ban on cars in Baghdad.
The authorities had earlier renewed a curfew covering Baghdad and the provinces of Diyala, Babil and Salahuddine from Friday evening to 1600 (1300 GMT) on Saturday.
Prime Minister Jaafari announced a ban on demonstrations and a clampdown on the carrying of weapons in public.
Defence Minister Saadoun al-Dulaimi called for Iraqis to unite against extremists, saying no one would benefit from civil war.
"We are ready to fill the streets with armoured vehicles," he told a news conference in Baghdad on Saturday.
Plea for calm
Despite measures taken by the authorities, violence broke out on Saturday at the funeral of Atwar Bahjat, a prominent Iraqi journalist.
Bahjat and her crew were attacked and killed while reporting
The funeral procession came under fire as it was approaching the cemetery, and then was bombed as it returned after the burial.
At least two people are reported to have died in the blast, and five more were injured, some seriously.
Ms Bahjat and two crew members from al-Arabiya TV were killed in the wake of the attack on the al-Askari shrine.
In Karbala, a predominantly Shia market city which is not under curfew, at least eight were killed and 30 injured in a car bombing.
US President George W Bush has urged restraint, saying: "This is a moment of choosing for the Iraqi people."
The BBC's Jon Brain in Baghdad says the centre of Baghdad has been calm, with the streets virtually empty for a second day and no newspapers published.
Shia and Sunni Muslim leaders in Iraq and abroad used Friday prayers to issue appeals for restraint and unity.
-
Maxamed Dheere oo maanta ku soo biiray kulankii ka dhacay Dayniile iyo qodobbo ka soo baxay kulankaas
Posted to the Web Feb 25, 17:39
Muqdisho (PP) – Guddoomiyaha Siyaasadda Gobolka Shabeellada Dhexe Maxamed Cumar Xabeeb (Max'ed Dheere) ayaa markii ugu horreysay maanta soo gaaray Degmada Dayniile ee Duleedka Magaalada Muqdisho, waxaana uu halkaas uga qaybgalay kulan uga socday xubnihii dhawaan ku dhawaaqay Isbahaysiga la dagaalanka argagaxisada.
Maxamed Dheere oo ay galbinayaan in ka badan 20-gawarida dagaalka ah ayaa ka qaybgalay kulankii maanta ka socday Dayniile oo gabogabo ku dhawaa, waxaana uu Maxamed Dheere u diiday inuu wax war ah ka siiyo safarkiisa warbaahinta gudaha isagoo sheegay in kulankaan inuu ka qaybgalo keliya uu u yimid Dayniile ee uusan wax kale u iman.
Wasiirrada Hubeysan iyo Maxamed Dheere ayaa kulankii ay ka wada qaybgaleen wuxuu ahaa mid ay albaabbada u xiran yihiin, waxaana ay ka soo saareen markii dambe go'aanno dhowr ah oo ay ka mid yihiin inay la dagaallami doonaan kuwa huwan magaca Maxkadamaha Islaamiga ah ee ka jira Muqdisho iyo sidoo kale inay meel walba ugu tagi doonaan kuwa ajaanibta ah ee dalka ka wada dhibaatooyinka ay ka midka yihiin dagaallada ay ku sheegeen in 18-kii bishaan lagu soo qaaday isbahaysigooda oo ahaa markii ugu horreysay ee ay ku dhawaaqeen.
Kulankii maanta ayaa ahaa mid xasaasi ahaa waxaana ay sheegeen xubnihii isugu yimid inay isku mowqif ka yihiin la dagaalanka argagaxisada, waxaana ay sheegeen inay tahay mid dalka iyo dadka Soomaaliyeedba kaga badbaadinayaan waxa ay ku sheegeen argagaxisada caadaysatay inay dalka ka huriyaan dhibaatooyinka kala duwan.
Warar hoose oo ay Puntlnadpost heshay ayaa sheegaya in Maxamed dheere uu 10-xubnood ku noqday xubnihii ku dhawaaqay la dagaalanka argagaxisada iyo soo celinta nabadda balse ma jiraan caddeyn uu arrintaas ka bixiyay Maxamed Dheere iyo mid ka mid ah wasiirrada hubeysan ama xubnihii ku dhawaaqay isbahaysigaas.
Maxamed Xuseen Jimcaale (Jantiile)
Wakiilka Puntlandpost – Mogadishu – Somalia
-
^^^ Oh my do you even have to ask, I thought you knew what was in my psycke? :confused:
-
^^^ Is that what they told you.. Ok brother.
-
^^^ Ok Horn, you know whats in my soul more than I do. I knew you was confused but never did i imagine it was this bad. I am not attacking you though
As for faults brother, if mine is supporting the President of Somalia mind you an elected one. Then it is a fault I share with 70% of the MP's and large population of Somalia. The people of Baidoa are also at fault for welcoming ina yey right now..
It is interesting a year ago we had a group here who were defending Qaynyare, Sudi and co for their demand of relocating the government to Mogadishu. I remember how I was criticised for attackin the Sharif and others on that particular issue. Now how things have changed, yet none here admit that Duke and others were right that Mogadishu was too mumuch of a problem.
Now lets return to the topic, have I ever supported the warlords or anyone from attacking wadaads or our religion. My posts are well known I have a track record of siding with the people, from Falujah, to Hamas to even Somalia. Yet SOME here will no doubt find me at fault for attacking the likes of Inda cade [Horns nerve] or Xasan Dahir, but I never considered these men who support or directly occupy other Muslim's lands to be examples of Islam.
-
Madaxweynaha DFKMG ah oo saacado ka hor gaarey Baydhabo
Baydhabo- 25.February.2006 Madaxweynaha DFKMG ah ee Soomaaliya C/laahi Yuusuf Axmed iyo wafdi kala duwan oo isugu jira golayaasha DFKMG ah
ayaa saacado ka hor waxay gaareen magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Baay.
Gudoomiyaha Baarlamanka KMG ah ee Soomaaliya, xildhibaano, Wasiiro iyo boqolaal dadweynaha magaalada Baydhabo ayaa si weyn ugu soo dhaweeyey C/laahi Yuusuf magaalada Baydhabo, waxaana Madaxweynuhu uu salaan sharaf ka qaatey cutubyo ka mid ah Ciidamada dalka Soomaaliya.
Madaxweynaha oo lagu wadey inay si wada jir ah u wada tagaan magaalada Baydhabo Ra'islawasaare Geedi ayaa la sheegay in taasi ay u dhici wayday ka dib markii uu dib u dhac ku yimid dhisme iyo dayactir lagu sameynayey hoyga Cali Max'ed Geedi uu ka degi lahaa magaalada Baydhabo, waxaana Ra'isalwasaaruhu uu ku harey magaalada Jowhar, iyadoo warar laga helay dad wargal ah ay sheegeen in maalinimada beri ah hiirta waaberi uu Ra'islawasaaruhu tagi doono magaalada Baydhabo.
Warar Dheeraad ah ka dheeraan SBC Online.
Maryan Saylac
SBC Baydhabo.
-
Sulkdanka,
It does amuse me that one such as yourself has the audacity to try and lecture.
Lets highlight the fact that it is your group (secessionist) who would like to divide Somalia because of a myth. Whose hypocrisy knows no bounds you talk of warlords but what did Egal & Tuur do when they contested, was it peaceful? If we talk about history what would one call NSS commander Riyaale? If one looks at other measures what about the corruption that chokes the entity called Somaliland.
Its easy to point fingers, yet you have never come to terms with the actions of the SNM. Hiding in civilian areas and their slaughter of the people of Awdal. What about the sabre rattling of your leaders and the sheer idiocy of ina Warrabe and Edna Adan. Forever the victims your leaders have forsaken, dignity when they claim the British rule was benevolent and even refer to a Muslim grouping as being the “Orphans of a Kafir Queen†Yet it alarms me that you try to take the moral high ground in comparison to the “dirty†southerners full of warlords.
I doubt that Puntland ever saw sectarian violence the likes of which took place in Burco in the early 1990s. So brother you are no better than the rest of us.
As for Abdullahi Yusuf he is the elected internationally recognised president of the republic, you don’t like him or his nation. But hey I never like the lying hypocritical morally bankrupt individuals that are known as "secessionists"..
-
Zaylici,
Brother lets not try to side step the truth. I still support the TFG of Somalia and the aim of restoring stability. I am a critic of those who want to break up Somalia or maintain clan hegomony over other Somali's.
I never belived in a Jowhar faction or Mogadishu factions. Thank the lord there is no such factiions as our whole government is in or on route to Baidoa as I type, including most of the MP's in Mogadishu, Jowhar, Kismayu and elsewhere.
As a Somali who supports the unity of the nation there is no room for Ethiopia in my psyche. However the ends do justify the means and my main problem has been the armed factions who oppose any normalisation of the situation. While the rest of Somalia is lookinmg forward to the meeting the warlords have opened a new front one againts the courts, this is of course another attempot to prevent the people regaining their soverignty.
My crime is what? I have never insulted a clan, or region. I have opposed the secetionist and the warlords no more than they have opposed unity. I am from Puntland however have a large family in Mogadishu.
I am not interested in clans, regions or factions but hope or even dream that this TFG will lead to building up our instiututions so we can regain our lost nation.
As for the snide comments, I am neither suprise nor troubled by such naive sentiment.
-
Madaxweyne Yuusuf iyo Ra'iisul wasaare Geeddi oo la filayo inay Berri gaaraan Baydhabo
Posted to the Web Feb 24, 07:54
Jowhar (PP) - Wararka ka imaanaya Magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa daboolka ka qaadaya in Madaxweynaha Soomaaliya C/llaahi Yuusuf Axmed iyo Ra'iisul wasaarihiisa Prof. Cali Maxamed Geeddi ay tagaan Maalinta berri ah magaalada Baydhabo ee gobolka Bay oo uu axadda ka furmi doono kulanka Baarlamaanka.
Madaxweyne Yuusuf iyo Ra'iisul wasaare Geeddi ayaa safarkoodaan waxaa la sheegay inay ku wehlin doonaan xubno ka tirsan xildhibaanno iyo wasiirro ku sugan Jowhar, waxaana la sheegay inay kag duuli doonaan Jowhar diyaarad qaas ah, waxaana lagu wadaa in maanta gellinka dambe ay gaaraan ciidmo ilaalo u ah labdan mas'uul ee dowladda ugu sarreeya Baydhabo.
Wararka ka imaanaya Jowhar ayaa sheegaya in Madaxweynaha iyo Ra'iisul wasaaraha Soomaaliya ay maalmo yar uun ku sugnaan doonaan Magaalada Baydhabo dabadeedna ay dib ugu soo laaban doonaan Jowhar, waxaana la sheegay inay halkaas ka sii wadi doonaan Howlaha dowladda Federaalka Soomaaliya.
Madaxwyne Yuusuf iyo Ra'iisul wasaare Geeddi ayaa fariisin ka dhigtay magaalada Jowhar markii ay dowladda Federaalka Soomaaliya oo muddo 8-bilood ah ku sugnayd Nairobi ay u soo guurtay dalka gudihiisa, lamana filayo sida ay wararku sheegayaan inay goob kale u wareegaan.
Labadan Mas'uul ayaa waxaa loogu diyaariyay Baydhabo laba guri oo ay dagaan, waxaana guryaha ay dagayaan looga diyaariyay xaruntii hore ee Shiirkolaha Baydhabo, iyadoo sidoo kalena halkaas fariisin looga diyaariyay ilaaladooda qaaska ah oo lagu wado inay maanta gaaraan Baydhabo.
Maxamed Xuseen Jimcaale (Jantiile)
Wakiilka Puntlandpost - Mogadishu - Somalia
-
Xildhibaanada DKMG ee ku sugan Jowhar oo maanta gaaray magaalada Baydhabo
Feb.24.2006 Radiofreesomalia
Xildhibaanada Baarlamanka ee ku sugan magaalada Jowhar ayaa saakay ku sii jeeda magaalada Baydhabo oo ay ku sugan yihiin inta badan Xildhibaanada isku diyaarinaya kulankii ugu horeeyay oo Baarlamanka FS uu ku yeesho gudaha wadanka Somalia.
Socdaalka Xubnaha Baarlamanka ee ku sugan magaalada Jowhar ay saakay u qalab qaateen in ay ku aadaan magaalaada Baydhabo oo inta badan ay ku sugan yihiin xubnaha Baarlamanaka Somalia oo saxaafada u sheegay Xildhibaan Axmed Xaashi Maxamuud in socdaalkooda Baydhabo iyo sida ay u daneynayaan in uu noqdo mid soo afjara khilaafkii la haray dowladii Somalia.
"Kalfadhiga Baydhabo waa Fursad mar kale Bulshada inagu eegeyso" ayuu yiri Xildhibaan Axmed Xaahsi oo ka mid ah mudanayaasha ku sugan magaalada Jowhar, isagoo tilmaamay in khilaafkooda hadii ay ku xalin waayaan kulankaasi loo baahan yahay in umaddu ay ka tashato.
Xildhibaanka waxa uu sheegay in khilaafka soo kala dhex galay dowladda ee kala geeyay magaalooyinka Jowhar iyo Muqdisho uu qatar galiyay jiritaanka dowladda Somalia ee lagu soo dhisay dalka Kenya.
Xildhibaan Axmed xaashi waxa uu dhinaca kale Cambaareeyay xubnaha dowlada FS ka tirsan ee ku lug leh dagaaladii ka dhacay dhowaan magaalada Muqdisho, isagoo tilmaamay in ay tahay nasiib darro 15 sano ka dib in Somalia ay u tafo xeydato dagaalo in ay dib ugu laabato, taasina ay wadaan dad dowladda ka tirsan oo qeyb ka ah dagaaladaasi.
Horey ayaa xuibno ka tirsan dowladda waxa ay cambaareeyeen dagaalada ka dhacaya magaalada Muqdisho sida ay qeyb uga noqotey in ay ku lug yeeshaan xubno ka tirsan dowlada FS.
Xubnaha maanta ka baxaya magaalada Jowhar ayaa ka dhigeysa tiradii ugu badneyd ee xubnaha Baarlamanka ee tagaya magaalada Baydhabo.
-
Xildhibaano, Wasiiro iyo Diblomaasiyin ka yimid Nairobi oo galabta gaaray Beydha
Beydhabo:-Xubno badan oo ka tirsan golayaasha dowladda FS iyo diblomaasiyiin ka yimid Magaalada Nairobi ayaa waxa ay maanta gaareen Magaalada Beydhabo ee xarunta Gobolka Baay oo loo balansan yahay in maalinta Axadda ah uu ka furmo Fadhigii ugu horeeyay ee baarlamaanka FS.
Ku dhawaad 62 mudane oo isugu jira Wasiiro iyo Xildhibaano oo ay ka mid ahaayeen Saalim Caliyow Ibrow, Maxamuud Jaamac Sifir, Dr. Zakariye Maxamuud Xaaji Cabdi iyo kuwa kale oo aad u badan ayaa maanta ka degay garoonka Beydhabo , iyadoo diyaaradihii mas’uuliyiintan kala siday ay kala dambeeyeen muddo nus saac ah .
3 Diyaarad oo ay saaran yihiin Wasiiro ,Xildhibaano iyo Wufuud ka gaaray Beydhabo , halkaasoo si weyn loogu soo dhoweeyay.
Dhammaan mudanayaashani ayaa la shaaciyay inay ka soo kicitimeen magaalada Nairobi ee dalka Kenya , waxaana diyaaradaha wufuudan siday wehlisay diyaarad yar oo ay saarnaayeen Ilaalo ajnabi ah oo ay wateen wufuuda Beesha caalamka oo uu ku jiray kaaliyaha Jaamacadda carabta ee Soomaaliya C/lla Mubaarak Alcariimi .
Saacado yar kadib ayaa waxaa la rajeynayaa in Beydhabo ay gaaraan Xubno badan oo ka mid ah Golayaasha Jowhar.
Cali Cabdi Cali (Suxeyfa)
Waayaha,Baydhabo,Soomaaliya
-
Deaths soar in Iraq shrine clashes
Thursday 23 February 2006, 19:39 Makka Time, 16:39 GMT
Officials have blamed al-Qaida for the Samarra bomb
Related:
Askariya: Leaders respond
Iraqi Sunnis boycott peace meeting
Dozens killed in Iraq sectarian violence
Deadly blasts rock Baghdad, Mosul
Tools:
Email Article
Print Article
Send Your Feedback
More than 130 people are reported to have been killed in sectarian violence that has swept Iraq in the wake of a bomb attack on a major Shia shrine.
In the worst single incident, officials said 47 people, who had taken part in a joint Sunni and Shia demonstration in Baghdad against Wednesday's bombing, were hauled from their cars and shot dead.
Police said the attackers, who have not been identified, had set up a fake checkpoint on the outskirts of the capital.
The wave of violence was sparked by Wednesday's bloodless bombing of the Golden Mosque in Samarra, one of Shia Islam's holiest sites, blamed by some officials on members of al-Qaida.
All police and army leave has been cancelled as the death toll continued to rise.
Police and military sources said the deaths, mostly of Sunnis, were concentrated in the country's two biggest cities, Baghdad and Basra, while dozens of Sunni mosques have been attacked and several set ablaze.
Among other incidents, 16 people including eight civialians were killed in a bomb aimed at an Iraqi army foot patrol in the religiously divided city of Baquba.
On Thursday morning, three journalists working for Al-Arabiya television were found shot dead after being attacked while filming the aftermath of the bombing in Samarra.
They included correspondent Atwar Bahjat, a former reporter for Aljazeera.
Political crisis
US soldiers inspect the blast site
in Baquba that killed 16 people
With tensions escalating, a crisis summit called by President Jalal Talabani was thrown into turmoil when the biggest Sunni political group, the Iraqi Accordance Front, boycotted the meeting in protest at what it called the government's failure to protect Sunni mosques.
"The government neglected to provide security for our sites," Iyad al-Samarrai, a front official said, announcing the boycott. "They did not condemn these acts of aggression."
Another Front official said it would suspend participation in US-sponsored talks to form a national unity coalition.
Accusing Shia leaders of fostering the violence, Tareq al-Hashemi said the Front would need an apology from the Shia-led government before it would consider rejoining talks on a national unity coalition.
Talabani had called Thursday's meeting at his residence to ease tensions which he had earlier warned could lead to a "devastating civil war".
"We are facing a major conspiracy that is targeting Iraq's unity"
Jalal Talabani,
Iraqi president
"We are facing a major conspiracy that is targeting Iraq's unity," Talabani said on Wednesday.
The meeting went ahead without the presence of Front members.
Meanwhile, the Association of Muslim Scholars, the leading Sunni religious body, accused Shia leaders of fuelling the violence.
The comments were a rare, if veiled, attack on Grand Ayat Allah Ali al-Sistani, a revered figure for the Shia, who has called for protests but also restraint.
Call for restraint
Washington, which wants stability in Iraq to help it extract
around 130,000 US troops, has also called for restraint,
reflecting international fears that Iraq may be slipping closer to an all-out sectarian war.
All police and army leave has
been cancelled
Condoleezza Rice, the US Secretary of State, who is visiting the Middle East, echoed calls from President George Bush and the United Nations for Iraqis to pull together and not be pushed into sectarian strife by a bloodless but highly symbolic attack.
Some have blamed the attack on Abu Musab al-Zarqawi, al-Qaida's leader in Iraq.
"The only people that want a civil war in Iraq are the terrorists like Zarqawi," Rice said, addding that the Iraqi people "are working under extremely difficult circumstances to bridge sectarian differences."
The United Nations Security Council sounded a note of alarm in calling on Iraqis to rally behind a non-sectarian government.
"The members of the Security Council understand the anguish caused by the attacks, but urge the people of Iraq to defy its perpetrators by showing restraint and unity," it said.
-
Sheer provocation, look at this moron, his comments on Horn Afrik, if this is true then we are all in trouble. Maybe the warlords have an exit plan to Nairobi but what about the weak, women and children.
Bashiiraage Oo Ciidamadiisa ku Amray In Gadhka Laga xiiro Qofkii U 'eg Wadaad
(Muqdisho}23.02-06
Ganac sade Bashiir Raage Oo Xad gudub Ku Sameeyay Diinta Islaamka Isagoo faray Ciidamadiisa Inay Gadhka Ka xiiraan Cidii Lagu tuhmo wadaad Nimo "hada gadhka ayaa layga xiiray anigana Muuse Gurur iyo Bashiir Raage waxaan ka xiirayaa shaarbaha ay sida Yahuuda uLa Baxeen" ayuu yidhi Sh. Muxsin
Ganacsade Bashiir Raage oo xubin muhiim ka ah isbahaysiga ladagaalanka waxa loogu yeera Argagaxisada ayaa bilaabay in uu Culumaa'udiin maamula masaajida kuyaala dagmooyinka Shibis, C/casiis, Boondheere iyo Shangaani in ay isaga tagaan ayna ku wareejiyaan culumaa'udiinka Suufiyada oo uu tilmaamay in ay yihiin kuwa diinta laga soo gaaray .
Ilaa sadex Masaajid ayuu sidaa ku amray Bashiir Raage oo uu kamid yahay Masaajidka Altawba ee kuyaala degmada shibis kaasoo ahaa masaajid wayn oo ay markiiba ku tuka karaan Ilaa Inkabadan Kun Qofood
Bashiir Raage ayaa bilaabay in uu ugaarsado wadaada leh garka Dheer iyadoo sida la ogsoonyahay Garka oo ladaystana ay tahay suna uu faray Nabigeena Muxamed Naxriis iyo nabad galyo Korkiisa ha ahaatee .
Sh Muxsin iyo Sh yuusuf Xayle oo kamid ahaa Culumaa'udiinka laga awooda roonyahay ee kunoolaa xaafada shibis ayaa shalay maleeshiya ka amarqaadata bashiir Raage Shiiraar uuna watay nin la yiraahdo Muuse Gurur waxaa ay kula kaceen fal fool xun ka dib markii ay ka wateen meel ay cabitaan ka cabayeen ayna ka xiireen Madaxa iyo Gadhkaba .
Xiirada gadhka iyo madaxa ayaa waxaa u sii dheeraa in lagu amray in aan lagu arkin degmooyinka Shibis, C/casiis Shangaani iyo Boondheere oo ahaa deegaanadii ay ku dhasheen ayna ku soo barbaareen .
Sh. Yuusuf Xayle oo Ay Saxaafadu La lakulantay ayaa xiligaasi waxaa ka muuqday Caro xoogan isaagoo wacad ku maray in uu ku laaban doono deegaanadii laga soo masaafuriyay isagoo ah hogaamiye Diimeed meeshana uu kasaaro dadka Hada kasoo masaafuriyey .
"Aniga waxaan ku dhashay Shibis aabahayna waxuu ku dhashay Shibis, Awoowgayna Sidoo kale aad ayaan ugu xumahay in uu deegaankayga iga soo masaafuriya nin Afarta tuula ka yimid hadii uu Ale Idmona waxaan u dhimanayaa Diinta Ilaahay hada gadhka ayaa layga xiiray anigana Muuse Gurur iyo Bashiir Raage waxaan ka xiirayaa shaarbaha ay sida Yahuuda uLa Baxeen" ayuu yidhi Sh. Muxsin Maxamed oo si weyn Cadhaysan Isla markaana ay ka muuqatay Shacuur kacsan .
Sikastaba ahaatee falkaan madaxa iyo gadhka loogu xiiray mashaa'iikhdan ayaan ahayn dhaqan lagu yaqaanay dadka soomaaliyeed meel walba ay joogaan, haseyeeshee waxaa loomalaynayaa in uu qayb ka yahay Howla lagula dagaalamayo qaar kamid ah culumada Soomaaliyeed ee Diinta.
Waxaa lawada ogyahay in dagaal Xoogani uu dhexmaray ciidamada maxkamadaha Islaamiga iyo maleeshiyada Isbahaysiga ladagaalanka Argagaxisada kaasoo qasaaro farabadan dhaliyay. Waxaana arinta ugaadhsashada Culumada gaysanaya mas'uuliyiinta ku dhawaaqday Isbahaysiga ladagaalanka argagaxisada ee ay ku jiraan Hogaamiyaalkooxyadii Muqdisdho iyo ganacsato Hub leh iyadoo ay Isbahaysigan ay sheegeen culumaa'udiinka in Micnahiisa ay tahay ladagaalanka Diinta iyo culumada Soomaaliyeed sida uu ka dhawaajiyay Sh. Shariif iyo Sh. Xasan Daahir Aways iyo rag kale
Widhwidh Online
Lasoco warar Xiiso Leh Widhwidh.com
-
MMA, We are in agreement dear boy. Those who do the important work as you have agreed are wadaads. It also is correct that they are not armed and do not run the courts.
I also agree that the courts have a questionable history and affiliation with clans and individuals who do not represent Islamic values. One can also add that the courts are not very competent in getting things in order, though this is a Somali triat.
Yet what these warlords are fighting is not a court or a clan grouping but "Wahabisam". What happens after they are done with the courts? Will their battle against terror stop at that. Or will it also include all those with beards?Will we see Somali's being sent to camps in other countries? Will we witness torture cahmbers the likes of ones in Abu Gareb and Bagram in Mogadishu and elsewhere.
What we face here is the start of a war based on idelogy, western influanced secular and educated elite against the new enemy of freedom liberty and so on. However this battle will be fought by poor ignorant drought stricken 100% Muslim Somalis with the aim of gaining nothing..
So in this I am all against the silly warlords and on the side of the wadaads no matter what doubts I or others may hold inside.
-
Yesterday in Balcad
Horn afrique interview at the begining listen BASHIR RAGE....
Sh. Xasan D. Aweys oo ku baaqay in la sii wado dagaalka
Wadaadka caanka ah ee Sheekh Xasan Daahir Aweys oo isagu shalay dalka dib ugu soo laabtay gaar ahaana magaalada Muqdisho ayaa ku baaqay in la sii wado isla markaana la sii xoojiyo dagaalada lagala hor jeedo kooxo uu ku sheegay Diin la dirir, isagoo sheegay in dagaalka xilligan dhex maraya maxkadaha iyo hogaamiye kooxeedyada inuu filayay.
-
I dont see how this benefits the government or as some put it "Ina Yey". Conflict only diminishes the image of the TFG in the eyes of both domestic and foreign audainces. This battle is bad for everyone, for the citizens of Mogadishu who wanted to unite their city. It is also bad for those who hoped that the Baidoa talsk would bring about a renewd momentum towards the goal of a fully functioning government.
If the courts come out on top, united and confident it would present a great deal more challange to Abdullahi than the situation of 20 faction polarised. Everyone knows that the Somali elites are secular so a strong multi clan courts would be an alternative and thus pose a real dilema to the very norms associated with Somali politics..
The problem which I was trying to raise in this thread is one of repeated engineering of events by outside powers. For example who is really behind the assasinations of officers and civilian personalities in Mogadishu? Why did Bashir Rage, Qaynyare, Sudi chose this moment to suprise us all?
If one looks deeper than ina Yey and the clan issue, one realises that there is a mad design behind the events. A week before the meeting in Baidoa when everyone, RRA, Sharif,Geedi, Yey, MP's are all in agreement we get this episode.
If one looks back at the statements of Bashir Rage & Qaynare of "We are fighting Wahabi'sm" and there is "no room for compromise" the question is where did they get such confidence from?
-
^^ I agree with Xoogsade on this one. The agressor are the warlords. Yet I belive they are being poushed on by outside powers and not just the Ethiopians. There has been meetings between the warlords and unknown foreign elements in Mopgadishu. I am worried that the warlords and the courts will destroy the city, and considering the drought then we have a catastrophe on our hands..
-
Maxaa isku soo beegay Dagaalka Muqdisho ka socda ee la sheegay in lagu sifeynayo waxa loogu yeeray Argagixiso iyo Helicopter-ada lagu arkey gudaha Soomaaliya, iyaga oo joog hoose ku socda.
Febraayo 20, 2006 Markacadeey.
--------------------------------------------------------------------------------
Diyaaradaha nooca loo yaqaan helicopter-ka ayaa manta lagu arkay iyada oo joog hoose ku socda oo dul heehaabayay dekeda dabiiciga ah ee Ceel-macaan oo dhacda dhinaca bari ee magaalada Muqdisho.
Diyaaradahan oo tiradooda ay dad goob joogayaal ahi ay sheegeen in ay afar dhamaayeen ayay saarnaayeen rag la sheegay in ay wateen tuutaha mareykanka.
Warar ayaa sheegaya in diyaaradahan ay ka soo kaceen maraakiibka la sheegay in ay ku jiraan badweynta, kuwaasi oo aan la ogeyn waxa ay halkaasi u joogaan.
Afhayeenka shirkada maamusha dekadaasi Cali Beere Cadoow ayaa sheegay in mid ka mid ah maleeshiyooyinka ku sugan halkaasi uu rasaas ku ridey, isaga oo sheegay in askarigaasi la qabtay, lana ganaaxay.
Imaatinka diyaaradahan ayaa ku soo beegmaya iyada ay Muqdisho ku dagaalamayaan maleeshiyooyin kala taageera maxkamadaha Islaamiga ah iyo isbahaysi la dagaalamaya waxa loogu yeero argagixisada.
Dhawaan ayaa ciidamada Mareykanka waxay waraaqo hawada uga daadiyeen dadweynaha degmada Xarardheere ee gobolka Mudug, waxaana waraaqahaasi oo ku qornaa af Soomaali dadka digniin ahaan lagu siiyey inaanay u dhawaan xeebaha deegaankaasi si looga hortago kooxaha burcad badeedka ah ee dhawaanahan ka qawlaysanayey xeebaha deegaanadaas.
-
Dadkiinnaan wadaadada dacaayadeynaayo maka war qabtaan in Afar dayuuradood ee nooca helicopterska ah shalay yimaadeen Muqdisho inkastoo waxba aysan samayn oo iska noqdeen sida dad badan sheegay? Dagaalkaan waa mid iyaga(mareykanka) qandaraas looga soo qaatay. We all know that all you need to tell the Americans to garner their suport is to mention "argagixiso". -
Diyaarado dagaal oo maanta dul heehaabayey Dekada Ceel-Macaan
Muqdisho- 20.February.2006 Diyaaradaha khumaatiga ee loo yaqaan Helicopterada ayaa maanta waxay in mudo ah dul heehaabayeen hawada Dekada Ceel-Macaan
ee duleedka magaalada Muqdisho.
Diyaaradahan oo ahaa afar xabo ayaa waxaa la sheegay inay ka soo duuleen Markab dagaal oo sida la rumaysan yahay fadhiya biyaha xeebaha magaalada Muqdisho, iyadoo dad kaluumaysato ah ay maalmo ka hor soo sheegeen in Markab dagaal uu fadhiyo xeebaha gobolka Banaadir.
Qaar ka mid ah dadka ka xoogsada Dekada Ceel-Macaan ayaa waxay u sheegeen SBC diyaaradahaasi ay ahaayeen kuwa ciidan, isla markaana ay mudo ku soo noqnodeen agagaaraha dekada Ceel-Macaan.
Xoogsatada iyo kaluumaysatada Dekeda Ceel-Macaan ayaa sheegay in Diyaaradaasi ay rumaysan yihiin in uu ka soo duuleen Markab dagaal oo Mareylkanku leeyahay oo ku sugan badweynta Hindiya, inkastoo wararkaasi aysan xaqiijin ilo madaxbanaan.
Dhawaan ayaa ciidamada Mareykanka waxay waraaqo hawada uga daadiyeen dadweynaha degmada Xarardheere ee gobolka Mudug, waxaana waraaqahaasi oo ku qornaa af Soomaali dadka digniin ahaan lagu siiyey inaanay u dhawaan xeebaha deegaankaasi si looga hortago kooxaha burcad badeedka ah ee dhawaanahan ka qawlaysanayey xeebaha deegaanadaas.
Bishii November ee sanadkii 2005 ayaa Markab nooca dalxiiska oo ay saarnaayeen dad tamashle ku jirey oo u isugu Mareykan iyo reer Galbeed waxay si dirqi ah uga badbaadeen kooxo burcad badeed Soomaaliya oo rasaas iyo garnaylka garbaha laga rido ku afuufey Markabkaasi, walow uu ka baxsadey.
Axmed Aar
SBC Muqdisho.
-
There seems to be a game being played out, a sinister one. Qaynyare, Musa Sudi, now Mohamed Dheere joining the battle ... This is tragic.
Breaking News: Max'ed Dheere "Dagaalka ayaan galayaa"
Jowhar- 20.February.2006 Gudoomiyaha Gobolka Shabeelaha dhexe Max'ed Cumar Xabeeb (Max'ed Dheere) ayaa sheegay in uu ka qayb
qaadanayo dagaalka ka socda magaalada Muqdisho, isla markaana uu gacan siinayo Isbahaysiga uu ku tilmaamey inuu ka soo horjeedo wax uu ku sheegay Kooxaha ajanabiga ah ee Argagixisada ah.
Hadalkan Max'ed Dheere ayaa wuxuu soo baxay saacado uun ka dib markii Max'ed Dheere uu ku eedeeyey Max'ed Qanyare in uu ka masuul yahay dagaalka Muqdisho.
Max'ed Dheere oo shir jaraa'id goor dhaw (9:20 PM) ku qabtey magaalada Jowhar ayaa sheegay in maamulkiisu uu go'aansadey in uu la dagaalamo dad ajanabi ah oo dalka la soo galiyey waxaana uu sheegay in uu galayo dagaalka ka socda magaalda Muqdisho.
Shirkan jaraa'id ee uu qabtey Max'ed Dheere ayuu wuxuu diidey in uu ka jawaabo su'aalo ay saxaafiyiintu waydiiyeen oo ay ka mid aheyd in uu si cad u sheego argagixisada ajanabiga ah ee uu sheegay inay dalka ka dagaalamayaan.
Halkan ka Dhageyso shirkii ja'raaid ee uu caawa qabtey
Axmed Xasan Mahad
SBC Jowhar.
Cade sacks Faroole + Gun battle in Garowe..
in Politics
Posted
Madaxweynaha Puntland oo xilkii ka qaaday Wasiirka Qorsheynta iyo xiriirka Caalamiga
Last Updated::2006-02-27 10:16:41 E. Africa Standard Time
Garowe:- Wareegto maanta kasoo baxday Madaxtooyada Garowe ayaa xilkii looga qaaday wasiirkii Qorsheynta iyo Xiriirka caalamiga Md.C/raxmaan Faroole.
Wareegtadan ayaa lagu sheegay in xilkii si rasmi ah looga qaaday C/raxmaan Faroole, kadib markii uu cuskaday dastuurka waa sida ku qoran qoraalka Madaxtooyada kasoo baxay.
Xil ka qaadistan ayaa lagu sheegay in Madaxweynaha uu ku dhaqaaqay kadib markii uu arkay daruufaha jira.
Wareegtadan ayaa soo baxday saacado kadib markii rasaas ka dhacday magaalada Garowe ay ku dhinteen ugu yaraan labo qofood.
Iska horimaadkan oo dhexmaray ciidamada Amniga iyo Dabley hubeysan oo ka amar qaata wasiirkii hore ee C/raxmaan Faroole ayaa ka bilowday xarunta Golaha Wakiilada.
Maleeshiyaadkaasi ayaa kasoo horjeeday in Baarlamaanka uu maanta sii wato kalfadhiga u ku ansixinayo Xukuumada cusub.
C/raxmaan Faroole oo kamid ah wasiirada dib loo soo magacaabay ee ansixinta loo horgeeyey Golaha Wakiilada.
Golaha Wakiilada ayaa lagu waday inuu codka u qaado Wasiirada uu kamid ahaa C/raxmaan Faroole ayadoo uu Wasiirku ka baxay shalay goobtii ansixinta ay ka dhaceysay.
Xaalada amaan ee magaalada Garowe ayaa degan balse waxaa weli socda hawlgalka ay ciidamada amaanka ku sugayaan dhaq dhaqaaqa magaalada Garowe.
Iska horimaadkii maanta ayey ku dhinteen labo kamid ah Maleeshayadii ka amar qaata C/raxmaan Faroole.
Waxaa sidoo kale dhaawac culus ah soo gaaray mid kamid ah ciidamada Daraawiishta.
C/risaaq Shiino
HorseedNet.com