General Duke

Nomads
  • Content Count

    37,626
  • Joined

  • Last visited

Posts posted by General Duke


  1. /Midoobay, Midowga Yurub & Mareykanka oo baaqyo nabadeed ka soo saaray dagaalada Muqdisho

     

    Shariif Maxamed (Email: shariif55@yahoo.com)

     

     

    Iyadoo uu sii socdo dagaalka Muqdisho ayay iska soo daba dhacayaan baaqayada nabadeed ee dunida daafaheeda ka imaanaya, kuwaasoo dhiunacyada dagaalamaya loogu baaqayo inay dagaalka joojiyaan.

     

    Baaqyadii ugu danbeeyay waxay ka soo yeereen:

     

    Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Kofi Annan oo ku baaqay in si degdeg ah loo joojiyo dagaalka Muqdisho, Afhayeenka Kofi Annan ayaa saxafiyiinta ugu sheegay magaalada New York in Xoghayaha guud si weyn uga welwelsan yahay dagaalada iyo qalalaasaha sii kordhaya wuxuuna ugu baaqay kooxaha oo dhan inay taageeraan dowladda Federaalka iyo Golayaasheeda si dalka looga saaro colaadda nabadna loogu horseedo.

     

    Dhinaca kale madaxda Midowga Yurub ayaa ugu baaqay kooxaha ku dagaalamaya magaalada Mu qdisho inay rasaasta joojiyaan, waxayna sheegeen inuu dagaalku qasaare ba’an geystay shacabka rayidka ah.

     

    Madaxa siyaasadda iyo difaaca Javier Solana iyo madaxa Luois Micheal ayaa baaq ay wadajir uga soo saareen Brussels ayay ku codsadeen in dagaalada Muqdisho degdeg loo joojiyo, waxayna dib u xaqiijiyeen taageerada buuxda ee Midowga Yurub siinayo dowladda Federaalka Soomaaliya si loo xaqiijiyo nabadda iyo dib u heshiisiinta.

     

    Waxaa kaloo baaqa nabadda codkeeda ku biirisay Safaaradda Mareykanka ee magaalada Nairobi oo kooxaha dagaalamaya ugu baaqday inay dagaalka joojiyaan, waxaase la rumeysan yahay in Mareykanku taageero dhaqaale siiyo qeyb ka mida dhinacyada ku dagaaalmaya Muqdisho oo ah Isbaheysiga argagixiso la dirirka.


  2. World calls for immediate ceasefire in Somalia

     

    www.chinaview.cn 2006-05-13 16:34:28

     

    Related: Somali speaker appeals for intn'l assistance to end chaos

     

    NAIROBI, May 13 (Xinhua) -- The United States, Somali leaders and United Nations have joined calls for a cease-fire in the Somali capital Mogadishu, following seven days of fierce fighting between rival militias.

     

    In separate statements received here Saturday, the Speaker of the Transitional Federal Parliament of Somalia Sharrif Hassan Sheikh Adan called on the warring factions in the Somali capital to declare an immediate cease-fire, after almost a week long of fighting claimed the lives of more than 130 people and displaced thousands of non-combatants in the worst violence to grip the city in almost a decade.

     

    "I urge the warring parties to immediately end hostilities and think about the damages they have inflicted upon the defenseless innocent women, children and other civilians who had been displaced by this barbaric action," said Adan in a statement issued in Nairobi.

     

    The UN Independent Expert on the situation of human rights in Somalia, Ghanim Alnajjar, also backed calls for an end to the fighting, highlighting that "in situations like these, most of the victims are civilians who are caught in the crossfire, some of which are children."

     

    "I appeal to these militia forces to end these hostilities immediately, and I wish to remind all concerned of the need to fully respect humanitarian law during conflict and of the duty to protect the human rights of civilians at all times," said Alnajjar, who carries out his duties on an independent voluntary basis.

     

    More than 130 people have been killed and scores injured during the past few days in what is the second round of fighting this year in Mogadishu, following violence in March that reportedly killed 90 people.

     

    The fighting has escalated steadily since Sunday, when Islamic extremists, who have alleged ties to al-Qaeda, and warlords, took up strategic positions in Mogadishu.

     

    Most victims in the recent fighting have been civilians caught in the cross-fire with several people having been wounded.

     

    Reports say mortar shells have been landing in the city center,as the Islamists move out of their stronghold in the northern suburbs.

     

    While the U.S. embassy in Nairobi called on all parties to stopfighting, Washington has been accused of backing the warlords, whohave fashioned themselves into an anti-terrorism alliance, fiercely fighting elements of al-Qaeda in their midst.

     

    But in a statement issued in Nairobi, the U.S. called for the immediate end to the fierce fighting between a warlord alliance itreportedly backs and Islamic militia that has rocked the fledgling government.

     

    "The United States notes with great concern fighting in Mogadishu that has claimed many innocent lives," Washington said in the statement.

     

    "We call upon all parties to cease combat immediately. We urge all parties to return to the path of dialogue and reconciliation and work within the framework of the Transitional Federal Institutions," the U.S. said.

     

    Many Somalis accuse the U.S. of backing the alliance of warlords and Washington has long viewed Somalia, without an effective central government since 1991, as a terrorist haven.

     

    The U.S. has not confirmed or denied backing the warlords but says it would "work with responsible individuals in fighting terror."

     

    A group of clan elders has been mediating with militia leaders to try to bring about a cease-fire but the warlords are reportedly demanding the Islamists withdraw as a precondition.

     

    Residents have been forced to flee or hide in storm drains amidan almost constant barrage of mortar shells and gunfire.

     

    The UN Secretary General Kofi Annan was "deeply concerned" at the increasing violence and "urges all parties to support the Transitional Federal Institutions in their effort to implement theTransitional Charter," referring to efforts to bring peace to the impoverished Horn of Africa country.

     

    The UN High Commissioner for Human Rights Louise Arbour said Somalia urgently needs international attention, saying there was frustration that "the international community was insufficiently engaged in a country that needed a huge amount of assistance and where a large part of the country still needed governance to take root."

     

    "It's a well-established fact for the last few years that U.S. counter-terrorism officials and other intelligence officials have been working through Somali partners to fight extremists," said Suliman Baldo, Director for Africa policy at the International Crisis Group, a Brussels-based conflict resolution group.

     

    "From the little we know, the U.S. is not supporting the warlords with arms, per se," Baldo said.

     

    Instead, he added, American operatives were paying the warlordsto help track down and apprehend those in Somalia suspected of being members of al-Qaeda.

     

    On Wednesday, the UN Security Council re-established for a six-month period the mandate of the Monitoring Group on Somalia, set up to investigate the 1992 arms embargo, and the top United Nations envoy to the war-torn country appealed for all sides to end the bloody violence in the capital and "step back from the brink."

     

    The latest report from the Monitoring Group highlighted that "arms, military material and financial support continue to flow like a river to various actors, in violation of the arms embargo,"and the group identifies the Transitional Federal Government, the Mogadishu-based opposition alliance, the militant fundamentalists,the business elite, pirate groups and feuding sub-clans as "the main actors" receiving the arms.


  3. Masaarida oo ugu baaqday kooxaha Muqdisho in si deg deg ah dagaalka loo joojiyo

    Last Updated::2006-05-13 20:35:42

     

    Cairo:-Wasiirka arrimaha dibeda ee dalka Masar Axmad Abul Qayd ayaa warbaxin uu maanta ka soo saaray xafiskiisa ugu baaqay kooxaha ku dagaalamaya magaalada Muqdisho ee xarunta Soomaliya in ay si deg deg ah dagaalka u joojiyaan.

     

    Ayna ka fogaadan waxkasta oo gacanka hadal keeni kara isla markana ay bilaaban wada hadalo iyo dibu heshiin baahsan taas oo horseed u noqonaysa taageerida barnaamijyada ay DFKMS ku doonayso sidii xasiloonida iyo amaanka loogu soo celin laha dalka Soomaliya.

     

    Waxaa wasiirku uu ku booriyay masuuliyinta dawlada federelka Somaliya iyo dhamaan masuuliyinta hay'adaha dawlada ee kala gedisan in ay qaadan wadiiqo dhamaystiran taas oo looga gol leeyahay isu soo dhawaynta kooxaha kale Gedisan ee Muqdisho iyada oo ay dheertahay xoojinta dadaalada lagu doonayo in nabad iyo xasilooni ku soo celinta Somaliya marxaladan aynu ku jirno.

     

    Warkii la xiriiray mawqifka masaarida sida ayay u qornaa:

     

    -- اعربت مصر اليوم عن اسÙها الشديد لتجدد الاشتباكات واعمال العن٠بين Ø§Ù„ÙØµØ§Ø¦Ù„ الصومالية Ø§Ù„Ù…Ø®ØªÙ„ÙØ© ÙÙ‰ مقديشيو والتى راح ضحيتها المئات.

     

    وذكرت وزارة الخارجية المصرية ÙÙŠ بيان ان وزير الخارجية المصري احمد ابو الغيط اكد ضرورة الوق٠الÙوري لاعمال العن٠وممارسة Ø§Ù„ÙØµØ§Ø¦Ù„ الصومالية لاقصى درجات ضبط Ø§Ù„Ù†ÙØ³ ونبذ العنÙ.

     

    وطالب ابو الغيط بضرورة لجوء Ø§Ù„ÙØµØ§Ø¦Ù„ الصومالية الى الحوار والمصالحة الشاملة ÙˆØ§Ù„Ø§Ù„ØªÙØ§Ù حول برنامج الحكومة الانتقالية لاستعادة الامن والاستقرار ÙÙ‰ الصومال.

     

    وحث المسؤولين ÙÙ‰ الحكومة الانتقالية والمؤسسات الانتقالية Ø§Ù„Ù…Ø®ØªÙ„ÙØ© على اتباع نهج متكامل للتقارب مع Ø§Ù„ÙØµØ§Ø¦Ù„ Ø§Ù„Ù…Ø®ØªÙ„ÙØ© ÙÙŠ مقديشيو وتركيز الجهود على احلال السلام والاستقرار خلال المرحلة الحالية.

     

    (النهاية)

     

    Faysal Wakaalad

    wakaalad@hotmail.com

    HorseedNet.Com


  4. Golaha soomaaliyeed ee caruurta oo baaq ka soosaaray dagaalada muqdisho

     

    [13/05/06]

     

    ( 70% waxaa qasaaruhu soo gaaray waa caruurta halka 90% dhalinta dagaalada ku jiraan ay yihiin dhalintii ku hana qaaday dagaalada)

    golaha soomaaliyeed ee caruurta (somali council for children) waxaa u ka digayaa dhibaatada la soo gudboonaatay caruurta soomaaliyeed,waxaa uu ka deyrinayaa dagaalada mudada lixda maalimooda ka socda muqdisho oo 70% dhibku soo gaaray caruurta iyo hooyoyinka, waxaan ugu baaqaynaa dhinacyada ku dagaalamaya in ay joojiyaan dagaalada, una suura galiyaan qooysaskii qaxay in ay ku soo laabtaan guryahooda,waxaan kaloo ugu baaqaynaa dhamaan hey,adaha in ay gargaar la soo gaaraan xarumaha caafimaadka oo dhibanayaasha yaala ay u badanyihiin caruurta ku wax yeeloobay dagaalada,waxaan ururad bulshada ugu baaqeynaa in ay meel uga soo wada jeestaan dagaalada soo laalaabatay, qasaaraha ugu badan ee dagaaladu waxaa ay soogaaraan caruurta da,doodu u dhaxeyso 6 bilood ilaa 13 jir, halka 90% dhalinyarada dagaalada loo adeegsadaa ay yihiin jiilkii ku hana qaaday dagaalada..

    Golaha soomaaliyeed ee caruurtu waxaa uu dhawaan soosaari doonaa war murtiyeed ku saabsan xaalada caruurta soomaaliyeed...

     

    Golaha Soomaaliyeed ee Caruurta

    14/4/1427 h _ 12/5/2006..

     

    muqdisho....soomaaliya

    somali council for children

    scchildren@hotmail.com


  5. Barre Hiiraale Oo Shir Jaraa'id Ku Qabtay Magaalada Kismaayo

     

    Shir jaraa’id oo uu wasiirka dib u dhiska iyo dib u dejinta dowladda federaalka ku meel gaarka ah Col. Barre Aadan (Hiiraale) ku qabtay xaruntiisa Baranwaa ee magaalada Kismaayo saakay ayaa waxa uu uga hadlay laba qodob oo kala ah baaq uu u jeedinayo labada dhinac ee a ku dagaallamaya magaalada Muqdisho oo uu wasiirku ku tilmaamay in aan loo baahnayn inay sii socdaan isla markaasna labada dhinac ee k u dagaallamaya uu ugu baaqay inay wada hadal sameeyaan, waxana uu wasiirku sheegay in dhankooda ay diyaar u yihiin inay wada hadal isku soo hor fariisiyaan labada garab haddii loo baahdo.

     

    Wasiirka ayaa waxa uu caddeeyay mowqifkooda ku aaddan dagaallada ka soconaya magaalada Muqdisho oo uu ku tilmaamay inay ka yihiin dhexdhexaad, waxana uu yiri "annagu qolana lama jirno ee waxaannu ka nahay dhexdhexaad sidaas awgeed waxaan diyaar u nahay inaan isa soo hor fariisinno".

     

    Waxa kale oo shirka jaraa’id uu wasiirku ku soo qaaday dhinaca burcad badeedda waayadan caadeysatay inay qafaashaan maraakiibta ganacsiga, waxana uu ku tilmaamay in isbahaysiga dooxada Jubba ay leeyihiin ciidammadooda badda oo u diyaarsan hawl gal kasta oo lagula dagaallamayo burcad badeedda soo haweysata gaadiidka jubbooyinka soo gaara.

     

    Waxana uu anacsatada meel kastoo ay joogaan u sheegay wasiirku in gaadiidkooda ay ku soo xiran karaan dekedda Kismaayo, isla markaasna sida uu wasiirku sheegay ay sugi karaan ammaankooda.

     

    Guud ahaanna waxa uu wasiirku sheegay in ay ka mas’uul yihiin degaanka Jubbooyinka isla markaasna aanay ka mas’uul ahayn degaammada kale ee burcad badeeddu ay gaadiidka ka afduubtaan, taasna ay mas’uul ka yihiin maamullada ka jira, annaguna aan ka mas’uul nahay degaanka Jubbooyinka oo aan u xaqiijineyno ammaankooda.

     

    Ahmed Timajilic

    Gedonet


  6. Ururrada Puntland oo baaq nabadeed u diray Muqdisho

     

    Boosaaso - 13.May.2006 Ururrada ay leeyihiin bulshada rayidka ah ee ka hawl gala deegaannada Puntland ayaa maanta shir ballaaran ku yeeshay xarunta

    hay’adda RMSN oo iyadu ka shaqaysa arrimaha maaraynta iyo hab sami u isticmaalka khayraadka dabiiciga ah.

     

    Shirkan ay ururada bulshadu isugu yimaadeen ayaa waxaa laga soo saaray baaq ku wajahan dagaallada muddada toddobaadka ah ka socda magaalada Muqdisho.

     

    Ururradan ayaa dhinacyada isku haya magaalada Muqdisho ugu baaqay in ay dagaalka si shuruud la’aan ah ku joojiyaan isla markaasna ay u turaan dadka rayidka ah ee lagu dul dagaallamayo ee dhiigooda macno darrada lagu daadinayo.

     

    Baaqa ka soo baxay shirkii maanta lagu qabtay xarunta RMSN ee magaalada Boosaaso ayaa halkudhig looga dhigay ‘Joojiya Dagaalka’, waxana ay dalbadeen in dadka maatada ah loo naxariistu isla markaasna dagaalkaas lagu joojiyo si shuruud la’aan ah.

     

    Ururradan soo saaray baaqa ayaa waxaa hormuud u ah ururka Nabadda iyo Xuquuqul Insaanka ee INXA, qaybtiisa Puntland, waxana ay ka kooban yihiin laba iyo toban urur oo ka hawl gala Puntland kuwaa soo kala ah; INXA, RMSN, RAMCO, OTP, PSA, AID, Horn Relief, TASS, Aid, VSF Swiss iyo Asal.

     

    Maxamuud Faarax Bile

    farahbile@hotmail.com


  7. Somali elders’ council in Britain call on end Mogadishu fighting.

     

    Brigham 11 May. 06 ( Sh.M.Network) Council of Somali elders in Britain issued a statement of nine articles towards to the rival sides fighting in Mogadishu for the fifth day.

     

    In their statement, the council based in Bringham asked militia of warlords and Islamic militiamen to end the hostility unconditionally which engulfed hundreds of lives of civilians.

     

    Also in the report, the Somali elders in Britain to abstain from serving to foreigners and encouraged the Somali government should collaborate with peace activities to stop the fighting.

     

    Elmi Burale Alale and Sheik Ismael Mohamud, both of them were the elders issued the statement said they have listed up the names of individuals involving in the fighting and are working on how they will put them on trail.

     

    Abdirahman Hussein Odawa, the deputy chairman of Somali elders’ council contained of 22 members in Britain told Shabelle radio that they would not be silent to the fighting in Mogadishu, asking the peaceful regions in Somalia to organise protest against the warring sides.

    .


  8. I will forward all the bodies, organisations and governments calling on the factions in Mogadishu to halt the fighting...

    shimbir.jpg

     

    2900.jpg&w=210&h=207

    Somalia: Annan Calls for Immediate Ceasefire in Somali Capital Mogadishu

     

     

     

    UN News Service (New York)

     

    May 12, 2006

    Posted to the web May 12, 2006

     

     

    United Nations Secretary-General Kofi Annan today called on the warring factions in the Somali capital Mogadishu to declare an immediate ceasefire, after days of fighting claimed the lives of more than a hundred people and displaced thousands of non-combatants in the worst violence to grip the city in almost a decade.

     

    Speaking to reporters in New York, his spokesman said Mr. Annan was "deeply concerned" at the increasing violence and "urges all parties to support the Transitional Federal Institutions in their effort to implement the Transitional Charter," referring to efforts to bring peace to the impoverished Horn of Africa country.

     

    The UN Independent Expert on the situation of human rights in Somalia, Ghanim Alnajjar, also backed calls for an end to the fighting, highlighting that "in situations like these, most of the victims are civilians who are caught in the crossfire, some of which are children."

     

    "I appeal to these militia forces to end these hostilities immediately, and I wish to remind all concerned of the need to fully respect humanitarian law during conflict and of the duty to protect the human rights of civilians at all times," said Mr. Alnajjar, who carries out his duties on an independent voluntary basis.

     

    It is reported that up to 120 people have been killed and scores injured during the past five days in what is the second round of fighting this year in Mogadishu, following violence in March that reportedly killed 90 people.

     

    Yesterday, UN High Commissioner for Human Rights Louise Arbour told reporters that Somalia urgently needs international attention, saying there was frustration that "the international community was insufficiently engaged in a country that needed a huge amount of assistance and where a large part of the country still needed governance to take root."

     

    Relevant Links

     

    On Wednesday, the Security Council re-established for a six-month period the mandate of the Monitoring Group on Somalia, set up to investigate the 1992 arms embargo, and the top United Nations envoy to the war-torn country appealed for all sides to end the bloody violence in the capital and "step back from the brink."

     

    The latest report from the Monitoring Group highlighted that "arms, military materiel and financial support continue to flow like a river to various actors, in violation of the arms embargo," and the Group identifies the Transitional Federal Government, the Mogadishu-based opposition alliance, the militant fundamentalists, the business elite, pirate groups and feuding sub-clans as "the main actors" receiving the arms.

     

    Somalia has been torn by factional fighting ever since the collapse of President Muhammad Siad Barre's regime 15 years ago.


  9. Dagaal lagu hoobtey oo galabta ka dhacay agagaarka Buuhoodle

     

    Buuhoodle- 13.May.2006 Wararka ka imaanaya degmada Buuhoodle ee Gobolka Cayn ayaa waxay sheegayaan in dagaal qaraar oo dhimasho iyo dhaawac dhaliyey

    uu galabta ka dhacay Tuulada Aangalo 35 KM u jirta degmada Buuhoodle hase yeeshee ka taal dhulka loo yaqaan Hawd ee gobolka Wardheer ee dhulka Soomaaliya ee Itoobiya maamusho.

     

    Iska horimaadkan ayaa wararku sheegayaan in uu dhexmarey laba beelood oo ka mid ah beelaha dega Gobolka Cayn, waxaana ku dhintey ugu yaraan 9 qof halka ay ku dhaawacmeen tiro kale oo dad ah.

     

    Wariyaha SBC ee degmada Buuhoodle Xuseen Aadan Yuusuf ayaa soo sheegaya in iska horimaadkan galabta dhacay loo adeegsadey noocyada kala duwan ee hubka, iyadoo wararku sheegayaan in dagaalkaasi uu dhexmarey dad xoolo dhaqato ah.

     

    Magaalada Buuhoodle waxaa caawa si weyn looga dareemayaa xiisadan dagaal ee galabta ka dhacdey Tuulada Aan-galo, iyadoo ay jiraan dadaal balaaran oo ay wadaan duqeyda dhaqanka iyo waxgaradka deegaankaasi oo ku aadan sidii loo joojin xiisaha dagaal, isla markaana looga wadahadali lahaa dhimashada iyo dhaawaca galabta dhacdey.

     

    Xuseen Aadan Yuusuf

    SBC Buuhoodle.


  10. DFS oo ku baaqday in lala xisaabtamo dhinacyada diriraya

     

    Baydhabo - 13.May.2006 Xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa baaq ay ka soo saartay magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay kaga hadashay dagaallada

    ka socda magaalada Muqdisho isla markaasna baaq ku aaddan dagaalladaas u dirtay beesha caalamka.

     

    Ra’iisal wasaaraha dawladda federaalka Soomaaliya, Cali Maxamed Geeddi ayaa beesha caalamka ka codsaday in maxkamad la soo taago kooxaha ku lugta leh dagaallada ka socda magaalada Muqdisho.

     

    Cali Maxamed Geeddi oo shir jaraa’id ku qabtay maanta, aqalkiisa ku yaal magaalada Baydhabo ayaa intaasi raaciyey in tan iyo bilowgii dagaallada magaalada Muqdisho ay xiriiro kala duwan la yeesheen urur goboleedka IGAD, Ururka Jaamacadda Carabta iyo Qaramada Midoobey isla markaasna ay ka codsadeen gacan ka geysashada joojinta dagaallada magaalada Muqdisho.

     

    Cabdullaahi Soomaali

    SBC Baydhabo


  11. Raysalwasaare Geedi oo Caalamka ugu Baaqay in ay faraha lasoo galaan Soomaaliya

    Last Updated::2006-05-13 20:31:52

     

    Baydhabo:- Raysalwasaaraha Soomaaliya Cali Maxamed Geedi oo maanta warsaxaafadeed kasoo saaray magaalada Baydhabo ayaa ka hadlay dagaalka Muqdisho.

     

    Geedi Ayaa sheegay in dagaalka Muqdisho uu yahay mid sii xumaanaya isla markaana aan hada wax xal ah loo heyn, lagana codsanayo beesha caalamka in ay soo faro geliso xaalada cakiran ee Caasimada dalka Soomaaliya.

     

    Cali Maxamed Geedi ayaa sheegay in ay jiraan xiriiro kala gedisan oo ay la sameeyeen Beesha Caalamka kuwaasi oo looga wada hadlay ka hortagida kooxaha ku dagaalamaya Magaalada Muqdisho.

     

    Wuxuuna sheegay Raysalwasaaraha Soomaaliya in dhawaan kulamo arrintan ka wada yeelan Doonaan Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay.

     

    Geedi ayaa sheegay in Qaramada Midoobay ay sheegeen in ay illa gaar ah ku hayaan xaalada Soomaaliya iyo dadaalka ay dowlada ku dooneyso in ay nabad iyo kala dabeyn dalka dib loogu soo celin lahaa.

     

    Dowlada Federaalka ayaa horey u bandhigtay Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay in la qaado Cunaqabateynta hubka ee saaran dalka Soomaaliya si markaasi loo hubeeyo Ciidamada Dowlada iyo waliba Ciidamada Shisheeye ee nabad sugida dalka u yimaadaan.

     

    Golaha Amaanka ayaa todobaadkii tagay go'aan ku gaaray in 6 bilood oo dheeraad ah loogu daro Guddiga u qaabilsan u kuur gelida Cunaqabateynta Hubka ee saaran dalka Soomaaliya.

     

    Geedi ayaa shirkiisii jaraa'iid ee maanta ku sheegay in ay sidoo kale jiraan wadatashiyo ay dowlada Soomaaliya kala yeelatay xaalada Muqdisho dhinacyo kala gedisan oo ay kamid yihiin Midowga Afrika, Midowga Yurub iyo dowlado kale.

     

    Raysalwasaaraha ayaan si gaar ah dhaliiceyn dusha uga tuurin Wasiirada Xukuumadiisa kamid ah ee ka qeyb qaadanaya dagaalada ka socda magaalada Muqdisho.

     

    Ayadoo wakhtigan si weyn magaalada Baydhabo looga hadal hayo Mooshin lagu wado in Baarlamaanka lasoo hordhigo, kaasi oo looga hadlayo in xilka laga xayuubiyo Wasiiradaasi.

     

    Hussein Farah.

    HorseedNet.com


  12. C/laahi Yusuf oo ka hadlay Wasiirada Dagaalka ka wada Muqdisho

    Last Updated::2006-05-13 20:14:46

     

    Muqdisho:- Madaxweynaha Soomaaliya Md.C/laahi Yusuf Ahmed ayaa ka hadlay tilaabada ku haboon in laga qaado wasiirada hubeysan ee dagaalka ka wada Caasimada Soomaaliya.

     

    Madaxweynaha Soomaaliya oo wakhtigan ku sugan magaalada Kambala ee dalka Ugandha ayaa sheegay in si deg deg ah loo joojiyo dagaalka ka socda Magaalada Muqdisho.

     

    C/laahi Yusuf ayaa sheegay in dagaalkan uu yahay mid dhibaato loogu geysanayo shacabka, isla markaana ku tilmaamay fal xun oo aan la hayn wax natiijo wanaagsan ah.

     

    Mar uu ka hadlay Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliyeed xubnaha kamid ah Xukuumada Federaalka ee ka qeyb qaadanayo dagaalka Muqdisho, ayaa sheegay in ay nasiib daro ay tahay in ay Wasiiradaasi ku kacaan falalkaasi, isla markaana aysan u qalmin xilalka ay dowlada ka hayaan, mar hadii ay daadiyeen dhiiga shacabka Soomaaliyeed.

     

    C/laahi Yusuf ayaa intaa ku daray in Go'aanka xil ka qaadista ah ee Wasiiradaasi ay leeyihiin Baarlamaanka Soomaaliyeed iyo Raysalwasaaraha. Asaguna uu diyaar u yahay inuu qaato go'aankii la isku raaco.

     

    Dhinaca kale Raysalwasaaraha Soomaaliya Cali Maxamed Geedi ayaa maanta lagu wadaa in warsaxaafadeed uu ku qabto magaalada Baydhabo.

     

    Sidoo kale Guddoomiyaha Baarlamaanka Shariif Xassan Shiikh ayaa maanta dib ugu soo noqday Baydhabo, si uu markaasi u guddoomiyo Shir xasaasi ah oo ay Xildhibaanada ka yeelan doonaan Dagaalka Muqdisho iyo waliba Wasiirada dagaalka wada.

     

    Hussein Farah

    HorseedNet.com


  13. Alle-Ubahane, thats your opinion dude, the SOL community is both large and diverese, who is active is one thing. My point was the cyber community. That means even those outside SOL, we can start this petition and I support the MMA draft and we can foward it to every web portal and media outlet.

     

    Comrad, I agree that was thought provoking. MMA, thanks again dude, now lets get this petition up and signed....


  14. Codetalker I agree with you, the media in the west has very little interst in a balance story. Pure blood the petition must be designed first then everone can sign it and forward it to their local media outlets, local governments, US, UK, etc. The cyber community is huge and our voice must be heard...

     

    . We can call for a stop to all hostilities in the city.

     

    ..Call on the international community to provide medicine and shelter to the cities population.

     

    We condemn the involvement of western nations in financing the warlords and thus creating a proxy war.

     

    ...Call on all Somali people to support peace....


  15. Jaamacadda Carabta Oo Ku Dhawaaqday In Ay Dhexdhaxaadineyso Kooxaha Ku Dagaalamaya Muqdisho

    Posted to the MOL May 12, 2006, 9:42 am

     

     

    Muqdishu:- Ergeyga Jaamacada Carabta ee arimaha Soomaaliya samiir Xusni ayaa daboolka ka qaaday in Jaamacada Carabta ay si aad ah uga walaacsan tahay dagaalada maalintii lexaad ka soconaya magaalada Muqdisho.

     

    Samiir Xusni oo saaka ka qeyb galay Barnaamijka Maa Waraa Alkhabar ee ka baxa Taleevishinka Aljaxeera oo looga hadlayay dagaalada ka socda magaalada Muqdiso ayaa carabka ku dhajiyay in dagaalada ka soo noqnoqday ee Muqdisha ka dhaca ay sbaab y yihiin beesha caalamka oo ka gaabisay doorkii kaga aadanaa taageerida dowlada Soomaaliya oo haddii ay hesho taageero caalami ah ku guuleysan lahyed sugida amniga gacana laga siin lahaa hub ka dhigis ay ku sameyso maleeshiyaadka.

     

    Ergeyga Jaamacada Carabta ee arimaha Soomaaliya waxa uu sheegay in Ergey gaar uu Caamir Muusaa u soo dirayo magaalada Muqdisho si uu gacan uga geysto Joojinta dagaalada ka socda Muqdisho uuna soo gaari doono Muqdisho dhawaan.

     

    Dagaalada maalintii lexeed ka soconaya Muqdisho ayaa dadka ku geeriyooday wax ay sii cagacageynayaan 150ruux inta laga war hayo halka dadka ku dhaawacmayna ay sii marayaan 250ruux .

     

    Dagaalkii maanta ayaa waxaa la xaqiijiyay in ay ku geeriyoodeen 10ruuux halka 15 kalana ay ku dhaawacmeen.iaydoo dhawaqa rasaastna ay weli ka jirto magaalada .

     

     

    Cismaan Xasan Cali(fantastic)

    Mudugonline.com